Bal arag waakaase hal nin oo intuu meshaan soo fadhiisto dhahayo heblaayo ama xaaskeyga iitijaabi😢 Gabdhoow saan wax Ka badala ha isbahdilina ragga lama daba ordo mxaa idinka qaldan 😂 ragga markii la contorolo haduu naag Rabin xitaa wuxuu isku Daya inuu raadiyo❤
You know why aan loo arkeen, marka hore weey gyihin in naaga badan uu wado badan kood labo aqlaaq xumada iyo lalabada raga Kama helaan 😂 heblaayo niic niicdoy qac halaka yeersiyo😂 ani wiilkan anoo gymka jooga fiirsada wlhi qosal ikuma harin galabee itahay 😂 hhh tii kui imaado oo lalaba ah uwac qac halaka yeersiye😂 nimanka se doofar sana xee kawadan qiyanadas 🥸🙄
Wallhi 3 years 😢maaha wakhti yar gabdha daacad ayay tahay gabdhoow 3 years qof bili aadana ha aaminana doqon kanoo ka leh xataa siduu uhadlayo ani ima cajabin doqoniimada way ka muuqata nacaska xun 😢nin maah waa xoolo 3 year wakhti ka lumiyey naag kaleh uu jeclyahay nacas waaye kan 😢
@@ficaney-f5ju sheeg abaayo macaan laakin raga isku mid ma ah ninkaan codkiisa ka garanee in uu nin cabtooy yahey ani waxaa aaminsan yahey hada gabadha shukaansaneysid runta u sheegto way ku aamineysaa oo adoo naag kale qabo kugu aaminee ❤
You get up, You get down All your world turns around Who is right? Who was wrong? You don't know You have got pain in your heart Got a love in your soul Easy come, but I think Easy go.
Gabdhoow nin yuusan isku kiin dirin maxey tahay telephonkan qaado naag uu jecel yahay in uu ku dhoho waan iska kari waayay ma in aad is dishaan ayuu rabay
Anigu shakhsi ahaan waxaan aaminsanahay inaadan ragga la hadlin in ka badan hal sano. hadduu damco inuu ku guursado, wuu ku guursadaa muddadaas gudaheeda. saddex sano aad bay u dheer tahay shukaansi kaliya.
Hal mar igu lasali nabiga s.c.w,
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏
Wanwadaa kmanadali dono salawaturabi salamun calayhi ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🫶🏻
Scw
Scw
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏
Salawaatu rabii wasalaamuhun caleeyhi ❤❤❤
Scw
Wiil waa nin adag oo runta iska sheegay🙏Gabadhii waa lagu dul sheekaystay waa qalbi-jab, iyadna way isku dirtay😂Lkn Leyla waa gabadh daacad ah guul Insha Allah🙏
waa xanuun walee 3 sano wax sahlan ma'aha 3 caruur aalagu dhalaa
😂😂😂carur maaxac2bo@@143-k1d
@@143-k1dcaqligaga caruur ma dhaafsana miyaa
Dulqadki oo qof ah walahi leyla viva leyla
Ala raxmaanoow Saan camal oo kale wallahi ma fiicno
Layla allaah hakuu qadaro wax ka khier badan ninkaan casharna kabaro sheeko dheer waa lugooyo iyo waqti lumis marka waxaan allaah kaaga baryayaa mustaqbal wanaagsan ins Allah
Geesi cadald yaqana Thanks wll
Ridwanow sxb waa inaa madaxweynaha somalia lagaa dhigaa dadkan adiga lee yaqana sida loo baro horay usoco
Waa barnaamijkii Iyo ninkii ugu waalida casaa intaan Ridwaan isack daawanayay😅😅😅
leyla leyla eyvah eyvah ,singing u only turkish song i know ❤
Walahi leyla wa nag dulqad badan runti
Gabadhaan Maskiinta 3 Sano Aa Waqti Laga Dhumi Haaye Ilaah Meel Ka Kheyr Badan Allaha Siiyo Waa Xanuun Walee 3 Sano Wax Sahlan Ma'aha.
