Mama Saafi Oo La Dilay Caawa Isbitaalka 😭 Walaalkeed Ayaa soo Weeraray | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Mama Saafi Oo La Dilay Caawa Isbitaalka 😭 Walaalkeed Ayaa soo Weeraray | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 311

  • @naimanicma5352
    @naimanicma5352 2 месяца назад +8

    Waxuu udiley waxuu Aminsanyahey waa naceebeysey Subhana Allah, Walashiis intuu Garabsiinlahaa ayuu diley, kuwa kufsadey waa Nimen kan dileyna waa Nin Alle ayaa idinka weyn, Raboow adaa xaqsoora ah🥲

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 2 месяца назад +1

      Waxaa Macquul ah Inu Laaluush Laasiiyay Wiilka

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 месяца назад +18

    Subxana allah, illahow caafi oo caawi Mama Saafi. Dhibaatada jirta waxay tahay kii difaaci lahaa in uu u gacan qaado. Allaha caafiyo.

    • @faadmoshuuke6103
      @faadmoshuuke6103 2 месяца назад +2

      Markii doqon kula dhalato waa iska sidaas aad ban uga xumahay inuu dilo midkii ay garab ka heli lahayd 😢😢😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +1

      Aaaaaamiin
      Nimanka iyagaa is og
      Hadii la dono laaluush lasiiyay cadowguu ujabiyeen

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 месяца назад +32

    Mid la dhashey iyo mid kalaba uma roona guul marwa saafi cumar 🙏❤️

  • @hawalag5
    @hawalag5 2 месяца назад +11

    Miideeda kale Niinkaan walaalkeed wuxuu uu diilay waa waxeey la kasoo Caraattay waagaas hadeey sheegi Lahaayd saan iyo kadaran ayaa ku dhiciilaahayd 😢ala jaahiilniimooy maxaad soomaaliya kabuuxdaa

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 2 месяца назад

      Waa runtaa wuxu ku dilayaa maxaad u hadashay 😢

  • @GurriGurrichannel
    @GurriGurrichannel 2 месяца назад

    Alla waa ixanuujisay saafi
    Alla waa ixanuujisay saafi
    Ilahoow u gargaar.
    Alla dulmi weynaa
    Alla dulmi weynaa.
    Waa ka xumahay.

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 месяца назад +6

    Ceeb Allah haa astura dahiir iyo dadka laa shaqeyo si aqlaaq leh ee xishood ku jirta maxkmada uu qadaa Allah aan Kaa baqno Maxkmada Meel lagu qoslo ee qabiiylada lagu Cayo yeey noqon ee like lagu radiyo 🇸🇴☝️

  • @abuhamudalghazali1118
    @abuhamudalghazali1118 2 месяца назад +19

    Justice for maamo saafi

    • @hiboxasan7418
      @hiboxasan7418 2 месяца назад +2

      Sorry maamo saafi 😭😭😭😭

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 2 месяца назад +23

    Haduuu nin ragyahay muu raad sado kuwii xoogay waslaashiis duliga haduu ni rag yahay

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 месяца назад +1

      Nimankii kufsadey buuba la jiraa😮 duligu😢

    • @laadarlaadar6814
      @laadarlaadar6814 2 месяца назад

      @@fouzianuura2327siil dartiis maad rabta rag isku dilaan…naagtii qooqan party aado hala xoogo

    • @SuleeqaquruxChannel
      @SuleeqaquruxChannel 2 месяца назад +2

      Nin ragga maaha nin wallaashii dilaya qaniiska qaniiska kala jirin ciilkiisaa i hayo.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 месяца назад +3

    Rag asaga la mid ah ayaa kufsaday walaasbhiis intii uu u hiilin lahaa ayuu walaashiis diley Dahir ilaahey madaxaaga haraajiyo

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 месяца назад +5

    Saafi Ma dhibkii horuu dhib ugu darey wll ku sheegu😢 wlalked ma kooxdii kufsiga buu uga hiiliyey wlashiis. Yaab bdanaa😢

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 2 месяца назад +10

    Justice for mama safi

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 месяца назад +4

    Saafi mar hore ayaan soo jeediyey in ay katagto Mugdisho waa khatar ayay ku sugan tahay 😢😢😢

