CAAGA ISTAAJI OO CUN CUNTADAAN QOSOLKA ADUUNKA😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 303

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  Год назад +41

    Soo daawo ruclips.net/video/9QYK3cMt-Fk/видео.htmlsi=B3YUUG3WBp30GBSb

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +49

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️👍😢🕋

  • @fatahhanad5679
    @fatahhanad5679 Год назад +50

    Qab qab caawo like isaar team qab qab my favourite waaye AMIIRO IYO CEYDA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +61

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Год назад +45

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi Год назад +36

    Abdalla iyo Macalimow ayaa dhargay wllhi😂😂😂😂 Next gabdhaha abyo❤❤❤❤

  • @MohamedJama-tc2hf
    @MohamedJama-tc2hf Год назад +30

    Amiira challenge gan maanta kadib (dhig) ayaa ladhahaa😂😂
    Hablahana waan sugaynaa challenge ga (dhig) 😂😂😂😂😊

  • @ayaanxusen4551
    @ayaanxusen4551 Год назад +31

    Faadil wlhi waa miskiin wuu ku dhex lumay ba dadkii 😂😂😂😂😂waxba ma cunayo😂😂😂waxaa dhargay macalimo ,cayda ,iyo abdalla ,iyo cadnaan😂😂😂😂😂

  • @fardawsocali8291
    @fardawsocali8291 Год назад +14

    Alla qosolka igadhamaday cabdala iyo maclimoo wey dharsanyi hin cawa😂😂😂

  • @QancisoCabdulahi-uo2dl
    @QancisoCabdulahi-uo2dl Год назад +16

    Allah is on ☝️♥️

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Год назад +16

    Allah is one❤😢

  • @edit.v19
    @edit.v19 Год назад +1

    Keep forward ⏩
    Amiira Qurux

  • @HalimaSalat-r9h
    @HalimaSalat-r9h 8 месяцев назад +4

    Kusaliya nabiga scw Ada arakto laik isar. Kunasaliya. Nabiga scw

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy Год назад +16

    next gabdhaha❤koko ayaaniita fowzia sundus soo qabo plz🙏😂

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow Год назад +19

    This is the best game ever 😂😂

  • @IkranNasir-x8v
    @IkranNasir-x8v Год назад +10

    Cabdala caawa sifiican ayuu u casheeyay ❤❤😅😅qabab caawa laki boy matihid waan ku watay marka kale isku Soo adkee ninyaw waan ku watay e lajan ❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +10

    Mashaallah team qab qab is not easy ❤❤ Abayo Amiira qurux 700k 🎉❤coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍

  • @JaamacWarsame-q5m
    @JaamacWarsame-q5m Год назад +25

    Amiiro isn't eassy😂

  • @hanahappy-xy9mw
    @hanahappy-xy9mw Год назад +4

    Abdallah and maclimo new couples😂👌matching outfit

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Год назад +9

    #Masha_allah,
    BIG GAME😂😂😂,
    #Ceyda maahane inta kale nasiib koodu #bello ayuu ahaa lkn CEYDA😂😂😂,
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen,

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Год назад +9

    😂😂 fadil xishoodo wax la cuni wayy kuwa kle lo’ coos lagu fasaxay cml u daldalen 😂

  • @AyaanMaxamed-m1z
    @AyaanMaxamed-m1z Год назад +4

    Abdalla waa dhargay maanta ❤amiira xaraabe waaye sii wad abaayo ❤cumeer iyo arimaheena ku soo dar ❤mucallimoo iyo faadil waa ka boobteen ❤❤

  • @CaaliyaCali-h8r
    @CaaliyaCali-h8r Год назад +7

    Ceyda class ka dhig dheh😂😂😂wixii idiinma fcna😂

  • @yasminarab9297
    @yasminarab9297 Год назад +6

    Abdalla iyo macalimo aya si fcn u cuney nooso badi game kan amiiro so funny 🤣

  • @asmaqadan
    @asmaqadan Год назад +3

    Amiiro dum dum wax ma Cunin niyo 😂😂😂 abdle afka Wuu Qarxi gaadhyyy😂😂😂

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm Год назад +8

    Faadil wllhi maskiin weye ciyaarta daacad bu uyahay😂

    • @Amiira945
      @Amiira945 Год назад +1

      Ma ila aragtay xitaa markuu lahaa baa iga yaabisay channelka cunto maad ka dhigaysaa🤣🤣🤣

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-7 Год назад +6

    Dhalinyarada reaction-koda marku caga u istagi wayo iyo marku u istago qabka ay wax ucunayan macnehedu mahan iney gajeysanyihin ama ay celcelis yihin lkn reaction-kas la,antis game-ku xararad malahanayo sidas halofhmo dadka aflagadonayo salan all team 27🫡🫠😅

