Gabar suhuur la dhaho ay heeskani ku socota. Naag doqon ah ayey ahayd nin Oday ah reer Norwaya ayaa guursaday. Nabsigiisi awliyada aa ku dhacay sida aan maqlay, waxba ma dhasho ninkaas wey dhibtay naag habaar qabta waa tabtaase 💔🇸🇯😭
Naagta xumi abaal ma laha, naagta heeskan loo sameeyey si fiican ayaan u garanaya. Nabsigaasi waa ku dhacay asiibay ninkii ilaa hada waxba la gama soo jiidin. Ninkii guursaday murugo ayey ku dishay.
Lama huraan waa hoyga akhiro heesihuna waa xaran ka qadaya ka sameyey ka music garacaya ka laxanka saraya waa danbi u qoran una socda ila markay dhintaan waa mid u soconaya danbigaasi fursada ka faiidaysta oo iska daaya inta aydun maalinta qiyaame ka qomamayn waxa so samayseen
Keep going my brother
Hottest Song screen I've seen my life from minnesota USA 🇺🇸
Ustaad Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed 🙏✅✅✅✅✅✅
Greatest Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed ❤❤❤❤❤
Axsaan hees iyo badhad mustafe deeqsi
Nabsigu waa dheereeya wallaahi naagtaas waa ku dhacay Alle ha dilee doqonta.
Mustafe Deeqsi wuxuu yahay fanaan jira.
Fanaan cod macaan weeyan mustafe Deeqsi
Dumaroow nabsiga iska ilaaliya 💔🇸🇯😭😭
Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed legend
Mustafe Deeqsi ⭐⭐⭐⭐⭐🇺🇲
Hees dareen leh nabsi ku saabsan
Mustafe deeqi fanaan jira weeyan
Mustafe Deeqsi fanaan cod macaan leh
Hore u soco mustafe Deeqsi
Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed macallin fanneed ayaad tahay ustaad.
Taasay nabsi kuugu dhec hoog la kulan 💔🇸🇯😭
Naagtaas nabsi waa haleelay
Mustafe Deeqsi good job
Hees macaan aad iyo aad u shiddan
Yeah man greatest song
Karbaash weeye nabsigu 💔😭😭
Hees xigmad leh weeyan nabsi 💔
Great song about nabsi 🇸🇯💔😭
What 's gonna on yeah 😢 Norway 🇳🇴
Naag doqon ah ninka jeclaada cidla waaqle ayey kaaga dhaqaaqda 💔😭 nabsigu ma daaho wallaahi.
Mustafe Deeqsi greatest Artist ❤❤❤❤
Hees qiso dhaba ah naagtaas il iyo habaar waa ku dhacay naxdin baa ku maqan doqontaase.🇸🇯😭💔
Hees nabsi ka hadlaysa kuuma naaxdid Norway 🇸🇯💔😭
Nabsi ❤❤❤❤❤❤
🔥🔥
What a great song bro keep going
Yeah really good song nabs
Nabsi kuugu maqan 💔💔💔
Gabadh zuhuur layidhaahdo baa heeskani ku saabsan naag khiyaano badan bay ahayd nabsigii waa ku dhacay 😭🇸🇯💔
Naag habaar qabta meeshay gasho wey gubtaa 💔💔💔😭
💔💔naag xumi maxaa nin ciishay
Qiso runeey heestani ka hadlaysa😭😭😭
Nafsi lagama badbaado waar gabadhaasi ma dhimatay 😭😭😭💔
Nabsiguna agtaadu yaala waa habaar nabsi ku dhacdaas.
Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed cimaamadaada lama haysan karo 🙏✅✅✅✅💯💯💯💯💯💯💯
Hees qiso leh weeyan 😭😭😭
Ereyada 100
Laxanka 100
Music 100
Camera 50
Taana hees waa dhaaftay dareen hadlaya bay tahee.💔😭😭😭
Hees iga oohisay qalbiga taabatay 😭💔
Ilaahayow adiga ka magan galay nabsi in aan ruux ka galo.
👏🏾
Keep going my bro 😎 ❤❤
Hees shidan
All greatest SONG 🎵
Nabsiga lagama badbaado gabarta wuu haleelay.
Erayo dareenkeyga beddellay 😢😢😢😢
Hees iyo badh weeyan
Dareenkaaga ayey bedelaysa
Anigoo libin ah reer Canada wixii aan rag khiyaanoow aar i saamaxa waan baqayee 😭😭😭😭💔
❤❤❤❤❤
Gabar suhuur la dhaho ay heeskani ku socota. Naag doqon ah ayey ahayd nin Oday ah reer Norwaya ayaa guursaday. Nabsigiisi awliyada aa ku dhacay sida aan maqlay, waxba ma dhasho ninkaas wey dhibtay naag habaar qabta waa tabtaase 💔🇸🇯😭
Jaah the only best 😂 alfanan mustafe waaa qiiroday wll 😭
Ma liibaanto ayey ahayd gabadhaasi
❤❤❤❤❤❤❤❤
Erayo fiican laxan macaan cod macaan %100 se muuqaalka %50 Actions inaga soo hagaaji fanaan.
Mustafe Deeqsi 🙏🙏🙏🙏
Dumar khiyaamo badannaa 😭😭😭
Best song❤❤❤❤
Naagta heestani ku socoto waa mid habaar u dhan yahay.
Hees qiso dhaba ku saabsan bay tahay 💔💔😭
Erayo dareenkeyga beddellay
Legend mustafe deeqsi
Truck driver anigu lacag ka cunay aan xasuustay cabsi cabsi baa ii shidantee nabsiga Eebbe ha iga hayee.
SONG 🎵 YEAR ❤❤❤
💔💔😭💔🇸🇯
💔💔💔🇸🇯😭
Heestani inaaba caadi maaha wey macaan tahay.
Nabsi waa ku dhacay taase tollow waa tuma ?💔😭😭
Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed cimaamadaada lama haysan karo huunno
Naagta xumi abaal ma laha, naagta heeskan loo sameeyey si fiican ayaan u garanaya. Nabsigaasi waa ku dhacay asiibay ninkii ilaa hada waxba la gama soo jiidin. Ninkii guursaday murugo ayey ku dishay.
Xaliimooyinka raga khiyaamow nabsi ayaa meel idin yaala gabadhaasba ku dhacyee.
Gabarta heeskani ku socdo nabsi cagaha la gashay.
Tan waxba looma reebin wallaahi 😂😂😂😂
Hees dareenka nool damqaysa gabadha heesta abwaanku u sameeyey habaar ayaa ku dhacay. Nabsigu waa soo deg dega.
Waxaan maqlay gabadha heeskan loo sameeyay inkaar ayaa ku habsatay. Abwaanka carrabkiisu waa khatar.
Qofka qiyaano sameeya maalin ayuu helaa ciqaabtiisa. Nabsigu wuu ku dhaca qofka wax qiyaana.
Qofta heeskani ku socdaa aar way hoogtay il ayaa ku dhacday.
Lama huraan waa hoyga akhiro heesihuna waa xaran ka qadaya ka sameyey ka music garacaya ka laxanka saraya waa danbi u qoran una socda ila markay dhintaan waa mid u soconaya danbigaasi fursada ka faiidaysta oo iska daaya inta aydun maalinta qiyaame ka qomamayn waxa so samayseen
Gold digger shame on about Somalian girls 💔
Hawshu hasocoto. Abwaan @shevodinio
❤❤❤❤❤❤