Boqor Buurmadow Colaada Shirka Badhan ee Madaxweyne Xasan Sh Wado Waan la Qaadanay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 168

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 часа назад +11

    Boqor buurmadaw iyo Suldaan mawliid sabayste ayaan hogaanka difaaca dalka ayaa Hogaamin doona insha Allah guul JSL somaliland

  • @AxmedMaxamuu
    @AxmedMaxamuu 11 минут назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 2 часа назад +5

    Boqor ❤❤❤❤🎉🎉🎉💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🧠🧠🧠🧠isaaaq🧠🧠🤲🏼🫱🏻‍🫲🏾💚🤍❤️🤜🤛✅️hero

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 2 часа назад +4

    Masha Allah

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 53 минуты назад +1

    ILAAHAYOW Nabad baa Nicma iyo Nolol leh e adigu Awoodaada ku soo Celi Nabadii , Mudo 2 Sana ah ayaa dagaalku socday weli maynu maqal wiil dhintay u dhalay mid ka mid ah garaada e ILAAHAYOW adigu umadada kala celi . Nin kasta oo dhiiga islaamka xalaal ku sheegana Calaama Xun oo degdeg ah ka muuji. اللهم امين

  • @NoraMohamed-o8n
    @NoraMohamed-o8n 43 минуты назад +1

    Mansha allah booqorki ay hadal geesiga Africa 🌍

  • @mhmdmd9525
    @mhmdmd9525 3 часа назад +7

    Ninka keliya ee isaaq u fasira afka maakhiriga😅😅😅😅😅

  • @AxmedCali-g9s
    @AxmedCali-g9s 4 минуты назад +1

    Hadalku waa cad yahay warsan iyo baradho kulul dagaalka gala no harti 😂😂

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 Час назад +2

    Mashallah Buqoor❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 9 минут назад +1

    Walahi dadka Boqorburmadaw sacabka uu tumayow habeen maydin jirin. Intu abtiyashay da hayo wax haka qorina wa faqash wayn hadi kale mu la hadlo odayasha lugta haya ciidanda ee saladinta ah intu Xassan Sheikh ku wareegaysanayo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 минут назад +1

    boqor alle ha noka daayo halyey

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 43 минуты назад +1

    Boqorka Africa ❤

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 часа назад +5

    Boqor ka geeska Africa 🌍 🇿🇦 gulayso from G36❤

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 2 часа назад +2

    Isaaq codiisu waa kaa boqorka waanan ku raacsanahay

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 11 минут назад +1

    War muxu sheegay hadhow talow maxuu ku hadlidoona siida loohadla xiita ma yaqano Walhi dad buu uu yahay aqli waxani 😂😂😂😂😂 ka macaney ka caasey 😂😂

  • @farxiyomaxamuud-oe7ik
    @farxiyomaxamuud-oe7ik 5 минут назад +1

    Bur madoow walee cali mahada cidii hoganka aad u Tay waa halag satay war hooy is dabaqabta

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 2 часа назад +5

    Ceerigabo waa magaalo Harti ,
    Shaley waxaad laheydeen Laascaano anaga leh, waxbaa baalaheyga yaacey

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 Час назад

      Laascanood idinka laaha afarta koonan dagana khalad Bay ahayd in laydinkula dagalamo lkn ceerigaabo waa magaalo reer shekh isxaaq walaalo idinka taladu yeyna idin seegin dhig muslima faaido malaha nabad Allah ha na waafajiyo.

    • @WardaMaxamed-m9w
      @WardaMaxamed-m9w 34 минуты назад

      𝑹𝒊𝒚𝒐 𝒌𝒖𝒏𝒐𝒐𝒍 𝒎𝒊𝒅𝒉𝒂𝒏 𝒘𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒘𝒂𝒂𝒅 𝒌𝒖 𝒎𝒂𝒅𝒉𝒂 𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂𝒂𝒏 𝒊𝒏𝒕𝒂𝒂𝒅 𝒊𝒔𝒍𝒆𝒅𝒂𝒚 𝒄𝒆𝒆𝒓𝒊𝒈𝒂𝒃𝒐 𝒒𝒂𝒃𝒔𝒐 😂😂

    • @ahmedaddawe1071
      @ahmedaddawe1071 33 минуты назад

      Waa Ino hadaftimo iyo badhan

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 часа назад +2

    Ceerigaabo waa laga qaadi la soco

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 2 часа назад +1

      😂😂Yaan si fudud uun laascano aanan kaaga qabsan doqonow

    • @WardaMaxamed-m9w
      @WardaMaxamed-m9w 35 минут назад

      𝑿𝒊𝒏𝒊𝒏 𝒚𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒅 𝒍𝒆𝒅𝒂𝒚 𝒌𝒂𝒍𝒂𝒚 𝒒𝒂𝒃𝒔𝒐😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 50 минут назад +1

