CAAGA ISTAAJI OO CUN CUNTADA MACALINKA HALISTIISA OO WATAA🤣🤣..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

Комментарии • 505

  • @SafiyaClaahi-z4p
    @SafiyaClaahi-z4p 4 месяца назад +73

    Ceyda macalinka wuu iska siinayaa full respect

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 4 месяца назад +26

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢

  • @LuulaXersi
    @LuulaXersi 4 месяца назад +50

    Next gabdhaha kusosame Amira koko sundus samiya ugbad😂😂😂

  • @AniisahappyHappy
    @AniisahappyHappy 4 месяца назад +61

    Team King cayda one like 🎉❤😊

  • @luuzamoha
    @luuzamoha 4 месяца назад +41

    ceyda frinteyda ina arki doontid ku rjena sxp mrkasto lailaha lee dhahdaa ee lailaha ila allah ku dar waaiga waano

    • @HamdaCabdi-c3b
      @HamdaCabdi-c3b 4 месяца назад

      Midkale oo waxa jirta ay kawa da siman yihiin dadka canka aha bisinkoow waa kahalad ayada quraankaba in la laxumo lama ogola marka waa in ay yidhhadan bismilah

  • @clcasiismohomoud
    @clcasiismohomoud 4 месяца назад +45

    kusali nabi muxamed scw❤❤❤

    • @AaminoAbshir-n7f
      @AaminoAbshir-n7f 4 месяца назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ 👌 ✨️ 💖 😍

  • @HalushAbdullahi
    @HalushAbdullahi 4 месяца назад +18

    Macalinka qusulku iga damay mxan qataa kulaha 😂😂😂 team cayda marnaba no hoos wakuwata 😂😂cumar kuso dar next team 😂😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 4 месяца назад +40

    Manooli 😂😂 mcalinka malinkasta noo keen hakaso tagin challenge kasta wlhi wa so funny 😂 yo😊

  • @AdnoToorax
    @AdnoToorax 4 месяца назад +29

    Aan kusalino nabigeena maxamed scw❤

  • @Oz_maria
    @Oz_maria 4 месяца назад +3

    " mcalinka fiiri bahasha quraaaan saaar" had me rolling 🤣 🤣🤣🤣😂😂😂

  • @ZamzamAdow-ly5te
    @ZamzamAdow-ly5te 4 месяца назад +4

    Only ceyda lee macalinka sacidheyna full respect King ceyda ❣️

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 4 месяца назад +3

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад +17

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q 4 месяца назад +26

    Macalinka markaa arkey soocararayyyyy😂😂😂

  • @Mohagamer2
    @Mohagamer2 4 месяца назад +16

    7K Subscribers - Thanks for Your Amazing Support. Hampal yadu wa dinicina guys ❤❤❤

