1.madheertu marbay qof dhaantaa2.maraankii hooyo dihatey3.dhaldaayeer miskiin ka roonoo4.heeliyaa garanuugsan moodey.5.hargeysaa muqdisho noqotay6.markii bayle lay horkeenay.7.toloow moholi ku dhalo maaha.8.adoo ceeldheer u maaxdey..9.miyuu lixle i maqlaayaa.10.tollaay axmed mire ma joogaa.11.awoowgey maydhna goblan.12.kuwaa maran baa dhex jooga.13.shugri iyo cumar maleegte.14.ictisaam baa adi ku malgay.15.waadigii mudulood ku milmay.16.siyaasi malcuuna eednay.17.maxstan ciidankaw maciini
This current unpredictable government should be over thrown revolutionary by the patriotic people of somaliland or by the military. Before things fall apart, the fate of mother somaliland should be our first priority we can't trust neither keep on entertaining this cynical traitors.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂
Nikan wliashadi bu dhamayay wa wa niki buqdharkayn gubay maxabista diliy jiray manta inu mushaar shaqo so donto hadhowna inu baxsado isaga iyo wxa uyadhay soo dayay wa in lawda xiidha 😢😢😢😢😢😢
Way eedi doonaan bi laah waa kuwii iyaga dilli laaha ibrahimow ha odhan xamar bay nu la mid noqonayna waayo dadkuba isku mid Maah inshallaah waad arki oo khair ba xigi imikaba, kuwa qabtay waa ciidankii dalka dad soo jeeda ayay nu leenahaye affka ka daa waa la ina qabsanaya iyo xamar bay nu la mid noqonaynaa isku dad kuwaa ma nihin 100 qoff ayuu qarax ku dhacayaayo cid ka hadlaysa maqlimaysid illaahayna inaga lama mid dhigo bi idni laah xumaanta inagu waynu iskaqaban oo guul bay nu heli inta dad feejigan sida adiga oo kale aay nagu jiraan wa billahi tawfiiq
Ibrahim Caydiid, halgamaaga noo kacay, waxaa tahay dulmi diid, ku adaama xaqqa❤ Waanu la socona wararkaaaga habeen iyo maalin waanu is diyaarinay, waanu kacayna sida ugu dhakhsaha badan. Guul Guul Ibrahim Caydiid ✊✊✊
This is too much. The county is going in the wrong direction.
This government is not serious.
Allah has exposed this government.
Aad iyo aad Ibrahim caydidow RIJAAL
Thanks you Ibrahim caydiid ❤, we will fight to the end
thank you very much sir Ibrahim cayidiid ❤❤❤❤
This is unbelievable walahii😢😢
Mashallah alle ayaa mahadle ibraahim caydiid noo soo diray
This is unbelievable. Wadani = Huwan
Dadkii raggooda uu xidh xidhay maye inankaa yar ee uu indhaha ka xidhay yaa dhalay alla tollaay isaaqoow bilaadhiig
Iney shicibku dilaan oo gacantoida kubaarsadan baan farayaa odey cirona waa in la tirtiraa sidani maaha nolol ee dagaalka gala oo difaaca dalkan ❤❤
Tolaay ma mantuu mushahar u soo dontay Hargaysa 😢😢😢
Xukumadini wa faqash oo gargayan halkaco waar kaca kana haldilo asaga dali daad reer SOMALILAND aha waar halkaco
Ninkan waa in Hargeysa ĺagu toogto. This is unacceptable.
YAA toiganayana geesiga sidaa samayn KARAA XAGUU joogaa miyuu Soo dhalanayaa
WEEYE JOOGAN WAANE LAA KHARAJIN DHULAHANTTE WAA HUUNGURE WAADA MAA ARKO😮😮😮NACALE ABUU SINJGA MAXU ISMOODYE
𝐰𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐛𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤
Dowlada aanu dooraney waa huwan 😅😅😅😅😅 ciro caag nin dadkeena laayey in la dhaqaaleeyo waliba sidaa ihadlayaa 😢😢😢😢😢😢
KAAN OO KALE UMADU SUUMYNYE WASARDA CAFIMADKA SIIDE LOOGU SIIDYNYE😮
War dalka Cirro malaha ee iska qabta Cirro iyo dowladiisa.
