Lamanahaan dharka madow mar hore ayuu arooskoodu ahaa lkin xafadaan xaaskiisa ayuu sagootin uga dhigey qurbaha ka imaatey caan ayey ka yihiin tiktok waana sahuur jano iyo kooli ❤❤❤❤❤
Waziir waligeyga wan kugu xerna wana ku salama kow Mida xigta yarkan isku team aan aheen wygi aan wadanki jooge yar saxibo nahy darad iso dir videogan wlhi waxn sugaye in aad so qadaneyso mrki lagaaro barnamijka arooska 😅😂 wana dhacda wale wasiir arooskeyga adan so qadanin wlhi wax ka fakanayo malahan habenks maba jogi ani wana ku salama hada farinteyda arko ina kan video ga xiga aqriso alaha kugu dubo wana ku salama Aroos adan ku nici raba habeen wlbo baxareys 😂
lacag Aad meel ad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
Amiin 😂Yaa rabbi ❤😊🤲wx badn ku saari lahaa hdaa awoodo😅lacag jecl lee😅
Rer tiktok dhibka Naga dhaaf😂❤
@@ifraaxsanaag7313mana sheege marka😂
KOKO xowga waad ka maser san thy 😂
Aamiin 😂
Ku sali nabi maxamed scw ❤
Scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw
Lamanahaan dharka madow mar hore ayuu arooskoodu ahaa lkin xafadaan xaaskiisa ayuu sagootin uga dhigey qurbaha ka imaatey caan ayey ka yihiin tiktok waana sahuur jano iyo kooli ❤❤❤❤❤
Saxb aros hada dhacy lagama hadlayo ee inan wuhu ka hadlaya arosyadi ugu samaynta badan in this month sorry hada i qalad fahantid my sister cafwan
yaaku balamiyay🤪🤪🤪🤪
Kusaliya nabiga muxammad ❤❤❤❤scw scw scw scw 🎉🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw
Team xishood anaa ka midaa 😂😂😂
Xishooda +1😢😢
صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasalam
Scw scw scw
صلى الله عليه وسلم❤
Scw
Waziir Meshan Maqaxi Waaya Ee Studiyihi Hore Ku Noqo Waar Marabno Hadanahy Team Sarakisha 😂😂
Ilahay qofkastoo wanagsn qof udhigma hakubeego❤😊
Aamiin
Background ka shumac maa la ku dhajiyey wasiir 😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 wlhi wa iga qoslisey wa dhiseyn qurba derbiyada loo hagaajiyo
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
Wasiir maanta studio ma joogtid namaad soo ogaysiin xgee aaday macnaha😂😂
Xishoodku waa imaanka wlee mida xishoonaysaaa naag ah❤❤
صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw
Waa umada xishoodkii ka guuray allow xishoodka hanaga qadin
Wasiir gabar iyo dhul malesku daraa majirto😂
Waziir xage aaday I studio heeni nagu celi 😂
Zaki 1m is coming
Waar wazirka milionka aan kuturno,waan cebeysane reer comentland❤
sigada ilahay haka madoweyo 😂😢
Amiin
aamiin
Meshaa ciyal TDM majogaan waxaan team sarakisha waya yakusoqalday musooow
Waa yahay waa yahau, waa ku salaama , wasiir garacaa tahay walhi 😂😂
Wasiir background face
Weeyi😂😂
Ar wasiir studio hii quruxda badnaa aaway😂😂😂
Wasir background maxaa waaye dabakaayo madow uu uegyahee😂😅
Dhagax Bala moda Waziir😂
Lamaanaha dharka madaw mar hore ayay is guursadeen imika muuqalkni waa xaflad sagootina Oo uu xaadkiisa u sameeyay wiilku waana dad caana❤
Dhaanka xishoodka ayaan ahay
Wasir.darbiga ki adhiga 😂
Waziir meshan ma studios 🎙 baa mise waa maqaaxi waxy dhagaxaashan kaa danbeeya 😂
Hayeeelin😂
Ninka labada dhul isku darsaday waa salaamayaa legend weye
Marka ilaahay kheyr kula doonto😂
War qofta xishoota ayaan kahelaa ee qof aniga ihor carareysa oo aan dadka kaxishooneynin acuudubilaah
Wazir background ka maiga hubtaa 😂❤
Waziir hadaa kadartee backgroundkaaga Soo cesho.😂❤
Wasiiir xagee aaday istudio heeni nagu celi 😢😢😢
Wasir ana ugu horeeya igu sharaf love ❤
1. 2 😂 dhul iyo dhako isku qaado😂 shekadan ilh no maqan
Waziirkow anagaba buqaas waa ku jirna😂
Lawo dhul isku darso zv waaye wlhi 😂😂
Dumarku xishoodka ayay ku qurxanyihiin wlhi inta ila aragtay💯💯🥰
Gabsaarki gadaal weli waku xiran yahay yaa ila arko😂🙋♂️
😂😂😂😂😅😅😅😅warkas igu soco ku leyahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wasiir cawa maxaa waye darbigan kenya miya joogtaa mise yugandha 😂😂😂😂😂