    Waa jabayaan ceerigaabo dadkii lahaa baa haysta colaad ku helimaysaan

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 18 минут назад

    Xasan dhiiqo in uu dhulbahante dabada kawadoh waa loo jeedaah asagoo rabah in uu doorosho ku qabto sool iyo sanaag waana uogaladeen

  • @FathiyaMohamed-li3cl
    @FathiyaMohamed-li3cl Час назад +2

    Yes, yes thank you🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 14 минут назад

    Boqorka geeska Africa boqor buurmadow

  • @AbdulAhmed-xr2uh
    @AbdulAhmed-xr2uh Час назад

    Ninkani sowkii markii isaaq iyo Somaliland lagu soo duulay lahaa askartii qaranka ka soo baxa anaa 500 oo dolar idin siinaye. Sow kii garaad gala dagaalka abti abti abtida hayay. Waar munaafaqdda kala dhex bax isaaq.
    Dhulbahante ayuu ka jecelyahay isaaqaba

  • @sahraahmed-9556
    @sahraahmed-9556 Минуту назад

    اتقي الله ❤❤ايام الخير ورمضان❤

  • @BoondheereLibaax-f8e
    @BoondheereLibaax-f8e 45 минут назад +1

    Baacow xasan sheekh ayuu ku walacey markuu iska celin waayey dhul bahante 😂😂😂😂😂

    • @WardaMaxamed-m9w
      @WardaMaxamed-m9w 33 минуты назад

      𝑾𝒂𝒍𝒊𝒈𝒊𝒊𝒏𝒃𝒂 𝒊𝒔 𝒃𝒂𝒉𝒚𝒔𝒕𝒂 𝒘𝒂𝒙𝒃𝒂 𝒏𝒂𝒈𝒂𝒎𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒕𝒂𝒂𝒏

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 3 минуты назад

      Xasan shiikhba reerahanu colaad bay ku hayaan ma aqaano xasan waxa daba dhigay

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 36 минут назад

    𝑩𝒐𝒒𝒐𝒓𝒌𝒂 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒌𝑨 𝒂𝒇𝒓𝒊𝒄𝒂 𝒈𝒖𝒖𝒍𝒂𝒚𝒔𝒐 𝒕𝒂𝒍𝒊𝒚𝒆❤🎉

  • @MustafaAli-xj2bm
    @MustafaAli-xj2bm Час назад

    Dhibaatadu waxawaayi, dadka somalida ah badankoogu ma garanayaan Dhibaatada cidda hurisay ama hurinaysa!! Laakiin inyar o siyaasiyiin ah aya Og oo mashruucan Dhaqaale ku cuna. Marka lagarto ayaa nabadu iman doonta!! Waa mashruuc socda in kabadan 50 sano o hadda Imaaraadku wado. Somalida Ilaahay indhaha ha ufuroo oo haqqa ha tusiyo

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 2 минуты назад

    Mj waxaan aminsanahay cerigabo waa magalo isaq nabad ha lagu wado jogo. Hadii kale hartiyow ha ku soo gabanina intaa dadka gurigooda ugu tagtaan.

  • @JANAHOMAR601
    @JANAHOMAR601 Час назад +1

    Abti baroorta iskaddaa,Garaad kulmiye baroorta iyo baryada ka yareeya.
    Abti adkaysta oo annagu kama hadallo go'aannadiina kama hadallo ee iska aamus waxaan filaynay inaad adkaysataan
    Immisa Goor ayaad nabad soo hadal qaadday illaa aad Dani ammaantay.

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 29 минут назад

    Bakhtigii madoobaa 5oo shantii boqol ee aad ciidamada ku kala qaybinaysay eerso iska celiya

  • @mataanahaahmed429
    @mataanahaahmed429 16 минут назад +3

    Waa runtaa cergaabo waa magaalo isaaq waanuna difaacaynaa insha allah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Час назад

    LAGA ROONE BUURMADOW WAA CADOWGA QARANKA SOMALILAND WALAAHI WAXAAN AHAY NIN HABARJECLO AH OO LAF HOOSE LA SII AH BUURMADOW UMADA REER SHEEKH ISXAAQ HA OGAATO INUU BUURMADOW YAHAY CADOWGA UGU WEYN EE JIRITAANKA QARANKA SOMALILAND HABARYOONIS IYO HABARJECLO WAA IN AY KA KACAAN FADHIGA WAA IN AAN LOO JOOJIN DHUUNI QAATE CALOOL WEYN OO BAKHTI AH WAXAA INOO BALAN AH NINKA REER SHEEKH ISXAAQ EE NABAD SOO HADAL QAADA IN AYNU MADAXA KA TOOGANO

  • @khadarmohamed6846
    @khadarmohamed6846 57 минут назад

    Boqor mahadsanid diyaar aan nahay reerkasi waligood a askarta aha way innagu kibreen?

