AMIIRA CEYDA MAXAA NIGA DHAXEYO AYANITA EMAN AMIN XARIRKISA AAWI WA LEYS KASHIFAY 😂 BIG GAME

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 549

  • @naafacaadadumarka6615
    @naafacaadadumarka6615 11 месяцев назад +117

    Cadnaan wllhi waaku heesana legend waaye😂😂❤

  • @raxmo687
    @raxmo687 11 месяцев назад +41

    Cabdala iyo cadnan iyo ayaniita dad ayey qac kasiyen 😂😂😂😂 aamiira wey xanaqday ayaniita ❤ceyda wey ixtirameysa m.a ceyda 😂😂😂 malahan ayaniita ayuu dhibaya labo is fahasan

  • @DuniyaCabdi
    @DuniyaCabdi 11 месяцев назад +208

    Scw hada ujedid love sar plz😂😂

  • @Sunoo_ki
    @Sunoo_ki 11 месяцев назад +51

    Ayaan iyo cabdalla ayagoo isku jeedin aa iskusoo jeediseen hadhooti hadee run ahaan iskaga helaan idinkaa ka masuul ah😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 11 месяцев назад +86

    😂😂😂😂😂😂 Xamaasadii iyo qosolkii & kaftankii oo video ah iga dheh dhowr jeer baan ku ceshtay inta Amiira iyo ceyda iyo Ayaaniita iyo wiilka kale ku saabsan waayo waxa xamasada u yeelayay videoga ba intaas bay ahayd jah maxaa lays jafay maanta Anigu kaftanka lama kala xanaaqaanka ah aad baan u jeclahay ❤😂 lkn wiilka cusub yani ani ahaan hore uma aqoone kulahaa Amiira waaba la qabaa yaa qaba hadii la dhahayna kuye ceyda 😂😂 malaha wuu xanaaqay oo isagoo yaan lagaa dareemin is leh ayay su aashu kusoo aaday 😂😂😂😂 cafwan wll hadaad qoraalkayga aragto yaah xumaan igama aha 😂

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu 11 месяцев назад +5

      Wllhi video ee team qabqab ku jirin xamasad maleh wllhi 😂😂😂 waan furay cadnan neh Amira nafto uu kenaay

    • @user-vg8mf5yu5g
      @user-vg8mf5yu5g 7 месяцев назад +1

      Safiyo

    • @user-vg8mf5yu5g
      @user-vg8mf5yu5g 6 месяцев назад +1

      Safiyo 👶🏾

  • @musacabsulaymaan-xf1ud
    @musacabsulaymaan-xf1ud 11 месяцев назад +198

    ALLAH IS ONE 💚💛💜💓💕💖💗💝💞💟☝☝☝

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 11 месяцев назад +27

    Way isku hilinaayan team qalbi to qalbi 😂😂😂

  • @FaadumoReermagaal
    @FaadumoReermagaal 8 месяцев назад +6

    Cayda Marky Amira sawir kisa saraty wuu farxy kawarn team qlbi to qalbi❤😊😊

  • @Leofficial5
    @Leofficial5 11 месяцев назад +43

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين❤❤❤

  • @faarahbarre9756
    @faarahbarre9756 11 месяцев назад +21

    Kada qalbiga xanuunayo ee qqbqab yaash way isku soo baxayan lkn waa xanuun malin un baay soo bandhigi doonan ee iska daya please lamanayasheena quruxda baden wow amirceyda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💢

  • @user-ww6tu2kl4s
    @user-ww6tu2kl4s 11 месяцев назад +21

    Walaahi waxan sugu la ahay guurka cayda iyo amiiro😢😢

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 9 месяцев назад +1

      Me to😢 insha Allah way is guursan nayaan❤

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 11 месяцев назад +20

    Abti xabibi ayan ogayne imkana waxa sobaxday walshay waye Amira mise ceyda 🤣🤣🤣

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz 5 месяцев назад +6

    Amiira waa laqabaa waa run dee mr hore ogaa anuu iney ceyda is qabaan💯

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 4 месяца назад

      Amiiro iyo cayda maa is qabaan 😮iga daba geey

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 3 месяца назад

      😂😂 ben

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 3 месяца назад

      ​@@Userdima1357 😂😂 waba kyeryahy inte uwadan

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 3 месяца назад

      @@user-we7bl3vw5r diintee sheegtay nin naag ka weyn ma aroosi karo .mise adi waxaa aaminsan tahay rabtaa inaa dadka noloshooda ku dabaqdi lolz😂

