DUMARKU WA INAY AFAR AFAR AYUUTO UGALAAN SI AY 1 NIN LACAGTAS UGUURSADAAN😂 & QAABKI LOGA FALCELIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024

Комментарии • 728

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 27 дней назад +242

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ☝️❤️

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 27 дней назад

      ALLAHUMA masala calaa Sayidina Muxamad wacala aalihii Sayidina Muxamad kama salayta calaa Ibrahim wacala aalihii Ibrahim fil caalamiina inaka XAMIIDU MAJIID

    • @hindoohussein707
      @hindoohussein707 27 дней назад

      scw

    • @axmedcabdi1651
      @axmedcabdi1651 27 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdulahiabdid9ll
      @abdulahiabdid9ll 27 дней назад

      Waa runtaa

    • @zaynabahmed2025
      @zaynabahmed2025 27 дней назад

      Scw

  • @NuurSidiik
    @NuurSidiik 27 дней назад +91

    Ballan iga qaad innaa sallada illaalineysid😭❤️

  • @user-mr3lq5fb2o
    @user-mr3lq5fb2o 27 дней назад +160

    Wa iga codsi hal like 👍 igu cimamad

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 27 дней назад +58

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 27 дней назад +33

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @blukinho1107
    @blukinho1107 27 дней назад +99

    صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 27 дней назад +2

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 27 дней назад

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @Asmafarah40
      @Asmafarah40 27 дней назад +1

      Salallahu cayehi wasalam ✅🥰

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 27 дней назад +25

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 27 дней назад +39

    اللهم أصلح بلادنا والف بين قلوبنا برحمتك يا ارحم الراحمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭

  • @user-sw9bg3tu2x
    @user-sw9bg3tu2x 27 дней назад +32

    Zaki bini xaaji wan ku salamay LPH ✊♥️

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 27 дней назад +18

    Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 27 дней назад +21

    Waxaaas waa bahdil wiilasha yuuna nga bahdilin dheh waayo ninka raga ah waxuuu qiimo ku leyahy inuuu naftiisa kaligiis u istaaago ❤yuuna gbr asi doonto mhne gbr nin doonanee waligeedba lama arkin

    • @AbdullahiHaret
      @AbdullahiHaret 27 дней назад

      Hada ayay dici inshllh

    • @xidigtamudug932
      @xidigtamudug932 27 дней назад

      ​@@AbdullahiHaretsi baad diyaar u tahye soo dhawow bal ku waan duunaynay baa tahaye aniga iyo 3k ale 🍺

    • @user-nm7pw7lm8g
      @user-nm7pw7lm8g 26 дней назад

      Naa dumarku bahdilayaa

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 26 дней назад

      Shukri xataa dumarka bahdil ayay kutahay
      Because gabdhaha qimo ayay leyihin o ragu waxaas o qarasha ugalaan
      Lkin marka tahay bila qimo wa inaa adi is jafjafta
      Hindida dhaqankas leh ingabadha lacag bixiso ninka
      Sey ubahdilanyihin ma maleen kartid

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 26 дней назад

      Dalaaqada yaa noheydona ileen nama qabato in nala furo anagoo qaradh nagabaxaye😂.

  • @Abdirahmansalah10
    @Abdirahmansalah10 27 дней назад +33

    Qofkii ugu horeeyay ahay manta ma leeyga dareemaya 😃✌️

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 27 дней назад +18

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial 27 дней назад +12

    Subxana allah hanahabarinina ilahey sharaf iyo karaamow noyelay hindi manihin dhaqan iyo diinba umalihin yaahuu

  • @cabdulaahiisgooweisaakh816
    @cabdulaahiisgooweisaakh816 27 дней назад +15

    Aan kusalino nabigeena naxariis iyo nabad geliyo korkiisa Ahaato

  • @SayidkaPoi-j5o
    @SayidkaPoi-j5o 27 дней назад +24

    Kiwirka inan iskadeyni an kusalino scw❤❤

  • @user-kx6lt6dh3e
    @user-kx6lt6dh3e 27 дней назад +9

    Talo fiican beel Zaki weligaa aa sugee Xaliimo ineey hindi noqoto. Shiikhaan yuusan idinka waalin.