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Год назад +3

    Maasha Allaah qurux waaye barnaamijkaan

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 Год назад +2

    Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤❤

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Год назад +3

    Wale manta cabdalla Aya dharkay king ceyda aya qaday😂😂😂

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Год назад +2

    Amiira qurux dhig lee ku biloowday dhig lee ku dhameeysay that is so funny challingi but qofka isla markii inuu dhigo ayaa la rabaa dhalinyarada qaar baa afka la aadayo asago kii ku xigay uu keenay taasna waa Qalad biyaha kuwa iskala tagayay lama rabo so adkee sharuudaha amiiro sida kele waa qosol so Badi horey u soco qab qab🎉🎉

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x Год назад +6

    Allh is one ❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Год назад +9

    Wow amazing keep going amira 🎉😂😂❤❤❤❤❤

  • @IlhanAli-p5i
    @IlhanAli-p5i Год назад +7

    Dhik dhik is not easy 😂😂

  • @NimcoSuldaan-m2k
    @NimcoSuldaan-m2k Год назад +1

    Part 4 gabdho please amiiro😢

  • @hajiyowwalaalmountsuufto4446
    @hajiyowwalaalmountsuufto4446 Год назад

    Abdala maanta aad ayuu unasiib badnaa
    Waxaa ugu nasiib xumaaa macalimu

  • @MohamedAbdirahman-e7p
    @MohamedAbdirahman-e7p Год назад +3

    Walle cabdalla waa dhargy 😂😂😂😂

  • @MalyaDhore-lo6uu
    @MalyaDhore-lo6uu Год назад +2

    Alla faadil waa maskiin ❤❤ waa furay wllhi gamekaan waa qosol keliya

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 Год назад +1

    Allah is one

  • @sakariyeboyaction
    @sakariyeboyaction Год назад +5

    Fadil waa miskiin waxba macunin😮😮😅

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Год назад +1

    Part two kabdhaha o koko ha naga ilobin iyada ayan sugaynaa without koko ma dawanayno

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад +1

    Mashaalaah abaayo mcn

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Год назад

    Amiira qurux please noso badi challenge 😂😂😂😂

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 Год назад +2

    Amiiray baas baas iyo bariis keen kii laga badiiyo bas baaska haku qaato😂😂😂

  • @MOHASheikh-m8g
    @MOHASheikh-m8g 11 месяцев назад

    Abdalla waa dhargi faadil nasiib malahan❤❤😂

  • @xaawaqaali7150
    @xaawaqaali7150 Год назад +1

    Another part kale

  • @najimacabdi2165
    @najimacabdi2165 Год назад

    Please part kale soo same 😂

  • @engvokj2906
    @engvokj2906 Год назад +1

    Koko prank kusosamey Aamira nexti

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Год назад +2

    Kan gaaban ilahow😂uu kenin lahaa lalabo😂igu dilay😂afkisa buxo😂ku sii wadaa

  • @raxahaaxamed6092
    @raxahaaxamed6092 Год назад +3

    alla cumeer noogu soo dar please😂😂😂

  • @Sabirin-rj1zh
    @Sabirin-rj1zh 3 месяца назад

    Amiro,bless,girl

  • @SheikhAbdikadir-vi2bd
    @SheikhAbdikadir-vi2bd Год назад +1

    Manshaalah my sister amira❤❤❤❤

  • @nasircige6229
    @nasircige6229 Год назад +3

    Manta wlahi waa funny next please hplo ibanin ah 😂😂

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Год назад

    Mid waxa ku jiira Iman laa an ah oo wiswis cunta afka ka buxinaya abaar miyu ka soo dahay 😂😂😂😂

  • @Hathia4557
    @Hathia4557 Год назад +1

    Cayda iyo faadil waxba ma cunin❤😂

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo7454 Год назад +1

    Walaahi cabdalah wuu nolaady ilaahoow ku daawee😂

  • @faysafeero6019
    @faysafeero6019 3 месяца назад +1

    Yes ❤

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Год назад +5

    Anoo Hadda Dhow Wax Cunay baa Gaajo I Qabatay Ar Kuwaanaa😂😂

  • @FatushMahamed-lv2nh
    @FatushMahamed-lv2nh Год назад +1

    Fadiil mikskin waaye kuawa kale way dhargeen😢😢

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Год назад

    Meeshaan waala dhargay gabdhaha soo samee Amiira

  • @wllhamuudi7343
    @wllhamuudi7343 Год назад +1

    Ku salamey amiroy wxn ahy qofki ugu horeyey ee comment kaaso bixiya please replay iso gal dad ban tartan kula jiraaa

  • @Cali-s5g
    @Cali-s5g Год назад +3

    Shuluq😂 iyo cunto Mxa kala haysto wlh cawa😂 wa Furey nosoo amiro abayo

  • @shukri__xasan
    @shukri__xasan Год назад +2

    Part 2 gab dho ka dhig noo koko ne haka ilowin ❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Год назад