2:55😂😂😂😂 waa horaa fnn farta ka xiran noqon lahaa ee bulsho iska daayee camerada markan arko dabka iga dhacayaba😂😂😂😂
Masha allah ilaahay wanaaga ayuu kula jecelyahay. Xishoodku waa imaanka badhkiis🙏🙏🙏🙏
Waziir ma iska baxii studio u laabo hadii kale 😂😂😂😂
Insha allah dhul iyo gabadh❤❤❤
Ee wasiir backgrounku shamac buu u egyahy bee😂😂
Gaashanle warka isii first one comment
Waa zirka hambalyo Hambalyo 1️⃣Ⓜ️adgartay ban kuguhambalyenay
Ani ahaan mid byab joog iyo jirba Hani is the best
War halal waaye 😂😂😂
War wadaan wada na anfacaysaa waaye 😂😂😂
Dhool iyo gabadh wa MashaAllah 😂😂😂😂😂
Wasiir secamal Background washamacii gurige😂
Waziir codsigayga ii tix gali wiilka arooska dayax dalnuurshe iga lee,o dhahayo uuka sii jeesanayo warayso😂🙏
Masha allah hambalyo hambalyo
Wasiir mesha guryahii dhiqada ahaa ee somalida dhisan jiren baad modaye waxay 😅 mesheni nagee Hee wasiir 😮
Welcome to paris Lyon ayan kasosalamaya wazir ❤
Waziir wanku wadanaa keep going
Manta darbiga waa naga badashay hambalyo 😂🎉
Wasiir Ragan dumarka 🎤 MIC Uqaatay mxad ugaso hadli ladahy xalimooyinka free an leyahy hooyoyinkA somaliyed e heesaha iyo qolalka lagaso furanyo naga qabo wasir 3 nin 😂😂
Sharma boy chrisbrown inu naga barejeya rabnay gbadh somaliyed u heeso ku karbaashaya 😂
Soomali Wayn Wasiirka maxaa ku haysataa 1M Maa ku Tuurno 🙏🫡🫡🫡
Waziir faraxaan familygiisa siiyey dhulka ee familyka gabdha maaha😂😂
❤❤❤ Keep going pro
Allahuma Sali calaa muhamadin ❤
Team xishood❤❤❤🎉🎉🎉🎉
nagtii Hubkedu dhisan aYahay Hantiga way iga jiidi Lakin tiikaLay haygu tashan kuman dhaLine😂😂😂😂😂😂
Garbasarti lee inobadashay sxp
waziir waa maxay Background ka ueg saligii xabishida malaha muqaaxid bad joogtaa😂
Xishood ma ehee ee waa qooq weeye hhhhh
Ka gaarsii dheh
Waziir anigu wanba nafbixi lahaa kwrn😂
War wasiir Bankgrounka waa fadhiya😮😅
Dad badan hortada ma istaagi kari talow malinta arooskeyga ya istagayo meshas shaxisa io shobinkisa wa diyar 😂😂😂❤
Dhul kuye 😂😂😂gacan qabsi cajiiba yimi😂😂😂😂
Waziir waligeyga wan kugu xerna wana ku salama kow Mida xigta yarkan isku team aan aheen wygi aan wadanki jooge yar saxibo nahy darad iso dir videogan wlhi waxn sugaye in aad so qadaneyso mrki lagaaro barnamijka arooska 😅😂 wana dhacda wale wasiir arooskeyga adan so qadanin wlhi wax ka fakanayo malahan habenks maba jogi ani wana ku salama hada farinteyda arko ina kan video ga xiga aqriso alaha kugu dubo wana ku salama Aroos adan ku nici raba habeen wlbo baxareys 😂
Wasiir goormee 1millyan kaa dhanaa
اللهم صل على محمد وآل محمد الطيبين الطاهرين
WaZIIR JIJIN MAAMULGOWOLEED MIYAAD.AAMIN SANTAHY MISE NAGA SIIB DEE WASIIR😢
Aniga ayaa hay gabar iyo dhula ee waa 3jira 😂😂🎉
Background coca cola bro 😂😂😂
Alxm waziir back gounrd kii waa nagabadashee
Lacalla hadduu furo dhulkaas yaa leh 😂😂😂
WaZiir Dahan Kaa Dan beeyo maxa waye
Yaa iga horeeya😂
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga tartan ku jiraa😢
somali yeey ninkaan maxaa ku heesataan maa 1milion ku tuur taan ❤😂
Insha Allah waan gaarsiin dona asxaabta wllka 1miliion kutura
Waziirka reer Commenti ❎️ waziirka faraxyasha✅️😂😂
Waxan ku faraxasan mataha Ina noqod qof commenti Ina Kaha noqodo qofki58🎉🎉🎉 hambalyo isodhaha asxbye😂😂
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Yaa iga horeeyo
Arooskiisa maaahe waa sabootintii xaaskiisa wll
Zeki waa laba wajiile😂😂 dhulka marka wiilku bixinaayo xanaaqa u shidan Zeki lkn gabadhu markay bixinayso farxad darteed kursiga ayuu ka dhici gaadhay 😂 aar wasiirka waji malaha
Hanbalyo 😊
Team xishood❤😂
Waziir gadaal mxaa waaye sarta😂😂😂😂
Caleyhisalaaam❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤
Wasir darbiga background miya😂
Frest lake and love❤
Hmbalyo Hmbalyo Hmbalyo 🎉❤
Waa gar eexeed waxaad aqridey gartaas si siman uma aadan qaadin maamo maxkad u diyaar garaw kkkkkkkk janalka looma sinna lkn waan ku wataa maamo
Wasiir waa xay alaabtaan ma darbibaa ma fahmine hhhhhh
Asc wasirka
Hamblyo dhaman😮😮