Afhayeenka Qurbe-joogta Subeer Awal oo baaq kasoo saaray shir ka dhacay Magaalada Hargeysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 87

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 9 дней назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Allahayow noo ilaali dalkayaga iyo dadkayagaba😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 10 дней назад +7

    Garad kulmiya lala shiraya waxay lamid tahay siyad bara lala shiraya ama cusama binulada lala shiraya war hadalkagu xuma ama garadka wadani ee ciro iyo xirs ba sida oo kale ah halaga xishodo hadalada qarki hadu jirana xirsi iyo ciraba waa danbi culus oo ay qaranka ka galayan

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 10 дней назад +7

    Cirro aqoonsi ma rabo ee ha la soo qabto.

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 10 дней назад +4

    Subeer awal dagaankaaga kusoo noqo Bari madagtid waadku dhamaateen❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 10 дней назад +3

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 10 дней назад +4

    Mansha Allah Tooshka halagu hayo ictisaam iyo Huwanta gudaha. Somaliland Guul forever insha Allah.

  • @AmranibnuKhayre-v7x
    @AmranibnuKhayre-v7x 9 дней назад +2

    Dalakani Rabi iyo Raga buu leyahahyo dhicii mayaso in dawalad ahaan lola hadalo

  • @Mustafeyuusuf-jr4er
    @Mustafeyuusuf-jr4er 8 дней назад +1

    Comments

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 10 дней назад +2

    DEE ADEER SIDEE ULA YAABAYSAN WAXA QOF KAA BARTIRE HARGEISA INU KA DHEX YODHAHDO WAXAA UU KU HADAAQAY
    WAXA U SUURO GELIYAY,
    KAN DIRTAY!!!
    HADII WADANKU CID DANI KA HAYSAA JIRTO,
    BARTIISA LAGU TOOGAN LAHA,
    IMIKANA AMA HA RAAGTO AMA HA SOO DHAKHSATEE
    WAA IN SHAQO LA QABTO OO DIYAAR NOQDO DAGAAL KII FAQASHTA KA KULUL IYO KHASAARE KA NADAN OO MAGALOYIN GUDAHA WADANKAN AH,
    IYO KUWO JAARKA AHBA LA WAAYAA SI DHAKHSO AH.
    😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 10 дней назад +4

    كلام صحيح لأن صوماليلاند الآن فى موقف ضعيف ليه لان شعبها هو السبب الدى اختار حزب وطنى

    • @ifraaxmohamed213
      @ifraaxmohamed213 9 дней назад +3

      كلامك صحيح بس الله يحفظنا

  • @iftin2024
    @iftin2024 10 дней назад

    Sifiican baad u hadashay waanu kugu raacnay laakiin. habarhabartana inaga daa madaxbdhaqameedka na meel ha kaga dhicin.
    Nin fariid ah oo wax badan og baa tahay.
    Hj

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 10 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsrahAhmed-r9v
    @IsrahAhmed-r9v 9 дней назад

    Waa xaaran mala waalku iyo beentu,ka fiirsada awaloow hadalkiina,oo sharaftiini ilaaliya yaa qurba joogow.

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 9 дней назад

    Habar awal u hadli maysid Ina mallaxlay raga ha ku xoqan fadhaan fadhyahaw isaaq na is dilli maayo adiga iyo inta ku l rayigs ah geed qudhaanja leh suga😊

  • @KhadarFaarax-x7k
    @KhadarFaarax-x7k 9 дней назад

    Dadkan sheeganaya subeer awal sheeganaya waxay dalka soomaaliland la rabaan burburinaaysaan waana in ay soomaaliland goaan ka qaadataa reerkii oramo sheegta

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 10 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 10 дней назад

    Ilaahay ha kugu guuleeyo runta xaqiida ku sugan

  • @IsrahAhmed-r9v
    @IsrahAhmed-r9v 9 дней назад

    Allaa karim, waar ilaahay ka baqa,oo siyasada gudaha ka bax qurba joogow,,idinka waxaa leydinka fadhiyaa in aad ka shaqeysaan arimaha dibada ee soo mailman.

