Wlhie ceyda wa miskiin wu dadaalaya Oo wxu isku dadaya inu habeen walba flimka so galiyo lkn markaad eegto markay ugu yartahy ee flimtaanta somaliga ama ajinabiga waxa lala maqnaanada 1 week ugu yaraana 3 days ka bacdi laso daaya laso daayo mida wa arday daqiiqadahana nooso kordhiyaad leedihin flimna hal maalin laguma duubo intaaso hawlbu idin haya ee somaliyey caqli ku dara Ceydow keep going pro ❤
Haye ku waase waa filim wakhti badan ku baxa lakiin kani waa riwayad oo kale wana 14 daqiiqo kan madhahayno wakhti kuma baxo lakiin laba cishoba haysoo galayo khamiista iyo jimcaha lakiin filim ramadaan somali habeen walba hala soo galaya isku wakhtiga ha badalo laba cishaan soo galinaya inta kalena waa waxyabo kale 😊
Maxa ka khaldan ceyda musalsalka habeenkad doonto musalsalka soo galinaysa habeenkad doontad maso galinaysid adiga yeedhe habeen kasta wan soo galinaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢rajo Heel bad nago ridaay😢😢😢😢😢😢😢
Waar nio wax kale ma rabnee filmka soo dhig ciil hanagu diline intad marba soo yarayso oo aad 14 minute ka dhigtid hdna prank leyne mida kle ceyda masuliyada filmka ma qadi kare asda ama arimaheena inuu mid chanelkiisa laga dawado ahyd sorry hdd hadalkayga ka cadhooten❤❤🎉 Yaa ila fikira🎉❤
LIKTA HALA ILAAWIN SAAD ULA SOCOTO HBN DAMBO IYO MUSALSALKA🔥
❤❤👍👍👍👍👍🥰😙
Málaga yaaba 10 qof iney janalkeyga iibooqdan
اللهم انك عفوا كريم تحب العفو فاعف عنا يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nagadaa caydoow😢 waan sugeenay wllhi 😢
Team ceyda iso boqda 😢👍
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙
Legend lawaayay
🎉😂❤
Scw scw scw❤
Scw scw scw
Inta musalsalka sugeysay like 😂👍
Nagamay xishoon caawa😅😅
Abera wanku salamy sxp
Abeera qoslaaye intee ka baxdi 😂😂
Abeera come back please
Abeera come back plz
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤
Jah
Inta flimka sugeysay😢😂 liketa ha ilaawina
Walahi wansugay 😢
Maku xumeyeen😢😂
Qac😢😮
Ciil idilooyo 3 habeen Qac 💔
Barnaamij yada caadiga duhur ki noso dhig musalsalka habenki noso dhig 👍🤗
❤1finz
😅😮😢😢🎉😂😂😂❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊
inta koko markay aragtay soo oroday❤
See ku ogaatey adi😊
Wll Kusali Nabigeena Muhammed (scw)❤
Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin☝️☪️❤️
Amiin wll koko bulle❤❤❤
Amiin ❤
Amiin amiin wll❤❤
Aamiin
Aamiin
Kusaliya rasuulkeena muhammad صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
Scw 💕 scw 💕 scw tt
Sundus kulaha koko ninkan mxa wye digsiga gubtay u ek😂😂😂😂
Koko arkay orod iga tag inad isu xanaqsantihin baan modaye walalnimadu ha waarto ❤
xanaaq se eh inaad waxas is dhahdo ayaba qalad eh dadkan wllo waye dagaal ma jiro
Gabadha waxas tiktoka bey ku so aragtay dadkana run bey moden
@@Shani.mallin2023 waa run ee cabdullahi hagio ayaa hishiisiiyay si iney isdagal sanen lomujiyo aya muqalkan loso dhigay wax fahn xolo btehe
War anaga prank marabne awey filimka cayda 😡😡 xaley asad Amira soobax faarabutyehey😭😭😭😭🤣🤣
One like👍 Team Ceyda❤
Soo bax faarabuutayee😂😂
😅😅
@@Istanbuul2000 😂
Amiiro Dambabki aduunka kadhacay Haley 😂😂 farabuuto kulahaa 😅
Dadka ayakoo waxkaa sugayo saan looma galo cayaarta nagadaa inta ila qabta like saar
😢😢
😢😢😢
Koko nasab lacagta ana dirayo bay tiri asxabteeda inlajedjedto bay diidysa wllhi saxiibtonimada wax kataqaan
Oo maxay dhihi lahayd marka ?
