AMIIRO IYO CEYDA VS KOKO IYO ASAD BAD BAADI SAAXIIBTA QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 316

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 10 месяцев назад +78

    Always Team amiiro qurux farta taaga😂❤

  • @NastexoAli-y9r
    @NastexoAli-y9r 9 месяцев назад +11

    Team Amira isn't easy 🥰🥰💯♥️💯❣️

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 месяцев назад +46

    Asad iyo amira waa Tom and Jerry caadi ah 😂😂😂😂

    • @CadarCabas
      @CadarCabas 10 месяцев назад +1

      Ma aragtay😂😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 10 месяцев назад +32

    Team qalbi to qalbi is back😂😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 месяцев назад +58

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @AbdullYare-wp5kz
    @AbdullYare-wp5kz 10 месяцев назад +30

    Walahi Ceyda waligis hooyadhis xita sas umey qaracin illahow Asad macalin hakadigin 😂😂😂😂❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 10 месяцев назад +23

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 10 месяцев назад +82

    team cayda isn't easy ❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 10 месяцев назад +38

    Alla caawa waan suuxay kan qosol mala dhihi karee 😂😂 ceyda maxaa saan 😂😂😂😂😂

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 10 месяцев назад +10

    Asad iyo amiiro waa Tom iyo jeeri caadi ah😂😂😂team qabqab ❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 10 месяцев назад +11

    Asad iyo amira Tom and jer 😂❤

  • @Safasahalaxmed
    @Safasahalaxmed 10 месяцев назад +7

    Jah dhar black 🖤 ayeey isla xidhaan yihiin🥺❤️‍🩹🫂

  • @Safo________7
    @Safo________7 10 месяцев назад +35

    markii cayda la tumayo wa ku hesta funny walhii😂😂 Allaaaaaa😂

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 10 месяцев назад +36

    Team qabqab isn't easy😂😊❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 10 месяцев назад +44

    Asad iyo amiira funny video ay ku jiran ma qoslin waa been😂

  • @Isxaaqyare-cw9sw
    @Isxaaqyare-cw9sw 10 месяцев назад +25

    اللهم أنصر إخواننا في فلسطين يارب العالمين
    ❤️

  • @Its.Ruwayda
    @Its.Ruwayda 10 месяцев назад +27

    asad xaasidsana amiiro in latumo luu rabya😂

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 10 месяцев назад +21

    Alle ha u naxariiisto dadkiii koko iyo ceyda isku dhajin jiray 😅😅😅😅😅😅😅si practical ba wax la idin fahansiiyay😭😭😭😂

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 10 месяцев назад

      Mxa sameyen😂

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 10 месяцев назад +4

      @@zahraomar9359Maya micnaha qabqaba isleh waye nou dharka ka fhn🤣🤣🤣

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 10 месяцев назад +3

      Dhar maa wax ah marka

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 10 месяцев назад +1

      @@haliimoxuseen5570 😂😂😂 intaan hadi aysan wax ku fahmin ma in far waaweyn loogu dhige raban he 😂

  • @Abdinasirmm114
    @Abdinasirmm114 10 месяцев назад +20

    Team qab qab isn't easy ❤❤

  • @saleymanaadan8148
    @saleymanaadan8148 10 месяцев назад +4

    اللهم صل على محمد ❤🥰

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 10 месяцев назад +11

    King ceyda 600K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 месяцев назад +20

    Keeps goings my brothers and sisters go forwards ❤💯👍😍❤⚽️

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 10 месяцев назад +3

    Ceyda pls cawa amiira barafka geey

  • @FarxiyeIbraahim-it5jv
    @FarxiyeIbraahim-it5jv 10 месяцев назад +7

    Amiro qurux is not easy ❤🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 10 месяцев назад +40

    Asad iyo Ceyda saaid bay isku tumeen caawa 😂 Alla Ceyda fulaysanaa hada ka horna uululu ayuu dhahay maalintii maska 😅 hadana gagaga gagaga gagagag kulahaa caawa qosol waaye 😂 channelka Amira na hadan kasoo baxay Asad baa iga qosliyay 😂

  • @MaryanRuun-d1q
    @MaryanRuun-d1q 10 месяцев назад +8

    Masha Allah marka danbe adi iyo koko❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 месяцев назад +11

    Asad 8:52 balayo cabayad weynate😂😂😂😂😂😂😂 qosol ikudile ala asada cawa funy😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qalkamedia
    @Qalkamedia 10 месяцев назад +4

    1:15

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 10 месяцев назад +14

    Team qab qab is not easy 😂😂❤

  • @DeerowAden
    @DeerowAden 9 месяцев назад +2

    team qalbi to qalbi isback

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 10 месяцев назад +11

    Ar Asad wllhi waba iska jeclhy so funny 😂😂😂

  • @ALIYA-s1p
    @ALIYA-s1p 10 месяцев назад +7

    Amiiro💋💋💋🥰🥰

  • @Queenqueen-z3e
    @Queenqueen-z3e 10 месяцев назад +8

    Amiiro iyo asad aa firsaday mana qoslin hhhhhh wllhi way iga qosliyen

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 месяцев назад +13

    Walahi asad waji malahan😂😂😂😂😂😂 so ugalay koko qebta dambe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 10 месяцев назад +8

