DEG DEG: WEERAR LAGU QAADAY TALIYE SAMBALOLSHE~XILDHIBAANADI LA AFDUUBTAY KENYA OO HALIS KU JIRA+XOG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 12

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 4 месяца назад +8

    Horta
    Xildhibaano hadeeyba jiraan maxay
    Suuqa Kenya,
    Ufhexwareegaayaan?
    Hadaad "fasax leedihiin,
    Maxaad gasaxiina ugu dooqaadan weeydeen
    #Goboladii,
    La'idinka Soo
    Doortay?.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 месяца назад +1

    Buliiska Kenya, waa la yaqaanaa. Waa musuqmaasuq badanyihiin. Waan la adeegsan karaa si fudud.

  • @HappyBakedBuns-cx7zb
    @HappyBakedBuns-cx7zb 4 месяца назад +1

    Tilaabtiii. Uqaaddo. Dhaliilbeleedehey. Yaabwaaye

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 4 месяца назад

    See ku ogaatay kenya

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 4 месяца назад

    #Sixid: Maxaad U Dhexwareegeeysaan?.

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 4 месяца назад

    Waxbaa la mucaridaa beey maqleen, ma waqti dawladda la mucaariddo baa lagu jiraa misa la tageero siduu wadanka noogu hagaagi lahaa. Teeda kale wadan kasto wuxuu leeyahay qeeynuun eey ku dhaqman waana in la ixteraamaahadeey dhiib k gaaray

  • @sahrofarah5422
    @sahrofarah5422 4 месяца назад

    Jinoow xildilaha somalia wax ku fal ilbaxnimadii ugu danbaysay waa marka xoogaa Ingiriis ah lagu hadlo
    Waan ka xumahay bal maxaa u diiday inuu afkiisa somaliga ee qaniga ah??????????????

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 4 месяца назад

    #Sixid: Maxaad Fasaxiina ugu Sooqaadan weeydeen
    #Goboladii La'idinka Soo
    Doortay?.

  • @arfinuur1834
    @arfinuur1834 3 месяца назад

    😅

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 месяца назад

    Mudaneyaal ayaad tihiin. Maxaa idin geeyey Nayroobi, Ma Muqdisho ayaa laha waayey makhaayad qurix badan oo laga shaaheeyo?