The funniest part i have ever watched 😂😂😂😂.... keep going ridhwano😎
Radwan no do badi barnaamijkan khayr heley ❤😊
Naag iyo america maxaa kala haysto😅
😂😂😂😂
😂😂😂
Haduu idhaa usa joga wan eryba anigu 😂
@@rahmacige9251 🤣🤣🤣🤣 iska ilali an lugu gaadin
@@rahmacige9251beenta dhaaf 😂
Kan isdu uu hadlayo duqa bu ueegyahay ee uuma qalantide horay uu soco sister ❤
Bal arag waakaase hal nin oo intuu meshaan soo fadhiisto dhahayo heblaayo ama xaaskeyga iitijaabi😢
Gabdhoow saan wax Ka badala ha isbahdilina ragga lama daba ordo mxaa idinka qaldan 😂 ragga markii la contorolo haduu naag Rabin xitaa wuxuu isku Daya inuu raadiyo❤
i agree
You know why aan loo arkeen, marka hore weey gyihin in naaga badan uu wado badan kood labo aqlaaq xumada iyo lalabada raga Kama helaan 😂 heblaayo niic niicdoy qac halaka yeersiyo😂 ani wiilkan anoo gymka jooga fiirsada wlhi qosal ikuma harin galabee itahay 😂 hhh tii kui imaado oo lalaba ah uwac qac halaka yeersiye😂 nimanka se doofar sana xee kawadan qiyanadas 🥸🙄
Ayuush wa dardaarantay yaa kaa hoos qaadayahee naagahan waa naago waalan yeey ku wareerin abaayo why nin lo bara haduusan daacad aheen maalaga tago
Xaqiiq qali 🙄
Wu jira raga badan o imdha mishan wan arka dhib u rac ada arkayo
Wallhi 3 years 😢maaha wakhti yar gabdha daacad ayay tahay gabdhoow 3 years qof bili aadana ha aaminana doqon kanoo ka leh xataa siduu uhadlayo ani ima cajabin doqoniimada way ka muuqata nacaska xun 😢nin maah waa xoolo 3 year wakhti ka lumiyey naag kaleh uu jeclyahay nacas waaye kan 😢
abayo raga iskumid maaha anigawo carurteyda abohod 7years ayan isjeclen wana isgursane marka dadka iskumid maaha 3years aniga hageyga wey kayartahay
@@ficaney-f5j wllo hada 2024 wallhi way yar yihiin dadka daacadada ah labo ayuu kula waday miskiinta away aamintay xataa muu raaligalin
muno🎉 shukri❤manaal😊
123456789101112131415161728192021222324252627282930313233343536373😂🎉😂😂😮😅❤😊😂😅😂😮🎉😮🎉😮😮😢😅😂😊❤😊❤
@@ficaney-f5ju sheeg abaayo macaan laakin raga isku mid ma ah ninkaan codkiisa ka garanee in uu nin cabtooy yahey ani waxaa aaminsan yahey hada gabadha shukaansaneysid runta u sheegto way ku aamineysaa oo adoo naag kale qabo kugu aaminee ❤
Scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ridwaan maalin baad isoowacday bro gabar aan hada qabo america joogtay baad na isku kaaya dirtay lakiin gabdhii hada waan isguursanay alx gabarna waa idhashay malinkaasna waa ifadeysay waana maalinkii khayaano igu danbaysay hore usocaan kuleyahay libaax
Adina halkee joogte ma islii
Taas America inaad Ku aado baad rabtaaa sax
@@qadrishmohamed9537 waanba aday alx waana lajooga menisota waana jeclahay ilahay hai daaye ee wakhtigaas dhalinyaro nimaa ihaysay
@@RuweidaAhmed-p8q haa
Qofka ugu fiican waa kan cashir ka qaata khaladaadkiisa.
Ilaahow arsaaqadda meel xun ha inaga gelinin
Ax walaahi gabadha kale qalbigeeda ka naxay 😢😢😢😢😢
So qora viva leyla guys please
Asaa la hadlay i aamin
Ani xta sas dareeme 😂😂
Seee camal ula hadlay
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏
Wuu Gacan Gallay Garacu Abdow Carar🤣🤣
You get up, You get down
All your world turns around
Who is right? Who was wrong?
