Bahja waan ka naxay wlhi sida loola dhaqmayo iyadoo hadana ay film tahay run run ayay iila eegaatay🥺 Runtii waxa jira gabdho badan oo hadadaa sidaa iyo si ka daran loola dhaqmayo Allow dhibta ka saar gabdhaheena intii dhibaataysan
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء لك بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
Warda position ka rufyanimada kuma wacnayn waa qof metelaada naxariista iyo nugaylka ku wacan. However booskeeda sifican bay u qaadanaysaa she is my favorite person.
ODEYGII #BAARASITIMOL WUXUU MEELO BADAN SO MARABA UU SOO JABHADEEYABA XAGA SAMEENTA FILIMAANTA HADUUN BUU HELAY DAD BAHASHA SIDEEDA ULA DHIGA JILAYAAL FIICAN,,CONGRATS,,WLC TO HARGEYSA
Dhaman tin waxan niga cod sanayaa in ad iso duceysan culeys ba i saran murad na wan leyahy ale i waydiiya in u i fudeyo riyadeydana i rumeyo ameeen i soo dhaha
@@hamda6564 waxaan un qaatey qooralku inu yahay « Inay is jecel yihin » 😂 all the way from Jabuuti 🇩🇯,akhrista af soomaliga ayaa igu adag waxooga raali ahaada 🙏😂😂😂
HADI aan bixiyo fal celin gaaban jiliinka 100% siiba gabadha jileeso jaariyada way uu hagar baxday jiliinka waxa rajeynaa in oo noqdo filinkii ugu wanag sanaa aan dawado oo somali jilaan waxa iila wanag saneed in lagu bixiyo lacag maahan in free lagu fiirso waa ku mahad san tihin dhamaan tiin sida aad uu sameseen filimkaan qaaliga ah
Marka aad leedahay filmku muxu ugu dhamaada marka uuu meel macaan marayo filmka..idinkana marka uu meel.macan ku dhameenayesaan waa mxy ..lkn inaga soo dej dejiya..filmka waa aan wataa ruhantiii wlhi
Bahja waan ka naxay wlhi sida loola dhaqmayo iyadoo hadana ay film tahay run run ayay iila eegaatay🥺
Runtii waxa jira gabdho badan oo hadadaa sidaa iyo si ka daran loola dhaqmayo
Allow dhibta ka saar gabdhaheena intii dhibaataysan
Anigon somarin xalada hadana ay filim tahay baa walhi bilahi cadibaa uoyaa ber jilcaniya😔😥😥👌🏼👌🏼🙏
Ka waran xaladan qofka ku jirana
@@ayaanhassan5459 mid laga sheekayn karo maaha wlhi aad bay u xanuun badan tahay nolosha sidaasi💯
@@apdiaziizjama2601 walhi xaqiiq
Aamin wl
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء لك بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
سيد الإستغفار😍
filinkan waan ku haystaa macaan intii ila mida isoo raaca😻😹
2 way kan
3waykan❤❤
4 waykan❤
5 waykan 😂
Flimkaan gabadha jaliyada ah darted baan u dawadaa intiina ila midka ah plz isoo raaca
سبحان الله وبحمده عدد خلقه وزنة وعرشه ورضى نفسه ومداد كلماته
Qoraaga la Holinlaayay ee mahad ❤🙌 Talented .. wr nio xalqadaha noogusoo dhaqsada pls.
This is a movie plus. I am astonished the way Bahja is playing her role character bravo !
Ish cala ruwayado igadheh
@@cashocabdulahi7324 f
Happy 18 may somaliland waxaan Alle idiinka baryayaa guul iyo goba nimo ha la is muujiyo 💚🤍❤
Happy 18 may
Thanks brother 😘
Happy 18 may mi duriyadii sama ku wara walaigiin ilahy mabadas iyo barwaqadas aad heysatan ha idiin siyaadiyo dadkeygii🤲💚🤍❤💋happy 18 may
Warda position ka rufyanimada kuma wacnayn waa qof metelaada naxariista iyo nugaylka ku wacan.
However booskeeda sifican bay u qaadanaysaa she is my favorite person.
