- Видео 425
- Просмотров 6 939 348
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
США
Добавлен 22 июн 2024
MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIIS LALA WADA OOYAY DHIBAATADA LOO GEESTAY GABADHAN WARIYAHA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIIS LALA WADA OOYAY DHIBAATADA LOO GEESTAY GABADHAN WARIYAHA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров: 564
Видео
XOOG AYUU UGA QAATAY ILMAHA WUU DHIBAATEEYAY IKAA EE TAHRIIBTO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 78422 часа назад
XOOG AYUU UGA QAATAY ILMAHA WUU DHIBAATEEYAY IKAA EE TAHRIIBTO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
MAXKAMADA WEY WAALATAY DAGAAL TOOS AH QALANJO, MANAAL, SOYSOY & AJURAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 1,9 тыс.20 часов назад
MAXKAMADA WEY WAALATAY DAGAAL TOOS AH QALANJO, MANAAL, SOYSOY & AJURAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
GABAR DAHIR ALASOW SO CAYSAY KADIB MARKU CAAWIYAY WA LASO ADEEGSADAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 12 тыс.20 часов назад
GABAR DAHIR ALASOW SO CAYSAY KADIB MARKU CAAWIYAY WA LASO ADEEGSADAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
DAD CAAN AH OO LA SIXRAY MAJEERTEEN OO SIXIR KA BILAABAY TIKTOK MAXKAMDA DAHIR ALASOW
Просмотров 2,9 тыс.20 часов назад
DAD CAAN AH OO LA SIXRAY MAJEERTEEN OO SIXIR KA BILAABAY TIKTOK MAXKAMDA DAHIR ALASOW
GABAR XOOG LAGU HEESTO 15 KUN DOLLAR LAGA DHACAY DUMASHI SIRQOSHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 98820 часов назад
GABAR XOOG LAGU HEESTO 15 KUN DOLLAR LAGA DHACAY DUMASHI SIRQOSHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
AABO DAHIR OO SO CAAYAY DAHIR ALASOW KUNA JASAARAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 18 тыс.23 часа назад
AABO DAHIR OO SO CAAYAY DAHIR ALASOW KUNA JASAARAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
SUBXANALLAH GABAR MAGAFE KU DHASHAY CUNUG KADIBNA DHIMATAY MAXKAMADQ DAHIR ALASOW
Просмотров 3,2 тыс.23 часа назад
SUBXANALLAH GABAR MAGAFE KU DHASHAY CUNUG KADIBNA DHIMATAY MAXKAMADQ DAHIR ALASOW
XASUUQA GARXAJIS UU U GEESTAY SACAD MUUSE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 3,1 тыс.День назад
XASUUQA GARXAJIS UU U GEESTAY SACAD MUUSE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIISKA MAMO FARAMKO WIILKEEDA OO LOO DHAARTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 2 тыс.День назад
KIISKA MAMO FARAMKO WIILKEEDA OO LOO DHAARTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
DADKA MAXKAMADA WAX QABADKEEDA KA SOO HORJEEDO DADKANA WAXBA U TARIN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 2,9 тыс.День назад
DADKA MAXKAMADA WAX QABADKEEDA KA SOO HORJEEDO DADKANA WAXBA U TARIN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Q.2aad AABO ISBITAALKA LOO DIIDAY LAGA BIXIYO DEEN DARTEED MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 1,4 тыс.День назад
Q.2aad AABO ISBITAALKA LOO DIIDAY LAGA BIXIYO DEEN DARTEED MAXKAMADA DAHIR ALASOW
AABO DAHIR OO FILIN CUSUB KEENAY WAAN IS DILAYAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 13 тыс.День назад
AABO DAHIR OO FILIN CUSUB KEENAY WAAN IS DILAYAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
AABO SOOMAALIYEED OO KILYAHA FADHIISTEEN CIDNA MAHEESTO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 1,3 тыс.День назад
AABO SOOMAALIYEED OO KILYAHA FADHIISTEEN CIDNA MAHEESTO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
MAXKAMADA OO KIISKI UGU ADKAA KU GUULEESATAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 6 тыс.День назад