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 2 месяца назад +1

      Mxy smeynn abaheeedd oo cad ah dhullyaal hyssaa

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 месяца назад +6

    Walaal maahan kaas. Saafi walaalkeed kaligiis ayay iska celin weeysay, ma niman fara badan ayay iska çelin kartaa Illaah ha u gargaaro maskiinta

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 2 месяца назад

    SubhanAllah waa mooryaaan lacag buu soo qaatay kaasi walaalo maaha inkaar kugu dhacday Saafi ilaahay ha ku gargaaro ax

  • @BadraAbdi-l6u
    @BadraAbdi-l6u 2 месяца назад +1

    KII RAG AHA WAAKA MID WAA KUFSADAY MIDNA WAAKA DILAY XAGEE AAADNA MARKA 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 месяца назад +4

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه
    Ninkaas Safi dilay walaal ma ah waa Caada Qaate, haduu nin yahay muu Walaashiis u Aaro, Ilaahayow kaas walaal hayga dhigin

  • @yaasircaddeaadan1898
    @yaasircaddeaadan1898 2 месяца назад +6

    Sorry 😞 maama saafi xaqeeda allaha usoo dhiciyo dhibaatada allaha ka baxsho

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 2 месяца назад

    Walal maaha kaas Ilahay ha cadaabo 😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 2 месяца назад +4

    London markey kuso noqoto iney hadashey aheyd Muqdisho dhexdeda meel lagu hadli karo maaha waa ka walwal sanaa runtii

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 2 месяца назад +4

    Subxanalah ilahayow ugargaro nimanba dulmiyaay kani wll mahe walhi ha dacwayso gofow iyo kuwi dhimateyaay safi allha gunta karido sharciga mahamed maxakamad lamarto2

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 месяца назад +3

    Allow kuwaa aduun iyo akhiraba ku dhib yaraball caallamiin Allaahu ma Amiin😢

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 месяца назад +1

    Kaas walal ma ahan baqti waaye meeshuu walashiisa garab qabaan lahaa oo cadowga kufsaday ugu hilin lahaa miyuuba dilaaa 😢😢😢😢wasaq dheh

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад +3

    Walee aduunka cadaalad waa ka dhamaatay ILAAHAY aktiisa ay cadaalad taala

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 месяца назад

    Afar Afar Fataaxo u Wada Mara wax Kale uma awoodno 😢😢 Walhi muqdisho Cadalad ma Talo Somaliand ha aado intey Xaqeeda ka helso 😢😢😢

  • @deeqo123
    @deeqo123 2 месяца назад +6

    Mama Saafi allaha ku caafiyo

  • @safiya8016
    @safiya8016 2 месяца назад

    Subhanallha alll cafimad taam ku siiyo amiin ya rabi

  • @saciidawarsame2829
    @saciidawarsame2829 2 месяца назад +2

    Cadkeeda ay dhacsanayso ayuu uquuriwaayey
    Maybe inuu gabdho soo kufsaday too

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 месяца назад +4

    Soomaalidu cadaalad darana iyadoo dhiban baa dhibkale loosiigeysanayaa ilaahay hawgargaaro 😢😢😢😢😢sorry saafi sorry saafi

  • @ismailfarah3463
    @ismailfarah3463 2 месяца назад

    #Justice for Mama SAFI #😮😮😮

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 2 месяца назад +4

    sama fale daahir calasow iyo Queen soy soy waan idiin salaamay

  • @ZaaliAli-ie3ku
    @ZaaliAli-ie3ku 2 месяца назад +1

    SOOMAALI RAG MA HAYSANO ,GABDHAHAY KU TUNTAAN KU GUURAAN , MUU RAADIYO NIMANKI WALAASHIIS XOOGAY UU AYAGA GARAACO , IYADII BAA LA SII GARAACI DULMANAYD , RAG MA QABNO EE DUMARKA ALLAHA U GARGAARO .

