Xaqiiqooyin ku saabsan Poland | Dalkii uu dagaalkii weynaa ka bilawday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июн 2020
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Poland | Dalkii uu dagaalkii weynaa ka bilawday#Poland
    hadii aad ku cusub tahay channel-ka Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 285

  • @wllamiinofficial5724
    @wllamiinofficial5724 4 года назад +86

    isku solabasho wanagsan bil ka dib
    inta uxiistay codka macaan like isaar ✌✌

  • @abdullahialimohamed8265
    @abdullahialimohamed8265 4 года назад +28

    TANAAD walahi xley baan raadinaayey wn kuu xiisney ugaas welcome back.
    Inta uxiistey like iisaara❤🙏

  • @mcmmohamedabdi4129
    @mcmmohamedabdi4129 Год назад +2

    Lublin waa meel aad uqurxoon wana ka jawi ficnthy Warsaw wana meel eey shaqoyinka aad umishaar badanyihin runti❤❤

  • @abdullmoha3480
    @abdullmoha3480 4 года назад +12

    Masha allah tanaad 👌👌👌❤
    Xqiiqoyinka sii wad aad baan ula socda pagekan si fcn welipa

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 4 года назад +3

    Keep going Tanaad balse walal waa codsi soo badi muuqaalada, thanks

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 года назад

    Walaal taariikhda dumarka iyo dadka somalida ah oo dhaldhalaalka aduunka raacay nala wadaag sida Ayaan xirsi Imaan cabdimajiid iyo waris diiriye thankx.bro

  • @mcmmohamedabdi4129
    @mcmmohamedabdi4129 Год назад +1

    Waan ku mahadsanthy in aad xasuus igaliso runti Poland 🇵🇱 wa dalkeyga lawaad❤❤❤❤❤

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад +3

    channel an ad ugu xiisnay welcome back tanaad channel

  • @daudakilweyn2246
    @daudakilweyn2246 4 года назад +2

    Muddo badan baad naga maqneyd Nabad ku so dhowow 🧡🧡

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 4 года назад +2

    Tanaad,Waad Mahadsantahay wall,

  • @bursadaayelado1720
    @bursadaayelado1720 4 года назад +4

    The first one of watching ha ila dhaafina like ta zxpyaal

  • @zakariyeahmedgold7847
    @zakariyeahmedgold7847 4 года назад +4

    Nin lo xizaay Tanad 🇸🇴🇸🇴💎

  • @joinjones5840
    @joinjones5840 4 года назад +2

    Welcome back pro

  • @MAANSHIIL
    @MAANSHIIL 4 года назад +3

    Runtii ku xiisey sxb sare
    First😊😊😊😊

  • @sportschannel788
    @sportschannel788 4 года назад +2

    First one like isara ilahaydartis

  • @ahakimcumar8027
    @ahakimcumar8027 4 года назад +10

    Sxb thanks brother

  • @TripleM896
    @TripleM896 4 года назад

    Solabowasho wacan Barnamijyada quruxda badan ayan suganenya Like Asxapata Tanaad

  • @MahdiCCade
    @MahdiCCade 4 года назад

    Soo badi sxb dadaal

  • @cabdiwaaxidcabdulaahi638
    @cabdiwaaxidcabdulaahi638 4 года назад

    Masha allah nin aa uxiisay soolaabasho wanaagsan pro ❤✌

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 4 года назад

    Masha allah hore usoco wll💪👍

  • @cabdisalaancabduqaadirciis6679
    @cabdisalaancabduqaadirciis6679 4 года назад

    So laabasho Wanaagsan sxb Macaane waan ku Xiisnay

  • @mohammedabdiibrahim9940
    @mohammedabdiibrahim9940 4 года назад

    Masha allah tanaad isku soo laabasho wacan halkaa kasii wad xaqiiqooyinka dalalka caalamka waa idinku xiranahy

