Xaqiiqooyin ku saabsan Uzbekistan | Dalkii dabka la qabadsiiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2019
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Uzbekistan | Dalkii dabka la qabadsiiyay#Uzbekistan
    Fadlan Subscribe-gareey channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 186

  • @a.risaqomar4792
    @a.risaqomar4792 4 года назад +17

    Anigoo Diyaarad Raacin oo aan Magaladayda Dhaafin ayaan Aduunka Wada arkay oo aan bartay✌️Waxaana sabab u ah Tanaad Chanel✋ mahadsanid Saaxib

  • @najiibabdulahi7799
    @najiibabdulahi7799 4 года назад +13

    Nin uu ilaHay uHipeyay wax zootapinta iy0 cod macaaNi taNaad 💞💞💞

  • @wllbatarofficiall2545
    @wllbatarofficiall2545 4 года назад +20

    Zxp ku ma naqaano lkn waxaa nasoo jidatay
    Qabka aad wax usoo jedineyso allah haku xafido mudane .
    Lkn markaad baramisha soo galaysid ku milaaw magacaga
    Adoo mahadsan zxb, hadaan nahnay team Tanaad✔✔✔✅✅

  • @mukhtaaralpha5992
    @mukhtaaralpha5992 4 года назад +35

    Mukhtar alpha
    Qofkii ugu horeeyey
    Eee dawad
    Love
    Iyo like
    Ku yaaca culimo♡♡

    • @abdimaalikahmed2815
      @abdimaalikahmed2815 4 года назад

      Mukhtaar Alpha laanka walashaa usheeeg hadan ku saaro like maxaa ka faaidaysaa wajigaga wasee wax ka faaidayso comantigana wax fcn ku soo qor Dul baa tahii

    • @mukhtaaralpha5992
      @mukhtaaralpha5992 4 года назад

      Kkkkk OK WAAA FIKRAD FCN
      LKIIN NIO MIYAADAN
      CHANELKAGA KU XIRNAYN
      NIO ADIGAABA IS DULEENAYEEH😂

    • @Daud612
      @Daud612 Год назад

      @@abdimaalikahmed2815 😄🤣🤣🤣😂😂

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 2 года назад +2

    Samarqarda

  • @mahammedabdulkani5126
    @mahammedabdulkani5126 2 года назад +3

    Wallahi Somalia 🇸🇴 💯% muslimiinta Allahamdulila wallahi

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 года назад +6

    Tanaad waxan kuu rajynaa isla bishan january inaad ku gaadho 100k insha allh wax badn baan kaa barny wllky keep going🙏

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 года назад +5

    Maasha Allh mahadsanid sxb sare Guul wacan

  • @cabdifataaxxasan7544
    @cabdifataaxxasan7544 4 года назад +3

    masha allh .Kadaawo Tanaad muuqaalo xiiso leh oo wakhti badan kaaga baahnayn

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 года назад +2

    DayomaLa Kofr Qalabid Asiiya 🇸🇲

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 4 года назад +3

    Masha Alaah waxa ka miit noqday qaafki gu horeyay so dhowada asxaabta iga dabeeso like isaar 👏👏👏🇨🇦🇨🇦🎖

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +4

    Tanaad guul iyo hormar insha Allah ❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +3

    Thank you Tanaad

  • @ibnuosman3773
    @ibnuosman3773 4 года назад +49

    Hadaad hooyo jeceshahay like israara👇👇👇👇

  • @abdiazizahmed8802
    @abdiazizahmed8802 4 года назад +2

    Masha Allah cod dahabiya iyo isku budarid aad u wanaagsan. Sxb magacaga inuu ka muuqdo wa muhiim sido kale daqiiqadaha yara kordhi si an u helno xogo badan. Thanks

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 года назад +4

    الله أكبر

  • @ahmedabdi1020
    @ahmedabdi1020 4 года назад +5

    Asc marka kowad waana idin salaamay umada somaaliyeed youtubekan waa youtube ugu fcn dhanka macluumadka bro hore usoco waaxan rabnaa oo kaliya somaliya inaad kasoo hadashid wali faahfahin Kama dhiibin