  • @SamiaFarah-io4yf
    @SamiaFarah-io4yf 2 месяца назад

    Inkar ha ku dhacdo walahi walal Allah ku garab jiro samiir insha Allah wad gulaysaan😢😢

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 2 месяца назад +2

    I’m So sorry mama safi😭😭😭😭😭

  • @AyanAli-mx5zp
    @AyanAli-mx5zp 2 месяца назад +2

    Bahalsanaa Mamada wadankan halaga wado noloshee ku cadaabeen dhibki iyo trauma di ay la nooleed jirdil haduu ugu daray ehel ma aha ee nafteeda haloo bad baadiyo Daahiroow

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 2 месяца назад

    Subxaan Allah kaasu walal ma aha wadnahu ha istaagee ma intii uu ragii walaashiis dhibaateeyay uga hiilin lahaa buu ayadii sii dhibaataynyaaa

  • @hawoumar588
    @hawoumar588 2 месяца назад

    Allahu akbar iyadaa dhibaneyd dhoor iyo sodon sano maanta ee heleyso cawimo iyo garab istaag somali u kacday.xanuun badanaa oo naxariis daraan walaal maahan allaha somali naxariisdaraa

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 месяца назад +3

    Subxanallaah muxu idilaa cadkeda ayey gosanetsay wyo dhibxun oo logestay 16 jirkeddii logestay oo xununka kasogaray plowing weyday ayey dacwo kasheganeysay in dhibkii logestay ay kaga dacwoneysay maxkamada dahir alasow allahu akbar allaha u bogodhayo wayabe bisinka

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 месяца назад +2

    Mama saafi ha ka so carato somaliya hadi kale wa la diley aa so yeereyso maskiinta wlhi dhibato waaye taas

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 месяца назад +2

    Maba hadli karo allaah swt hacaafiyo maamo saafi

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 2 месяца назад

    Allah caafimad taama ha siiyo waa arin naxdin leh mamma saafi waanu ka xunahay

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 2 месяца назад +2

    Walaalkey daahirow xataa haddii ay dhimato maama saafi wlhi ajir aya ka helesaa haka harin Aaqirane waa ku liibaanesaa iinsha allaah

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 2 месяца назад +1

    Exactly there is no justice in this world coz if at all it was there Palestine could have given 😭

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +1

    INSHA ALLAH MAMA SAFI KUWA FALKA XUN KU SAMEYEY MEL KASTO O ADUNKA KA JOGAAN SHARCIGA LA HORGEY

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 2 месяца назад

    Inaa llillahi wa ina illeyhi rajacun xasbiyullah wanicmatal wakiil marki oo ogaday inu daafaco oukhto warwo Safiyey dhibkaga dheef allekaga dhige meeshas laguma naxaye ilgudil 😢 ayan kabaqeeyna walaal mac saafi iskaga sootak dumarbadan aya dadkeda usoodh ow wey. Eileen ogoow kasoobax

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji 2 месяца назад +1

    Waan ka xumahay mama safi wixii ku dhacay 😢

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 2 месяца назад +6

    Aawey Culimadii meey hada hadlaan ninkas wuxu sameyna arka Allahu Akbar 😭😭😭

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 месяца назад

    Waxaan Ogaaday dhibta kudhacday In Ay qarsataa Ay sabab U ahayd in dadka Noocaasiya In la dhasheen Ayee Ogayd in walalaheed yihin markaa Ayee door biday ine iska qarsato dhibkedii
    Muda kadib Markuu alle xaqeedii U soodhaweyay na Wataa Uu Madaxa jabshay allaha Igu Cafiyo waxa Aaminsanahay dhibka kudhacay Qabiilka Ay kaso jeedaaba Badankod in Kufsiga waxba U Arag allaha na cafiyo wa sidee ila tahay😢

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 2 месяца назад +1

    Asc mama Saafi ilaah ha ugu dhigo nabar xaqdaro meeshii u walashisha u hilan lahaa oo ragii dhibka u gaystay intuu mid mid u raadsado uu shaqa ka qaban lah so sorry mama Saafi insha allah one day waad hela cadaalad 🌹❤️🌹🫶🏼🌹

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад

    ILAAHAY AYA POQOR AH KISKAN HADAD KARIN SHEGEYSAN MAAMA SAAFI WAX HAU QABTO DAAHIR
    MISE WAA FIYUU UN

  • @Fotballlover-px3uw
    @Fotballlover-px3uw 2 месяца назад +1

    Gabadhaas Mar hadii wiilashooda Rabin iskabadaa intaas aad soowaday Allaha kaa abaal mariyo

