Deg Deg Xirsi Iyo Ciro Oo Dagaal Ku Qaaday Duqa Berbera! (Mayor Cidin) Berbera, Somaliland
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Madaxweynihii Cusbaa Oo Weerar Ku Ah Horumarka Berbera! 🚨💥
Madaxweyne Ciro iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa qorshe halis ah ka wada magaalada Berbera, iyagoo doonaya in ay xilka ka tuuraan Duqa Berbera, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), oo si weyn loogu ammaanay horumarka uu ka hirgeliyey magaalada. Xirsi ayaa loo xilsaaray in uu fuliyo qorshaha lagu ridayo Duqa Berbera si uu u keeno qof ay si toos ah u maamuli karaan oo aan su’aalo weydiin karin.
Su’aasha taagan waxay tahay: Miyaynu ka aamusaynaa qorshahan guracan? Maxaa ka dhalan kara isku daygan lagu wiiqayo horumarka Berbera? 🤔
Halkan kaga bogo faahfaahinta dhacdadan iyo sida ay uga dhigan tahay mustaqbalka Somaliland.
✔️ Subscribe to Blueprint Media✔️ Like, Share & Comment
#berbera, #Somaliland, #DuqaBerbera, #Xirsi, #MadaxweyneCiro, #XukuumaddaCusub, #DibindaabyadaXirsi, #HorumarkaBerbera, #Cidin, #WararkaSomaliland, #SomalilandPolitics,
Welcome to Blueprint Media.
Ku Soo Dhawow Blueprint - Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xidhanalle ha idin xifdiyo ❤️
#somaliland, #Somali, #Blueprint, #BlueprintSomali,#usa, #maraykanka, #Aqoonsi, #Aqoonsiga, #blueprint, #midnimo, #difaac, #qaran,
RUclips Page: / @blueprintsomali
Facebook Page: www.facebook.c...
Instagram page: www.instagram....
TikTok Page: www.tiktok.com/@theblueprintmedia
Contact email: Blueprintmedia2022@gmail.com
Note: I do not have the ability to answer all emails but know that each email is read. If inquiring about sponsorship, The Blueprint Media is currently only seeking sponsorship from established brands that do not deal in a financial product (as per USA Law).
Super Awal BARBARA ILAASHADA
Absolutely it won't happen never ever
Thank God for people like you, keep up the good job
Suber suber awel madhaceyso waxanu ka
Xignaa daagal mayer lamataabten cidin waa
Geesi geesidhaley nolow
Cidiin❤❤❤❤❤❤❤
Suber Awal Dagaal buu ka xigaa Berbara oo cidkale maamusho
Subayr Awal isku duubnaada guul inshaAllaah
XIRSI ISKA CELIYA
Subeer awal walaahi wah baay fahamtay bravo i know you are smart people jeep on going and be alert
War ha u baqanina berbera DP world iyo subeeriyadu ku filan difaaca berbera.
Wallaahi xirsi dayuus maayirka berbera ka muhiimsan
Xirsi dayuus calool geele ayuu kasoo lacag qaatay siduu berbera u baabiin lahaa laakiin subeer awal ayaanu aqoon u lahayn duligaa dabada weyn leh ee xirsi dayuus oo shaqadiisii garan waayey
Subeer awal digtoonowda oo uu diyaargoorba wax walba. Awooda xoog weyn waa luqadda kaliya ee nabadda ilaaliya.
Xirsiba halkaa maraya ninkaas waa in shaqo laga qabto
Yaan gacanta logalin dekada berbera wllhi wxay lacag kuso qaten inay albabada iskugu kaban si jabuti uka waregto ganacsiga iska jira reer berberow huwanta hose
SUPER SUBEER AWAL BOQORTOOYO waar berbera iyo kasdanka wajaale midna lamataabankaro waayo waa hantidii subeer awal labadaa waa lama taabtan
waar is hubeeya dhamaantiin reer barbra!
weerarka cagtana ka fisha tuugada gaachadu xagxaganayso!
cid walba yaan loo ogolaan barbara.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Berbera oo nin kale xukuma waa hadii ciise muuse Aduunka laga wayo waxay ku washeen habarwal waxase leyahay ciise muuse mooyane haday cidiba noolato nabada ceelka Aan kuriday hayad cidi ka soo saarto👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
Waar nijaaskan Xersi Xaraami qaranka ayaa ka nasan doona ee aakhiro u dira reer Somalilandow waa AYGA iyadoo Badhan laga soo saaray dagaal lagu qaado Ceerigaabo Aydiisii kuleh Garowe iyo Muqdisho u taga nabad, nabadaada iyo aabahaaba was kalb ibnal kalb.