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 11 месяцев назад +44

    Vediogii ugu horeeyay aa qac ku arkay😂😂😂😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 11 месяцев назад +20

    Part 2 so sameeya is funny waaye 😂😂😂 Abayo Adna 900k 🎉❤ coming soon iinashaalah 🥰🥰🥰👍

  • @NimcoAbdiQorane-sm3ft
    @NimcoAbdiQorane-sm3ft 11 месяцев назад +54

    Amiira iyo ceyta dhibkii oo qof ah🤣😂

    • @Sunoo_ki
      @Sunoo_ki 11 месяцев назад +6

      qabqab waxa loo dhaho ee qabaan😂😂

    • @CashoxaajiAden-se3bq
      @CashoxaajiAden-se3bq 9 месяцев назад

      C gggghrrrddsz
      23:21

  • @najuuahmed1307
    @najuuahmed1307 11 месяцев назад +13

    Cadnan mixnad socoto waye😂🤣 hebla waa la gursadaa aa😭😭kuyeh😂

  • @Mahad3300
    @Mahad3300 11 месяцев назад +16

    Cawa sir ayaa Soo fahatey. Ayanita iyo abdalla ❤❤❤❤

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 7 месяцев назад +6

    Qac laga yeedhsiyey
    Vedioga dhexdisa marka mid qac laga siiyo sidab adna emotional kaso dhiga😂😂😂

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 11 месяцев назад +28

    Amira dhibleey😂😂🤣🤣Abdala afaarihisa kabax yarey🤣

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet 11 месяцев назад +55

    Part 2 soo samey please 🙏 waa furay wllhi 😅😅😅😅😂😂😂😊❤🎉

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 11 месяцев назад +36

    Ceyda ayaamahan massa conayso ugu dhagantahay marba wax cusub noo keen❤😂😂😂😂

  • @bbmfdsa331
    @bbmfdsa331 11 месяцев назад +7

    Walaalayaal isoo duceeya 3sano reer leyahay owlaad jnuu allah ikaso inta anigoo kale heysanine allah ha siiyo plz isoo duuceya cawa waa jimce

  • @queen_riyaq
    @queen_riyaq 11 месяцев назад +18

    Wllhi kuwaan caadi bey iskugu raaxeysteeen😂😂

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 11 месяцев назад +26

    Adnooy cawa uunbad barnamuj khatara keentsy wlhi lkn kokoo iyo cumeer uma jeedo😢😢 why not adna next game so qapo

  • @IsraYar-wj3xg
    @IsraYar-wj3xg 11 месяцев назад +10

    www amiira io cayda jah❤❤😂 heesta ba ani iga gadan❤❤❤😂

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz 11 месяцев назад +14

    ceyda cawa wa laga xanaajiyay wa is badalay wllhi 😂😂

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 11 месяцев назад +14

    Walashey adna horay usoco ayaantaan Maashaa waa shidan tahy Noo soo badi geemkan wan ka helay koko kusoo dar iyo cumeer ❤

