Saxaaf iyo Adna iyo Amiira waa dadkaygii hore 3 funny bay ahaayen 10 sano intaa qosli lahaay bay hal habeen iga qoslin jireen 😂😂 lkn sanad iyo barkan laso dhaafay Cimraan iyo ceyda kuso biiray 😂 saa Amira iyo Adna iyo ceyda haday kulmaan ama Amira iyo cimraan iyo ceyda ama Adna iyo Saxaaf iyo Amiira qosol isku diyaari bay ahayd sheekada so 5 toodi oo hal video ku wada jira hadaa aragto war ma jiro kii qosol ahaay le isku diyaariya waaye 😂😂😂
Amiira tumoow say u jecelahay lee Macalin may soo ahaan jirtay 😂😂 Amiira Family ka dhan marka waalidka laga reebo iyo asxaabteda hadii hal sano meel loogu xiro oo tun la dhaho xataa kuma filno ar Amiiraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
wllhi ani Game kan cml hada ka hor baan Amiira ka codsaday yacnii asoo wllaha eh waxa rabay in Adna iyo Faatma isla jiraan Amiira Maxamed iyo Cimraana ay isla jiraan belo ahaan lahaay ❤😂
Kusali nabigeena muhammad scw waxbadan ayad ku faa'ideysaan inshaAllaah❤🕋☝🏼
Amiira my fav gurl all time❤️🔥❤️🔥
M.a
Saxaaf adna wani wata madaxa korkiisa muqaalada noo cana no so badiya😂❤
Ceyda rerku ka mid noqdayba masha allah say sediyashiz isu fahan sanyihin😂❤
Wah😂
Haa ma aragta moshllh❤
Ayyyyy our qabqab meeel ay jooogan maba la iga waaayo 🥰🥰🥰
Sidookale macnto ❤❤❤❤
Amiira is not easy🫶💪🧠
Aan kusalino nabi muxamed scw❤
Calaf iyo caashaq Inta kanaxday filimka dhamadkisa likta saara ✌️🙌
Madhamaaade😢
Waa le soo dayey
@@FartuunAbdiraxmanha wuu dhamaaday
Adna haweendanbe koko amiira ceyda iyo cumeer soqawo plz😊❤
Ani mxn sugeyna barnamjki aha raliya rag beey ubahan tahy barnamjki aha uhore ubalan qaday saxaf madama gabdho bdn oo gurka ku dhiban jiro❤❤
Ceyda cwa yu ku dhx jira sediyashiis qoftiisa iyo dumashidiis❤❤
Team saxip iyo team wll mamaqal miyaa xageed isugu dhajisan dadaan waxba kadhaxayn😂😂😂
Dadkan ine wx oa dhxeyn adi kuma wedinyo ani wa oghy sii soco wlley😂😂@@khadiijaabdqadir
@@tuneeyyyyy naa waa walaten dadkaan iskumaba qalmaane tedkle iga qor amira nin marabi dhahadey mana guursaneyso meel kuqoro qoftaas qalbigeda hora lodhawacay fahma waxa dofarayohow😂😂😂
@khadiijaabdqadir uma qalmo wx la dhaho adunka kama jiraan aqwan ceyda ine isjacelyihin a hubaa adi idaa😍😂😂
@@tuneeyyyyyceyda waa ilmo yar amira waa walashis maxa iskaga dhajisan horta war isku xishoda waa dad asxab wada shaqeyn ka dhaxeyso
Inta sariirta cidlada ku Ah waa salaamay 😢😂
Lgaaa qaaday😂
Xaskagii miya ka maqan
Wanka qadey 😂😂😂😂😂
Allah is one 😢❤☝️
Adna abyo Ceyda iyo Amiira noo soo badi❤❤❤wn ku heysnaa caawa barnamijka ❤❤
Family qurux badan falaaraha raaca😂😂😂
If you know what I mean
😂😂😂😂
Ooow mahmah csb
Team Amiira is Not easy 😎💪❤
Part 2 koko and cumeer inta igu racsan Like
Awww ♥️AMIIRADEENA my fav girl she is so cute woow I love her talented girl ❤❤❤❤
