Somaliland oo ka jawaabtay hadal kasoo baxay Dawlada Mareykanka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 31

  • @scipioafricanus1
    @scipioafricanus1 3 часа назад +5

    Guul iyo Gobonimo Somaliland power💯💯👍👏

  • @Xaji_Lacag
    @Xaji_Lacag Час назад +1

    Hambalyo, hadalkaas way nagu matasha dowladdu.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 часа назад +3

    Guulaysta dadkaygo somaliland na guul❤❤❤👍

  • @ClaahiMukhtar-b7t
    @ClaahiMukhtar-b7t 3 часа назад +2

    Walah somaliland Allow dhowr waa ay dhaqaaqday

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 часа назад

    Warkoodu waa bilaa xigmad bilaa siyaasad dawlad hurudaa hanmale

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 3 часа назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 3 часа назад +1

    MAXAY. UGA. JAWASBI. WEYDEY XASAN SHEEKH ???

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 часа назад +2

    Wadani iyo Ciro Been bay u sheegeen dadka reer Somaliland. Ciro waxaa uu hoos Galay Somalia-Talyani. Dalka Wadani iyo Ciro ma sii maamuli karaan. Khalad Baaa dhacay la sixi doono.

    • @jamakhayre5789
      @jamakhayre5789 3 часа назад

      Balaayada lama hor boodo ee wakhti hala siiyo Xukuumada cusub si wanaagsan bay wax u wadaan e. Masuuliyad aynu muujino hadaynu shacbiga nahay.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 часа назад

    Daacish iyo shabaab waa maalingalinjirey Muuse juudaan

  • @DhukoDhuko-m3s
    @DhukoDhuko-m3s 4 часа назад

    Usa 🇺🇸 waa inya kadig tonataa cawaqib sokala dhex gala wadama somaliland 🇮🇷 iyo usa 🇺🇸

  • @Gobsame
    @Gobsame 3 часа назад

    Waar dagaalkii qorulugud ka hadla dadkii ku dhintay kuma dhac aan inay u tacsiyeeyan

  • @MohamedAmiin-o6t
    @MohamedAmiin-o6t 3 часа назад

    Wax ba idinkama fahmin

    • @Sumuni001
      @Sumuni001 2 часа назад

      intranational Baa lala hadlaya Wll Inaad fahantana Loogumaba tala galine wxba comment hayska dhamayn😂

    • @MohamedAmiin-o6t
      @MohamedAmiin-o6t 2 часа назад

      @Sumuni001 dawlad dhexdeedii ka hadli kari la miyaa caalam la hadli karaysa waa biyo kama dhibcaan

    • @Sumuni001
      @Sumuni001 2 часа назад

      @ Wxn aad Daawanayso Me eedada baa so qortay markaa hadaanay dawladu hadlayn Mise hadalka dawlada wxd utaqaana in Inta Tv lasoo istaago maanta sidii adeerka 19+26=80 ladhaho😀 protocolka dawlada soo baro Qabkii iyo qaranimadii waad dulayseene Madluum yahow

    • @MohamedAmiin-o6t
      @MohamedAmiin-o6t 2 часа назад

      @@Sumuni001 😀😀 ma dawladan macaluushu u geysay inay lacagta ku hadalka moobalada cashuurto baad isheegaysa taas macaluul baa haysa se muuse biixi cabdi madaxweyne ka danbeya somaliland ma arkin weli madaxweynihii la wayey manu ahayn

    • @MohamedAmiin-o6t
      @MohamedAmiin-o6t 2 часа назад

      @@Sumuni001 ta labaad muuse adeerkay ma aha se waa siyaasi aan laga daba hadlin