Reer Somalilandoow ku kaca dowladan Huwanta ah.
Hodhodho cabaadka jooji
❤❤❤
Subxanallah Subxanallah alleh ha inaga qaabto cadowga dowlada tani mahee
SAWIRADOODA, 6:02 HA LA KEENO
1.madheertu marbay qof dhaantaa2.maraankii hooyo dihatey3.dhaldaayeer miskiin ka roonoo4.heeliyaa garanuugsan moodey.5.hargeysaa muqdisho noqotay6.markii bayle lay horkeenay.7.toloow moholi ku dhalo maaha.8.adoo ceeldheer u maaxdey..9.miyuu lixle i maqlaayaa.10.tollaay axmed mire ma joogaa.11.awoowgey maydhna goblan.12.kuwaa maran baa dhex jooga.13.shugri iyo cumar maleegte.14.ictisaam baa adi ku malgay.15.waadigii mudulood ku milmay.16.siyaasi malcuuna eednay.17.maxstan ciidankaw maciini
Rabow ciida iyo calanka iyo ciidanka qaranka iyo shacabka noo xifdi aamiin soomaali land hanoolaato
FARTIINAAD EEDEEN
Alla indho adakaa
Ma indha adkee waxba waanu iskaga keentirinayne waa in la dilo ninkan
Hadii kale kuwa kale ayaa soo gelaya oo qaraxyo wata
Bad People deserve bad leader
Illahay waxaan kabaryaya in cirro iyo xulafadisa naga khabtoo aamiin
Allow Cirro na dhaafi. Somaliland madaxweeyne kama noqon karo.
Ninka nimankii hore ayaa laga dabagaynaya
@halimamumin3643 durbaa wo inaa ibiyay
Muwadin. Waa Isbedeelki aad. Uu. Codeeysen Ee. adkeeysta
yaa. Isgaadhey. ⁉️
Illaahey waxaan ka baryayaa in uu habaarkiina idinku celiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
IBRAHIMO WAXA KAA MASUULA KHADAR GARBOHAYRE
waa dal cadow qabsaday
Maxaydin nin keliya ka sheegi,dhowr Kun oo qof oo reer laascaanood iyo bariga danaag ayaa mushaharkoodii qaata iyaga oo weliba intooda bafani dagaalja ku jirto,ma maantaad ogaateen,lacagta laynalugula dagaalamayo xukuumada ayaa bixisa oo huwanta siisa dadkii guduhuna wuu bakhtiyayaa.
Xayaakallaah daljire ibraahim allaah ku xafido
subxaanallaah kuwii is qarxinayeyna wey keeni dowlladan
ninkani kaligii maaha kuwakale oo baddan ayaa kahoreeya ee hala iska gaadho.
SAWIRADOODA, 6:02 HA LA KEENO
Reer S/LAND wadani waa kaa
This current unpredictable government should be over thrown revolutionary by the patriotic people of somaliland or by the military. Before things fall apart, the fate of mother somaliland should be our first priority we can't trust neither keep on entertaining this cynical traitors.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂
NACALE WAXADA TAAHYE KUU YAALE DOFAAR CADCADA UU JAAR ABAHA IYO DHULBAHANTE WAASE LACAGTYDE KUU SOO HAALYAN WAAR HAA LAA DEELO
Waa in lagu adkeeyaa jeelka
Geesi guuul Ibrahim guuul 💚🤍❤️💪💪
Madaxa ayanu ka toganaya dulliga
Isaga iyo cidda u dagalamasaba
U dhameeya eyga eygu dhalay
meesha laga shaqaaleysiinayo haloogu tago halagu dilo
Haday dhabtahay waxani waa wax lalayabo shacabkuna dawlada way kasohorjesanayan
Shicibka ayaa illaaliya dalka .Shicibkow cadowga so qabqabta .
