Number one jahjo siiya wayo dooorka ugu adag Bey jiloosaa maxamed perestimol wan ka helay action ka ah sida aa gabadha maskiinta u caawisay guuleysta walalo
Real thing that is happening in our community…….! Cuqubada uga badan ee umadeena heysato………waxay Noga timaaday waa waa Shaqalaha, Caruurta yar yar ee ayadood heyso ( I mean rajada), agonta, Iyo cidwalba oo amano kugu ah ama ku muteysato!!!!! Xaqiiqatan waxan ku soo koray qoxootiga waxay na I soo xasuusisay gabdho yar oo rajo ahaa una shaqeyn jiray reero yara ladnaa!!😢……. Waxan ku soo aruurin jiray gurigeena si aan dhibta uga baabiiyo oo waxan cunayo ila cuna………waayo aniga waxan ahaa Curud hooyo leh reer dhan masul loga dhigay…… Alhamdulilah Alhamdulilah Ogow qof walbow naftada waxad la jecelahay inaad la jeclaato qof ka kale……. Ha isku Dayin inaad uga faideysato durufta shaqiga danta ciishay ama adiga ku hoos fadhiyo wlhi sidan oyey baan hiqdii gabay…….! 👌👌👌 amazing team ( xogmal media) wacyigalinta umada!!!!!!!!! Keep going………🙏🙏👍👍👍👍!!!!! Can wait part two!
Wow manshallah sad but beautiful storyline..i discovered the first episode on SNTV2 today and i am glad i found it on youtube💙 lol i don't like the spoiled grown up women at home waiting for the young poor girl to do evrything for them. I hate people like that when they get money they become selfish and heartless..i know its just tv show but im sure there are many girls being mistreated or taken advantage of in families with money..may allah protect us from becoming greedy..i subscribed and look forward to see more amazing things from you all🇸🇴🇦🇺💙
...#ASC wll waxaan ahay wiil maqlka naafo ka ah o hargeisa ku nool waxan ahy bila tell 😭😭 oo dadkan ka so galaa facebooka mar mar ee wll waxn ka codsanayaa mobel hadad i awoodo mudo 5bil ban bilaa tell ahaa wll alle kugu dhaarshe hadaad farintaydan argto od i awoodo ila farin iso dir waa iga codsi🙏
Arkaanta iimaanku waa lix 6
1 -ANTUMINA BILLAH
(allah oorumayso swt )
2-WAMALAAIKATIHII
(iyo malaaiigtisa oodrumaysid)
3-WAKUTUBIHII
( iyo kutubtiisa odrumaysid)
4-WARUSULIHII
(Iyo rusushiisa orumaysid)
5-walyomul aakhira
(iyo malinta aakhiro ama qiyame o rumysid)
6-WABILQADARI KHAYRI WASHARIHII (shar iyo khayr qadarka allhodrumaysid)
Mnzhaalh dad badn oo garnyn ayd u faidyzy ale ha ka jasai siyo wll🙏🙏
@@muunaaxmed8948 aamen wlalo qali dhamantenba
Yaa kaa wanagsan dadka nabiga liketa ku raadiya intaana way garan waayen
M.a abwe waada noo faa iidaysee INBANAANA AQOONINE
Mansh alh ale haku barakeyo
أركان الإيمان:
أن تؤمن
١)بالله
٢)وملائكته
٣)وكتبه
٤)ورسله
٥)وبالقدر خيره وشره
٦)واليوم الاخر
Eeèèeeee
Mahdsnid wll qali
I don’t think have 🤔🥹💭knowledge on offense or how 😂
Ok
6:15 jiwaga mesha kursiga iyo miiska buugta biyaha iyo wiilkuba waa ashqaraar🥺🖤
maya wa amakaak😂
@@252callmezalaz4 Meelaha oo kale waan ka hela sidasaan u iri ashqaraar
@Hawo Sugule Niyadaydaa Ka dhex Hadashy Hbbti Wy Ashqarar Dhafeen❤
@@sabnaagaas578 hppti haa waa jawiyo cajiiba ❤
Oneyear kaadip baa dawnaayaaa😂lkn the best flim ❤😢
Anig sedkleh 😂
Ana 2year kadib dawanayaa
Ani 2yrs kadib dawanaya😂😂
Number one jahjo siiya wayo dooorka ugu adag Bey jiloosaa maxamed perestimol wan ka helay action ka ah sida aa gabadha maskiinta u caawisay guuleysta walalo
Real thing that is happening in our community…….! Cuqubada uga badan ee umadeena heysato………waxay Noga timaaday waa waa Shaqalaha, Caruurta yar yar ee ayadood heyso ( I mean rajada), agonta, Iyo cidwalba oo amano kugu ah ama ku muteysato!!!!! Xaqiiqatan waxan ku soo koray qoxootiga waxay na I soo xasuusisay gabdho yar oo rajo ahaa una shaqeyn jiray reero yara ladnaa!!😢……. Waxan ku soo aruurin jiray gurigeena si aan dhibta uga baabiiyo oo waxan cunayo ila cuna………waayo aniga waxan ahaa Curud hooyo leh reer dhan masul loga dhigay…… Alhamdulilah Alhamdulilah Ogow qof walbow naftada waxad la jecelahay inaad la jeclaato qof ka kale……. Ha isku Dayin inaad uga faideysato durufta shaqiga danta ciishay ama adiga ku hoos fadhiyo wlhi sidan oyey baan hiqdii gabay…….! 👌👌👌 amazing team ( xogmal media) wacyigalinta umada!!!!!!!!! Keep going………🙏🙏👍👍👍👍!!!!! Can wait part two!