    Ceyda markii la garaacayo qosol wyo wlhi 😂😂😂😂

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy 10 месяцев назад +9

    Reer Falastiin culeyska culeyska ALLE haka dulqaado

  • @MumtazAnwarAbdullahi
    @MumtazAnwarAbdullahi 10 месяцев назад +13

    4 legends koko amiira asad and ceyd funny game

  • @exquenbilan1260
    @exquenbilan1260 10 месяцев назад +10

    ceyda wlhi funny wlhi alllalllllll😂😂

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 10 месяцев назад +4

    Asad weji maleh wlhi gabadhii mntoo dhan la jirty kusoo jesty😂😂

  • @SahraabdiAsiis
    @SahraabdiAsiis 10 месяцев назад +3

    Jah team koko wa idin salame yqy❤😂

  • @bisharoabdi-g5x
    @bisharoabdi-g5x 10 месяцев назад +2

    Team. 27. Ismujiya❤🎉

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 10 месяцев назад +2

    Mansha alahu Amira cadey wagabar faraxsan Ani koko iyo Amira ineyislajiran banrabay markasto

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 10 месяцев назад +3

    Wllo an jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo koko ceyda amiira asad❤❤❤❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 месяцев назад +9

    Koko cawa vidio yasha ay sameyse kuli mey qoslenin hada farhad😂😂😂😂😂 sas aan jeclahay❤❤❤qosolkeda jeclahay

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 месяцев назад +1

      Koko yaka xanajiyey totally xalkeda ma saxnen cawa farxadi iyo shaxshaxdi lagu yaqiiney mey lahen

  • @amitaaf
    @amitaaf 10 месяцев назад +10

    Asad iyo amiira ayagaa caawa qurxiyeen barnaamijka WAA fuuray runti saa u qoslaayay lee😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад +8

    inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤️❤️ Jumca Mubarak❤️.

  • @Rashkaplay
    @Rashkaplay 10 месяцев назад +2

    King ceyda waan kuwataa

  • @samiirasiciid8-sh5qb
    @samiirasiciid8-sh5qb 10 месяцев назад +10

    Lkn team qab qab block nagu garaacdeen😢😂

  • @SundusAbdulaziz-et5oz
    @SundusAbdulaziz-et5oz 10 месяцев назад +3

    Team ceyda is not easy 🤣🤣🤣

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t 10 месяцев назад +4

    Qosol ikumaharin noso badiya ceyda 😂😂😂😂

  • @NimcoXusennuur
    @NimcoXusennuur 10 месяцев назад +1

    Wlhi qosolka ika dhamaday Asad waa laqdabadi oo qof ah 😂😂😂😂😂😂😂 team ceyda wan niwataa 😂😂😂😂🫡🫡🫡🫡🫡

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 месяцев назад +5

    Caykooooo❤❤😂😂❤❤❤❤🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 10 месяцев назад +3

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq 10 месяцев назад +1

    Asad dhip badnidaa wuu keeni lahaaa lkn is boojees si amiira jaanis ugu helo😂😂

  • @umurayyan982
    @umurayyan982 10 месяцев назад +1

    Asad hagio fani waye

  • @NasriAsad-co5op
    @NasriAsad-co5op 10 месяцев назад +1

    Sanadka 2024 wax yara ka harsan team qabqab waa ina sugooyaa😍

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu 10 месяцев назад +1

    Wlhi afartiina saan ujeclhy love you guys 😂❤

  • @hodanafrika8747
    @hodanafrika8747 10 месяцев назад +1

    Ma aqaano cida arki doonta qoraalkan balse waxan ilaahay ka barya inu janada nagu kulmiyo🥺🤲

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 10 месяцев назад +4

    Amira see wax yeeshay ppè 😂❤

  • @SagalCabdullahi-u9m
    @SagalCabdullahi-u9m 28 дней назад +1

    Tiim asad lek iisaara❤🎉

  • @sumayocadey6828
    @sumayocadey6828 10 месяцев назад +2

    9:15😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 10 месяцев назад +4

    M.a big game 🎮 keep going brother uhorey usoco❤❤❤

  • @cayniahmed2649
    @cayniahmed2649 10 месяцев назад +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂walhi Asad feeraha o iga xanunjiyay 😂😂