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 27 дней назад +4

    Subxanallaah Ragii qiimihii iyo sharaftii waa ka dhamaatay hadayba maranayaan dumarkii hana fangareeyo😢

  • @NuurAmison
    @NuurAmison 27 дней назад +10

    garoob waba layaqaneye meshe garoob kunoqotay si sharci garoob kunoqote lkn👍 waxajira gawar garoob badan ee haku sirmin SXP🤝🧠👈

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 27 дней назад +10

    Wasiir sibu indho dhimanaya ila leyahy sheikhu bal uyara fiirso yuusan idin galafan😂😂😂😂😂

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab 27 дней назад +8

    Xigmadii ogu xumayd een 2024 maqlo
    Waa dhiman karaa ma ahane farax lcg u aruuri 3 kalana hakula wadagaan sheekhow maskaxda xfda maa kusoo ilowday malintaas

    • @user-ue7mz3yr1j
      @user-ue7mz3yr1j 27 дней назад +1

      Wa soo ilaway runtii isagaa 4 ku raafad saan yuu waalayaa. Mudul gubtay Mudul gubtay kama naaxo kkkkk

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 27 дней назад +6

    Wasiir hal xidiglaan ahaye armay inoo roontahay inaan xidigteena ku qanacsanaano waa aniga fikirkayga insha Allah ❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 23 дня назад +1

    Mashallah sheikh Hassan wa runtiisa

  • @maryamahmed9518
    @maryamahmed9518 27 дней назад +6

    Waziir waxaan qosol ma galaan waa dhaqan xumo ee ka dhiidhi pls

    • @maajidmaxamed691
      @maajidmaxamed691 27 дней назад +1

      Maye ee dhaqan xumo yaa kadhiga😂

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 27 дней назад

      Maryam maashaa Allaah naag dhiig leh❤❤🎉🎉

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 27 дней назад

      @@maajidmaxamed691 adoo nin rag ah aa rabtaa in meher lagaa bixiyo😏

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 27 дней назад

      @@umuclaahi5562 wlhi waa yaabanahay dadkaan dhaqan iyo diin toona la fiirin maayo waa la iska qoslaa uun🙄

  • @ZahraCali-m6h
    @ZahraCali-m6h 27 дней назад +28

    Adi lee lacag ka bixi hadana halagula wadaago walle waa dhimasho😂
    Marka hore ayaa runta aanan ogaleyn waxay aheyd raga afar ayaa u banaan
    Teeda kale gormee sharci noqoty ina raga lacag laga bixiyo😂😂

    • @kobciyeservices12
      @kobciyeservices12 27 дней назад

      Xalimo lacag ta bixi inta sano soo bixineynay zoo wada baxa😂

    • @naimaadan2635
      @naimaadan2635 27 дней назад +1

      Shekhaan maxaa kaqaldan

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 27 дней назад

      Qaybtaada soo diyaari gabarey ciyaarta dhaaf. Anigana qeybtayda waan soo wadaa.

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 27 дней назад +5

    Farax..Aqligodii ba halka garay ....Lkn dhici mayso wasiiir😂😂😂 ha augin😂

    • @YaasmiinAhmet
      @YaasmiinAhmet 27 дней назад +3

      Beenta mha dumarland sharcigaas waaka xaaran😂😂

  • @user-zm1ge1gk8g
    @user-zm1ge1gk8g 27 дней назад +5

    taas laascaanood sheegatay waan la raadinaya qofkii arko hasoo sheego😂

    • @SADAAMZIZU
      @SADAAMZIZU 27 дней назад +1

      Xitaa Ana kula radinaya

  • @FalastinYusuf-wj7cy
    @FalastinYusuf-wj7cy 27 дней назад +3

    Faarax Cid kusoo dooneyso ma jirte yaa lagu lug goyn😂😂😂

  • @hodaismail-zw6kg
    @hodaismail-zw6kg 27 дней назад +5

    Hayaay mnta warkaa baa keentay anaga miyaa wax gursana mise anaga nala guursadaa midakle ayuutadaan nin ugalayo man ganacsi uqabsado 😂😂😂😂😂

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 27 дней назад

      Wali hiitka idin magaarin hadaan yamta galno Dan ayaa idinku kalifeeyso walee😂

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 27 дней назад

      @@AhmedMohamed-uf9bx
      Doqon orod shaqayso uff😂

  • @qeyzyare1127
    @qeyzyare1127 27 дней назад +7

    Waziire hada sarakiisha nahahay waa ku amin sanahay waxa ka codsaneyna inaa noo cawiso wllken carafaad saciiid oo bahiyaha gaarka ah qabo oo Malaysia 🇲🇾 ku sugan oo zaki somali qisadisa ka so duubey sarakiisha garsiisa youtube kiisa oo hada marayo 21k waa huba hada arki laheed kama amus nateen wilkas
    sharaf iyo karaamo waziiire🫡🫡🫡