Maashaalah abayo qof qalbi fcn leh ayaa tahay❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد خلقك ورضا نفسك وزنة عرشك ومداد كلماتك,❤️
صل الله عليه وسلم ❤
scw
صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️
Salalaahu calayhi wasalam❣
Scw Scw Scw
Mahad nin weyn oo aan soo daawaday musasaladadii sxb keep going
The best musalsal aan daawado, plz xalqadaha noso dadajiya, dad matalaada yaqaana ayaa is helay, qisadana waa qiso cajiiba 👏👏👏👏👏👏
Alla bahjooy ku jecliyaa xbbti❣️❣️
Woow masha Allah ❤💯😥
Alla mahad best actor..🥰❤
Musalslkn wan ka hely team xogmaal mhadsnidin❤👏
Best film xogmaal media keep going ❤
Waw bahja iyo warda waanku haystaa waa gabdho asturan mansha allah
Qaabka lojilayo dad ka jilaya Figrada. Camerada. Editing ka 👏👏👏👏🙏 waa flm dhadhan leh
Wlh m.A Khalid iyo shacni iyo xamse wadadjilikotha anjclhy pracitamoll hore usocoda wll adiga iyo koxdatha cathowgina hajawo💓👍
Mamxemd paricimool flinkuu ku jiro saan u jeclhy maasha allah
maasha alaah walaalehay waan idin salaamay waan idin jeclahay dhaamaantiin
Waxaan oo kale waa another level dhamaantiin anoona idin kala reebayn waxaad latimaadeen waa wax loobaahnaa wacyi ahaan iyo dhankasta jaalayaal guulaysta
Wow atariishada sanadka bahja jiiile 😘❤️❤️
Wow manshallah sad but beautiful storyline..i discovered the first episode on SNTV2 today and i am glad i found it on youtube💙 lol i don't like the spoiled grown up women at home waiting for the young poor girl to do evrything for them. I hate people like that when they get money they become selfish and heartless..i know its just tv show but im sure there are many girls being mistreated or taken advantage of in families with money..may allah protect us from becoming greedy..i subscribed and look forward to see more amazing things from you all🇸🇴🇦🇺💙
woow I like it wllhi 😮😮
Musasalkaan musasalka haboon inuu u eg yhy inta dareente👍
Ani xataa wa isdhahay
Ani xaata wan yata daremay waliba dhanka habon iyo bahja iskaga egyihin sida lola dhaqmayo
Isku qof baa qoray Mahad baa qoray labadaba
Waaaaw sahra ilays keep going 💪
Ruwayadi haboon iyo jamal okle mid ah ba ino kenteen masha allh
Anoon weligay guumeysi arag ayaan hadana dareemi karaa xaalada ay bahja matalayso 😭🤦♀️
Team xogmaal media hore usocda dhamaantiin 🙏
Shacni gabdhaas ilah amrkii waa iska jeclahay abayo guuleyso marwlba❤❤
Shacni magaceda saxda wa shukri waana walashay walahi ❤❤
Filmkan wa another level .. Paracetamol iyo Mahad Oo isla helay.
Film aad umacan wan ubagaay masha'allah horay usoocda waxa tihiin koxdaydii From Djibouti
Inta seski hargaysa xasuusatay like ta hayla dhafina 😂
Sahra ilays Edo mcn long life ❤️❤️❤️
waan ku haysta jaliin kiina fanprojkii ban no bada sheen team parastamol halka kawada howsha guulaysta
Masha allah
Wa cajiib ..
Well done 🥰
Allah halka diinta inad ku kaftantaan may ahaayn
☑
Subxnlh aqoonyri kenty ina qof jahali wx kumatal layidh diinta kujesjeso allhu akber 🙃
Ax ax allah abtiyow mcne wan ilmeyey wllhi😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋
Yaa nasriin mar wadii dulmaned ku bartay shacni iyo wiilka kale
Shukriyeey waanku salaamey 😂❤️❤️
Waan kaa qaday wll
Anna sidoo kale
@user-wm5mh7xg7lin
Arkaamu imaan wa lix 6 intu muna billlaahi wa malaaikati wa kutubihi wa bil yowma akhira wa qadari khyru wa shari lillaahi tacalaaaa
Marhoraan daawaday oo hadana waan ku cesh ces haa ayaa
Top team 👏 🙌 👌
13.49 😭😭😭 waan Qiirooday wlahi Run Run Baan Mooday
Warda wooooow filmka wey la heesataa film Hindi camal ayaa moodaa.keepgoing sis.