TEAM CEYMIR ONE LIKE ❤😊
Siddo kele
Team ceyda iyo amira one like❤❤
Team amiira ismuujiya❤❤
Alla kuwaan waley Adna abyo Cwa qosol Aa u dhintay iga Soo gaara Qab Qab kabax ❤😢
Kusali nabi Muhammad s.c.w ♥️
Ayyyy kuwaygii qabqab's 😍❤
Hadiba Amir iyo ceyda jogan ima dhafo
Same wallhu😂😂
Cimraan Jacaylkiisi waa ka run sheegay Samsam ku lahaa😂😂
kusali Nabi Mohamed ❤🎉
Saxaaf iyo Adna iyo Amiira waa dadkaygii hore 3 funny bay ahaayen 10 sano intaa qosli lahaay bay hal habeen iga qoslin jireen 😂😂 lkn sanad iyo barkan laso dhaafay Cimraan iyo ceyda kuso biiray 😂 saa Amira iyo Adna iyo ceyda haday kulmaan ama Amira iyo cimraan iyo ceyda ama Adna iyo Saxaaf iyo Amiira qosol isku diyaari bay ahayd sheekada so 5 toodi oo hal video ku wada jira hadaa aragto war ma jiro kii qosol ahaay le isku diyaariya waaye 😂😂😂
Maxa shegty
@@ShaafiyaIsmaaciilxasan maxa ka rabtaa wixi aan sheegay 😂
@@adoontiallesiman262 wa kula yaby
Haa xapptih 😂 I
Kkkk amira dhib badnaa asuu rabay in ladhaho kulahaa dumashigaa maku qarxinee amiraay😂😂😂
Ceyda iney kubaxareeyaanee rabeen lkn waa isbadbaadise 😂
TEAM qab qab one like😊
Yrey adi mel kasto kugu arka maxa waye 😅❤😂
Yrey adi mel kasto kugu arkya maxa waye😂😮
Amiirah beerta King ceyda haku warabiyo aaaa war wax yesheen weey sideey rabtay😂😂😂😂😂
Su'asha kowad saxafow amira wad u dhex raacisay😅beerta wax warabiyo la la' yahay kulaha balayo😂
team amira on lke
Hadalka nina allah ayaa baray, nina Allah ayaa baday: saxaf aftahan waye legend ❤️ ❤️
Kuweykii ceymiir ❤❤
Ayy admir jecliyaa markey isla jogaan adnoy amiiro maxa ukala mashqusheen markasta isla so duuba wan idin xisnay cabtow isfahan san😢😢😂
Saxaaf video walba uu kasoo muuqdo wey shidantahay, aad buu ukala kiciyaa
Kookooo meeday adna ❤❤❤
ALL EYES ON RAFAH 😢❤
One like 👍 team ceyda marnaba nohoos 😢😮❤
AMIra Caloshey Ihurisay Markey dhahran asim kalikis qawaa
Ani ahaan nahida doranlahay wallashey qalbikeyda ilaalinlahaay😢
Adna io saxaf waa ini wadana so badiya😂
Hye eeboow see u dhahde amiiro iga gadan 😅😅😅😅😅
Adna cadeey mss 1M ❤❤❤❤
Amiira tumoow say u jecelahay lee Macalin may soo ahaan jirtay 😂😂 Amiira Family ka dhan marka waalidka laga reebo iyo asxaabteda hadii hal sano meel loogu xiro oo tun la dhaho xataa kuma filno ar Amiiraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ma arag Tay alpi
Nosoobadiya team Qabqab na nosoo wada Adna 2m coming soon
amira qosolka😂badan maficna😂alle xasuso😂walshay
Wa sax ma ficno qosalka badan lkn 😂👈Kan maxa waye
Adigaba qosal iyo magac Alle israaciyy zxpy
Faadil ama sumaya kulahaa Saxaaf Wllhi saa u qoslayay ilmo wllshay dhashay o yar yarisa baa iga yaabay maxa dhacay kulahaa ilmihii 😂😂😂😂😂😂😂
👌👌💯💯👍😂😂😂wlhi adna waa funny Ninka dabaqa Ka turi… !!!! Manshallah wax garad adna cadey keep going!!!