You don't know
You have got pain in your heart
Got a love in your soul
Easy come, but I think
Easy go.
igula sali nabigena maxamed😊
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw
Scw scw scw
Aboow Aboow Ridwaan isaaq rufiyaan weynade waaye😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhhhhh bismillahi wlhi Ridhwan Issac wan kacabsadi
layla maskiin weeye wlha jaceelkedi naag baa ku dul shukaansatay oo ku dul suurotay 😢😂😂
allaa ridwan diraa diraalaysanaa
War naagtan waaba dulqaadkii oo qof ah guuleyso leyla
asn hbo hore u soco ha niyad jabin❤
Alaa ridhwan issack dip badhana
Gabdhoow nin yuusan isku kiin dirin maxey tahay telephonkan qaado naag uu jecel yahay in uu ku dhoho waan iska kari waayay ma in aad is dishaan ayuu rabay
Ninka waa benlow😂😂😂
Oo la dhaho wiil Maxamed la dhaha ayay isku dagaalen 😂
Which one
800k coming soon ❤ ridhwan issack
Ridwan barnaamishkan waaya arag buu kunoqday.waxaan kabaqaa inuu guursani waayo😂😂😂😂😂😂😂
Anaaba ku khalkhly isga mxa u mlyn😂
Tani bilaa dhiig miyaa ilaahay dulqaadka ha inoo siyaadiyo😢😅😅😅
Ridwaan barmamujkaku waa barmamush dawasho wacan lakiin dad baa ku ceboobaya ,qisooyin cajibana waad ka heli ,horay usoco wll
Labrkga halkee lga helya ridwana
Ax sorry layla abayo
Mid ka khayr badan allaha kusiiyo
Leyla waxey badbadisay ubah becoz nag sadexat oo Somalia jogto aya jirto koley muqalkan wey dawaneysa ubax😂
Scw❤❤
Gabadhaaan daaacad ma aha waaan hubaaaa100%❤❤❤
Gabdhaan Layla allah u sahalo Qof Dacan u ah amiin 😊
Wax kle allah kuu sehlo❤
Rag iyo dumarba cuqubada iyo nabsiga halyska jiiro
Ninkaasi isago xaas soo mary ayuu hadana cuqubo iska ilaalin 3 sano ciyaar ma aha 😢😢😢😢
Bro hio ni wivu ameona sister cos hajapenda yy
Leylo io uboox pls ninkaas faraha kaa qaaadaa wa nahaab iska Haraa labadiinibaaa
Rufiyanimada jooji dhelatira 😂😂
Faraxow qoftaan waa is dhaafisay tann dambana wee ku dhaafty😂😂😂
Waqti ayuu kaa cunay eyga guuleyso leyla
Kii kale ayay wacday waxay ogaatay guy gii kale. Nuu lajoogin. Rudwan
Artana ninka fayfashishay ridwana umadena maha 😅😅
Ilhey Haku gargaro abyo🎉
Gabar aan dacad unoqdo raba aniga waxan ahay macalin dugsi da.a dedeydu wa 21 jir waxana joga muqdisho😊
Waa ikan ❤😊
Ani🥰
@@samsamegeh9795 meesha la idin kla soo xiriiri laha u sheega maclinka😂
Anaa kaga horreeyay😂
🙄😂😂🌚
HAA IMTIXAN MIYA KULAHA.