MAXKAMADA OO KIISKI UGU ADKAA KU GUULEESATAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 15 тыс.День назад
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
AABO DAHIR OO SOO CAAYAY DAHIR ALASOW COD AYU SO DUUBAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 12 тыс.День назад
AABO DAHIR OO SOO CAAYAY DAHIR ALASOW COD AYU SO DUUBAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KUSO DHAWAADA SHIRKADA CUSUB EE DAHIR ALASOW WAGACUSUB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 4,1 тыс.День назад
KUSO DHAWAADA SHIRKADA CUSUB EE DAHIR ALASOW WAGACUSUB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
NAAGTIISA IYO CARUURTIISA AYUU INKIRAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 6 тыс.День назад
NAAGTIISA IYO CARUURTIISA AYUU INKIRAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIISKA MAMO FARANKO OO 20 KUN DOLLAR GAARAY WIILKI SOS OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 11 тыс.День назад
KIISKA MAMO FARANKO OO 20 KUN DOLLAR GAARAY WIILKI SOS OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
FADEEXO: AABO DAHIR OO KA GANAVSAN JIRAY XAASKIISA SAWIRADEEDA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 17 тыс.День назад
FADEEXO: AABO DAHIR OO KA GANAVSAN JIRAY XAASKIISA SAWIRADEEDA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
WARARKA: XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOOWE DAGAAL CUSUB IYO DOWLADA OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 8 тыс.День назад
WARARKA: XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOOWE DAGAAL CUSUB IYO DOWLADA OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
HOOYO DOOMAALIYEED OOLAGU CUNSURIYEEYAY PUNTLAND OO LA GARAACAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 7 тыс.2 дня назад
HOOYO DOOMAALIYEED OOLAGU CUNSURIYEEYAY PUNTLAND OO LA GARAACAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIIS LALA OOYAY HOOYO UMUL AH OO ILMAHA LAGA QAATAY OO LA DILAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
KIIS LALA OOYAY HOOYO UMUL AH OO ILMAHA LAGA QAATAY OO LA DILAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
BAAFIN IYO WARARKA XASAN SHEEKH IYO DOWLADIISA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 3,1 тыс.14 дней назад
BAAFIN IYO WARARKA XASAN SHEEKH IYO DOWLADIISA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
MAXKAMADA MAANTA WEY WAALATAY DAGAAL AABO DAHIR IYO MAWRO KHADIJA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
MAXKAMADA MAANTA WEY WAALATAY DAGAAL AABO DAHIR IYO MAWRO KHADIJA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
SARKAAL NISA KA TIRSAN AYAA KA DILAY WIILKA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 4,4 тыс.14 дней назад
SARKAAL NISA KA TIRSAN AYAA KA DILAY WIILKA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
FARXAD : KIISKII MURUGADA BADNAA HOOYADII WAA LAG FARXIAYAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
FARXAD : KIISKII MURUGADA BADNAA HOOYADII WAA LAG FARXIAYAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
WIILKI MAGAFE HEESTAY AABIHIIS OO OGOLAADAY LACAGTA INUU BIXIYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
WIILKI MAGAFE HEESTAY AABIHIIS OO OGOLAADAY LACAGTA INUU BIXIYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
FADEEXO AABO DAHIR OO SOO QARXIYAY MARWO KHADIIJO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
FADEEXO AABO DAHIR OO SOO QARXIYAY MARWO KHADIIJO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
War badha halacaawiyo insha allah
Maa shalaaha daahiroow laahoow. Cadawkaaga qabo. Ilaahaaw intii. Waxlabaxday. Janutul fardooso gali
Ilaahay kacabso sidee hooyo loo rafadiyo.