Hadda waxan waaba wax ay isla ogyihiin oo ay inaga inoo jilayaane xataa haday run ahaan lahayd dad walaalo ah zxbo ah wada ceeshay qada shaqayn ka dhaxayso haday dhahdo ma wax wayn baa xataa haday bixisaba ?
Adigu malaha waad kabaxsan lahayd 😂😂😂
@@wehelashaq3368halked ka kulushahay adu Wa run koko Wa inan wanagsan way awoda wayna ka bixinaysa
Beenta daa koko waa nasab❤😂
@@FardowsoMaxamed-km7lkbeen maxaya cabtooy maad tahay mise afsomaliga ma akhrin taqaanid mise q**q aa kuhaayo 😂😂😂
Walhi koko wan iska jcelhay inta ila jecel one like❤
Koko iyo ceyda marka ay isla jogaan wan jeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhie ceyda wa miskiin wu dadaalaya Oo wxu isku dadaya inu habeen walba flimka so galiyo lkn markaad eegto markay ugu yartahy ee flimtaanta somaliga ama ajinabiga waxa lala maqnaanada 1 week ugu yaraana 3 days ka bacdi laso daaya laso daayo mida wa arday daqiiqadahana nooso kordhiyaad leedihin flimna hal maalin laguma duubo intaaso hawlbu idin haya ee somaliyey caqli ku dara
Ceydow keep going pro ❤
Waa sax hben wlba inuu so dhigo fillm wxba ma dhaanto lkn wx tayo io diyaarsnan bdan kma muuqato filmk wa sidi vlog cml
1week lamaqnade lkm 3h xrire hlmar sooodhigan
Asnh waa 14 dqiqo isbuuc 2h xita mdhamo
Haye ku waase waa filim wakhti badan ku baxa lakiin kani waa riwayad oo kale wana 14 daqiiqo kan madhahayno wakhti kuma baxo lakiin laba cishoba haysoo galayo khamiista iyo jimcaha lakiin filim ramadaan somali habeen walba hala soo galaya isku wakhtiga ha badalo laba cishaan soo galinaya inta kalena waa waxyabo kale 😊
Wllhi koko waa uxiisnay inta koko ila jecel ❤like
Ceyda adi koko wa isku nuresin shekadi ceyko maso celina 😂 intasna kaftan waye keep going ceyda iyo koko iyo mocalimo❤
Armaan yaka celinaayo😂😂
Koko way xanaaqaysaa ka daaya😅
Qoroxleybarashawanaagsan❤❤❤❤❤❤is ❤❤❤❤
Jah❤ koko lacagta ana ku siinaayo dhahdy waa daacad Walhi ceyda waa ka naxisy walhi😢 koko iyo sundus qalbi wanaag m.a❤ 😊
Dadkanabad gali🎉😂😢
Inta flmka sugeyse liketa hailawina😢😅😅
Inta markey prank argtey so caratey like na dhac kusii👍😂 cawa Amiira qurux xaga laga imid talow 😢
Kudhexjirihi waa laga yimi de😂😌
@@cuud_naa dadkaan wllo waaye haku mashquulin
way jiiftaa😂😂😂
@@cuud_hhhh 🎉 1 jawaab aad kuqancisey😂 3:43
Finally prank koko lagu sameyey😂
Away Dadkii Lahaa Ceyda io Koko Way isku Dhaceen 😂😂😂😂😂
Qac baa ka yeedhay
@@IqraAbokor-b7m Haaa Wlhi Wan Tanyabay 😂😂😂
Beeta badane qac baa ka yeerty koko qof wanaagsan
@@shugriabdinasir3 Haa Wlhi Dad Badan Ayaa Qac Ka Yeertay Oo Waliba Caana 😂😂😂
War pranka iyo waxas ramadanka ka dib nooga dhig ee filmka nooso dhig ama naga daaba waxa uff🙄🙄
sundus ba qosol igu dishy intuu naga so galay kuma lahoo😂😂😂
Flimka noo so dhig waxan ma rabnee😢😢😢😢😢
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞
Ku sali nabegan maxamed scw ❤❤😊😊
صلي الله عليه وسلم ♥️
Scw❤❤❤
Waan ku jeclahay King cayda 😢❤
Maxa ka khaldan ceyda musalsalka habeenkad doonto musalsalka soo galinaysa habeenkad doontad maso galinaysid adiga yeedhe habeen kasta wan soo galinaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢rajo Heel bad nago ridaay😢😢😢😢😢😢😢