Dowlad hurudaa waxba qaban meyso.
Oofwareen oo gacan libàax 20 askari ku dilay hargaysuu joogaa maanta waana inaadeerkaa soo qabo hadasd run sheegayso.
Dalkan nin kastoo tuuladaada utasho waa ku daayee.
Ninkani mujrimkaa garab ma siiyo waanu ka hadlay kii dirsadayna waakan madax waynaha loo doorty
Hooyadi baa wasayna
Illaahayow ciro huwan naga qabo adaa weyne oo waaxidee aamiin. Kana hala loo haysto kuwa inaga xidhan.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wadkaaga ayaa kukeenay Hala Toogto
Wasaarada caafimaadka Haday lacag siiso waa lagubayaa
This i knew
Ninkaa isagoo la siidaayay baynu arki doonaa
Kashi daaya ayuunbaa u maqan dee bad haysku galina dheh jaahiliintan danbiile looma gargaaro.
Waar waxani macquul maaha ee maxa dadkii ku dhacay niyow subxanallah 😮😮
Walahi haday sidayaan waxadhici doonta in suuqa lagu jarjaro oo aan laba cali iswaydiin
Afcanyo waa fashiiil
😼😽👿🙀😽😼😕😟😕😏😐☹☹☹☹☹☹☹☹☹😽😼😸😺🙀😽😿 Cajiib waa wax lalayaabaa arintani
Mujaahid Ibraahim caydiid
Waa izbadalkii loo yaacayay caano haka dhamaan
KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA CIBAADO QALAS. SSCFORCES ❤❤🎉😂
Waa caajiib? Bisinka
Guuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Bisinka allayow cadawga naga qaboos iyagaa ayaa doonaya in la,laayo ha la kaco ha laga mudahArado tolay guul guul soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL guul ❤❤❤
Hayaay ka soo kaca somalilaan way sii socotaa war hala iska gaadho faqash iyo qaraxayo 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
ceebaaaa kadhacdayyyy walahi
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin geesi garan guulayso ruunta ayaad sheegta ku ifii tooshka tuugta
Nikan wliashadi bu dhamayay wa wa niki buqdharkayn gubay maxabista diliy jiray manta inu mushaar shaqo so donto hadhowna inu baxsado isaga iyo wxa uyadhay soo dayay wa in lawda xiidha 😢😢😢😢😢😢
Xirsi ayaa ka mid ah kuwa udoodaya Habar jeclo waa in LOOGA soo baxo walaalahood dhulbaante buto jeclo hooyadiin wasa
Nacdal baa ku taal heego ninkan 2 sanno iyo dheeraad ayuu dagaalamayay 6 mooye intii kale mushaharka waa qaadanayay ,
December bilowgeedii ayuu Hargeisa yimi xagay jireen heego
Tuugta iyo cadawguba xisbiga wadaniga sheegta maaha wadani waa faqashe ayay ku jiraa
❤❤❤
DALKA DAWLADI KAMA JIRTEE
HABAR JECLOOY HEEDHEE HABAR JECLOOY HEEDHEE 🤣🤣🤣🤣🤣
IDINKAA HUWANTA CADAWGA GUDAHA SOMALILAND REPUBLIC DOORTEE DEE KA DABAASHA
Nimanka xilka haya nimankan ayay ushaqayn jireen hawl ay udìrteen buu ku maqnaa waanu zoo gutay qolada ceerigaabo goordambay hamba bareen oo waakuwii laha hoosaasinta nagala taga
NISA, IBRAHIMOW MAXAAD KA DAWAANEYSAAN ?