ODEYGII #BAARASITIMOL WUXUU MEELO BADAN SO MARABA UU SOO JABHADEEYABA XAGA SAMEENTA FILIMAANTA HADUUN BUU HELAY DAD BAHASHA SIDEEDA ULA DHIGA JILAYAAL FIICAN,,CONGRATS,,WLC TO HARGEYSA
Dhaman tin waxan niga cod sanayaa in ad iso duceysan culeys ba i saran murad na wan leyahy ale i waydiiya in u i fudeyo riyadeydana i rumeyo ameeen i soo dhaha
Culayska fudeed rabi hakuugu badalo qaali
Alle hakula kulmiyo bushaarooyin aad ku faraxdid Bi.idnillaah,
Walaalo xawqalada ku celceli,
Laaxawla walaa quwata ilaa billaah ❤❤
The best film ay somali ay jisho
Wxanaa laga dhahaaa film iyo badh waaye keepgoing
Kusoo dhakhsada Waa film macaane😢😂❤
Kani waa film aad modo In nolosha Aan Hadda ku jiro in laga matalay wlhi 😭😭😭 a
Alle hakaa saaro mcn badan😪
Kula mid banhy mcnto😭😥
Warda Qumayo maryo xidhan 😭😂😂😂😂😂😂😂😂
War kan film wu dhacay wlhi m.a team xogmaal hore usocda wlhi I love you dhamantin🥰💋❤
Kamrd nag hajiya
Maxamed iyo maam sahro mexe ku sameeyeen ninki nasriin miyey laqeen wexe qarinayaan wax yar ma ahee😂😂
waaatan layaaabanhy 😂😂😂😂😂😂
Badanaa dadka qofka ay ka maal roon yihin saas ula dhaqmo waliba somalidena dhexdeda Ilahay ha idin so hanuniyo 🥺
Walhy bahja waan la oyeey
Abaaayo familylada somaalida iskumid mahan wlhi lkn illaaaah hasoo hanuuniyo dadkaas xun xun🤲
Filmka ma.malab ba lagu dray macaana❤️❤️❣️
ma dha dhamisay😂🤣
😂😂
Maye sokor aya lagu daraay 😂😂
Waranka haku dhaqdhaqaajin guuledow😂😂
This film is wxakale wlhi mshallah
Film kaan Shacni iyo Mahad Ibrahim dartooda ayaan udaawadaa. Labadoodaba waan jeclahay. Filmkaan aad ayaan uxiiseeyaa
haa ooyin🥺 ha ooyin 🥺 ha ooyine aamu 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
C une tr bn filme j vs féliciter sn oublie bravo bahja a chaque foi tu géré bien tn parti ⭐⭐⭐
Waa necebahay inaan daawada dadka xun in film laga matalana ma jecli wlhi warda hada filmka inaan u naco ayaa soo dhaw
Waa run qisoyin in badan guryaha ka dhaca ayuu ka turjumaya flimkani😓
Aniga ahaan filim kaan si qaas ah ayuu ii taabtey nolosha hadiiba hooyadaa la noleen qurux iyo hami toona ma yelaneysid 😭😭😭
said
I can’t wait the next episode!
Don’t cry bahja🥺❤️
Guriga jaarnahay 🥺🥺 waan jajabinayaah Soma star ku yaalo ee xafada calaamada 🥺🥺🥺
Wayo maxad ujajabini wll
War sidee sbbna cartabo gurigayga
Maskinta lagu dulmiyey
Congratulations
Teem xogmaal
Lkn fadlan maalinle nooga dhiga.
Malintii hore wuxu ku dhamaday warda oo dil is isleh bahja hadane mel foog bu ka bilaabmaay
Yaaqey soo badiya aaad ayuu xiiso ù leeyah
Warda qalpi ilahay haku xafido❤😊
Very nice mashallah 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Good story with Amazing actors
Go forward 👏
Warda waa quruxda filimka qalbiyadeena ayadaa hanatay ina adeer guuleyso
I like the way she act my bahajo love mcnto ❤️😘
Qofta quruxleydaa sida udhaama bahja jiijiile aniga waan ku wataaye hhh ma aqaan film way igala soo tagtay
I’m waiting for this ✊
Maxamed sido hooyo u leyahay jecelahay meel walba ku dawado xariis codkise💋😘
Waan soo kar noloshaa bahja walhy sad 😭😭😭😭😭😭
Lkn hadda kuma jirtid sax
Team xogmaal hargieza mey mresaa shekda Djbouti sugenaa I.a❣🙏
Shacni ninkeda mama sahra iyo practamole ayaa ka fogeyeen bahja iyo practamole way isjclaani intaan ka fahmay
Hello Inta ila og bahja Iyo paracetamol inay is jeclaanayaan👋
Ka xisho ninka,marwo ayuu leeyahay mida labaadna dadku hadey wada shaqeeyan là waxbaa ka dhaxeeya uun bisinka 😳😳😳,
SOOMALI MARYOOLEY waa wada imtixaan wlhi 😏😏😏
@@aichadarar678 wax fahan iyadu film Kay ka hadleysaaye seed wax uwadaa😂
@@hamda6564 😂😂😂 haa ok,
#Muna_Timajiilic my apologies 🙏
@@hamda6564 waxaan un qaatey qooralku inu yahay « Inay is jecel yihin » 😂 all the way from Jabuuti 🇩🇯,akhrista af soomaliga ayaa igu adag waxooga raali ahaada 🙏😂😂😂