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 10 дней назад

    Waa.waxlala.yaabo.sidani.waa.
    Qaladkii.uguwayna.ee.xukuumad.
    Somaaliland.ahi.gasho

  • @nasserhoussein9346
    @nasserhoussein9346 10 дней назад +2

    Sawirkan badal

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 10 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 10 дней назад +2

    Laba siman waxba kama jiran barakoland wa haldal oo birtsh somaliland proteactrate ah marka shirka noca ahi waa xaranti xirs qarsanjiray oo kale hadu sidayahayna ciro wuxu qarinaya jire ha xiiqo

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 10 дней назад +1

    Ilaahoo nagaqabo ciro xirsi xaashi iyo kuwa ayku shaqay sanayaan

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 10 дней назад

      Lagu qabay adiga yaahuu

    • @MaryanDaacad-g4b
      @MaryanDaacad-g4b 9 дней назад

      @@abdirahman-b9lin taad saa,isugu jawaabaysiin wale meer magaaraysiin

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 10 дней назад

    Waa aduniyo Somaliland ya sida kuu dambesey❤❤❤ Mujahidinti away iyo shicibka Somaliland maa la sixrey, maxa layskaga gabanlayahay munafiqintan iyo ictisamaka inagu so duley waa yaab

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA 10 дней назад

    Yuu Af Hayeen u Yahay?

  • @AhmedIsmail-eo5qz
    @AhmedIsmail-eo5qz 9 дней назад

    Alla hayoow noo ilaali dalkayga somaliland iyo dadkayga

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 10 дней назад

    Ciidanka bariga ha ku soo laabtaan deegaanadooda. Dawlad ictisaam ah udhimanmeyno

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 10 дней назад +1

    HAADI EEYE HUWANTE NAA DABA WAADAN JOOJAN WAAYN KURASTAN KUU FAADHYMEYSAN😮

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 10 дней назад

    HADAY DEGDEG U HADLI WAAYAN KUWAN BOOBKA KU HAYSTA.
    WAANO ROGEE ILLAHAY IDAMKII ILMAADERAYAL DHAMAANTIIN

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 10 дней назад +1

    Qudhun waxa kuwa huwanta hoosta kuwata awal duliga magayo iyo qudhun qadhaadhka

  • @engab001
    @engab001 9 дней назад

    Shirkaas Somaliland ha iska badasho magaca oo ha noqoto SSC maadama oo aqbashay shuruudaha dhulbaahante. Beelaha kale ee Somaliland na maamulo ha samaystaaan

  • @gemstar416
    @gemstar416 10 дней назад

    Afhayeenka subeer awal sawirkiisu ma mug shot baa ?

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 10 дней назад

    WAAR WAXAN KA HADLAYSAAN WAXABA KU QAADAN MAYAANE AMA,
    HALA LAAYO KUWAN WISIKHDA AHEE GARACDA AH EE XARAANTA KU NOOL.
    DEMOCRACY WAY AHAYD
    LAAKIIN IMIKA MAAHA
    WAXAANA BAABIYA WAXAN BOOBAY WADANKA EE MADAXA U KA YAHAY KAN MADAXWAYNE SHEEGANAYA.

  • @MohamedSH-iu7ch
    @MohamedSH-iu7ch 10 дней назад

    Yaa ku dortay, sxb oo afhayeen kaa dhigey?

  • @SaynabMaxamed-c4y
    @SaynabMaxamed-c4y 10 дней назад

    Sanbuuse laga eedameuy dawlad baa dhalatey ayeeyo

  • @ismailkayd2779
    @ismailkayd2779 10 дней назад +1

    Waa naga go’aan, waa naga guddoon, mana dhaceyso in sidii la doono in loo maamulo.