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 4 года назад

    Mahadsanid

  • @cawaalecilmi6771
    @cawaalecilmi6771 4 года назад

    Soo badi prothet muuqalada

  • @hamseapdi9275
    @hamseapdi9275 4 года назад

    welcome back brother we all miss you

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 года назад +8

    Lawendowiski aa ugu caansan dalkaan🤣🤣
    Inta ila aragta like saar

  • @mohamedabdirisak3195
    @mohamedabdirisak3195 4 года назад

    Dee zxp barnaamijyada badi

  • @cabdalleaxmed7680
    @cabdalleaxmed7680 4 года назад

    Thanks my teacher hambamyo tanaad

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 4 года назад +1

    Soolaabasho wanaagsan Tanaad❤

  • @sadaamabduqaadirabdi902
    @sadaamabduqaadirabdi902 4 года назад

    Masha allah sxb horecusoco

  • @nimcoabdibuley972
    @nimcoabdibuley972 4 года назад

    Tanaad thanks

  • @suleymaansalah7677
    @suleymaansalah7677 4 года назад

    masha Allh legend malmhn lawayey

  • @mohamedabshirabukar1117
    @mohamedabshirabukar1117 4 года назад +1

    Ninyahow waa kuu xiisny ✌❤

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 4 года назад

    So noqosho wacan saxib Tanaad👏🙏

  • @abdiyareofficial2166
    @abdiyareofficial2166 4 года назад

    Masha allah

  • @ahmedbashiirsalat1254
    @ahmedbashiirsalat1254 4 года назад

    Tnks bro

  • @netgroups1265
    @netgroups1265 4 года назад +2

    First viewer

  • @sabadhussein5528
    @sabadhussein5528 3 года назад

    masha alah

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 4 года назад +1

    Waa lagu waa yay sxb waa yadaan

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 4 года назад +1

    Keep going bro

  • @saadqyoungjr9232
    @saadqyoungjr9232 4 года назад +1

    Waan uxiisay tanaad wllhi one love

  • @siidcaliabdullahi562
    @siidcaliabdullahi562 4 года назад

    Thanks brother

  • @mamejaykay8697
    @mamejaykay8697 4 года назад +3

    Legend is back inta u xiistey tanad like saar

  • @caadilkaraama4141
    @caadilkaraama4141 4 года назад +1

    Wara ayan taan halke kabaxday waan kuxisna sxp qaaali tnk

  • @mukhtaarseef4797
    @mukhtaarseef4797 4 года назад

    Aar nio haaaà ban kuu hayaa zhp qali

  • @yunismohamed5143
    @yunismohamed5143 4 года назад

    Mahadsanid walalo waxaan rabaa taariikhda dalka liibiya iyo xaqiiqooyinka kusaabsan mahadsanid

  • @saednoraini8019
    @saednoraini8019 4 года назад

    Keep going bro waa lagu tabay in bdn

  • @ayaanlecabdullahi5582
    @ayaanlecabdullahi5582 4 года назад +1

    Welcome back ugu dambeen

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 года назад

    Soo laabasho wacan tanaad

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Maashalla maashallah

  • @abdirahmanmohamed8637
    @abdirahmanmohamed8637 4 года назад

    soo laabasho wanaagsan Taanad ❤❤❤💝💝💝💝💙💙💙💙

  • @MohamedHassen-tc5mr
    @MohamedHassen-tc5mr 4 года назад

    Masha allah tanaad Amin so labasho wcn zhp

  • @AhmedMohamed-cr5fv
    @AhmedMohamed-cr5fv 4 года назад

    Maasha Allaah wn kuu xiisnay wll #Tanaad.

  • @mohamedabuukar5566
    @mohamedabuukar5566 4 года назад

    msha allh

  • @engabdirahmanaidid7726
    @engabdirahmanaidid7726 4 года назад

    Soo labasho Wcan sxb

  • @Md-Mohanad
    @Md-Mohanad 4 года назад

    My favorite channel Tanaad

  • @zhakrohd7864
    @zhakrohd7864 4 года назад

    tanaad keep going wll

  • @cumarali1693
    @cumarali1693 4 года назад

    waad naga habsaty sxb ee barnamijayda noo bilaw mahadsanid isma dhaafno

  • @abdilaahimohamud8561
    @abdilaahimohamud8561 4 года назад

    Welcome back tanaad

  • @nagiibalpha7159
    @nagiibalpha7159 4 года назад

    Soo__ labasho__ wacan__ *Tanaad*

  • @feflepro2448
    @feflepro2448 4 года назад +1

    Sxb waxa kasugeyna barnaamijka 3 magaalo oo kala ah Rome , berlin iyo mogadishu

  • @kingliibaan5784
    @kingliibaan5784 4 года назад

    Soo labasho wngsn pro

  • @enarfa3080
    @enarfa3080 4 года назад +1

    Saa usugo wararkaga sxp🤗

  • @akramkeit7592
    @akramkeit7592 4 года назад +1

    Welcome back 🥰💙
    wall aan uxiisay maxamed amin (tanaad) ..kaama dalo maclumadkaga my brother

  • @suldaangarbo9844
    @suldaangarbo9844 4 года назад

    Tanaad zxp waad naga raagtay

  • @mohameddaahir3596
    @mohameddaahir3596 4 года назад

    hurdo dheer baad soo seexatay sxb.

  • @davidjack1654
    @davidjack1654 4 года назад

    Wll ayaamahaan wax masoodhigin ee inoosoobadi wll mcn

  • @khadraaxmed6508
    @khadraaxmed6508 4 года назад

    Keep going pro

  • @weydowchannel8648
    @weydowchannel8648 4 года назад

    This is my favorite channel

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 года назад +1

    Masul wan ku salamay
    Xage ku Qarisay halmar aya lugu wayey video badan laga sugaya masul

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 4 года назад +1

    Thanks bro lkn muqaalka unbad ka hadashaye magacaga raci ama noo sheg brother

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 4 года назад

    Welcome back team tanaad

  • @heromuhsin1086
    @heromuhsin1086 4 года назад

    Welcame back bro....

