Xog Uk oo Ciidamo Qarsodiya ku dhiseysa xuduuudaha Somalia,Fowsiya oo ilmadda cesha weysay mar kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 июн 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 27

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад +2

    Waxey ogtahay majirto weyna hurudaa , wadanka waa laqabsanayaa ,ciidamadaad sheegina waa xabashi iyo kenya.

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 Месяц назад +4

    SABABTU WAA😮 RUUSH KA❤O AFRIKA. LA SAXIBEY❤MELITERIGA😮 MARKA. UK. DIGTONOW KU JIRTA.

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Месяц назад

    Hadii Xasan Shiikh laga difaaci la haa gabadhii hore manta kuma uusan dhiiradeen gabadhan cusub marka jawaabtu waa BAGAH

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs Месяц назад

    Wakuwii Hur galada ahah lakin xukumadu madaren. Sana

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 Месяц назад +1

    Adeer dalka aanu difaacano UK waa dalkii dalkeena sidaas ugalay walina kama harin

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад

    Suldanow qaybaad ka tahay dhibta soomaaliya waxan la hadlayaa aqalka hoose iyo ka sare waxay yihiin masiibada ugu weyn ee masiibada duldhigay dalkii iyo dadkii soomaaliyeed

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад

    Xildhibaanad foowziyo meeleheeda ha iska ooydee iska dhaafa sababtoo ah xildhibaano wadaniyiin ah oo hada sheqeeya hadeey jiraan laalaadinu maba jirteen oo waa looga cabsan lahaa sidaas darteed meesha waxaa jooga dad eey safe ku ahay kelmeda ah aniga

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Месяц назад

    Waxaa soobaxaday sheekadii
    Shiikh mRishaad sheegay Alaah ha u Naxariistee
    Ee Aheeyd 2 wadan baa lookala qabinayaa soomaliya

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Месяц назад

    fawsiyo haday xilkaas qabato Somalia waa u dhamatay

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Месяц назад +3

    War dawolda somaliyeed oo shaqeyneyso maanta ma muuqatee ee somaliyeey dalkiin difaacada

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 Месяц назад

    Hala dhafiyo nimankan meshas
    way ku fashil mene...

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Месяц назад

    U sheeg reer badiyahan iska hadlaya ,ciidamadaa sheegaysid waa itobiyaan xaxan soo waalay, iyo kenyati.orod isool.aad.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад

    Atmis hadeey joowhar ka baxday soow rageedi kuma harin mexeey atmis uheysay reer joowhar

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Месяц назад

    Shacabka soomaaliyed waa iney ukacan fowziyo yusuf xaaji aadan hala tageero Hana loo istaago korsiga midowga africa iney igu farisito shacabka soomaaliyed

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад

    Engiriiska iyo soomaaliya hada ayeey dacwadoodu furmi kartaa hadiiba uu faraha la soo galay maanta dhulkeenii uu shalay uhadiyadeeyey keenya iyo itoobiya oo dhulkeenii iyo dadkii deganaaba ee soomaliyeedba uu qasab ku hoos geeyey wadamadaas

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Месяц назад

    Xasan afkisuu ka qirtayindalka gatay, laakin axmaar qabiil ma yaqaan.

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Месяц назад

    Ciidanka xoogga dalku kama adkaan karaan alshabaab haddii:
    1_aan lacag iyo xuquuq ku Filan la siin ciidanka waayo alshabaab baa la dultaagan intaba
    2_aan xukuumaddu iska safayn xubnaha xilalka sare ee dawladda haya Lana shaqeeya AS
    3_loo hoggaansamo on Laga tashan sirdoonnada iyo dawladaha ka shaqaynaya dhibkeenna sida kuwa deriska,imaradka,ingiriiska iwm

  • @user-vu4st2hd8o
    @user-vu4st2hd8o Месяц назад

    cid walbo oo somaliya cadow ku ah ayaa maanta fursad u arkaan sideey rawaan ineey kasameystaan maadaama shaqsiga xilka maanta haaya uu isagaba hadafkiisu yahay inuu hantidii umada boobo somaliya oodhan beec katahay aktiisa saraakiishii iyo ciidamadii debka kushuway waxaa suaal ah dalka somaliya oo dadkeeda 20milyan kabadan kunool mayaa xasan sheeq loogu daawanaa oo dadkii kadhigay dalka iyo dadkaba in xasan sheeq leeyahay oo jeebkiisa kujiraan taasi sax ma.ahan in laiska daawado suwax walbo god dheer kusii ridaaya

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 Месяц назад

      ciidanka hadii aan dabka lagu shubin shacabka muqdisho in lagu shubo miyaad rabtey ? waxa na loo qabsanayaa waa qabyaalada noocaan ah waan soo dhaweynayaa in nala qabsado Hawiye waa yaqaan siduu cadow isaga kiciyo insha alaah halka aad ka gashaan daaroodow ayaan ka gali doonaa ee ilaahow soo dedeji jidkii nalagu qabsan lahaa calaacasha oo tima ka soo baxaan heshiis dambe iyo is aaminaad dambe oo ina dhex marta mid kasta halkiisa ha lagu qabsado shaarka beenta ahna waan ku kala bixi doonaa

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to Месяц назад

    Hassan dhaqankiisa iyo Go’aanadiisa waa wax Somaliya burburi iyo dhibaato u keenaysa. Subxana Allah

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 Месяц назад

    Tuug Beenaale Fallujah madaxweyne ayuu leeyahsy danszaal dowladuhu way kala yeelan karaa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад +1

    DHULKA SOMALIYA WAXAA LOO QEYBINAYAA ITOBIYA KENYA IYO JABUUTI.

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Месяц назад

    Ina siil weyne waad khalkhashaye iska daa beenta