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 9 дней назад

    Imika iyo hore toona waxba kama badalidkarid colaad iyo nabad mid na wax lagaama waydiinayo

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 9 дней назад

    Caac. xukumadi kulmiye ee cuqdada iyo qabyalada dalka gelisay. hantidodina cuntay ee boobtay ilaahay baa naga qabtay.
    Way dhamatay beentii iyo cuqdadi

  • @yuusufciiro4346
    @yuusufciiro4346 10 дней назад

    Afhayeenka subeer awal xuduuda bari ee somaliland wuxuu ku sheegay xudun,aan ku saxee waa yoocada oo ah duleedka garoowe.

  • @SiciidNuur-h5v
    @SiciidNuur-h5v 9 дней назад

    WAR WAXABA KAMA TIHID QARANKA INAN AYAD KA TAHAY WALIGA WAXBA ISKAMAD CEELIN WAXAN LAGA WAYDINMAYO TAN ❤❤❤🎉

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 9 дней назад

      @SiciidNuur-h5v
      Kkkk adigu maxaad ahyed maxaadse iska celisay nacsakaa ugaaska Bartire dirsaday waxba ma dhaantid yusraay ee xaarood hoos fadhiistay iyaga oo bahdilaaya.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 10 дней назад +1

    War findhiclku maxarnba ayaad ledahay waana xaran ha ku xiiqi warka mise adiga wakilaanjirin ah oo gaxajis wax qarinaya ah balhorta ninkaga waxan shegayo yaahuba in aad tahay suber awal

  • @adaror-t9o
    @adaror-t9o 9 дней назад

    Hadii dhulbahante daris kula ahaan lahaa calka waad ku biiri lahayd khaatumo marka colaadu gurigaaga gaadhiwaydo askari baahan oo cidi ka naxayn moyee waa sidaa ninka 1000 wiil xanguluhu go an yahay ama ka dhintay baad waxaad leedahay sii wada colaada engriis baa gurigooda ina siiyay isaanimo iyo bilaa adanimo midna ma taqaanid qurbe waad ka joogtaa oo caruurtaadu casiir ku cabaysaa munaafaqa uruya oo ehelu naar sooma ehid saxiib

  • @SiciidNuur-h5v
    @SiciidNuur-h5v 9 дней назад

    Waar naga amuu s calamo haku gu dhacado war ka xishood dadka reer somalilan walahi garaca ayad tahay ❤

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 10 дней назад

    HEEGO NAAS DHEEREEY BARTA WAXA MUCAARIDKA GALA IYO WAXA KALE.DALKA DAGAAL BADD GELISEY FASHILA,CIIDANKII BAAD BAABISAy.-500 million DHAQAALE AH AYAAD DALKAGELISEY,DADKII WAAD ISKU DIRTAY.MARKAASAAD HADLAYSAAN.TUUGYAHAY.

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 9 дней назад

    Reer xasiidayste nabad na ma rabaan colaadna waxba kama taraan indhabadane ba eeg booga kugutaal qosolku waa ka xarraan ninkii qaabadaada ah

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 10 дней назад +1

    Ssomaliland wa somaliland garadadu cafis wey weydisankaran hase yeshe danbilayal ciro in uu lashiro ma ah lagan dhegeysan mayo shir shurudleh

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 10 дней назад

      Qanunka adunka somaliya ayad ka tirsan tahay e adigu somaliya o wali ku bisha cafis waydi jamhad ba tahay snm ah from jubaland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 10 дней назад

    GARADWELWALKU MEEYANU AHEEYN KII JIGJEGA KUU SHEERNYE DARODKA EE DAGALADA HUURINYE😮😮😮😮

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 10 дней назад +1

    War naga amu qabayald uraysa ayad meshaa ku haysaaye

  • @bashiirahmed8491
    @bashiirahmed8491 9 дней назад

    Adiga codkaga kumajo

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 10 дней назад

    Isaxaqland wax si jiraysa maaha. Dadku waa Qaba'iil. Khatuumo Tagtay waxa ku xigta Awdal State Bye Bye