  • @museabdi9287
    @museabdi9287 Месяц назад

    Justice for ma safi

  • @TeBloxFruits
    @TeBloxFruits 2 месяца назад +10

    Waa. Doqon. Loo. Soo. Adeegsay. Walashii

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад +1

    Aabaha Qof lacag halagusiiyo oo ilaaliyo daahir fatlan maama saafi aabahed Qof halaga biilo oo ehel ah tomorrow ticket back ah to uk

  • @aliabdalla1623
    @aliabdalla1623 2 месяца назад

    DAAHIR CALASIOW. MAMA SAFI WIXI LAGUGU SAMEEYAY INAAA INTA KASHEEGO MARABO. HADANA GABADHI INAAD MEEL KUMANAANA QOF KUJIRTO KUTIRAAAHDO SAAS NALAGUGU SANEEYAY. LUGTA KOR MALAGUU QABTAY DHABAR LAGUUGUMA SEEXIN. SAAS MALAGUUU SANEEYAY. LAGUMA BAKRA JEBIB BUQBUQ BAQBAQ GABAR AAN KANAXAAYO KUUMA KEENSANAAYI INSHALLAH

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 2 месяца назад

    Queen soy soy anaa kuu quraaminaaya insha alaah tahliisha inteen kuugu soo diraa walaal

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 месяца назад +1

    Dahiir iyo dadka laa shaqeyo aduunka waa laga taga qabri yar naa sugayo diinta islamka ogoshay uu qadaa Maxkmada ☝️🇸🇴

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 месяца назад +2

    Mamo Saafi bodyguard haloo diro Kan dilay Aabihi ha care gareeyo ayaduna hayska timaado

  • @Kahih
    @Kahih 2 месяца назад

    Subhanallah ninkas waxa uqatay $50.000 ki kun ee daahir diiday kas xayawan waye

  • @MUNTASSSBYN
    @MUNTASSSBYN 2 месяца назад

    Waa kaxumahay gabadhi xanuunsaned ee maqaayafa ku shidan jirteen dadkeedi ayaa ceshaday

  • @aragsanmaxamed125
    @aragsanmaxamed125 2 месяца назад +1

    Justice for mama saafi

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 2 месяца назад

    Mamma Allah ha gargaro subxanallah ninkani Walaalo uma ahaa

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 2 месяца назад +2

    Illhy ha u hiiliyo maamo safiyo illhow xaaqida soo i fii.

  • @Ifrah-u9c
    @Ifrah-u9c 2 месяца назад

    Duniyo nikeeda hadaldiisa Waa wax laga xumaado

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 месяца назад

    Sorry Maama Saafi😢 Walaal ma dhihi karno kan sidaas u dilay gabadh walaashiis oo dhiban 😢

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 2 месяца назад +4

    Subxanallaah see loodilikaraa gabadha dhibanaha ah

    • @soodalxiis4296
      @soodalxiis4296 2 месяца назад

      Wll wayska Dhaqanka Somali waxay leeyahiin maxaad noo ceebay oo Qofwayn ayaa tahee aad waxaas u sheegi oo noo ceebayni magacayaga that is all kkkkkk waa Dulmi Sidaasa

  • @Zurich527
    @Zurich527 2 месяца назад +1

    Innaalilahi wa innaa ileyhi raajicuun

  • @SahraIbrahim-xv6vp
    @SahraIbrahim-xv6vp 2 месяца назад +6

    Somaliya waxey la dagi weysay wa xaq darada iyo dulmiga

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Walaal keed Waa Kufsade marabo
    Inalaga Hadalo arinta Saafi

  • @messil8080
    @messil8080 2 месяца назад

    subxaana llaah qof dhiban bay somalidu dhib ugu sii daran

  • @sahrahassan5787
    @sahrahassan5787 2 месяца назад +1

    Meeshaan ku yaaban fadhiya

  • @فائز-ل6ذ
    @فائز-ل6ذ 2 месяца назад

    يارب انك ترى يارب انصرها
    دموعك يا ماما كسرت قلبي
    يارب انتقم من كل شخص ظلم ماما صافي

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад +2

    Mama saafi pls go back to uk 🇬🇧

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 месяца назад

    Subxanalh ma walashii ma intuu garab istaagi lahaa buu dilay alla dadkii alle ka cabsigii wuu ka dhamaday ma qof dulman baa lasii dulmiyaa raga somalidu dumarka uun by ka adag yihiin muu garaaco ragii wlshii saas u gly intuu iyada dilayo uf