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 4 месяца назад +16

    King cayda 1M insha allH

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 месяца назад +25

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢

    • @SafiyoLuul
      @SafiyoLuul 4 месяца назад

      ❤❤❤❤❤

    • @J_____Sunta
      @J_____Sunta 4 месяца назад

      Scw

    • @J_____Sunta
      @J_____Sunta 4 месяца назад

      Koko

    • @MunaAden-iq4jr
      @MunaAden-iq4jr 4 месяца назад

      اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ♥️

    • @MuuseCabdiraxman-d2k
      @MuuseCabdiraxman-d2k 4 месяца назад

      Kawsar

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 4 месяца назад +16

    Cida nabiga jecel loofta saara ❤

  • @kowsaromarali1292
    @kowsaromarali1292 4 месяца назад +21

    Videoka caawa dhan wa sugaaye king ceyda nolow walalkey aaaheey welcome back😅

  • @UmaMushtaq-h6o
    @UmaMushtaq-h6o 4 месяца назад +11

    Ceyda abowe musalsalka intekuilabtay wali wan,ooxiisay❤😢

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 месяца назад +14

    Team walan aya macalinka helay😂😂

  • @sariyoabdikadir1520
    @sariyoabdikadir1520 4 месяца назад +7

    You guys really you Make my day 😻❤️

  • @sihaamiftiinmuxamed5676
    @sihaamiftiinmuxamed5676 4 месяца назад +1

    Zaki somali waa full respect macalinka siduu wax usiinayo ❤

  • @mohaniAkwac
    @mohaniAkwac 4 месяца назад +5

    Cayda nastiixa ka socota walaal ko jacel marwalpa waa dhahda لا إله shahadada ma dhamaystirtid waa qalad wayn baa galaysa waxana waaye macbuud xaq lago caabodo majiro ilaahay ge xaga lago caa bodi jiray xita waa diiday lkni markaa dhahdid لا إله إلا الله waxay noqoni macbood xaq lago caabodo majiro aan ka hayn illaa ilaahay maahani inay koso gaarta jeclahay nastiixadaan

  • @sumayocabdi8488
    @sumayocabdi8488 4 месяца назад +10

    Ceydaa waakuwataaa keep going

  • @MunaAden-iq4jr
    @MunaAden-iq4jr 4 месяца назад +6

    Abowe Miiska niigu yar noh Alabta dhan hoosta Aa iskaga jirta hee 🥹🤣🤣.. Macalinka Maskiin nimo Aa ku dhamatay wlhi waa ufaristay xata 😅😅😅😅😅so funny

  • @FaadumoYusuf-ir8zo
    @FaadumoYusuf-ir8zo 4 месяца назад +7

    Ceyda caawa qaylada ka dhamaatay 😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 месяца назад +2

    Muqaalki ugu qosolka badna Abid cwa lee so dhigtay king ceyda

  • @dalmarclaahi7565
    @dalmarclaahi7565 4 месяца назад +6

    Ceyda is the legend 🙌

  • @UmulkeyrQaasim
    @UmulkeyrQaasim 4 месяца назад +11

    Team macalika one like ❤❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 4 месяца назад +5

    Cayda markle soo samey cumeer iyo cadnan kuso dar😂😂😂

  • @AmalIove1
    @AmalIove1 4 месяца назад +1

    Part2 please

  • @SundusSaid-p1h
    @SundusSaid-p1h 4 месяца назад +7

    Wawareyy king ceyda challenge wa 🔥🔥🔥🔥🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 месяца назад +4

    wah waraa ceyda filmkii mee hee waxan maxa waaye habeen danbe na dadbaa dhihi doona prat 2 gabdhaha kaso dhig 😂 No haben danbo filmka noso daa abowe

  • @HaniAhme123
    @HaniAhme123 4 месяца назад +1

    Saka Ila hada wan dawanaye waiska qosle wlhi macalin😂😂😂😂😂😂

  • @NaasirMohmed-i4u
    @NaasirMohmed-i4u 4 месяца назад +1

    Cayda full respect from macalinka😂

  • @CaaishoFaarax-om3nv
    @CaaishoFaarax-om3nv 4 месяца назад +2

    Cayda io macalinka waa lugudhagnyhy❤

  • @miirismayoowxasan5665
    @miirismayoowxasan5665 4 месяца назад +1

    Labo miis kadhig ❤❤❤❤❤❤ caydoow

  • @najmahussain1277
    @najmahussain1277 4 месяца назад +5

    Ayy best challenge waye❤😂😂

  • @Qaalibyare
    @Qaalibyare 4 месяца назад +2

    somaliyeey ka wax haystaad wax ugu dartaan😢😢 1K kaliya igaadhsiiya wll🎉❤

  • @Abdinasirmm114
    @Abdinasirmm114 4 месяца назад +1

    Wllhi king cayda wa wìil wanagsan m.a sxp sdsas kusoco repeat full

  • @DeeqoCabdi-oq9un
    @DeeqoCabdi-oq9un 4 месяца назад +2

    Gabdhaha ku soo samee 😂❤❤

  • @Ahmedshariif87QoodhkaMudug52
    @Ahmedshariif87QoodhkaMudug52 4 месяца назад

    Cayda zxp macallinka challenge yada ka daaya waay waa macalin

  • @SahroXuseen-p6f
    @SahroXuseen-p6f 4 месяца назад +1

    Soo badi king ceyda oo gabdho ah ok

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 4 месяца назад +1

    illahow qof kaan qoralkeyga aqrinaayo wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 🤗❤️