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 10 дней назад

    Besha suber awal wax gara kama leh somaliland ee waxayn cidna ula shirayn lascanod way casi garawdey ee dalku ama gobalku wa somaliland somaliana marki karo iyo cidi wadata hadu ciro marki horeay ku balameen in cidanka galbeedka la layo wa halkeda hadii kale cafis haso dalbaden hana sheegen waxa ku kalifay hadi kale yey wax usheegayan ragbay xasuqen horena uxasuuqen 1988kiye byey cafiska karaban ma munafiqinta xirsi iyo inta khaiminta ah

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 10 дней назад +1

    Mid baa ka khaldan reer somaliland waxay yidhaahdaan kuwii na dhibaateeyey ku noqon mayno kuwii dhibaateeyeyna waa kuwa aad sidataan iyo kuwa inagu hareeraysan waa reerka daarood kuwa aad kafogaateena waa kuwii aan waxba idin yeelin miyaanay haboonayn isaaq laba maamul goboleed buu helayaaye intay reerkan dhibka badan iska jaraan inay magaca somaali hoos galaan ileyn isaaqii qaar ka mida iyo huwantii oo wada socotaa dhibka inagu wada hayee talo caqli gala keena yaynu ka cararnaa yaynu se u cararnaa

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt 10 дней назад +1

      Malaha waad hurudaye Somaliland xuduud bey ledahey tako kamid ah dhulkeda Kama tanassuleyso, cidii aan rabin taas halkey rabto hatagto lascanood waa Dhul Somaliland ah.

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 10 дней назад

    Xadude dhulka darawish ingiris ma gumaysan calana kuma yaal qaramada midobay

  • @Nur-e7g9z
    @Nur-e7g9z 10 дней назад

    Runta aan isku sheegno wadadini qardajeexa aheyd waanu kudaalnay. Ilaa adnaga dhigtaan lafti nagaa.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 10 дней назад

    Guush iyo aqoonsiga aan helay uunba makhruuqlaga yahay oo shir ka ninka iska dhigaya suber awal la raba in lagu xumyo danbilayashun wax dabada ka wada xamar iyo munafiqinta darod wax ku raba re lascanod haday raban cafis wa ufuran yahay hase yeeshe daroodnimo meelloguma hayo ee yanay dalin ciran haday ka surtowdo in uu danbilayal guwatanmo beey kala so box isaga dhorku dali

  • @AhedIdaja
    @AhedIdaja 8 дней назад

    Hadal looma baahna
    Ninka nabad wax ka tara ayuubaa
    Colaad wax ka tara

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 9 дней назад

    Cirro qaranimadii Somaliland wuu la lumay.Tubtii Tuur buu qabsaday. Haddii aan intay goori goor tahay layska qabana kabteen ma yeela..

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 10 дней назад +2

    Ma hadaad laascaanood ka talisaa? waad riyoonaysaa, orod ingiriiska u doono dhul

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 10 дней назад

    Buuuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xassn dhiiqo

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 10 дней назад +2

    Geesi guuul masha allah guuuuul soomaliland guuuuul geesi l🎉🎉🎉🎉guuuuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪👍👍