Cumeer iyi maqan iyo kaamira maanka arimaheena 😂😂😂
Koko haddaba arko videogaas ima dhafo❤😂
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
Inta markay prank aragty so cararty ❤😂
Macalimuu muxuu ku qoslay waligay ma Aaminin prank somali ayaa run ah😂
Kusali rasulka scw
Kusaliya Nabigeena Muhammad s.c.w ❤
4:07 koko Wey Sxnthy Hees wayey Waxkasto Oo Arabi Nashido Ma Ahn 😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Scw scw scw❤
Waw king cayda waku wataa hore usoco pro keeping going
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤
Koko iyo macalimow and sundus wixiii helay layaabay😂😂
Maskin sundus hal xabo English bey hal sac iska radineysay 😂😂
Ma sheege marka 😂😢
Wll adiga oo sooman intaad imtixaan qishi laheyd dhip waye 😂 ee hda wax so aqriso orod 😁👍
See igu ogatay waryaa😂😂
Igulasaliya nabigena mohammad scw scw scw scw ❤❤❤
NABIGA KU SALI ❤
Gurmee igu danbeysay inana kudaawado cawa kokodey noo kiintay qasaba waaye daawashad
Cayda Timaha Jaro zxb Actor ba Tahay Dad badan ku Dawade is Qurxi Nio❤
Hada faqiir wyy wax fahan 😂😂 dee markuu u kala kacdo isa so shidaa
Kooko qlpi wanaaagsanaa anaa paid garaynaya tiri❤🎉😮
Haaaaaaa hey. Welcome back iyi prnk. Saaas kaaa rab naaa Tliye haben filmed 🎥 ka haben vediyo save waye
Jh koko walhi pranki markii lagu sameeynaayo waa jeclahy ❤❤
Aan kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤
Nikan digsiga kubtay u eg maxa waye kokoy kulah ar sundusa😂miskin wey cabsate😂😂😂😂😂
😂😂😂
Mar haydayna amiira meesha joogin maba daawan aqaano amiira maxaa loo casuumi waayay😢❤
Alla😂koko io ceyda maxa uxise❤isla jogoda marhore igu dabese
Sundus qosol igu dishay wallhi 😂😂😂😂
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + +252 61 5 9888 07
Koko way kanexee wlhi hoo kute taleefankeyga alx yaa jaceyl
Armaan😂😂😂
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
King is always king ceyda 👑🔥🔥
Sundus wlle wayabantahay polis uyeedho kaga dhegtay😂😂
😂team ceyko waa idin ixiisnay wale ❤
My roll model kayga wllhi 😢❤
Wlhi filimka koko noga wcn 🎉❤
Waar nio wax kale ma rabnee filmka soo dhig ciil hanagu diline intad marba soo yarayso oo aad 14 minute ka dhigtid hdna prank leyne mida kle ceyda masuliyada filmka ma qadi kare asda ama arimaheena inuu mid chanelkiisa laga dawado ahyd sorry hdd hadalkayga ka cadhooten❤❤🎉
Yaa ila fikira🎉❤
Hadalkaga maka caron ee runta ayaad sheegtay cunugan masul mha filinkii buu noo meceenaa
@@MohomedMoha de waa sida filmka wxu balan qaday inuu hapen walba so galin dono mida kle hadanu filmku editkisu hawl badn yhy waqtiga uu prankiga galinayo muu musalsalka noogu edit gareyo waa qof yare musalsal waxba ka aqoone asad ama arimaheena ku ficna chanelkiisa ❤❤
@@nicimanuura-lw6do ha walahi jaamacadaas buu wax weyn nooga dhiga
Cayko waan idin salamay dadkaan islajelaa❤❤❤❤❤😂😂😂
Ceyda Wallahi Waku Cunaa Prank Uma Baahnin Hadaa Kusamesid Xataa Hanoo So Dhigin Musalsalkii Rabnaa Wax Kale Marabno 😑
Xanan Goormee Malaysia imaanee Wasugi La Ahy