  • @AdnaAhmed-rq5sr
    @AdnaAhmed-rq5sr 4 месяца назад +2

    Ciida ficaka aabii ay adiga waana kunacay fiicanka noosoodaa ay❤❤❤Basiil

  • @sahrnoriye5560
    @sahrnoriye5560 4 месяца назад +1

    900k coming soon caydrus

  • @MohamedFaarah-d3y
    @MohamedFaarah-d3y 4 месяца назад +1

    Kingceyda❤.musalsalkacalafcashaq❤fiican❤

  • @SumeyoMohammad
    @SumeyoMohammad 4 месяца назад

    Abowe ceyda gabar 😮kuta girta 😅way said wali❤❤

  • @axmadkaskeey3388
    @axmadkaskeey3388 4 месяца назад

    🕋aan ku wada salino nawigeyna suban scw scw scw 🕋

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 4 месяца назад +2

    McDonald's wuxuu taageeraa Israa'iil Waa mamnuuc in la cuno.😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 4 месяца назад

    Ala manoli macalinka funny waye ceyda gabdhaha so samee sundus haka so tagin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 4 месяца назад

    Inshallah coming soon 900K ❤❤ keep going my brother King Ceyda ❤

  • @shukriyallaxowjimcale5444
    @shukriyallaxowjimcale5444 4 месяца назад

    Cayda noo hos walal waa ku tager❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 4 месяца назад +1

    Happy birthday young gentlemen🎉

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 4 месяца назад

    Alla qoslay 🤣🤣 dhalinyaro Talented ah 👏 macalinkana 😂 ciyaarta cusbu u yeelay 🤣
    Team27 Caadi ma’aha 👏

  • @waheliyeboy7711
    @waheliyeboy7711 4 месяца назад +1

    Cayda part 2 noo soo samee oo uu macalinka ku jiro

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 4 месяца назад

    Allah is one 😢❤☝️

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 4 месяца назад

    Ceyda pliz zaki dhiira gali my teamkayga❤❤❤

  • @DaganDaahir-ow3zh
    @DaganDaahir-ow3zh 4 месяца назад +1

    Our king 👑marnaba nohoos 💪❤️❤️❤️

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 4 месяца назад +1

    One love team king ceyda 😂❤️☝️

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi 4 месяца назад

    Kkkkk soo badi sxp best funny waaye😂😂

  • @ShamsoHuseen-bq4vl
    @ShamsoHuseen-bq4vl 4 месяца назад +1

    Ceyda qeylada ka dhamatay amaa xadaa kulahaa😂😂😂

  • @mustaqinabdullahi588
    @mustaqinabdullahi588 4 месяца назад

    Musalsalkiii awi masithas bad kudamadiii ceydooow😂

  • @Rayaan_Hassan
    @Rayaan_Hassan 4 месяца назад

    Keep going my bro ❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 месяца назад +1

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲

  • @-Y95
    @-Y95 4 месяца назад +1

    😂😂 aar maacalinka kadaya😂

  • @FardowsaRobow
    @FardowsaRobow 4 месяца назад

    Ceydow filimkaan kasugeyne away 😢😢

  • @MohaCadeh-mb4hw
    @MohaCadeh-mb4hw 4 месяца назад +3

    One like team king ceyda 👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 месяца назад +3

    macalimow zali somali cabdul deeq darajo iyo wiilka shaatiga cad 4taas baa miiskiiba la kacay caawa casho uma baahno 😂😂 😂 ceyda caaga si fiican baa u taqaanay moho waa ka dhex arkee 😂😂 laailaaha ilalaah buu ku waashay 😂

  • @sacdiyaxaajifaarax7282
    @sacdiyaxaajifaarax7282 4 месяца назад

    Kingceyda.musalsalkacalaf cashaq❤fiican❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 4 месяца назад

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @burhanhassan332
    @burhanhassan332 4 месяца назад +1

    1st comments legend ceyda ❤

  • @user-Varahzaneeyyy...
    @user-Varahzaneeyyy... 4 месяца назад +2

    Wllhi wa raftayy 🤣🤣😂Mclinku intu hystyna wa tufayy wu jaah wreeryy wllhi wxan tamattisa ahyn gekiseen🤣🤣🤣lkn game soo badiyaa 😂😂