First one team mss 1m🎉❤😊
KING CEYDA🤴
Masha allh alaha idn dhowra dhamntin si gooni amiira Ani halko aan qabaaa alaha ku dhafa
I never thought Adna is so funny like this😂😂😂nin dhan aya iskature.
Wlhi cimraan wa xrbo😂😂bashir kuso dar hee kulaha
Mashaallah mss 1Milon Adna ❤❤2M subscribers coming soon ❤❤
Barnamijka Dal ama dhaawac noso Deya adna😂❤
wllhi ani Game kan cml hada ka hor baan Amiira ka codsaday yacnii asoo wllaha eh waxa rabay in Adna iyo Faatma isla jiraan Amiira Maxamed iyo Cimraana ay isla jiraan belo ahaan lahaay ❤😂
Kuweygii adna I.yo saxaaf😊❤
King ceyda taliye guuleyso
Ceyda isku niyad ayaa nhy😅 xariif waaye
Alla aniga casga haddii lii dhiibi lahaay wiilashaa waa garbaashi lahaa 😂😂😅😅
Adna iyo saxaaf aadban ujecelay runtii😢❤❤
Amiira kulaha kayga idaa ilmo badanbaad qabtaye😂😂
Adna walasha wanagsan ❤
Team qab qab ismujya 🤎
inta uxiistey Abeera xade one like👍
Alla amiira dabaal nima badnaa waxa kulahaa adiga ilma badan ayaa qabtaa ane halkaa lee waxaas waxa lasheego miyaa
Amira miskin weye adi ilmo badana qabtaa kulhaa😂😂😂😭
Team amiira qurux One like
Saxaaf RUclips ka waa u baahanye ❤
Amira waxay dahde nin wala hela 😂😂
Ani hal qudhaa qawaa😢❤
They are the best always 🥰
Team qab qab one like 👍
Kan noo soobadiya aniga wan ku haystaaye hadana sa nomacsalameseen byby👋👋
Usuu rabay inladhaho😂😂😂😂 kulahaa amiira is not easy😯
Amiirada my Queen 🥰❤
Wcs maamada walaalka ❤❤gem culus shaqaa leysiii
Youth of pleasure ❤
Saxaaf iyo adna wa idin wataa😂😂
Amiira my fav gurl all ❤❤❤❤
Qab qabs wa idin xiisnay 😂❤😊
Adna iyo amiin walalo. Isjecel wan 😢😢😢😢😢😢😢😢 wlaahy markay tiri wa walshay
So badiya rer saxaf❤😂
Amiira Funny Waayeh Runtii😅😅😅
Team amiira🎉🎉🎉
aadbuu kugu baahanyhay walla saxaaf RUclips 😮
Wlhi adna wa fuuny i aamina
adna plz sooqawo cumeer cayda amiira koko plzplz
Wow qofkii uhoreeye pls reply🎉 mss 1milon❤❤❤
Team adna one like❤❤
Saxaaf weriye miya hadalkiisa 2speed aa ku furan😂😂
Haa weriye weyn weye
Team Amira and Adna isn't easy 😂😂😂
Hhh amira ani halkoo leen qabaa oo madhali doontid
Mqh mah kurid kulaha ala ceyda😅😅😅
Cimraan waa maskiin, wax yar cabsi iyo warwar ba ku jira. Brother Somalideena haw bixin
.
Asaga somali ma’aha miyaa 😂😂
Way jeceshahay wiilka❤❤
Wcs wllhi adna saa u ogale iny ridhwan dhaheso sxaf wku dadaty 😂
Team amiira😊