Joog joog meesha dagaal ma yaale
Sidaasi ilbaxnimo kuma jurto
Suber awalow ka kaca rag faro laga hayo ôo vidéo yo laga hayo oon waxba diidi karay aya Dalkii qabsadey gul suuberawal
Subeer awal waalagugu Soo duulay fadhiga kakac
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD
Day dreamer . . . . Xirsi
Vidioyo laa wasayo aya laga hayaa hirsi cirro iyo ka madaxtoya fadhiya ee qadar ee ciida galey ka kaca suuber awalow
Waxad moda awalku iney walanyihin barbara malaha awl
😂😂😂😂😂😂😂
Hadaa madaa miyr qaba waxaand lahayn baad u ordaysaaye
Habar awal Dadka kama xigan dadka la degan somaliland
Wajigaga iyo warkaga isu ekeysii ha iska quusan ader weli mustaqbal badanbaa kaa danbeya.
YA SUBHAANALLAH WAR MANGAB BAD TAHAY NACAS YOW
Xirsi. Ciro. Umey. Dhalan. Dhulka. Haberawal. Anagu. Dhulkooda. Ma. Xukuno. Xirsi. Ciro. Sidii. Dagaalkii. Sokeeye. Ayey. Soo. Da dajiyeen. Naagta. Ciro. Sahankii. Ayku. Tagtey. Waa. Sahan. Anagu. Ceerigaabo. Ama. Bari. Ma. Xukuno. Ninwaliba. Gurigiisa. Ayuu. Xukumaa. Dahabshiil. Ayaan. Dekada. Berbera. Soo. Gelidoonin. Xirsi. Ciro. Huwan. Ku. Quusta
Habarwal Ayaa lugu washan
Waar xiishooda walawadaleeyahay wadankeena Somaliland war caaduga kale idhaha ku eega
Bakhbakh weeyi waxasi dalku mid ayuu ahaan ama waalakala yeelan sland midah haday diiqi wado meelwalbo cibaa gaar usheeganaysa reerkan ina cigaalbaa been usheegay markaa waa lagu sababay lkn iska ceelgedi ilaa 5 dabadooda waan in lasameey habarbaa afka laga daynwaaye
Barbara waxaynu rabnaa in ay noqoto Dubia Amniga iyo soo dhawaynta dadka aduunka isga imanaya waxa ku haboon in dadka dagaanka ah lagu ixtiraamo labadaaba,
Kkkk waar waa isaaqa dhidig e badgering waabuskule
Cidin waxa kadanbeeya hj oo ah xirsi gaab xirsi gaab waa khalad inuuu habar faraha lagalo.
Jabhada buurta waan in la iska waabiyo
Imaradka lagu soo bahdilay marka berberay raban inay faraha lagalan 8nadeer halayska celiyo
Labaddan nin ee iswareysanayaa xumaantooddu badanaa Habar Awal na wey leeyihiin sacad muusena ma ogalin ayey leeyihiin waayahaye hadeynu odhan lahyn ciise muuse ayey wax la doonayaan hadana waxey ku leeyihiin ninka maayirka doonaya maaha ciise muusihii maayiradda noqon jirey
XIRSI WAA WASAKH WAA IN LA IS DHAAFIYAA
Waar qarankii anlahayn waakii dumay dawladii wadani suuqyada waxa maraya dawladii hawiye iyo daarood hargaysa
Maayara Cidinalaga qaadi karo maareeya dekadana lagama dhigi karo nina aana Ciisa muuse ahayena
Waxa larab in malwalba Habar Awal laga weeraro laakin waa in shacabku kacany xirsi iyo ciro ma lahay barber ragii lahay ayaa jooga ka hurgalka ahy ee habar Awal waa in isaga madax laga toogto
Thanks blueprint Media, waar dee sidan qaran ku noqon meyno, waa maxay aqoon xumadan intan le'egi, meeyarku ma cod shacab buu ku yimi kursiga, kulaa HABAR-AWAL HABAR-AWAL , qof aan ciise muuse aheyni meeshaa tagi meyso, markaa dowlad ayeynu nahay 😂.