  • @xasanqurux8038
    @xasanqurux8038 11 месяцев назад +56

    Allah is one❤

  • @HaliskaCade
    @HaliskaCade 11 месяцев назад +20

    Amiiro iyo ceda❤

  • @zaki_Ibrahim_
    @zaki_Ibrahim_ 11 месяцев назад +19

    Amiira Waa. Maydki Baxsaday i.Amina😂😂

    • @rowjaomar
      @rowjaomar 11 месяцев назад +1

      Sax😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 11 месяцев назад +1

      War ka da😂😂😂😂

  • @zariinmohamedomar2212
    @zariinmohamedomar2212 11 месяцев назад +33

    😂😂amiiro dhibley❤

  • @IkraanAbdiqadirAli-vb1dm
    @IkraanAbdiqadirAli-vb1dm 11 месяцев назад +17

    Waryada wiilka yar ka dhaca qab qab io cadnan😂😂😂

  • @user-xk2vq1wh8o
    @user-xk2vq1wh8o 7 месяцев назад +4

    Amiira &cayda😭❤ilohow waa isla jcl ahy isku Dar🤲😂

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 3 месяца назад

      Walalkeda kyer weye inte uwada😂😂

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 11 месяцев назад +12

    Ceyda iyo amiira ayanita iyo cbdlla labo laby iskujiran 😅

  • @user-yb8bk7iz8p
    @user-yb8bk7iz8p 7 месяцев назад +3

    Uf ayaaniita amiira wee ka mseersan thy

  • @RuqiyoAhmed-jm1se
    @RuqiyoAhmed-jm1se 9 месяцев назад +2

    Qofkstaba maleesiya joogo waxaa dhexeen walaashey waaye ani waab yaabee goormaa wlaasha noqotey koko jecelkey waye dhex adiga iyo koko wey isku nuureysiin wllhi cayda mar dambna kama maqli karo qab qab❣💕💋

  • @ZuriAbuukar-xi5sr
    @ZuriAbuukar-xi5sr 11 месяцев назад +28

    keep going Team Adna ❤

  • @djmanka516
    @djmanka516 11 месяцев назад +27

    Adnoy janalka Buuq Aaka dhiktee kala Dambeen Uyeel Meesha 😊

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 11 месяцев назад +10

    Hhh naa wll labadan Ruux Ceyda iyo Amira waad xiijiseen Saad u lahaydeen maxa idiinka dhexeeya ee kakala daaaya 🤣🤣🤣

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 11 месяцев назад

      Hhhhhh hye waxn ku wareegyba ayanita iyo cabdalla😅😅😅😅

    • @Ayaaniita112
      @Ayaaniita112 11 месяцев назад

      @@ifrahapdillahiciise8550 hhhhh ugu yaran hala yare nasiyo labadan ruux 😀

  • @munadiamond7749
    @munadiamond7749 11 месяцев назад +12

    😂😂😂😂😂Part 2 please Adna ❤❤❤

  • @JamilaAbdi-mh1cy
    @JamilaAbdi-mh1cy 11 месяцев назад +8

    Adno wllhi soo daa part 2

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 11 месяцев назад +19

    Team dhaadheer umad mahan 😂

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 11 месяцев назад +4

    Maskiinta Adna wee wareertay wee ka waaleen wlhi shib le kaso hartay iyo indha Taag Taag 😂😂😂

  • @cudoon5421
    @cudoon5421 11 месяцев назад +12

    cadnaan waa fany mesha wuushiday dadkii wuu babiyay😂❤️

  • @najmareermagaal1138
    @najmareermagaal1138 10 месяцев назад +6

    Cadnaan wan jeclhey adnay ha leygu daro❤😢

  • @araweelonuur7407
    @araweelonuur7407 9 месяцев назад +3

    Ayaaniita waa Araweelada Malaysia 🇲🇾 marba midbaa la sudhaa 😂😂😂😂

  • @user-qm2xs2sm5y
    @user-qm2xs2sm5y 11 месяцев назад +5

    Adno hadalka udambeeyo waali walaaahi sasa kaarabaa qac ceyda iyo amiiro waxsheegta🎉🎉