    • @11naa44
      @11naa44 23 дня назад

      Mxa youtube ugu qoran

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 27 дней назад +4

    Zakiyoow Sheikhaan Adi Maasoo Balamiyey😂😂😂😂😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 27 дней назад +1

    Taladi ugu wanaagsan 2024 dumarow waad maqlaysaan waan idin sugaya 😂

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 27 дней назад +1

    Kkkkk 4dumar ah oo garoob ah
    Nafta ayey kaajarayaaa
    Waa dad kubada soo ciyaaray

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 27 дней назад +1

    This guy is ever happy masha Allah, intaan yaroo isku jacbursadaa aniga update markaam rabo asaga
    An fiirsadaa waxii social media ku jiro intoo yaryar kaagaa taabanaa

  • @Muheyma
    @Muheyma 27 дней назад +4

    Lacag waa heystaa nin aan ku guursan karo lkn ma ku guursanaayi kawran😂😂faan

  • @Kalocade14
    @Kalocade14 27 дней назад +6

    Wll zaki baasbord ii sameey magaceyga wa Yusuf WA ku SUGAA I.a

  • @Sakabawaancajab
    @Sakabawaancajab 26 дней назад +1

    *_‏﷽
    ‏﴿إن الله وملائكته يصلّون على النبي
    ‏يا أيها الّذين آمنوا صلّوا عليه وسلّموا تسليما﴾
    ‏اللهُمّ صَلِّ وسلّم وزد وبارك وأنعم على نبينا محمّد ﷺ🤍_*
    *أَفسحوا لـ سورة الكهف وقتًا في يومكم*
    *‏فـ هي نورٌ مابين الجمعتين❤️.*

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb 27 дней назад +4

    4/4 ahaa, maashaa allah,

  • @abdallacaaqilka1266
    @abdallacaaqilka1266 27 дней назад +5

    Diyaar baynu nahay 😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 27 дней назад +2

    Waa Afar dumar ah Guurso OO farsameysan 😂😂😂

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 27 дней назад

    Shiilhaas warkiisa waan ku raacsanahay ❤

  • @yacqubnasir2298
    @yacqubnasir2298 27 дней назад +5

    Zxp waan kuwataa😊

  • @siciidyaasiin3257
    @siciidyaasiin3257 27 дней назад +3

    Shaydaan baa deg dega kuwii horey uguursaday waa deg degeen markaan adkaysi samaynay hadaa nahay iskaabulo is nacday afar ayaan bilaash ku heleynaa😂.

    • @Naxariseyyyy
      @Naxariseyyyy 27 дней назад +1

      Riyo baaa ku jirtaaaa kac wllo😂😂

    • @siciidyaasiin3257
      @siciidyaasiin3257 27 дней назад +2

      @@Naxariseyyyy adiga waa ku hayaa 3 kale horey usoo kaxayso😂

  • @Nadarey
    @Nadarey 27 дней назад +2

    Waziirada hadaa ii jeedo zaki bani xaaji ilaali 😂 taluu radinaa dumarland wakuwa is caawin jiree ninka qabo 😂

  • @sakinourchannel1
    @sakinourchannel1 27 дней назад +1

    Wasiir waa arrrin wacan 😂😂

  • @Khadiijo1234Abdilahi
    @Khadiijo1234Abdilahi 27 дней назад +2

    Itaqulaaah haku qoslen zakiyaw

  • @user-ed6ho5gi7v
    @user-ed6ho5gi7v 27 дней назад

    Hal xasley number one ban ahay ee Intee biroo ka heyla

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 27 дней назад

    Zekiyow nolosha intii ugu macaanayd oo hal xaas ah waad haysataa ee candhuuf taada dib uliq oo dhexda xidho iskana imanao😂❤

  • @MohamedDeeq-is6lo
    @MohamedDeeq-is6lo 27 дней назад +10

    We are ready 😂

  • @XamdiDaauud-c1e
    @XamdiDaauud-c1e 27 дней назад +1

    Wasiir ka joog halka haweynin😂😂😂😂😂😂

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 27 дней назад +1

    Sadex Sadex afar afar hayaa hore u soco

  • @abdulahiabdid9ll
    @abdulahiabdid9ll 27 дней назад +1

    Ku soco sheekhow

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 27 дней назад +2

    Zaki adiga waad meeleesantahay ha waalin ragga 😂😅

  • @ShuceybAbuukar-rt9pe
    @ShuceybAbuukar-rt9pe 22 дня назад

    Aniga waa la I watay waziir sacdiyo fartuun iyo ceeblo iyo iyo xaliimo)) kis ku qanceysaa ku soo he shiinee daab ma heysataa eey I dheheen asaan ari haahadoo haa nabee 🙂🙂😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-il9jr3us4j
    @user-il9jr3us4j 27 дней назад +1