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 23 минуты назад

    Xasan shiikh ku meerayso umad been lagu saliday khayaali ku nool,war xasan shiikh adiguu kula socdaa anaga nalma socdo hadaad raganimo hayso cid kale dembi hadla yey yihiin saarin inagaa Alla iskeen baday wax iska celi xaar madoowoow.

  • @bardacad
    @bardacad Час назад

    DAGAAL ISIMADU AYSAN GALAYN CIYAALKA ISKU XAAQA AYAGA SIDII DABKII QORYO KAGU SHIDAYAAAYE
    IDINKUNA MEELAHA WARWAREEGA

  • @barreCabdulaahi
    @barreCabdulaahi 33 минуты назад

    Howshu wa
    Wa. Dir. Iyo darood

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 20 минут назад

    Danay hadu leeyhy somalia kama tirsani ha sheegto blse somalia ahy dhul somaliland leedhy xudud ban ka dhignya siday ku dheci karta darood siyaad bare la socda xudud badli kari waayin ma mantay xadka somaliland badli karan hal tuulo itopiya ka qaadin ma jirto intay dagalmyin

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 2 часа назад +3

    Sheeko 🎉sheeko bro iskadaa calaacalka iyo hunbaalaynta

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 13 минут назад +1

    Waa tallabadii loo baahnaa...

  • @AxmedCabdiyuusuf-q7u
    @AxmedCabdiyuusuf-q7u 3 часа назад +2

    Waa noocaa uu sheegay boqorku dagaalka diyaarbaanu unahay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Час назад

    BUURMADAW NABAD BUU KA JADLAYAA😂 HADANA WUXUU LEEYAHAY CEERIGAABO CALANKA SOMALILAND IYO ADOONSIGOODII BAA KA SOXONAYA😂

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Час назад

    Nacas nacas dhalay warsangeli yuu u yaqaanaa mida kale hassan sheikh uu inala daba socdo miyaanuu ahayn kii ay leef leefayeen ee qudhun samaale ay ku sheegayeen badhi madoow khalkhal iyo is dhex yaac baa ka muuqda hadaladiisa lkn waxaanu u sheegaynaa faankii iyo kibirkii inuu ku adkaysto calaacalkana yareeyo ceerigaabo rag way isku arkayaan dhawaane viva harti !

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Час назад +3

    Cabaadka joojiya Iidoorow,hadaad nabad dooneysaan,Ceerigabo ogolaada kala badha oo sida Galkacayo laba ka dhiga oo ah calanka SNM iyo ka Khaatumo oo oo Harti ku midaysan yahay.

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 59 минут назад

    NIYOW NINKAAN MASHEEXAAYO.
    WAAR DHULBAHANTOW NOOTALIYA MEESHAA RABTANBA WAA MARAYNAYE HJ HADDANAHAY WAA ISDHIIBNEY DHEH.
    DANTAADA MATAQAANIDE.

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 17 минут назад

    Walahay baanan dawaco nabad ugala hadlin

  • @FathiyaMohamed-li3cl
    @FathiyaMohamed-li3cl Час назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 Час назад

    Buur madoow waxba faqash ha u kala abtirin faqash waa isku mid

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 Час назад

    Xadan shiiq haku waso nacaladbaa hooyadaa iyo wixii ku abaahin jiray u sheeg hadaad wax iska celin kartaan waa jufo dhulbzhante bah hararsame tii sideeda naas laheyd u sheeg

  • @ibrahimhassan9206
    @ibrahimhassan9206 2 часа назад

    Nio colaad na wax kamq tartaan hanjabaad ma yareesaan specially reerkaga h.jeclo. waa jilicsan😂

  • @MohamedSaid-tj3bi
    @MohamedSaid-tj3bi Час назад

    Calacalka jooji wax😂iska celi rag waa is mudanayaaye been Madobey

  • @jimcalecabdi2595
    @jimcalecabdi2595 9 минут назад +1

    Waar harti runtaa deeqda

  • @A.risaaqbile774
    @A.risaaqbile774 44 минуты назад

    Hadalka hadu nin Go,aanleh dhaho Waan Rumaysan laha lkn foosto hosta kadalosha Buukasobaxay