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 2 месяца назад

    subxanalaah kaas wllma ahan waa wacal manimanki kufsiga ugesty ayuu ogahilinaya

  • @Asha-d9e
    @Asha-d9e 2 месяца назад +5

    Dahir wll Cawo mama safi

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 2 месяца назад

    Waa yaab,waa,xaqdiid,walaalkeedii,waa laadegsaday,soomaaliyeey waayaab😂😂

  • @AliMam-fi6vb
    @AliMam-fi6vb 2 месяца назад +1

    Subxaanalaha Aad ayaan ogaxumahay mama saafi oo dhibana ah miyaa mata dil logu darey 😢😢 sorry

  • @noridinwarsame7699
    @noridinwarsame7699 22 дня назад

    Mamo 5 caruur oo agoon leh oo dry oils banaan ka jiifaa please isoo wants alle ka cabsada

  • @Beingme541
    @Beingme541 2 месяца назад +2

    Walalked lacagba lo shegay ileen ceeb kuma lehen dhibked ine shegto

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 месяца назад +1

    Yaab waaye wlhi wasaq waaye wlhi dowlada waa inay soo xirto

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 2 месяца назад +1

    Xasbunallah wanicman wakiilan 😢

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 2 месяца назад +2

    Sorry Maama Saafi Allaha kuu gargaaro

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 месяца назад +3

    SUBXAANALAAH. ILAAHOW CAAFI. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @Hasaan-s9e
    @Hasaan-s9e 2 месяца назад +4

    Sory maama saafi ilaahey haku caafiyo😢😢😢😢😢😢

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 2 месяца назад

    kuwaan qurbaha joogo ma cadalad eey hayaan marka qeylo iyo dhaqan xumo eey la jogaan dhib oo dhan qurbaha ayaa noo keenay trust me 😢😢

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 месяца назад

    Momo saafi dahir hala cawino walalkeyd udir askar hala xiro pls

  • @hawalag5
    @hawalag5 2 месяца назад +1

    Ma iiloobeeso waliba hadaan Looga Xaqeeynin Niimankaas 😢

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 2 месяца назад +1

    wll ma ahan kaaas waa ay wlhi ha disho ha iska celiso doofaarka

  • @rodaabdi
    @rodaabdi 2 месяца назад +2

    Maskin ilahey cafimaad deg deg ah ha siyo 😢😢

  • @FaadumoxassanFaadumo
    @FaadumoxassanFaadumo 2 месяца назад

    Daahirow waxaa dhibaateeye ilaahay ha dilo kuwii dhibaatee yeyda baa daba socda ilaah ha dabar jaro sori

  • @farhmahamuud8005
    @farhmahamuud8005 2 месяца назад

    So so sorry Saafi , maxaa muqdisho ku dhigey adigoo kiis weyn ku jira wallaashey hdaa nooshahey degdeg uga soo bax please soo bax lacagbey bixinayaan si laguu dilo.

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 2 месяца назад

    Waankaa xumahay daahir taas hadii ay runtahay

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 месяца назад

    Justice for mamo saaafi

  • @suhebabuukar
    @suhebabuukar 2 месяца назад

    Mamo guuul Allh ku cafiiyo🎉🎉

  • @deeqsanmedia23
    @deeqsanmedia23 2 месяца назад +2

    Subxaanalaah
    Muxuu Walaalkeed u Garaac ay
    Saafi

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 2 месяца назад

    Waa cajiib, gurigeeda haddii ayna aamin kuheleen. Waa Inay soo laabato, waalidkeed shaqaalo ha uqabato. Marka xigto waa xabad, waa nin waalan.

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 2 месяца назад +1

    Alle ha caafiyo mamo saafi

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 2 месяца назад

    Ma mashu walsey u hilya la bu dilya ilahay ba walalo badan

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 2 месяца назад

    Asc SOY SOY ka leexda libaaxada maxkamada daahir qofka ugu asxaanka badan weeye ama waaye hadba lahjada aad jeceshahay

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 2 месяца назад

    Ina lillah waa Ina ilaahi rajucuun meskena