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 11 месяцев назад +9

    Game ku wu shidan yhy lkn kala danbayn u sameee si qayladu u yarato

  • @Ziiya-u7u
    @Ziiya-u7u 11 месяцев назад +12

    Allah isone❤❤❤

  • @MuuseAbdimuse-fn1yf
    @MuuseAbdimuse-fn1yf 11 месяцев назад +9

    Wlashy adno soo sameee party 2 walashayeey ❤❤

  • @user-eq6ef6nt4y
    @user-eq6ef6nt4y 11 месяцев назад +16

    Amira iyo ceyda m.a eiskuyihiim❤❤❤❤❤❤

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 11 месяцев назад +3

      aad io aad waanpa isla jclahay wllhi lapadooda❤😊 allow isku parakeey

  • @BarwaaqoMaxamed-su6rm
    @BarwaaqoMaxamed-su6rm 11 месяцев назад +4

    Plz zo badi walipa intinan Wad izla Fahmayzan 😂❤

  • @HaawoHarbi
    @HaawoHarbi 11 месяцев назад +21

    gaagaabka waaisku soo baxoyan😂😊

    • @kpoopofficial4789
      @kpoopofficial4789 11 месяцев назад +4

      Free Falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🤲🤲💯

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 11 месяцев назад +11

    Amiira iyo ceyda maxaa leysigu xaglinaa dadkaan dhibkii ayey ka bateen waa dad walaalaha is fahmay shaqo ka dhaxeyso gabadha guurguurka badan waa ayaanita

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 11 месяцев назад +11

    Xanta freshka lamaano cusub aa so baxay abdlle iyo ayaaniita 😂😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 11 месяцев назад +3

    Cabddala waa miskiin Haddana waa ilmo madaxeey ka galeen hadalna mayaqano😢😊😅

  • @zamzamnuur8759
    @zamzamnuur8759 11 месяцев назад +9

    Ceyda Gemka dhamadkiisa wuu xanaqay wllhy😢

  • @sucaadismcilhassan
    @sucaadismcilhassan 11 месяцев назад +9

    Ceyda mxaa qaldan caawa ya Ila arkay

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 11 месяцев назад

      Sxbdis asad iyo cumer aya ka maqan

  • @deeqadahir4700
    @deeqadahir4700 11 месяцев назад +4

    Amiira io ceyda iney kala dhuntan umaleynaye sidan hdi lagu wado😂😂

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 7 месяцев назад +3

    Amiira iyo ayanita ciyaal werayy ahaan jireen

  • @zeinabadow8296
    @zeinabadow8296 11 месяцев назад +3

    Amira she really loves ceyda 😮

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 11 месяцев назад +7

    Ayaaniita ayeeyaded miya so habaartay😅maxey tahay ilmo kasta maleysia jooga qoorta loo galinaya

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 11 месяцев назад +7

    Alla qosol u dhnty ayanita iyo cabdalla❤❤❤❤

  • @user-fm4xj6kl1w
    @user-fm4xj6kl1w 5 месяцев назад +3

    Team qab qab isnot easy❤❤😂😂❤😂❤😂😂❤😂❤😂❤😂

  • @Mahad3300
    @Mahad3300 11 месяцев назад +13

    Part 2 Soo samee , kuwan lee kusoo celi. Funny waye wllhi

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 7 месяцев назад +1

    Cadnaan wnku hysta sida yru u dhexdhexdinyo wnku wta legend from hargeisa 🫡😂

  • @user-fw9rg8ih4b
    @user-fw9rg8ih4b 11 месяцев назад +3

    Amiira iyo ceyda
    Ayaniita iyo abdala
    Maamada iyo cadnaan yare warba u yaaLa😂😂

  • @qaaliQuman-ks1qk
    @qaaliQuman-ks1qk 10 месяцев назад +1

    Amiira iyo ceyda magalka ka xaroda intan ka bdn jakirada wa dabi❤

  • @FarhanAbdihadey
    @FarhanAbdihadey 11 месяцев назад +7

    New couples Abdala vs Ayanita ❤

  • @user-dr9zh5zz1d
    @user-dr9zh5zz1d 11 месяцев назад +4

    Wayka qaadeen 12 saac weyan blanton wxay ahyd 24 hours 😢

  • @AmaalAxmad-nw2rk
    @AmaalAxmad-nw2rk 11 месяцев назад +5

    Part 2 plz adno funny waye wallhy❤😂😂

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 11 месяцев назад +3

    Adno abaayo kaqaleeya plz ceyda oo xanaaqsan ma arki karo walahi waan jec lahay wiiljaas farxadiisa plz farxadiisa haka burburina waa wiilyar horay usoco walal ceyda farax sanaaw intey farxad jirto walahi ceeyda wcaawa mafarax sano