@@aichadarar678 haa waad qalad fahantay dhib male wll🥰
Maxamed parastimol Malin xamar weyne ku arkay wan ku farxay wa qof qalbi wanagsn WALHI
Laso dhaqsada qaybaha kale incha allah
Waxan Daawaday fiLm ma ahan
Magac kale Haloo baxsho
Msha alah♥️♥️💯💯💯
Aadban uga helay🥰
Part 3 dag dag usoo qaliyaa dee plz. Xaga dambe ayey kamacanaan abaayo iska samir🥺🥺🥺🥺🥺
HADI aan bixiyo fal celin gaaban jiliinka 100% siiba gabadha jileeso jaariyada way uu hagar baxday jiliinka waxa rajeynaa in oo noqdo filinkii ugu wanag sanaa aan dawado oo somali jilaan waxa iila wanag saneed in lagu bixiyo lacag maahan in free lagu fiirso waa ku mahad san tihin dhamaan tiin sida aad uu sameseen filimkaan qaaliga ah
Kan miyaa ugu wangsan film ay somali jishey subxanallah. Musasalka jammaal iyo habboon ma daawatay
Maan dawan aniga wixi aan dawaday uun baan sheegi karaa
Wlhi macaan wye filimkaan waan ka hely runtii
THIS SHOULD BE ON THE OSCARS NOMINATION
ey7y372udh
👋
vhkbcyu8juobbm
Marka aad leedahay filmku muxu ugu dhamaada marka uuu meel macaan marayo filmka..idinkana marka uu meel.macan ku dhameenayesaan waa mxy ..lkn inaga soo dej dejiya..filmka waa aan wataa ruhantiii wlhi
Bahjo wa kanaxay sida loola dhaqmayp😭💔
Plz sida dhaqsiyaha bdn noogu sogaliya maalmo masugi karnee😢💖
I am First person
Waa nolasha qaar ee kajirta dadka qanigaa guryahooda waa wacyigalin loobaahnaa dhamaan jilayaasha waan salaamin ani jiliinka bahja iyo pracetimool waa igu socdaa actarka filmka pracetimoolow gabdha sida loogalayo wamxy hhhhh warda halaga qabto intaasna waakaftan jaalayaal
Team xogmaal keep going aad bn ujeclhy musasalaadkiina
Waaw best film😍😘
Plz XaLqaduhu Waaba Duubanyihiine Soo Dadajiya maCquuL Maaha In.5 Cisho Aad La.Maqnaatane Mise Markaa Soo Dhamystirtaan ayaanba Ka.Dhigana Daawashada
Ha ngu adkeynina laso dhaqsada balwad cml no qabanaye😩👋
M.a team xogmal attractive ayad tihiin any time
Walal subscribe iso Sara
Ala musalsalkii Fariid wn u Xiisay🤕🥺
😂filmkan wan
Ku haysta
Woooow
Wllhi waan ku haystaa filimkan😍
MnzH allaH flmku mcn badna wa yaabe cajiib inti fikirka lahyd iyo inta jilaysaba mhdsanidin in badan♥️♥️♥️♥️♥️🥰
I can,t wait part3🥺
Waaw
Firs comment plz pin xogmaal media dad lu dayasho mudan full respect 💃🥰👸🏻😍
Waa lasoo daahdeen 🥺lasoo dhaqsada inta kle
XOOG MAAL WAAN KU XIRNAHAY MUSASAL WALPO KASO GALANA WAAN LA SOCDA 😢
Soo badiya filimkan waba ka hele hadi ay macqul tahaay🤞🤣🤣
Waanku haysta flimkan intii igu racsan😁😁
Yaa rabi anigoo ilmeynaayo Aya is arkay
Naagta warda ug waa nacay😮😮😮
Wll Laso Dhaqsada Waxa Wadngu Raajisen Insha Allah
Mncha allllh guuulaysta Team xogmaal iga gadan musasalkani
Best riwaayad
Wardi mixnad badana😂❤️
Ciilbaaba iga qabty markay wixiiba milxisay
Zida aad uga gubanyzan ka tvga ee malin dhafka ayanu anana kiina uga gubanyna noguso dhakhsada 😭😂❤️🖤
Horta waxan idin waydiiyey meshan aad ku matelaysan flimku ma hargaysa ya
Wlhi waan ooye weey dhacdaa shaqeeysta anig kamidhay
MvH aLH flim aan kahelay nice
www m.a wad mhdsntihin ino sodayaa
Hal mid ayaan ugu darayaa jilaayaasha soomalida iyo idinkaba markaa gabadha xppi ku leedihiin xppti dhaha.
Bahjo iyo pracatemol dartoodd ayaan u daawanaya waxa kale wa is dhaadhafiya
Cuquba Bahji Waysoobixi Ciyoon
Part 3 plz 😑🙏🙏🙏
Part 3 lasoo dhakhso wllo please
Part 3 nagulaso daqso walal🥰
Teamkayga @Xogmaal full respact
Wow filin cajiba
Love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla shaaqalo nimo wee xanun badantahy
Wow film dhamaystiran
Al wardiii xasisanaa🤣🤣🤣😅milix by ma buuxisy
Wow filimkaan caadi maaha.
Filmku macaanaa waaxey sirta la qarinayaa talow
Weliegy musasal somali ma dawaan lkn wan ka healay walhi qoraga iyo jilayashuba waa qatar