  • @smgroup5979
    @smgroup5979 4 года назад +1

    Haa masha allah tanaad horumar wacan ha naga soo daahin mclin

  • @cabdiraxmaanabdira8845
    @cabdiraxmaanabdira8845 4 года назад +2

    wll mahadsanid Bro

  • @Fonsi26
    @Fonsi26 4 года назад +3

    Runtii barnaamij yadaada waan la dhacy codkaaga mcn iyo xirfada aad lee tahay wll mcn alle haku dhowro 💗💗💗💗🤩🤩💘😋😍😍😍😍😍😍😍🥰😍🥰

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 4 года назад +1

    Mahadsanid Ustaad Hore usoco barnaamijyo Qiimo leh Baa lga helaa

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 года назад +2

    *Uzbakistan Dal xiiso leh*

  • @ahmednuur3770
    @ahmednuur3770 4 года назад

    Maansha allah. mahadsanid walal sharaf badan

  • @abdirazaksaladhussein894
    @abdirazaksaladhussein894 2 года назад

    Walal wad ku mhdsnthy xogaha taariikhed aad nala wadagtay. Horay u soco ayan kuleyahay 👏👏❤

  • @gaare8701
    @gaare8701 4 года назад +2

    I'm the first caawa wan salaamayaa tanaad team iyo aqyaarta

  • @axmedak8305
    @axmedak8305 4 года назад +2

    Mahadsanid sxp TANAAD😍

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 4 года назад

    Maa sha alah warbixin ugu wanagsanayd sanadka cusub Tanad horey u soco wll waana mahadsan tahy

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 4 года назад

    Mahadsanid wll

  • @HankaabPodcast
    @HankaabPodcast 4 года назад +1

    Ma.shallh

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 4 года назад

    Mahadsanid ustaad dalka masar baanu kaa sugaynaa

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 года назад

    Mahadsanid tanaad

  • @ahmedhassanbullale8160
    @ahmedhassanbullale8160 4 года назад

    Tanaad channel 👏👏😍
    Channel aan si joogto ugu xidhanahay aqoon taariikheed badan ka faa'iday

  • @muslimgirl8073
    @muslimgirl8073 4 года назад +1

    Imaamkeenii waynaa ee bukhaari Masha Allah

  • @nourdiinmoali4481
    @nourdiinmoali4481 4 года назад +1

    Tnxs bro wan ka hela dwashada wa barnamish yadada

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar0 4 года назад +1

    Pin iisaar wllka bulsha Tanaad
    Marwalba guul

  • @Mo-gd1qy
    @Mo-gd1qy 4 года назад +4

    first TANAAD ❤

  • @abdiqadiryare9991
    @abdiqadiryare9991 4 года назад

    Thanks tanaad

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 4 года назад +2

    👍Like isaaraa first daawado ayaan ahay

  • @hodanhayan2494
    @hodanhayan2494 4 года назад +1

    Mashalhy wall horta salanta madku bilowdi

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 года назад +6

    Uzbekistan wadanka yar oo dadkiisa badanyihiin cajiib 😂😂😂❤❤❤👇👇👇

    • @Daud612
      @Daud612 Год назад

      Yeah❤❤🇺🇿🇺🇿 😂😂😂

  • @yaroowechannel8134
    @yaroowechannel8134 4 года назад +2

    caawa anaa ugu horeeya liketa

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 года назад +2

    Tanaad keep going 🙏

  • @kaabeofficial7863
    @kaabeofficial7863 4 года назад +2

    Keep going pro

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 года назад +1

    1XawasLi 2sarabo 3etro 4soomLi 5mali 6kayabo 7carab 8bayto. 9 marato Qomiyada AH. dayomal 💙💨