Saado Ali Warsame ilahay haku naxariisto
Maasah. aalah. 😢😢😢😢🤲🤲🤲
Paracetamol oo dad xul ah helay bulshada waxbay ku kordhin karaan mahadsanidiin
Wa kahely musal salkan run ahantii🥰🥰
Bahja inan taas wlhi waan ka naxay inkastooy flim thy hadana ani wey ugu adkan lhyd inaan jilo😓🤚
Xogmaal media 5ta caasimad ee soomaali leedahay hala idinka arko, Mogadisho Hargeissa Djibouti Jigjiga Garissa.Isku soo dhaweeya dadka afka Soomaaligu walaaleeyey.
Waa film mcn nosodaya hbn walba
maamo sahra ❤️🥰
Cashadii xalay iyo tanacawa teebaa macan tanacawa ayaa macan 😂😂😂
Mey tii calay hadii kale🔪🔪🔪
Iyaaah😂
Waa idin ku hambalyeeynaya horumarkaa tiigsanaysaan xogmaal madia
I like your voice bahja
Wlhy bilhy bahja ka naxay calooshaa iwareegtay inanta kadaaya dee sidaa cidlay wax ku cunaysaa💖💖❤❤
Mahad ibraahim yuusufba haduu ku jiro inuu filmku mcanaan waayaa waaa ma dhacdo.
Mashlh absolutely waka helay lkn gar ahan hablaha routines quruxbadan ban so dhiga so dawada
mahmed ugu wcn meesh
Keep going waladay
Thanks xogamaal maaweeliyaha dhalinyarada
Jiliinka bahja wn ka hely keep going wll
Film macaan ayaad
Daadiihiseeeeeeen
Masha Allah
...#ASC wll waxaan ahay wiil maqlka naafo ka ah o hargeisa ku nool waxan ahy bila tell 😭😭 oo dadkan ka so galaa facebooka mar mar ee wll waxn ka codsanayaa mobel hadad i awoodo mudo 5bil ban bilaa tell ahaa wll alle kugu dhaarshe hadaad farintaydan argto od i awoodo ila farin iso dir waa iga codsi🙏
Intaa kalaa waa perfect but at list improve the sound vocal
Wow horay usocoda ❤❤❤
Wll codka aya aad uhoseyay nag sohgaji insha allh anta kale wa ok 👍
Nio wlhi legends baa tihiin soo wada
Filimka mohamed parasitimool iyo bahja daraadood ayaa duwanayaa best actoro wye
Ilike it nice xalqad
walaalo
Shacni iyo warda hablaheygi wan ku fana 🩸💋
Wlhi waxaan aad ooga xumaada marwalba oo aan arko qof dumar ama rag oo shaqaalo ah oo ladhibo, hadda oo ay film tahy ayan aad udareemaya laxow xoogan waxana iiga siidaran marka hortayda kadhacdo.
Fadlan qofkaan duruuf baa kukeentay oo asagaba kuqanacsano inuu shaqaalo ahaado ee fadlan dadkaas wanaajiya.
Musalsalka waa ka helay🥰
Inankan filimathisa wamis iyo bugag iyo glass biya ah wanba kuhasta filimka nasrin iyo mahad Ayan kudawanjiray
Nasriin iyo Mahad meel eey kujiraaan iskajeclahy mar walbo
Abababa weweee mohmed keep going huno
Maamo sahra🥰🥰🥰👑
Plze qaybta 3aad 30 minute ka soo dhiga insha allaH😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
75k ba dawatay 5.waxna like bay sartay ar somali xasidsana war idinkuna part 2 magasin daya dee
Miskiin bahja isku magaca baan nahya marka ku qayliso aniga isay moodya miskiin😂😂❤️
Soo baadiye waah riwaayad murtih leh
Shiid wax ka xun malahan aduunka…being broke is the worst thing ever! U become vulnerable to physical and psychological abuse by all kinds of people.
Waaa flim macaan lknse flimanta waxa lagu nacaa waqtiga la soo galinayo 2weeks baan la soo galineyn
Musalsal aan dhamaan oo midkale laga. Agbilaawo somali ugu imo
Waa Run
Qaybta 2 aad soo dedejiya wlldy
Asc jaalayaal horta film waad ka baxsateen jiliinkiisu waa wax kale ani waan dhamaystay wax muhiima buu kahadlin
Inta gurigan kudawaty laba film like sara
Film aad uu qadaatar badan ayo ahaa wow gabaanimo ayaa inigu ugahaay dadkeygii
walaalo ah
Ax ax😢😢😢
Wah ciilciil waaye wlh tan 💔🥲
Warda acting keedu caadi maaha😂🩸❤️
Mamo sahra ka helaa best actor
Gabdho aan is cadeen musasalada u dhiiga si ay gabdhuhu ay midabkuudu u daystaan
Codka qar lama maqlo makaligeebaa mise waa ila qabtiin😪🥵
Anaa kula qabo wlahay anigaba is dhahayey sidas
Wa sax wuu hooseya
Sahra Ileys iyo Sagal Mustafe Hassan dartood ayaan u soo cararey.
Amezing film 🥰🥰
Qaybta 2 aad goorma ayaad soo daynaysaan🥰😍🤩🤍❤🧡💛💚💙💜🤎🖤