Bisinko naa macuntaa.wiilka marka.cuneyso😅😅😅😅
@@Gosha-rercarale Haaa Adi Maku Cunaa😳😂
Hadan mela jogto imado icun icalanji.calosha igey sen kudhahay😂😂😂😂😂😂
@@Gosha-rercarale kir 😂😳
😂😂😂😂
😂😂walhi qosolka iga dhamday say sundus u cabsty
Aniga musalsalkan sidan aya ugu harey wayo dartiisa aya lacgta dharka ciida ku gadan laha ugu so baxshey bes ayu iga yahey bye
Bye
Na joog aan is Caro celino ceydow naga so gar bax
@@Hande-e1e ciil aya I hayo wlhi musalsalka dhan ayu I nacsiiye
Hal filin baa la isku ogaa laakiin laba filin baan arkaa kan caawa iyo kii hore 😅😅😅 "Macalimuu wax ma jili karo" qosol miidhan
Qof ila fahmayo ayan radinayay 😂
Wallahi waaka gashatay saas aalagaa rabaa😂😂😂😂
Prank maahee shaxtiro waa koko meeqa mar soo fiirisay camirada 😂😂
Alx cawa ceyda run ayaan modayn wllhi lakiin adig qof misakiin ayaad thyn oo xishood badan❤
Dee Koko miyyna ninka Horey uarag marklena prank Aya lagusameyy o ninkan joogo
Marka inay fahanto ayy ahayd😂😂😂😂😂😂
Koko maskiin waaye anigaa bixinaayo lacagta aytiri hadana moobeelkeyga qaadi ayaytiri m a dad isfahan sanbaatihiin❤❤❤❤❤❤❤ asxaaab fiican baatihiin❤❤❤
Fans C.Ronaldo ❤ great of all time cR7❤ like
Shuuwo
Ceyda barnamijyada iyo musalsalka ino kala saar .
Dad dhanaa musalsal kaa sugoo aa prank dartiisa inogu bajineysaa
Ceyda kiii waye kan kulahaaa😂koko
اللهم انك عفوا كريم تحب العفو فاعف عنا يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkk sundus ninka borsada ay ku dhufaty 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaa dhan socalalayo musalsalka kuhayooo maser aya kakenyyy ceyko for ever 😜😂😂😭😭😭
Run ahaantii musasalka mashidno
@@AishaMohamedAbuker-mf3jc vlog waye eeh maser aya kakeny nooh😭😭😂😂😂😜
Alla sundus naxariis badana wow kudili garay markin😢😢
Team Ronado isn't easy 🎉
King ceyda coming soon 800k insha allah 🎉❤❤❤
Koko arageeda farxada masha allah
Musasalkii baan ipmanta sugay nay😭
Aaway dadkii lahaa koko wey istagaaleen 😂😂
Been waye
Qacaa kayer tay walhi😂😂😂
War cayda see ka yeela anakoo wax sugoono u wax kale nola imana inta ila sugaysay like saar
Ceyda sxb kip going lipax 800k coming soon❤
Koko maskiin waye i will pay or take my phone kulaha
Kamil wlhi musalsal ka sugeni ❤inta ilasugeysi like
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima team 27 one love
1m king ceyda iyo amiira qurux mar qudha wada gaadh sioya😂
Sundus ila arka boorsada ayey ba ka dhufateyyy😂😂
7:37 camerada bay soo fiirineysaa bee hadda waxs miyaa prank nooga dhigee
😂😂😂😂
Macalimuu 😂😂😂 baa ku dheelay hadaan yeelo mas
Sundus ku soo sameeee plz😂😢😂
Camirad oo watay ayad way ogeed yaa la sira pranki laisla ogyahy soamlia mar walbo ma qadesan waxaa hanalola imaan
Camerda sow tan barmamijka lagu duubayey😂
3daxdod ayaga isla sucdo ayey maqayad soo Kallen salx kamirad hayo rotina chanald kal quf soo dawad prankiki in uu Ben yahay wuu u jedaa
@@Zayna-x6n qof ila fahmayo ban radinayay walahi warunta aqwan 😂
Wuuuw prank markaan maqley waan soo ordey kabo la aan😂😂😂❤
Na comment leeyeeyy RUclips kuso labo wax noso dhig 😂
Ceyda and koko we love you ❤❤❤