  • @bashkacadeh4816
    @bashkacadeh4816 4 года назад

    Horey uwad warbixinahaga guul zhp ku rajeyna

  • @abdihakiimmahamed6315
    @abdihakiimmahamed6315 4 года назад

    Tanad hore usoc brother

  • @zulthanapdirahman2318
    @zulthanapdirahman2318 4 года назад +2

    Keep going TANAAD 👑👑👑👑

  • @yamruud2528
    @yamruud2528 4 года назад

    Ma sha allah

  • @shakirmohamed2657
    @shakirmohamed2657 4 года назад +1

    Second kâsta so dhig

  • @maxamuudmaxamuudmuuse4495
    @maxamuudmaxamuudmuuse4495 4 года назад +2

    Shalaa ka imaaday

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 4 года назад

    Runti barnaamijad lajeclesto ayad Ino so diyaarisa markasta runti ilahay haka abaal mariyo wax bdn ayeynu kaa faa’idnay xaqiiqatan tanaaad channel An aad ujeclahay uguna xiranahay 👍👍👍👍👍👍

  • @omarfarah5790
    @omarfarah5790 2 года назад

    Mahadsanid sxb. Mar kaso hadal dalkena

  • @mohamedabuukar5566
    @mohamedabuukar5566 4 года назад

    Msha allh ilh hku siyadiyo cilmiggi

  • @Faqar2024
    @Faqar2024 4 года назад +1

    Masha allah Saxibo ee Brunei 🇧🇳 Xoganasoki yari kusabasan bro

  • @abdishakuurck9067
    @abdishakuurck9067 4 года назад

    TanaaD😎
    Tnx zxp

  • @hir_barwaaqo6087
    @hir_barwaaqo6087 4 года назад +1

    keep going

  • @saacidraage8608
    @saacidraage8608 4 года назад

    Keep going zxp tariikhda dalka russia

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 3 года назад

    Thanks 👑🤴💎🤘✨

  • @kabtanaabaska9370
    @kabtanaabaska9370 4 года назад

    Anoo soo dahey waaa ikanaaa 💪💪

  • @zakarieabdukadirmohamed6187
    @zakarieabdukadirmohamed6187 4 года назад

    keep going hero

  • @rksomaliofficial6454
    @rksomaliofficial6454 4 года назад

    TanaaD HoreY usoco🙌🙌🙌🙌

  • @mohamedabdullahi4730
    @mohamedabdullahi4730 4 года назад +1

    Keep go

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 4 года назад +5

    سمرقند kutubta islaamka iyo taraajumta culumada ayaa uga daalee

  • @khadarmohumet5653
    @khadarmohumet5653 4 года назад

    Keep going

  • @nagijbqasimmaxamed9601
    @nagijbqasimmaxamed9601 4 года назад

    Soo badi sxb

  • @nawaal7876
    @nawaal7876 4 года назад +1

    Wiilkan codkisa wan iska jeclah hadow xita vedio macanen codkisa lee iso jito😏😏😋😋😘😘😘🤣🥰

  • @bashkacadeh4816
    @bashkacadeh4816 4 года назад +1

    Manzh allah zhp tnad war bixintada waa mid faseex ah oo an codkaga mid an aad u xiiaseyo wye

  • @sadansmir5824
    @sadansmir5824 4 года назад +1

    Horay usoco ❤

  • @abdirahmanomar861
    @abdirahmanomar861 8 месяцев назад

    Wallo daris kuga suu qabo❤baagistaan

  • @kingbro6151
    @kingbro6151 4 года назад

    Tanaad masha alah

  • @nouryarechannel4579
    @nouryarechannel4579 4 года назад +1

    Anigu waxbixinahaa ad diyaariso lkn warbixintii aad somalia ka diyaarisay taariikh khaldan ayaa ka buuxda marka walal kuwan dhinac ayay ka raran yhiin miyaan la odhan karin?