aduunkaan daacad waa kadhamaatay ha aaminin a nimanka
Munafaq ridwan diradiraleh
Hhhhhhh 😂 faraxow gabdhaha dacad uniqda😂
😂😂😂 nocasad thy
Ninkaan noloshaa lagu qababtay
Waa lagu so xasuusan waye bee number 2 xita maku jirtidee w😮w 😂 nacala sheydaan ku yaal Ridwaan isak foodo socoto waaye😂
Qebtaas ani aad igu qsl badneed😂
😂😂
Ridwaan jooji dadka aad madaxa isku gelinayso oo allahaaga ka cabso
Dad isqayaanayo buu Kala reebay Waxas dambi ma ahan dadkana guur Kama dhexeyo😂
Barjamijkan dadban yaan filayaa in ay ku kalataheen oo uu sababta Lahaa ridhwan Issak
Leyla waapa legend caadia😂🔥
Ninkan Alaab dhoqow ayuu ka shakheeyaa taxi mawado abaayo midka khair badan allha ku siiyo❤❤❤❤
Note: this is just acting and not reality but we can learn leasons from the story, thank you all those who took their time in this episode ❤
Yaa rabi allah ridwaana maanta dable qiyaano waaye maskiintan laila I’m so sorry waqtiga uu kaa soo dhumiyay ninkaas walahay asagana nabsiga waakaas 😅😅😅
ridwan umadena mahan
Kii kale ayay wacday markay ogaatay in aanu isaga ahay in bay qabatay
😂😂😂😂
Heatkooy layla waalaga tagay qaraarka jooji xanaaqa waalaka dareemaaa 🖐️😂😂
Layla ilhy kabaq haduu kusheegi waayey haiskudirin labadooda mid ka khr badan ilhy wadiiso kana iska dhaaf
Wah wah adı saan maku fiyoowdahay 3years markuu ka dhuminaayey ilaahay muxuu uga biqi waaye
@@saaraxasan9374
Xumaan Xumaan laguma gudee wanaag baa looga gudbaa sow maaha
Maskiin midan mesha fadhiso waaga ubar yay wallahi
Wanhubaa in ay kaligey xarir ila wado anigana an la wado100%F&F falhado❤
800k coming soon ❤
Sheekadaan waa ka shakiyey wax lasoo sameyey cml🙄
Alloe tan dulqaadkeeda isii reerka aan ku dhaqdeee
Intaaa gabadhaa dhaahdaa lagaa jaraayaa it's okay sxb
Maseer maaha wlhi wey ka suurtowdaa raga qurbaha jooga wn aragnay niman xaasas kooda sheekeynayo xitaa si ay dumar kle u helan la yaab malaha ninkan we jiran rag nooca ah
Wll seen kuula soo xiriiraa
Qabadhan mesha fadhiso qalbiga jabay maskiin Ridwan xita wuu daremay Shekadi Leyla ayu u shegay waa nin wax garad ah
Bismi Allah sadex sano nin jeclahay kulahaa 😂 😂
Intay talefoonka jartay ayay kii nairobi joogay soo wacday iska soo hubisay sidaan filayo 😂😂😂
Haa saa ubadi😂😂
Asigaabi daacad aheeyn yaa dacad unoqana 😂😂😂😂😅
Sow ma Ahn
Wlhi riidawan wan rabay intee lka xaririy
Nio ridhwan issack muslinka iskadaf
Ridwan ayaa dhiqrysanoyo manta😅😅😅 fashiluuuuu ayan maqlayey
Layla Iyadaa fahmi wayday jaclksa dhabta ayuu barayey ubax inuuu udhay mida kuso wacday wey idhibtay macqul mid walbaba in dacad loyahy is Monday.
Anigu shakhsi ahaan waxaan aaminsanahay inaadan ragga la hadlin in ka badan hal sano. hadduu damco inuu ku guursado, wuu ku guursadaa muddadaas gudaheeda. saddex sano aad bay u dheer tahay shukaansi kaliya.
No face hada maqasho kan waye legend 😂😂😂😂😂
Haa wlhi lkn leylo naag ladulshukanayo dulqad badan
Ninkaaan walaahi waaa iga qosliyey ❤️❤️❤️
Ridwaan mucjiso waaye walhi😂
Leyla isku diraayo caadi waaye
Hadiiba lashegi waaye isku dirtay rabtaa kuwan kle ishegy😂😂😂😂😂
Scw scw❤❤❤
Sorry leila 3sano iney la qasartay ilaahey badal qeyr qaba haku siiyo😢💔
Gabadha jartay wa Gabadha nool wa iska soo hubisay kii kale wacday😅😅
Yaku shege😂
Oo awalba miyay dhimatay hadey nooleyn 😂
Miskiiintan wada dulqaadka ah isoo radiya please 🙏
Caadi maaha Ridwan
Fowdo aabaheed hadaad maqasho waa Didwan
Ridwaan wlhy nin caadiya maaha waryaa sidaan waa khiyaanee kadhaaf
Sas miya kulaha kan wa doqon leyla ilahey ba ku dhafiyey
Scw scw scw