    • @zaanjoahmed4237
      @zaanjoahmed4237 4 месяца назад

      Walhi waa runta cadan u raftay waaba funny macalinku ciyaalba qol ku helay😅

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 месяца назад +47

    Cristiano Ronaldo fans like 🐐😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 месяца назад +1

    Wcs ceyda dhlasho wcan snado farxd ku nlow io cfimad io cibdo subn gulo bdn ku rjeyna i.a 🥳🎉
    Mideda kle flimki awey oo xnan awey next nso sme rock scissors paper food challenge 😊🙏

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 4 месяца назад +1

    Team king cayda ❤❤❤

  • @CawoFaizal
    @CawoFaizal 4 месяца назад

    Team gabdho Soo samee plz cayda😂 funny wye sundus haka Soo tagin

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal566 4 месяца назад +3

    Gabdha soo sameey ❤😂

    • @Ahmett990
      @Ahmett990 4 месяца назад

      xishoodki dumarka mu dhamaaday ader islaam inaa tahay mad ilowday

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 4 месяца назад

    Ceyda game yadada wn u xiisne noso badi🎉❤

  • @princesszapna
    @princesszapna 4 месяца назад +1

    Ee macalinka hada kayeelo mas igadhig ceyda isn't easy 😅😅

  • @AsiyaAhmed-g5u
    @AsiyaAhmed-g5u 4 месяца назад +3

    😂 Gabdhaha kuso same lkin sundus afwayn kaso taq

  • @nuurocolowamiin
    @nuurocolowamiin 4 месяца назад

    Wllhi macalin Hassan wadka Washen 😂😂😂😂😂

  • @Xhakiirjr
    @Xhakiirjr 4 месяца назад +2

    Team walan aya helay wlh😅😅😅

  • @AmaalJimcaale-dd4fb
    @AmaalJimcaale-dd4fb 4 месяца назад

    Kinga ceyda musalsalka away magosay ❤❤

  • @RashwanAli-tr4it
    @RashwanAli-tr4it 4 месяца назад +1

    Wlhi macalinka wuu iga qosliyey

    • @RashwanAli-tr4it
      @RashwanAli-tr4it 4 месяца назад

      Caadi maha macalinka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc 4 месяца назад +1

    Kusaliya nabiga maxamed scw scw scw scw scw scw

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 4 месяца назад +1

    Ceyda baahi maku heysay qeyli ka dhamaate😅macalinka iga qosliyey😅

  • @MabsudAbdirahman
    @MabsudAbdirahman 4 месяца назад +1

    Saalax😂😂😂 10:13 wa fuuray saalax dhib badana jigjiga boy

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 4 месяца назад +1

    Wllhi waligay game ka qosol badan ma arag😂🎉

  • @CandinuurMaxamuud
    @CandinuurMaxamuud 4 месяца назад

    Saalax jeps jeclaa

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 4 месяца назад +1

    One like 👍 team ceyda marnaba nohoos 😢😮😂❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 4 месяца назад

    Next gabdhaha kusoo samee pls Inta igu raacsan like❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 4 месяца назад

    next gabdhaha ceydow amira koko saamiya sundus 😂

  • @Canadiansomailaqueen
    @Canadiansomailaqueen 4 месяца назад

    waan idin daawadaa nimanyahow. Waan gaajoonayaa

  • @niicimamuxamuud4538
    @niicimamuxamuud4538 4 месяца назад +1

    Ceyda wa nin raga wlhi macalinka sidu u sugayo intu cunyo😅

  • @Zahara-rh6sv
    @Zahara-rh6sv 3 месяца назад

    Keep going wll

  • @BashiirHassan-lo5kx
    @BashiirHassan-lo5kx 4 месяца назад

    Wllhi macalinka cawa qosolka iga dhameyay😂😂😂

  • @YasmineyMohammed
    @YasmineyMohammed 4 месяца назад

    Ala manoli macalin iyo ceyda qosl iku dileen walhi 😭😂😂😂