  • @AhmedMohamed-li1rf
    @AhmedMohamed-li1rf 4 года назад +1

    Waaaaaaw

  • @muscabcali1124
    @muscabcali1124 4 года назад

    sxb hore usoco

  • @khadarabdirahman8802
    @khadarabdirahman8802 4 года назад

    Go forward bro

  • @cabdaleyare4521
    @cabdaleyare4521 4 года назад

    Tanad mahadsanid

    • @khaliilfaarah9202
      @khaliilfaarah9202 4 года назад

      TANAAD IMIKA KUMAHYNO SOBADI BARNAAJIMYADA KII TODABADLAHA AHAA MEENA

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 года назад +3

    Waxan mudo ku NOLA wadanka la jaarka ah ee Kazakhstan gaar ahan magalada almaty

  • @shuebabdiismail7324
    @shuebabdiismail7324 4 года назад +1

    Fadlan markaad barnaamijka bilaabayso salaanta islaam kuso gal (asalamu calaykum ) hadal qalalan baad noguso galaysa (mahadsanid)

  • @abdirizakmawliid8114
    @abdirizakmawliid8114 4 года назад

  • @zakicade4863
    @zakicade4863 4 года назад +6

    Wiil somaliyed subarscib bls like

  • @abdallashow
    @abdallashow 4 года назад +2

    Uzbakistan waxa ka weyn somalia Bad ahaan

  • @ahmedmbare5062
    @ahmedmbare5062 4 года назад

    1/2/2020
    10:00 AM
    TANAAAAD 👍👍

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 4 года назад +2

    Wllkey mahadsanid lkn maxaad usoo galin wayday muqaalka aan kaa codsady oo ii bln qaaday ee dalka Sweden

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад +3

      Balantu waa sideedii dhawaan ayaana soo gelin doonaa

    • @salaadabdalla9052
      @salaadabdalla9052 4 года назад

      Mahadsanid wllkey

  • @daqare3723
    @daqare3723 4 года назад +1

    Somalia Ka so hadal tariikhedad

  • @sakiyare6953
    @sakiyare6953 4 года назад +1

    Sxb tanaad fadlan kasoo hadal dalkaan 🇬🇷👈 greek dal taarikh wayn leh like saar hadda igu raacdey

  • @maxamedcali9081
    @maxamedcali9081 4 года назад

    Ok

  • @maxameddeeq1577
    @maxameddeeq1577 4 года назад

    Sxb waxan ka codsana inaan warbaxinada nosobadiso

  • @keedkaxogaha9531
    @keedkaxogaha9531 4 года назад

    Kaabo Qatiiba Ma'ahan Waa Qutayba binu muslim ...🌹🌹🌹🌹🌹
    #Tanaad

  • @abdullahileejo4514
    @abdullahileejo4514 4 года назад +1

    Aad baan u tagera barnaa mishkada Ustd wax badan Ayan kabarty

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 года назад

    Mahadsaniid

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 4 года назад

    War nio so badi video ga

  • @yahyamohaabdi5978
    @yahyamohaabdi5978 4 года назад +2

    SOMALIA 😥

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 года назад +1

    Magaladaan Zamar Qanda waà Magaalo Taariikh weyn ku leh Dunida Islaambka Mar ayaan Tagay waxaan ka Daganaa Hotel zanilala

    • @munaahmed9257
      @munaahmed9257 Год назад

      Wll xage kala soo xarira dalkas wax badan inan ka ogado ayaa rabe

  • @zakariyemaxamud3629
    @zakariyemaxamud3629 4 года назад +1

    Like

  • @yahyebisharhasan3838
    @yahyebisharhasan3838 4 года назад

    Guulayso

  • @waxsanfare8874
    @waxsanfare8874 4 года назад

    Zxp chanalka noo ilaali waa la iska dhacayaaye

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 года назад +1

    Samarkhanda iyo bukhaara waa magaaloyinkii jingis khan nacdali ku dhacdey ku xasuuqey islaamkii degenaa

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 года назад +1

    LaBawaN Asiiya milik safaLaya xorbiN

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 4 года назад +1

    Wllkay tanaad

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад

    ❤❤Tanaad❤❤

  • @xman_edit
    @xman_edit 4 года назад +1

    Sxb macan iga noqo
    Marka 2aad maaka hadasho xaqiiqooyin kusaabsan dalka somalia ee lakala qeybshey
    Waa codsi