Qofwalba degankisa aya laga dorta walalo qabilku waa garasho lakin cerigabo iyo borama midna ciise muuse mayarnimo ugu codaynmayan maxa yelay deganka ayan ahaynkisa una codaynmayan dadka dagani sides oo kale berbarana nin an degan ahayn uma codaynayan dadka deganku wadamada hore umarayba qofwalba halkuu ka soo jedo ayuu iska sharaxa sidra u fahan hadad aqon sheganayso sorry
Ber bera haduu soo galo dila fataalka habar jeclo ayaa raali ka ah waayo waa fataal huwan u shaqeeya weli dadkaa dhimnaya uma iman isaga iyo sabiil guul dila habar jeclo idiin qabsanmayso waa fataal huwan u shaqeeya
Iminka adigu ma weriyaa tahay mise ciil-qabee tahay, madaxweynuhu cod shacab ayuu ku yimi waxaana loo doortey inuu ummada hogaamiyo, waar xishooda .
reerkan way waasheen habar awaal waa in runtaa loo sheego dekeda all reer somaliland baa wada dhistay oo aay ka dhaxaysaa
Heer waxaaba la gaadhay Biixi in la waxyeelo loo badheedho
Xirsi waa tuug isagaa jabuti lasoheshiyaa malin walbaa maxaad sugeysa ayaa lugeleyahay intaa baa iney sugaan logu matalagelin
Mudane cabdifataax marwalba nalasoo wadaag wax ala wixii dalkii ka socda ee siyaasada foosha xun ah
Tuugtii ceelgardi rabtay xaaranbay idinkatahay riyoyinka qaldan eed lameraysan
Adeer jabhaday odayashayadu nagu diideen aylahayn laydinkama ogalanaye joojiya maanta tantaganbaanu arkaynay imkanu jawabtii bixindona ciday wax kagadatan hala arkoo xirsii iyo ciro waxay kaheelan cidnayanay waxkasiin wanan difacayna barbara iyo dagankayaga
maayarku ma bila baastoolad baa?
ma cidbey ka adagyihiin ciro iyo xirsi iska dhacsha dhulka haduu duubmayo iska dhacsha. nina nin kama xoogbadna
Waar afkaaga iyo dhegahaagu is maqleyn, maa maxay gunimadan intan le'eg,
Blueprint waxaan idin mooday media danta qaranka udooda lakin manta ayaan idin fahmay. Wadani waxba ma dhantaan wixina qabiil ayey kuso uruurtay Hanti qaran aya leedihiin wa hanti qabiil isla yaaba oo dib isku noqda dekeda berbera wa hanti qaran Somaliland iyo shacabkeeda aya iska leh
Ninkanina wuu iska riyoonayaa waa nacas aqal ka soo hadlaya
BEEEN AALE 😊
Waar haysku kaayadirin uaanan gelin kaaga saarine candoyahay
Ilma Caqli yare maataasaad la timaadeen H Awal maxay ka tahay Somaliland Isaaq iskama celin kartaan wadankana ifinkaa cuna maalintii h yoonis idinka saartay Barbara H jeclo ayaa iiin soo gurmaay
Habarawl waraar ba idnku socada xilalja ciro idin magacabay faaji laydin dhiigay maraya maraya ku xiiganka kaydinka qado bay rabaan xirsi wa khayuulwadan jabuti Hassan shiikh bu kula soo hashiyay inay dakada xiidhan shacabka raar Barbara gaajo udiilan
Waxba maqaadaysid.
Markaad yaabtaan ayaad xirsi kuwaalataan qajila xirsi mamadaxwaynaa ma baqdin ayaa xirsi idiin gay nsysa
MASAAKIJN GEELII INDHO BADANE KA WARAMA KKKK
Yusra harti kaa waram kabaha afka kuu qadaateen berigii kkk
Yusra waxa qaba garaad gala dagaalka ninkii darawalku dhalay markaa naagtu waa xaaraan nijaas lagudalacay
Waarun beena maaha
Dekeda somland baaleh Reer malaha
Beenaalo kow
Berbera wa Dekeddii Qarranka oo dhan Ciise Muse keligood Degaan uma aha Dekeddaasi Bulaxaar bey noqon doontaa !. Waxba la wadaagi maayo Habar Awall ha isku fillaato Berbera na wa laga guuri
dekeda berberaa oo somaliland ka wada dhaxaysa hadii reer keliya sheegtaan waxaan ka xigaa in dhulka lala simo oo albaabada la isugu dhufto walaahi
Kalye caar hale taabo kuu soo qaada ciilan heeye
Ceelye dhaalye ciise muuse mooye haadi ciide baa noolto naabda ceelkan kuu reedo haadi ceed kaa soo saarto
Ciisa muuse dila xirsi fircoon aabahii wasaha khaniiska dadkoodii oo cadow ay is horfadhiyaan ayuu siilkii gurjiile ka doortay laaya fataaliinta huwanta habar jeclo frmo assb