Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2021
  • Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 188

  • @rajaakhan5921
    @rajaakhan5921 3 года назад +66

    Maqaan cida commenti Keyga aqrin doonta lakiin: Hooyada janada Allaha geeyo like

  • @user-jt1fd7zv8f
    @user-jt1fd7zv8f 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤somalia somalia baaleh hanoolaato guuuuul iyo gomonnimo ❤❤❤❤❤

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +14

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @salmaanibrahin3844
    @salmaanibrahin3844 3 года назад +6

    صلى الله عليه وسلم

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 года назад +9

    Macluumaad Cusub ayaan ka faa’iidney muuqaalkan, Alle haku barakeeyo Ustaad Abdirahman Omar ....

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 года назад +3

    Alla yaa raxma #General_Mohamed_Siyaaad_Barre

  • @habiibomohamud166
    @habiibomohamud166 3 года назад +4

    Masha Allah allaha ha ku xafido wll mcn

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 года назад +6

    Mhsanid markii iigu horaysay ee aan ku daawado weyaan waxna waan kaa faa'idey👍

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 3 года назад +9

    Runtii waxan uhaystay iskahadal ( fadlan waxad jeceshay commentska) nuugu reeb lkin A. wabari waad iicadaysay inaad xushmayso qoraalkayaga🥰
    Alle hhaka abaal mariyo wllky.

  • @macluumaad9810
    @macluumaad9810 3 года назад +4

    Updirahman omar ku taageeraa wllo horey u soco alle hawsha adag ha kula garap galo wllo inshaa alah guul dhamaanteenpa
    Adiga & umada soomaaliyeedpa
    Wllo codsi : wxaad noo soo padisaaa muuqaalada ka hadlaya taariikhaha
    Insha alah

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 3 года назад +7

    Tank U apdirahmaan sidaad codsigaygi u xushmeesay🥰 alla yacisak wllo

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 года назад +5

    No so badi video yadan cml inta igu raacsan💗

  • @AnwarAli-wh6gd
    @AnwarAli-wh6gd 3 года назад +5

    Chanalka islam react so booqda wllo insha allh wxd ka heli dontan wax ku anfici dona
    Nafta hala xasusiyo akhiradeda
    Mahadsanidin wllyal

  • @moyan6324
    @moyan6324 2 года назад +3

    keep going cabdi rahman

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan9117 3 года назад +2

    Masha Allah ilahay akuxifdiyo wll

  • @xaajibiixi7042
    @xaajibiixi7042 3 года назад +2

    Maanshaa allah

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад +2

    Waberi media Wad Mahadsan.tahay Zxp Wax.Badan Ayn Ka Bartay Horey U Soco

  • @csamaddhico644
    @csamaddhico644 3 года назад +4

    Waa Hoyega Kaliya ee RUclips Dhiriigalinta iyo dhisitanka Aqoonta Ku Canka Waaberi Media My Favourite channel Insha allah 1million Subscribers insha Allah 2021 GuuL Wll

  • @mascuudozil8751
    @mascuudozil8751 3 года назад +2

    waad mahsathy sxb WADA socot wanaagsan

  • @khaledosman4024
    @khaledosman4024 3 года назад +3

    Please next Roman Empire kadig hadaa xariif tahey

  • @moshire6645
    @moshire6645 2 года назад +2

    Mahadsanid

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 года назад +2

    MashaAllah bro keep going on tarrikqa

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 3 года назад +1

    Wlhi mawduucyo aad u xiiso badan ayaad ka hadasha sxb keep going

  • @ogowhada
    @ogowhada 3 года назад +1

    Mahadsanid wall waabari

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 года назад +2

    Cabdiraxman Cumar Sxb aan bartisa Ku xiranahay

  • @sagalabdi8066
    @sagalabdi8066 3 года назад +2

    Wll dalka suuriya iyo bashar al assad noga samee barnamij mahadsanid

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 года назад +2

    Masha allah

  • @yaxyecxakiincali4001
    @yaxyecxakiincali4001 3 года назад +3

    Hadaad kusaliday nibiga s c w
    Like saar sharafeey ama sharafoow

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 года назад +3

    Sxb farintan Hadey Ku so gartay isku Day in Aad inoo tix Galiso 0:59 Astanta Wabari Wall Sawaxan ama DHAWAAQ DHEER AYUU WATA EE DHAWAQ YARA GABI XAGA DHAGAHA AWGOD MAHADSANID WALL KEEP GOING BROTHER

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 3 года назад

      Mahad SANID wall COD KAGA WA MASHA ALLAH LKN INTA YAR EE DHEX TALKA MAGACA CHANNEL KA UU KU SO DHACAYO AYA AH IN LA YAREYO THANKS BROTHER