    Walay katahay inaan faarax lacag kubixiyo kasiidarane oo faqiir xagee gaynaa ma kutuugsanaa😂😊

  • @AfatahKalif
    @AfatahKalif 27 дней назад +2

    Zaki Bin xaji wankuwataa pro❤❤❤❤

  • @munaabdinasir1776
    @munaabdinasir1776 27 дней назад

    Wasiir lafahaga unax waxa soo socdo majiraane😂😂🎉

  • @daahaabdi-ms5yf
    @daahaabdi-ms5yf 27 дней назад

    شكرآ شيخ الغالي
    احلا نصيحه انا جاهز 😂😂

  • @leylomaxamedyuusuf8291
    @leylomaxamedyuusuf8291 18 дней назад

    Waa bilaa aqli shiiqna mahee bahdil buu wadaa

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 27 дней назад

    Shiikhu waidin shirqolayaa asaguba hadu gursaday tii ugu horeysay hobsite yuu idin gelin faraxyal😂😂😂

  • @GAANI.
    @GAANI. 27 дней назад

    Ilaaahaw Sheikha Noo daa 😂

  • @CaaishaCabdinaasir
    @CaaishaCabdinaasir 27 дней назад +1

    Taladaas waa soodhawaynaa🎉😂❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 27 дней назад

    Wasiir waxooda waa waraba kadharta waxeenana waa umacan 😂😂

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 27 дней назад +1

    1 kii😂❤waamba haayaayeee ee 3 kale iigu soo dara

  • @SamiaaHmed-b3e-b5u
    @SamiaaHmed-b3e-b5u 27 дней назад +2

    Awalba sheeq naaglee bursadaa😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 27 дней назад

    Big legend always saki ibnu hajio another's levels isn't easy sheikh xasan 💯❤💑❤😍

  • @hassankeynaan2328
    @hassankeynaan2328 27 дней назад +1

    Wasiir wan ku salamay nio aniga labo ayan hayaa ee group-ka 2 xidigle yaasha waan tashaneynaa si aan melaha banan u buuxino

  • @FaysalMoha-jr2ji
    @FaysalMoha-jr2ji 27 дней назад

    Gabdho talada shiikha qaata 😂😅 oo sas sameeya walalayaal thanks

  • @hodanaden2461
    @hodanaden2461 27 дней назад

    Sheeqow keeygalee sadax ayuuto wadato ha iihadarin qeer allaha kusiiyee

  • @iqroabdiarab6646
    @iqroabdiarab6646 27 дней назад

    Wasiir afaraheena ka bax hadii kle wasiirada ayaa kaga dacwonayna😂😂

  • @YasinSebunye
    @YasinSebunye 22 дня назад

    Laaa taaa Amin sheikh Hassan

  • @NimcoYar-m3f
    @NimcoYar-m3f 27 дней назад

    War tan walaqabaaye inaga ilaalia taas waalaqabaaye madhahayno aaway garoobadii❤❤❤❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 27 дней назад

    Joog oyyyyy wasiirdaaaaa mxd qabsan wasirkan kuwa single buu shiekh ka dalayaaa idinka oo midh ku dhegan mahaaa😂😂😂😂😂

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 26 дней назад

    Wwwtu jaale wasiir sheeka kalqq keente waa figrad wanaagsan allaah ha fududeyo 😂😂😂😂😂😂

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i 26 дней назад +1

    Itoobiyo intaan jigjiga kasoo ceshanayno waa OK kadib laakiin dibaa lonoqonayaa

  • @Kadiye641
    @Kadiye641 27 дней назад +1

    Casir wanaagsan waziir🙏

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 27 дней назад

    Waa ku sopprti yareyn jiray laakin n maanta waa kunacay, shiikhana waxba dhihimaayee hadii gabar soo dalbatay iyadaa jeclaatay ee ragl,aan majirto. Hal halka ayaa naga badan Hindiya malihin ee usagey kuwaajibtahay. Raggow ha isku qancina waxaas ee waajibka Alle idin saaray allaha idin gaarsiiyo//////////?