    Fadil maskiin😭😂 asoo turtey ley laga qada😢😂

  • @mankacadeofficial3802
    @mankacadeofficial3802 Год назад +1

    War waxaan waa baahi caadiya nin baa iska dhex istaagay gamekii xita ilaway😁😂

  • @AhmedWarsame-c2b
    @AhmedWarsame-c2b Год назад

    Cabdla ayaaa dhargay maasha alllh

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 Год назад

    Eeeyaaaheey amiiiraaay kuwan wan ku dhajinaynaa marka dambe anagana no so sameeee parnamic kan❤

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Год назад +1

    Fadil waxba ma cuniin uu wax dhargy cabdalle iyo maclimow😅

  • @user-hd1yr9ji5mkos
    @user-hd1yr9ji5mkos Год назад +1

    Part4 koko bulle Adna

    • @user-hd1yr9ji5mkos
      @user-hd1yr9ji5mkos Год назад +1

      OK Amira qurux part4 koko bulle Adna😂😂😂😂😂😂

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 Год назад +2

    Cabdale isagaba iska yaabay cwa klaha mxa waaye mnta ma gafaayibe 😂😂😂

  • @AsmaAbiib-ie6nv
    @AsmaAbiib-ie6nv Год назад +2

    Caawa game dhig lee ku bilaawday wuuna ku dhamaaday😂😂😂

  • @musicworld-wu6ek
    @musicworld-wu6ek 11 месяцев назад

    Nosoo badi gake kan amiro wll😊❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +1

    Faadil dum dum maskiinka nasiib darro aa ku dhacday.😢😢😢

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 Год назад +2

    Faadil wa wiswsiki oo nin ah midh ma cunin😂😂

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Год назад

    Amiira qurux chalanji qosolka horay u soco

  • @suweybamohamed1182
    @suweybamohamed1182 Год назад

    Gebdah nosoqabo ooo adigana kujirto amiro❤ceyda haidin dawado markas❤❤❤

  • @SakariyeKayse-n7y
    @SakariyeKayse-n7y 9 месяцев назад

    wlhi waa qoslee noso badi pls🤣😆

  • @Ziiya-u7u
    @Ziiya-u7u Год назад +1

    Mashallah Amira l love ❤❤you❤❤❤

  • @CabdisalaanCabdirashiid
    @CabdisalaanCabdirashiid Год назад

    Abdalla waa haadh bismillaah😂😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +1

    Ninka gaaban waa gajeysan yahay yoo ku qasaarinin labada dhinac oo wax ku cunaa.😮😮😮

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Год назад

    Labadan finaanahoda isku eg wey dhergeen walle😂😂

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 Год назад

    Team qab qab like isaara

  • @sayid5352
    @sayid5352 Год назад +1

    amira gajo naqabatay aan nahaynin nagada gamkan 😂😂

  • @aishaibraahim9447
    @aishaibraahim9447 Год назад +1

    Qeebta gabdhaha soo samee

  • @sayid5352
    @sayid5352 Год назад +1

    ninka gaban caadi ucasheyay ceda iyo fadilna waa ogu nasib xumayen 😂😂

  • @ilhamwandow8757
    @ilhamwandow8757 Год назад

    amiira tarxada sidaa u saran jirtayaa ku qurxiinthy

  • @faadumomaxamad7936
    @faadumomaxamad7936 Год назад

    Fadil maskiin waaye

  • @NaimaHussein-r7b
    @NaimaHussein-r7b Год назад

    Meesha cumeer big fan aaka maqan wllhi

  • @hafsahussein-s5q
    @hafsahussein-s5q Год назад

    Cayda indhuhu manta tagaya from gajoo😅

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 Год назад

    sidaan halis waaye wllhi yey nan ku dhimn tartiipa dheh😢

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 Год назад +1

    Amira keep going sis from djbouti ❤😊

  • @youngman1919
    @youngman1919 Год назад +1

    Asc dadka qaar ayaa geed in laga soo furay camal wax u cunaayaan sida Cabdala fadlan saan wax ka badal thanks.

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j Год назад

    Kk washactira macalimow iyo cabdale

  • @MaryanMaxamed-u1t
    @MaryanMaxamed-u1t 2 месяца назад

    Cabdale

  • @SacdiyoAxmed-h8z
    @SacdiyoAxmed-h8z Месяц назад

    Cabdalla

  • @RaaxoMaxmuud-km6mn
    @RaaxoMaxmuud-km6mn Год назад

    Cumeer maxalogatagy amiiro qurux ❤❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Год назад

    Koko iyo fowsiyo ayaniita soqabo plz amiira

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +4

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 Год назад

    Mucalimow cabdale iyo cadnaan baahi badanbaa haysa😂😂

  • @josefMelaku
    @josefMelaku Год назад +1

    Ninka faadil ahi waxba ma cuninbe see weeyi 😂😂😂