  • @abdiselamibrahim502
    @abdiselamibrahim502 3 года назад +1

    masha allah ilahay ah ku barakeyo

  • @abdikhaaliqmahad3132
    @abdikhaaliqmahad3132 3 года назад +2

    My favorite channel ilove this histories keep going pro 🥰

  • @bishaaraxmed3427
    @bishaaraxmed3427 3 года назад +2

    Wllo video da sobadii nin caqli badan baatahey ❤💯💯👋🖐

  • @moaamincadeh7833
    @moaamincadeh7833 3 года назад +6

    Manta anaa ugu horeya wll hai xaqirin liketa iisaar ❤👏

  • @cabdiqanicabdiraxmaan341
    @cabdiqanicabdiraxmaan341 2 года назад +2

    Keep going my pro

  • @liimohahussein3910
    @liimohahussein3910 3 года назад +2

    Dagaalki labaad aduunka Noogu soo xiji bro

  • @mustafhassanhusein6941
    @mustafhassanhusein6941 3 года назад +1

    Keep going bro

  • @cilmiuruuriye4203
    @cilmiuruuriye4203 3 года назад +2

    Hadii aad jeceshahay barashada luuqada English ka
    Fadlan inagusoo biir

  • @smsadiiqchannel3059
    @smsadiiqchannel3059 3 года назад +1

    I like this video keep going bro

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 3 года назад +1

    Keep going

  • @ciisexasanmaxamed1326
    @ciisexasanmaxamed1326 3 года назад +2

    Kusali wll nabi mohamed scw

  • @kaynaankhaan
    @kaynaankhaan 3 года назад +2

    mnzha alh waa wrpaxiin muhiim ah
    zhp bal anaa isoo booqo❤️❤️❤️

  • @suhaibabdi6318
    @suhaibabdi6318 5 месяцев назад

    Allahuma barik

  • @ahmednour2163
    @ahmednour2163 Год назад +1

    golden voice

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 3 года назад +5

    Magaceyga waa Ahmed Omar halkaani waa waaberi media

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 3 года назад +1

    Mmsha allaha abdirahman cumar welcome bro

  • @maxamadaamiin3788
    @maxamadaamiin3788 2 года назад

    Tanki you

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 3 месяца назад

    Golden voice ✨️ 💛

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 3 года назад +1

    Asc cabdi raxmaanaw walal waan kusalaamay salaan sare tankale aad ayaan kuugu,mahadnaqayaa barnaamijyada wanaagsan ee aad soogudbisid waxaan kuleeyahay horay usoco

  • @amirkariyada1068
    @amirkariyada1068 3 года назад +2

    Keep going brother

  • @THE_MAJOR4.
    @THE_MAJOR4. 3 года назад +5

    Why alweys me ❣️❣️❣️love dac ku siya

  • @xasanbabaaxasancadeok7849
    @xasanbabaaxasancadeok7849 3 года назад

    Mashaa allh sxp adbaad umahadasantahy waxan kamid ahay taageriyashada ugu horeyo sxp so bandhig wacan

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 года назад +1

    Nidaamka shuuciyada iyo kalitalisyada bariga aasiya waxay u sameeyeen dalkodi iyo dadkoodiba horumar dhaqale aqooneed iyo quwad ciidan
    Markaa kuguma raacsani shuciyada iyo hantiwadaga sidaad aad u dhigaysid

  • @farahmotis7339
    @farahmotis7339 3 года назад

    Thanks

  • @Qisooyin.
    @Qisooyin. 3 года назад +2

    Abdirahman omar hore usoco zhP

  • @sucaybabdi7698
    @sucaybabdi7698 3 года назад

    Tanks

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 3 года назад +1

    Mi best channel
    Mi best youtuber
    Mi best teacher
    Mi best coach
    Xafudulkalaah mclin❤❤💯💯

  • @techstudio9010
    @techstudio9010 3 года назад +5

    Legend is always legend

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 3 года назад +2

    Halkanina Waa Waaberi Media ❤️

  • @gldlyrics66
    @gldlyrics66 3 года назад +2

    Wll noo soo Gudbi Sida internet ka loo smeeyey internet la'aan..Warbixintaan Waa Muhiim..Hdaad aragto warbixintaan

  • @mahdifuaad2323
    @mahdifuaad2323 3 года назад +1

    Keep going pro

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +8

    *(Waaberi Media MahadsaniT Huno 😍)*
    vladimir lenin ilaa maanTa bakhtigiisa waala ilaaliya !!