NINYOHOW, HADAL. LOOMA. BAHHNA
.HADII QARANKA DAMQASHO. KAA HAYSO, SIDA NINKAN OO KALE, SAWIRADOOFA. SOO BANDHIGA, SHICIBKU. IYAGAA SHAQADOODA. QABSANE
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciiro wa Ayan daaro weyn
Ha mudahraadN shacabka somaliland
Wan nasidaro walal Ibrahim caidid , réer Somaliland si fican ayey fartodi UU helayn abalgudkogi, insha'Allah dib UU horeyn ayaa loo bahanyahay
HADI LASII DAAYO DEE DAWLADU IYADAA HUWANA
WAAN YAABANEE IDINKUNA DADYAW MAYLA YAABANTIIN ÐURBA WAASIDEE XUKUUMADANI SILANI EE SAWAABKA IHI
Ha kacaan somaliland iyo caruuta uu hayo dadkoodiiba
JZKLH IBRAAHIM CAYDIID IYO ALXAQIIQA
Ibrahim caydiid nooloow inbadan sxb dalkaag u hiil madax sare
Unbelievable makes me sick, is this somaliland has become"
Haladilo
Alleh ha ku illaaliyo
Aqlan washarcan sharci ma,ah,
HA LA TOOGTO BAASTARKA KUWA U DAGAALAMAYANA HA LA LAAYO
Waa inan iska qabanaa dawladan Huwanta ah. Kana was in Suqa. Bartankisa lagu Toogtaa. Sidhaqso ah.
Namaad tussin inuu Hargeisa joogo 😂
Waxaa jooga dhamman shaqalah nis oo dhan magaalada hargeisya waxaan .
Inamada gaadhiga wata ee shacbigaa ayuu ku sheegayaa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Meesha dawladi inoo joogto waa huwan
Dowladaan Hersi, ina Hashi iyo ictisam aya raba inay Somaliland Afduubaan Lakinse Naftoida ayay been uu shegeen , iyaga meel xuun ku dambeeyn
indho adagaa maskaxina kuma jirto caqliga miyuu yeesho imika isagu hunguri xume
Way eedi doonaan bi laah waa kuwii iyaga dilli laaha ibrahimow ha odhan xamar bay nu la mid noqonayna waayo dadkuba isku mid Maah inshallaah waad arki oo khair ba xigi imikaba, kuwa qabtay waa ciidankii dalka dad soo jeeda ayay nu leenahaye affka ka daa waa la ina qabsanaya iyo xamar bay nu la mid noqonaynaa isku dad kuwaa ma nihin 100 qoff ayuu qarax ku dhacayaayo cid ka hadlaysa maqlimaysid illaahayna inaga lama mid dhigo bi idni laah xumaanta inagu waynu iskaqaban oo guul bay nu heli inta dad feejigan sida adiga oo kale aay nagu jiraan wa billahi tawfiiq
Waa inaa sharcigaa laa maariye huwantaa
Dhegta dhiiga haloo daro kuwa baarlamaanka ku jira ee udoodaya Shaqo ha laga qabto
ninkan kuwa udoodaya waa inay c .i.d u shaqadoodu qabsadaan
Dawlad maynu doorane wlhi Huwanbaynu dooranay waynu gacangalnay 😢😢😢
Ninkaasi ayaa ba Hargeisa mushahar usoo doontay oo waliba Cali cantar iyo rag kale udoodayaan
Habarjeclooy horta maxaad doorateen garanwaayaye
Haa waxay donayan inu dadkena soo ulayo una suneyo shacabka somalilan kakaca hurdada huwanba Ina qabsataye
Sorry somaliland huwan bn xil udhibanay😢
Anigu waa garanayay inuu wadani uu yahay huwan iyo ictisaam, lakiin waxa ka daran ,dadka u codeeyey ,
Hayaay hayaay hayaay waxani waa gunimo halkii u danbaysay hadii arintaasi jirto waxay marag u tahay in aynu wado khaldan hayno.
War yaa reer ssc nagadaay maxaabisat
Macaluul ma keenin ee waxu raba inu is qarxiyo waana lasoo diray waanay cadahaý waar hoy damiir iyo dhiig ywesha xayawaan yohow
Heego ayuu u shaqayn jirey Ibraahin Duufle, waa ninkii xidhay muj. Cismaan Cumar Dool , Ibraahin Duufle heegaad u shaqaysay al beenaale.