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r 9 дней назад

    Asc Biila edab iyad tahay kalab Afkaga xidha futad dhigo Halagu salideyo ma futada iyad la furariyo iyad Afahen utahay somaliland marale Bila eedab war so cadayob dabole fogal dabule Afayen ka dabolayasha salida u qabiya kadhexabax kuba talo maxukutid dhabilakh sarfatale Afayen u maa nokhan kartid wa.lag.dhifaybguda lint somaliland iyad tidhi nimaka Afka tubtbiyay la dhirayan Benale iyad tahay Halagu salidey lakin way ka madhay ee malmal u shiid Cadka Raga Hadu kugu yarad kakomar iya lagu racin dira dire dabanared fagayu salaf wadaka u ma talisid shaab lagula marag sanay madax wene iyu wadaku leyah futadada Walag forariya Milatadigi Arabka lodhibay mudarad iyo Jabahad magola khomaludayohow jamahuriyad way kaweregtay masuliyadi Reerka sharftal ee magocoda ku cela celinis mudane iyo Marwo wa dad wixi udan og ee Afka kada Dabole fokhal dabol Hawisikan fidyoyo n lagu garacay iya lasu dhigaya farka Hadad fadhisan widid o Afkay xidhan widid iyo Ado macawisat usi u dhidana Halkad gasho kamarad iya Harera kag Jira waxad samiso iyo dad isku dirkag somaliland kala kibited sirdon kul socad Jire ogowa jugtaniyo salida gurigag lafadhi inta iyo intanku jukesa ku koblow khiyarka ku darso milxa iyo lin dhan ton mari Hadi kal Bert Xawayanka tag damed iya lagu Bukin garin wa lgugu kagajina dug Haday dhiican Badan u ledah iyu ka khadin dakhatark daw khalijisa siwidis fadlan sawayak xukhukha iyu leyahay Asab magacayaga noda cebahag cafad lajog Arimah kabax wad ogtah madax weni marikakaba inu Jujiyay dadka isku midakah inan isu tagi karin marwalban talal khado melad kanokhat majogtid dabole Asc

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 9 дней назад

    Maryo soo xidho marka hore.

  • @m.dulqaatesamre7443
    @m.dulqaatesamre7443 9 дней назад

    Waar sawirka maxaa ka siya ama sawir fiican soo dhig ama adigaa huwana waar isla yaab ninka hadlaya iyo sawirkaasi waa kala laba

  • @ShadiaAli-l9b
    @ShadiaAli-l9b 10 дней назад +1

    Afku weydin dheeraa weligiin irbadna dhuub ma gelisaane dhaliil yahay dhankiinaa laga soo dhacaye

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 10 дней назад +1

      WAXA HUWANTE WAATE EE RAAGA INLA DAAGLMYE HARGEISA DHEXDA KUU BASHALYE HUWANTE AAYE AFDHEER OO QAADHMYN LEEHA BEELE CAAQLYE😮😮😮😮😮😮😮

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 9 дней назад

    Waar nacasnimada iska daa nin isaaq lamu jirin

  • @ShadiaAli-l9b
    @ShadiaAli-l9b 10 дней назад +1

    Deyday

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 10 дней назад +1

    What a sick man

  • @jamafalaag
    @jamafalaag 10 дней назад

    Beenaale beenaale dhalay. Waar ka sheekee ciidamadii uu Muse Shaani uu kala soo baxay Goojacada ee ciidamadii S/land 25/11/2025.
    Waar raggii ka xoreeyay S/land Faqashtii

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 10 дней назад

    Maxaa huuuno ka galay bari

  • @ahmedgalaydh8359
    @ahmedgalaydh8359 9 дней назад

    Beenaale beenaale la kiraysto raqiis ah. Lagu shubtay ka sheekee sidii ciidanka u jebiseen.
    .ya ku doorway Nadal footage Nadal.
    Ka xishood magaca subeer awal.ya ku idmaday. 65 ayaa loogu baditlyey Nadal lagaroonay!!!!

  • @SiciidNuur-h5v
    @SiciidNuur-h5v 9 дней назад

    WAR WAXABA KAMA TIHID QARANKA INAN AYAD KA TAHAY WALIGA WAXBA ISKAMAD CEELIN WAXAN LAGA WAYDINMAYO TAN ❤❤❤🎉

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 9 дней назад

    Habar awal u hadli maysid Ina mallaxlay raga ha ku xoqan fadhaan fadhyahaw isaaq na is dilli maayo adiga iyo inta ku l rayigs ah geed qudhaanja leh suga😊

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 10 дней назад

    Qudhun waxa kuwa huwanta hoosta kuwata awal duliga magayo iyo qudhun qadhaadhka