  • @hasniadesh1516
    @hasniadesh1516 Год назад +1

    Nosobadi jographi sxb wabari media

  • @axmedoctober3352
    @axmedoctober3352 3 года назад

    Guulayso walalle

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 3 года назад +1

    Sxb candiraxmaan mareykanka ka hor ayaa aduun ka maamulayey ma midowgii soofiyeed mise jarmalkii isoo jawaab sxb adoo mahad san

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 года назад +5

    wll waxaan wadna wacyigalinta diinta islaamka ee nagu taageer subscribe fdln

  • @suldaanxikmo8001
    @suldaanxikmo8001 3 года назад

    Keep a agoin

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 3 года назад +1

    Asc zxp waaberi media

  • @gattuze453
    @gattuze453 3 года назад +1

    walaal guul.baan kuu rajaynayaa waxaad u muuqata mid himilo iyo hiigsi galin kara dadka somalida

  • @user-jc1ph3en6u
    @user-jc1ph3en6u Год назад

    Saaxiib noolow

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 3 года назад +1

    A.rahmn wanu ku tageeraynaa waayo waxd thy kobciyaha Maskaxdayda Zxp Hanblayo 😍

  • @mahdihassan4580
    @mahdihassan4580 3 года назад +1

    Ustaad jarmalka sidu u midoobay warbixin kaso saaar insha allaah

  • @qosoliyoqaraaxobk9526
    @qosoliyoqaraaxobk9526 Год назад +2

    Coming soon 300k subscribers

  • @arahmanmohamed8017
    @arahmanmohamed8017 Год назад

    M.a noosoo badi

  • @maxamedsaleebaanaxmedbarad8635

    Ok

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 3 месяца назад

    Cafuun ahaa kani❤❤❤

  • @amirkariyada1068
    @amirkariyada1068 3 года назад +1

    First comments

  • @cumarabdi934
    @cumarabdi934 3 года назад +1

    Azc wlll waxad sogalisa.qomki.fircon.mahadsanid

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 3 года назад +1

    Kadaa muqaalada badan

  • @apdibasidsayid6368
    @apdibasidsayid6368 3 года назад +5

    Please help

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад

    Aad baad umahadsantahay cabdiraxman

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +4

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad ku sacidid SUBSCRIBED o ad sArto SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedyasin4815
    @maxamedyasin4815 Год назад

  • @hassanolol1292
    @hassanolol1292 3 года назад +2

    Fadlan kasoo hadal dagaalkii Ethiopia iyo Somalia si qoto dheer mahadsanid ustad I hope inaad ii tixgalin doonto codsigeyga

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 года назад

    Bro

  • @anascagweyne1848
    @anascagweyne1848 3 года назад +1

    Libaax

  • @rihlaabida5696
    @rihlaabida5696 Год назад

    Faladamiir liiniin

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 года назад +2

    Hadii ad subscribe isato ilahay rajadada haku rumeyo wax wlbana ad jecshhy ilahay haku sahlo wll mcn ee subscribe haila dhafin

    • @moabdikadir4011
      @moabdikadir4011 2 года назад

      Waa ku saray sxb ee xog vcn so gudbi♥️🙏

  • @suhail3laweizy
    @suhail3laweizy 3 года назад +1

    First

  • @bashkayousuf6233
    @bashkayousuf6233 3 года назад +1

    Asc walaal marka hore waxaan kaaga mahad naqayaa muuqaalkan taariikhiga ah eed nala wadaagtay...mida xigta waxaan jeclaan lahaa inaad muuqaal kasoo diyaariso AFGANISTAN dadkaa lafta dhuunta gashay kunoqotay mareykanka iyobqilaafkooda..mahadsanid

  • @ibraahimmahamedmahamud5170
    @ibraahimmahamedmahamud5170 3 года назад

    Sxp Abdirahman Omar xageen kaalasoo xidhiidhaa

  • @zuhaybahmedhirad9531
    @zuhaybahmedhirad9531 Год назад +2

    Born, 22 April 1870 death, January 21st 1924

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +2

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад

    Still watching 14 5 2024

  • @ahmedabdiawil9653
    @ahmedabdiawil9653 3 года назад +1

    Wlaal wan jecelahy mawduucga ilaahy ha kuug garba galo

  • @kamaaludiin6928
    @kamaaludiin6928 3 месяца назад

    Haykal maxaa laga wadaa wll

  • @khalidabdulahi4653
    @khalidabdulahi4653 3 года назад +1

    Wlhi channelada aan dawado adan kugu jclahay wana kuxerenahay

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 года назад

    C/R
    Waxaan ka helaa sidaa u tidhaa daawadayaal😂
    Guulayso wllkay😋✍

  • @rihlaabida5696
    @rihlaabida5696 Год назад

    فلادمير لينين

  • @jabramediacentre5425
    @jabramediacentre5425 3 года назад +3

    Ilaahey dartiis subscribe igu caawiya walal macaan

  • @bawiibawii1650
    @bawiibawii1650 3 года назад +1

    Wcs 🥰🥰🥰