Waa hooye see ya ilmaheeda qalbiga ka ooy neey saah😢 very sad
Dahirow Habeenkad caawinaysay inantii curyamada ahayd Ee mororsade ee hibiyuhu ku dhacay Habeenka sidaan kugu duceynay Anagoo 33nin oo ciidagala ah oo meel lagu ciyaarayo joogna waliga ilan maysid baan u malaynaya waliga
Dahirow iska cafi gabdha wll alle darti ku caafi
Nin abaal guda iska yar
Hadii qof la Galay dahira lagalay
DAAHIR CALASOOW WALAALI WAAA RUNTIIS. DADKA ABAAL MA LAHA BADAN KOODA. ANIGABA WAA LA KULMAY. DHACDOOYIN. BADAN
Dahir dadka washa booqoljeer ayay dadka beenku sheegan
Dad aan istaahilin markaad caawiso waa sidaa Abo Dahir iyo naagtiisa sabab loo caawiyo maan garan waa laba maafiyo oo ciyaala suuqa
Masha allah dahir
Dashir iska daa bini aadan waa wax lagu yaqaan weeye
Somali waxlacawiyo ma isitahilan wa wada jisarin
Ceeb weeye dad aad Cassidy in hasana cabin weydii satao Waa dumar Idinkana ja roinaada Waa dumar hadana ooynayso oo jirane ilmana haysato
Manshaallah
Ma xiligii mj lagu sasi jiray baa lagaaray waxba idin ma oga mj meel fariista waa daashaane
Wey ku ficantahay ayagana balo ayey ka qadanyan
Dahir gabadha haku jes jesin qalad wadhacaaaa ok
ODAYGII DAAHIR CALASOW AHAA. OO 14 HOOL GUBANYIHIIN AYAA WUXUU HELAY HABRO NOLOSHA KADHACAY OO ISTAREES HAAYO WAA DAD WAASHO YAA KULEH ILAAHOO NA ASTUR
Dahir ader caawi waa qof qaldamay
Ilaahayow bini aadam ha noo baahin war alle barya biniaadam alle kaa kafinaayo
Daahiiro Allaahaa daardii kudaah ogoon baay haasaadaah.
❤❤❤
Kheir allaha ku siiyo
Dahirow aaway Ajuraan oo aah Jambile Hawiye
In ay cayso ma aheyn oo qolka kale lacag waydiisato
Daahir calaso ayaa idika soo haraayo wana nin daacada oo soomaali u dhaxeeyo wana maskiin kaalmeeys. Daahir ViVA❤❤❤❤
War Tan Waa Jisaar Ku Soo Shubo.Ah.. .Laakiin Maxey Ku Hershey Cayda Daahir Calasow.?
Mash allah khays allah hakusiyo
Maxa uqldame wuuku caawi wana caaysay😢
Dhiig kar iyo sokor soomaali qalad ayey ka fahmeen umada kale cudur uma arkaan
Somaliya malhan dowlada kaliya wadan kasta wuxu dhisanyahay shacabka oo dhinackasowada jeeda somaliya waxa lagadhacay bad kaliya mahan bada waxa kahoreyay aqliga aya laga xaday fakarka wadaniyada waxa kasoharay waali cad hadal bila xigmad ah nimanki waxa kasoharay qabyalad
Tuugsiga laysma baro
Dadadow ilahay mahe bini adan waxba ha waydisanina ilahay weligu kuma mana sheganayo alxmdulilah
Hadii wax loo qabtay maxey u caaytantay bisinka😮
Wasaqdeeda waxba kaama dhibayso daahiroow naagahan istarayskuhaayo allah abaalka sug
Haday Allah dartiis aad u bixisid Allah agtiisa ayaad ka heleysaa hadii halagaa sheego iyo istus waa helaysaa
Wa qalad iin lagugu jisaro
Maxaa Laga sirxaa dad tuugsi shaqo ka dhigtay muxuu haystaa daroogada ey isticmaalaan Waa noocee
Your good person Dahir Manshallah sorry for this ungrateful.
Iska cafi gabadha ilahay dartiis
Walaal daahir please ilaahay dartiis u caawi xitaa hadii ay ku dhahday
Dahir please iskadaa ilaahay dartiis u caawi
You tell them a good decision both of them!! She brought her here! she still taken care of her kids She should respect her
❤😂😂
Daahirow iska cafi gabadhaas ilaahyba dambiga waa cafiyaya adna waxaa tahy shiqsi qaali ah frm btl
VIVA DAHIR DAHAB👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Soy Waa tuugo adigana dahir calasow adigana tuug kala tahay haddii ad isku kalson tahay Maxa u xanaqee illa umada cawiyo dahir calasow tuuuuuuuuuuk Qaaaaaaaacin batahay lacagta a Somali weyn baa bixiso adiga dhiloyin soy soy Io ubax Madan bixin hg tuugo
QOFKA MARKU TUGSI BARTO WELIGIIS SHAQO MA ADAYO
WAXA QALADA IN LACAG LA SIIYO DAD JOGA MAREKAN YURUB O SHAQEYSAN KARA