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 27 дней назад

    Hadan kayiloo 😂zaki

  • @AdanCabdimaxamuud
    @AdanCabdimaxamuud 19 дней назад

    itaqo lah qusalka kareb zax zaki 🥺🥺🥺 inaa fahantay ayaa rajeynaa zax🥰

  • @NimcoYar-m3f
    @NimcoYar-m3f 27 дней назад

    Wasiir xaasla yaasha talo u raadi nio waad heliye😂

  • @firdowselmi1669
    @firdowselmi1669 27 дней назад

    Adiga xaqaagii waadka hormartay waziir😂😂😂

  • @MuscabToNH
    @MuscabToNH 27 дней назад +1

    Easier aNaa LaasCaaNood JeeGee qoFTaa NuMberKeDa iisoo HeeG😂😂

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 24 дня назад +1

    Waxan Waa meel kudhacaya wiilshan logeeysta iyo gabdha maxa Yeela nin raga allaha mas uliyada saaraya waana waajaib ciyaaraha mahan diinta sheekh Xasan al waajid waabin aadan Waa kadhici karo qalada

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 8 дней назад

      Hadda diinta xasuusatan miya? Marka in La idinla guursado diidaysan diinta wad ilawdaan 😂

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d 26 дней назад +1

    Gabdhoow Allah wuu idin karaameeyay ee ha isbahdilina horta barta shuruuda guurka gabar iyo garoob waa isku qiimo karaamada Allah idinsiiyay ha iska qaadina😢

  • @ibrahimabdirisak7302
    @ibrahimabdirisak7302 27 дней назад +2

    We are ready kk

  • @Sakabawaancajab
    @Sakabawaancajab 26 дней назад

    Sxp shilalka moobeelada waan kaawaynay

  • @dahirahmed5841
    @dahirahmed5841 27 дней назад +2

    Wazirow waan kuracsanahay sheihka anii

  • @rahmaaden6872
    @rahmaaden6872 27 дней назад +1

    Zakiyow Adikaa ka shakininay 😂😂😂

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 27 дней назад

    Sheikha maxa ka qaldan Oo gabdhaha ugu gafay ,maxow so arkay xafadey raqiis ka yihen

  • @abdullahidayib4667
    @abdullahidayib4667 27 дней назад

    Xaliimos baayo wllahi iam ready ahay kaley iidafa🥺😂😂

  • @liinjecaddelyrics
    @liinjecaddelyrics 27 дней назад

    Waziir Raga xaasla yaasha ah ayaaba ugu fudud ama ugu horeeyo Raga afar xaasla yaasha noqon doono.
    Waayo sadaxda ka dhiman Xaaskiisa ayaaba saaxiibadeed u keeneeso eababtoo ah inta aan la dulkeenin sadex Dumar ah oo isku group ah lakeeni lahaa oo ee san taladu ku cadaan iyadaaba isgaraneeso.😂😂😂😂

  • @NajaxIidle-kf5cy
    @NajaxIidle-kf5cy 27 дней назад

    Wasiir isdiyaari ana kusoo donanayee😂😂

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 27 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤wasiira borabugandada jooji😂😂😂😂🎉caaw caad baan😂😂😂😂 aniga xaqa baa Iga maqan❤❤❤❤❤

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 27 дней назад +16

    Kusaliya xabiibkeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @sharmaarkemahad1452
    @sharmaarkemahad1452 27 дней назад +2

    I am Ready🤚😍

  • @KaafiyoYusuf-gp3bo
    @KaafiyoYusuf-gp3bo 27 дней назад

    Sakiyow sadex banu nahy ee xaskaga ka so dhamy😂

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 27 дней назад

    Illahey ha kaa cafiyo shiiqoow, gabdhaha ilmaheey koriyaan nimankana ma loogu daray.

    • @hassanyarrow8959
      @hassanyarrow8959 27 дней назад

      Ilmaha anigu korsanaa adhigu lacagta arooska bixi

  • @lulali6059
    @lulali6059 27 дней назад

    Subxanalah Hadii shiiqu dhah sidaas aaway qawaamuunu Al rijaalu ee ninka masuulka la saarey.

    • @abdiahmed1380
      @abdiahmed1380 26 дней назад

      Sheekha wuxuu halmaamay qawaam nimada Allah sheegay inay wax bixinta ku jirta .
      Siduu sheegay hadii la qaato waxaa imaan raga qawaamnimadodi inay nusqaanto.
      “Raggu waa ilaaliyaha dumarka, maxaa yeelay Eebbe wuu ka fadilay qaarkood qaarka kale, waxay bixiyaan oo xoolahooda ah, haweenkii dhawrsadana way adeecaan waxa maqanna way dhawraan wuxuu Eebbe xafiday.” Al ayah

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 26 дней назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @nimcomaxamedcali2668
    @nimcomaxamedcali2668 27 дней назад

    Nin ayuuto lagu gursade😂😭 hormar idin rajena