  • @abdiqaniahmed2308
    @abdiqaniahmed2308 4 года назад

    zxp isu soo lapasha wacan👏

  • @adamofficials7757
    @adamofficials7757 4 года назад +2

    Dalka brazil maclumaad ka soo diyari zxp

  • @cabdiraqiibbotan4988
    @cabdiraqiibbotan4988 4 года назад

    Zhp waanu kuwaynye videoska noosoo badi

  • @khadarabdirahman8802
    @khadarabdirahman8802 4 года назад

    Wan ku tabanay bro keep end going no so badi

  • @ahmedcrashidsanbur6012
    @ahmedcrashidsanbur6012 4 года назад +1

    Wlhi waxad na bartay dhaqamada dunida ka jiro iyo dadka sida ey u kala dhaqan duwan yiihin ee casharada noso badi ustad
    Asxabtana igu like igu cazuma
    wa hadi an run ka shegay tanaad

  • @muslimomacalininamuslimoma9159
    @muslimomacalininamuslimoma9159 4 года назад

    Welcome back tanaad ilove

  • @haniismail3317
    @haniismail3317 4 года назад

    Soo laabasho wacan sxb Tanaad waxaan kaa rabay sxb wadanka zimbabwe gaarhaan caasimadiisa ee harera

  • @cashara_officiall7758
    @cashara_officiall7758 4 года назад

    Bro in badan ayaa kanalka ku xeranahy video waad yaresay iskuday week labo video in soo galiso thanks

  • @maahirdaahir8039
    @maahirdaahir8039 4 года назад

    wlhi zxpow waanku tabnay ee dadaal muuji oo vedio badan noo soogali

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 4 года назад

    Tanaad waa lagu waayee intee kabaxday wararkii xiisaha lahaa iyo ka hadalka dalalka caalamka waa latabay soo noqod wacan

  • @dhabkahadalofficial.1637
    @dhabkahadalofficial.1637 3 года назад

    Wll noo soo diyare macloomaad ku saabsan madax waynayaasha ugu faqiirsan caalamka

  • @umu_cimraan
    @umu_cimraan 4 года назад

    Noosoo badi barnaamijyada wll waan uxiisnee🙏

  • @yaasiinjamac3018
    @yaasiinjamac3018 4 года назад +1

    walaal xagaad aaday

  • @AB-de8bg
    @AB-de8bg 4 года назад +1

    My brother cod dahab aa lee dahay wlhi 🇸🇴❤

  • @kingcx5062
    @kingcx5062 4 года назад

    Bro No so badi Xogahan

  • @abdalinhojunior5476
    @abdalinhojunior5476 4 года назад

    Tanad plz ino so gudbiya xogag ku saabsan dalalka botoswana iyo yogoslavia mhdsnidin 🙏

  • @nimcoabdibuley972
    @nimcoabdibuley972 4 года назад

    Baryahan wax ma soo gelisaan wax soo galiya

  • @zakiyar2097
    @zakiyar2097 4 года назад +1

    Zxp bil nagu kaa dambeysay ee muuqaalada wn u xiisnaye noo soo dadaji

  • @abdihakiinjama536
    @abdihakiinjama536 4 года назад

    baryahan wax muuqaala maad zoo dhigin channel ka

  • @mohamedmuslim6314
    @mohamedmuslim6314 4 года назад

    Masha allah welcome back said ku sugenay

  • @abdihakiinjama536
    @abdihakiinjama536 4 года назад

    keep Going

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Tanaad scw fariid hore u soco✋✋✋✋❤❤❤❤❤

  • @zakicumar7134
    @zakicumar7134 4 года назад +1

    wll Qalia mashhegi karo fariintayda inaad arkidoontid waa iga codsi Ka HaDaL Dalka Czech republic waa Dal aan aad u doon doonayo Xogtiisa Sxb aan u xiisay Tanaad waan ku taageeraa MaHadSaNiD❤Keeep going❤

  • @mohammedabdirizakali1076
    @mohammedabdirizakali1076 4 года назад

    Asc Soo laabasho wacan tanaad
    Waa lagu tabey zxp

  • @shutaaleskills3689
    @shutaaleskills3689 4 года назад +1

    Boland ma aha ee
    Poland 🇵🇱 dheh bro #mahadsanid

  • @HassanMohamed-bb6gy
    @HassanMohamed-bb6gy 4 года назад

    M.a hore socd wngsn ustaad
    Tanaad mar walipo waa wahelkeyga

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 года назад +5

    TANAAD UNIVERSITY ❤️ mar walba waxa aan xiiseeyaa in aan ka faaidaysto channel kan
    LIKE 🙏❤️

    • @indianocean9521
      @indianocean9521 4 года назад +1

      Tanaad waa nambar one, waxaa ii xiga oo aan aad ugu taxanahay.
      Ogaansho
      Aqoon tv
      Dadweynaha
      Sahanka xogaha.