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 7 месяцев назад +2

    15:50 amiiro see wax yeeshe 😂😂😂😂

  • @user-oc7us9lj7p
    @user-oc7us9lj7p 11 месяцев назад +6

    Team qab qab waala galay😂

  • @AmiishKeynaan
    @AmiishKeynaan Месяц назад

    Aniga xata amiro io ceyda aya Isla jeclhy ❤

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 11 месяцев назад +9

    Amiro iyo ceyda Mel ey kujiran mabo kacajiso❤

  • @wadaniyareofficial8175
    @wadaniyareofficial8175 6 месяцев назад +2

    Lambarka ceyda noo sheeha😢😢😂😂😂

  • @user-qm2xs2sm5y
    @user-qm2xs2sm5y 11 месяцев назад +6

    Walaahi Clydach amiira waxaa kadhexeeyo dabaalo iskadhigeeyaan 😅😅😅

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 11 месяцев назад +1

    Adnooy shaqa wacn marka sanoo kale no noqoto anaka dawashadena waa so badane malmahan bej kada wakala kacsan yahay hanaga caajisin lee adna xubi xila jano ❤❤❤

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq 11 месяцев назад +7

    Team qab qab ❤

  • @user-kp4jl2zz7t
    @user-kp4jl2zz7t 5 месяцев назад +1

    Amiira wllkei waaye ka bixisi waaue 😂

  • @abdurahmanmohammed7080
    @abdurahmanmohammed7080 11 месяцев назад +4

    part 2 soo samay please🙏

  • @HaniSiciidabshir
    @HaniSiciidabshir 5 месяцев назад +1

    Horta amira markasta cayda maxa lagugu bahdilane ish😢

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 7 месяцев назад +3

    Amira wyku fadhisatyba kursigii😂😂

  • @user-tj2db3sf4t
    @user-tj2db3sf4t 2 месяца назад +1

    cayda waxakadaxeeyo amiira ❤❤❤❤❤

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 9 месяцев назад +1

    Amiira ceyda ayaanita meesha wax kale ayay ka dhigeeen😂😂😂❤

  • @Bile_hajji
    @Bile_hajji 9 месяцев назад +2

    bring more of this

  • @kadra9957
    @kadra9957 11 месяцев назад +2

    Part 2 so samee 👏
    Keep going 👏 👏 👏

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 11 месяцев назад +4

    allah is one☝️ profit mohamed n.n.k.h😊

  • @HAASHIMhaashim-us3xj
    @HAASHIMhaashim-us3xj 3 месяца назад +1

    Amiira io cadnaan qacda mxaa wye😂😂😂

  • @nimcoomer3146
    @nimcoomer3146 Месяц назад +1

    Wllhi way is jecel yaheen lkin inay sheegaan ayey ka dhacayaan😂😂😂😂

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc 11 месяцев назад +6

    Alla amiira dhibadana😅😅😅

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 11 месяцев назад +3

    😂m.a ceyda ayanitaa sidoo u ixtirmayo m.a❤❤❤❤❤

  • @cabdulaahiyare2854
    @cabdulaahiyare2854 10 месяцев назад +1

    I aamin abdalla iyo ayaanita wax baa ka dhaxeeyo😂😂😂😂

  • @user-zh5ic7nf9q
    @user-zh5ic7nf9q 5 дней назад

    Cayde markii amiira laxukumay buu dhagta ugu sheegay inuu xukumo ❤

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 11 месяцев назад +3

    Waxaa kadhaaftan gameka sawir lasaaray in ladajiyo qof dhan aa xujadiisi la babinoya waxaas game maaha

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 11 месяцев назад +12

    Tem qabqab isku wara❤❤❤

  • @xidigadunipacejacylka
    @xidigadunipacejacylka 11 месяцев назад +19

    Allha is one

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 11 месяцев назад +4

    Ayaaniita marba nin maa lagu shegaa yahuuu 😂