  • @adaror-t9o
    @adaror-t9o 2 часа назад

    Beenwaas eya baad tahay miyaadan durin kulmiye 4 belood hishiiska ninkii diiday ee leh canshuur baan qaadayaa oo calankayga kaliya baa shaqeeya ma afka soomaaliga baa turjabaan u baahan mise diinta islaamka baan ta xaqa muslimka daris ka baa kala duwan ka jawaaba reer been ku nool

  • @tahirmohamedabdi5680
    @tahirmohamedabdi5680 Час назад

    Mujaahid buurmadaw waa sidaas

  • @NimoYusuf-m5i
    @NimoYusuf-m5i 23 минуты назад

    😂😂😂😂😂😂😂 xarwen botada joji Dhulbahnte waxba kama qadi kartid

  • @AhmedowismaaciilAhmed123-hm9xo

    Laba wajiile Harting Horstead kala socotaa dadra a wax kalaad u sheegaysaa

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 2 часа назад

    Markaad buurihii ku laabataan ayad mirsan doontaa dubur madoobey Luuqadii aad waxku fahmi jirteen ee dilka ahayd ayaanu idin kula hadlaynaa yaan lagu arkin adigoo meelahaa ka cataawaya oo kabaha afka ku sida

  • @mikereizz
    @mikereizz Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    qodobada aan la sheegin fulay

  • @CabdiJamal-l8y
    @CabdiJamal-l8y 45 минут назад

    War ilaahaykacanso waaladhimanayaaye kolay direyska waad xidhan waanad iskusoosawiri lakiin dagaal galimaysid ee dhalinyarada meesha haku halaagin

  • @abdijama603
    @abdijama603 Час назад

    waxaa la yiri shabeel baa ilma meel dayacan seexsaday markaasaa geel ku durduriyey ilmahiisii, markaasuu ari mag weydiistey. Xasan sheekh iyo ina cumar geelle bay kaga dhegtay.

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 31 минуту назад

    Waa xiligii waali hadalka miskiina abtigaa waa car kaalaya qorlugud wiilala yar yar ayaad goblamanaysaa iblays dhul lagam haysto bixiso ayaa ku wada 😂😂😂😂😂😂😂beenaalay😂😂

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 24 минуты назад

    😂😂😂😂😂😂😂.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Час назад

    Waar. Hooy. Dadka ale. Daaeatooda. Reer. Ceerigaabo. Idiinka. Ayaa. Dadaka. Isaaka. Xiiga. Waar. Wiilasha. Haasaka. Dhamaaniin. Ee. Kaa. Jooga. Dagaalka. Waxa. Ka. Xuun. Maajiiro. Daagaalka. Meelwaalaba. Wuu. Gaadhi. Intii si. Dhooba. Wuu. Sasmaan. Kaala. Jooga

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 13 минут назад

    Waa warcad

  • @fardussegulle1087
    @fardussegulle1087 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 2 часа назад

    Dawlada ciro waxay udhaqmaysa sida aflanta tuugta

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 Час назад

    Wuxuu kala saarayaa Harti wuxuu jifo jifo Isugu diraayaa warsangali reer reer buu ukalasaarayaa xasan shiekh baa darod ama harti wanaag u haya puntand dhulbahante iyo warsangali baa xasan shiekh maxamud ku burburinaayaan waa hadal malagiis galay ninkaan ma qamriguu cabaa

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 часа назад

    Imisa mar ayuu sheegayaa iney diyaar yihiin? Calaacalka joojiya sida siman oo qolo walba bogcadeeda maamulato ayaa loo wada noolaan ama ceerigaabo ka samra. Hadalkana yareeya.

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 20 минут назад

    Weligay mid ka been badan oo ka ciyaala Susan kan ma arag xasuuq marka uu soo weerar tago oo afka ciida loo daro ayuu xasuuq u yaqaaan

  • @MaxamudCalidahir-tk1qp
    @MaxamudCalidahir-tk1qp 23 минуты назад

    Naasku kuqabay dufaar madoobe
    2:04 2:08

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 53 минуты назад

    Xaar daarood waxba qaadi mayside dadka hayska maydhin caaaccaaac huuuuuuh

  • @adaror-t9o
    @adaror-t9o 2 часа назад

    Waa argo gaxiso jaajuusa cadow u ah colaad inuu galiyo buuraha kuwa ku jiro waa la hishiis munaafaq cadow isaaq iyo darood iyo soomaali u shaqeeya baad tahay maxaa u diiday inuu gurigiisa aamino dadka guryahooda u daayo

  • @nimastach5405
    @nimastach5405 Час назад

    🤣🤣🤣🤣odayga inu ooyo diyar uyahay. Ya laga dareemin, meesha ma Quran ba lagu akhrinaye.