  • @SahraAxmed-c5k
    @SahraAxmed-c5k 10 месяцев назад +1

    Wlhi cayda wuu iga qosliya😂😂😂😂

  • @YusraAbdi-w9n
    @YusraAbdi-w9n 10 месяцев назад

    Ceyda❤❤

  • @CaashaLiibaan
    @CaashaLiibaan 10 месяцев назад +5

    Hh saan uqoslaye wn furay team qab qab isn't easy💯😄😆

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 10 месяцев назад +1

    Asad iyo Amiira Tom and Jerry 😂😂😂😂😂

  • @adenfarah6700
    @adenfarah6700 10 месяцев назад +1

    Asad amiira baryahan waad ku eryaysaaye gabdhuhu hakuu sinaadaan

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 10 месяцев назад

    Team ceyda

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr 10 месяцев назад +4

    Jimco wanaagsan
    Kusalli nabiga ( s.c.w.)
    Suraatul kahf inaad akhriso haa iloobin❤

  • @TitiMohamedAli-gk7tx
    @TitiMohamedAli-gk7tx 10 месяцев назад +3

    Amiira qurux 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 10 месяцев назад +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @msscanada-yw1fe
    @msscanada-yw1fe 9 месяцев назад

    Team asad iyo koko 🎉

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 10 месяцев назад +1

    Asad hadoo macalin dugsi ahaa lahaa hal cunug xitaa maloo soo gili laheyn 😂😂😂
    Anaa kaa hubo mida 😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 10 месяцев назад +1

    Asad xaasid weeye 😂😂😂

  • @mankiyey
    @mankiyey 10 месяцев назад +1

    My fav team 🥰

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir 10 месяцев назад +2

    Ceyda wlagu tshty❤

  • @SakariyeXuseenhadaafow
    @SakariyeXuseenhadaafow 10 месяцев назад +1

    Ceyda iwrn zxb qofki ugu horeeye ahay jawab isii

  • @cabdiraxmaancali8043
    @cabdiraxmaancali8043 10 месяцев назад +4

    Cumeer 😄 🤣 saa wax lo edit gareenaayo 😅❤❤

  • @FardowsoYuusuf-d1q
    @FardowsoYuusuf-d1q 10 месяцев назад +5

    Keep going guys❤❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 10 месяцев назад +6

    al asda dhipkii oo qof weeyi😂😂😂

  • @abdullahigaaljelow625
    @abdullahigaaljelow625 10 месяцев назад

    Caydoow kan cosol aa igu dilee ku soo celi❤❤❤

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 10 месяцев назад +1

    Jumcakariim gameku waa funy❤laakiin gamekiikale❤muudhamadey ❤gacanta❤ceyda ❤mise wali wuusocdaa🎉

  • @eza882
    @eza882 10 месяцев назад +8

    Asad var buu galin gaadhay qoftada kulaha😂

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 10 месяцев назад

    Asad io ceydo manata walaqatanay gabdhaha ayaree isku tumayee. Adikane wais disheem 😂😂😂cayda Mr Rrrrrrrr😂😂😂😂

  • @mohomedpijos4598
    @mohomedpijos4598 9 месяцев назад

    team koko is not easy

  • @DekzanHussein
    @DekzanHussein 10 месяцев назад +2

    Azad mesha shida garaac kulhaa 😂😂

  • @LeilaNuurAbdi
    @LeilaNuurAbdi 10 месяцев назад +8

    Var cumeer fiiriya😢😂😂😂

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 10 месяцев назад

    War nosoo badiya waan fuurnay wlh asad fani waaye

  • @cbdulaahixuseen
    @cbdulaahixuseen 10 месяцев назад +1

    Team Caykoo❤❤❤

  • @kinglion8112
    @kinglion8112 9 месяцев назад

    Ceyda iyo amira is kudhe aywatan😂😂😂

  • @AbdimalikShow-g6i
    @AbdimalikShow-g6i 10 месяцев назад +3

    Asad isn't easy 😂😂😂

  • @mascudahmed3512
    @mascudahmed3512 10 месяцев назад

    5:11

  • @Nastii145
    @Nastii145 10 месяцев назад +5

    Badbadi sahibadada asad var😂😂😂😂 9:50 caykooo

  • @SadoosimanGmail
    @SadoosimanGmail 10 месяцев назад +3

    Iam iyo Koko iskubalamiya😂😂😂

  • @myself8043
    @myself8043 8 месяцев назад

    Team Koko isnt easy

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 10 месяцев назад +1

    Amira ❤❤❤

  • @MariaIsjecl
    @MariaIsjecl 9 месяцев назад

    Asad io Amiira tom and Jerry waaye😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад +3

    JUMCA MUBARAK ❤️ INTA daaWAneyso VIDEO GAAN AYAKOO FARAXSAN WAAN IDIN SALAAMAY INTA KA HESHAY MUUQAALKAAN KEEP GOING TEAM 27❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 AND FREE SUDAN 🇸🇩😢.

  • @YonisAdan-x2e
    @YonisAdan-x2e 10 месяцев назад +1

    Jah m.a wll qali ❤❤❤❤❤❤