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 часа назад +2

    Libaax waa caynkaaz waanu la qaadnay colaada ay ku baaqeen waanay ku jabi inzhlah

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g Час назад

    Magaca boqor iyo odaygaan iswaafaji .

  • @AhmedMohamed-s5h9b
    @AhmedMohamed-s5h9b 59 минут назад

    Meel aan Hargeysa aheen lesku wareeysan maayo ninka bogorka shegtayow

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 20 минут назад

    waa laa qaaxaya wale

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 Час назад

    Calaacal iyo cabsi ka weyn waligey ma arag lakala adkaa walee..

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane Час назад

    Ilaaahoow nabad

  • @hassanelmi7394
    @hassanelmi7394 Час назад

    Hassan sheekh sowtuu shalay kula jirey berina waxaad odhan jabuuti ayas kula jirta

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b Час назад

    😮😮Walhi Halkaaa Waa Lagu Hooban Doonaaa Isaaq isaaq baa imbadan Lagu celceliyey Faankii Qalas qalas Iyo Waxaasi waa soo dhamaadeen Ilaahow sahal umuuraha Yaa naga qurba joog iyo ganacsato badan Ceerigabo Xiniyo Rag baa ka soo horeeya

  • @cabdirizaqxassan9853
    @cabdirizaqxassan9853 Час назад

    Waa hadal miskiin iyo calaacal inuu aamusaa u fiicnayd

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Час назад

    Kuwii n. Naada. Aragataan. Reer. Qaaniiyo. Badaane

  • @MaxamoudPower
    @MaxamoudPower Час назад +1

    Mnsha allh Boqorka Geeska africa Alle haku xafidoh
    Talo kuma seegin

  • @AminaAbdi-s7n
    @AminaAbdi-s7n Минуту назад

    Been madow dadka kalaceli Adigu soo gal wiilashada keen

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Час назад

    Boqor allaan kugu dhaarshee Kelmadan abti jooji

  • @samataraabdullahi623
    @samataraabdullahi623 Час назад

    Ceerigaabo huwanta ayaa leh kaalay difaaco naag naag dhalay habarjeclo adiga iyo group ceel afwayn ayaaa jabiyay garxajis na gudidii cade gude ayaa jabiyay wada basaasiin huwanta la shaqeeya ayaad tihiin

  • @AbwaancabdiwaaxidAbwaancabdiwa

    HaWiye FuTo madoobe DameeRa weeye FaQasha uNiikiyo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Час назад

    BUURMADOW WAA ADEERKEY WALAAHI BILAAHI TOLAAHI WAXAA UU SHEEGAYAA WAA BEEN WAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO AAN XALAAL KU DHALAN BEEN IYO LUGOOYO AYUU INOO WADAA WAA CADOWGA UGU WEYN EE AYNU LEENAHAY DAGAAL LAGU HOOBTO HA LOO DIYAAR GAROOBO

    • @baabuli8762
      @baabuli8762 29 минут назад

      Waxan aad sheegayso ader laguma fahmaayee adeerna kuuma ahee magacaaga kuvhadal neefow boqorka afka qadhmuun ka jeedi hadaad xanuuusanayso meelahan wax haku soo qorin

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h Час назад

    Maskin wu ooyn raba adkeyso caacal ka iska daa

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama Час назад

    Wallal, diide, warmah soofysta

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Час назад

    Ibalaasaakii. Joogay. Koonafuurata. Ayaa. Waqooyi. Mooday

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 50 минут назад

    Waar sidaa borku run buusheegay

  • @siciidsiciid3481
    @siciidsiciid3481 Час назад

    Hadi goanka ku adkaysanayso way ficantay wa lo bahanyahy in la iska celiyo gudafadan labadan Sano buqaysay

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 Час назад

    Goojacade aanso xasustaa shekadan lakiin laismahurayo sansanta arkayo

  • @yusufwais5407
    @yusufwais5407 2 часа назад

    Nacaska Cada Gude ma Basas u heeliya,Huwanta

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 43 минуты назад

    Buufi faqashta

  • @deqaabdi1846
    @deqaabdi1846 2 часа назад

    Geesi tahaay adro 👏👏👏💪🏼💪🏼

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 часа назад

    Guul JSL somaliland insha Allah