Dib Umilicso Gudogalkii SNM Ee Burco | 27 May 1988kii | Waraysi Siilaanyo Bixiyey Maalintaa BBC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии •

  • @jirdemaxamed6206
    @jirdemaxamed6206 Год назад +4

    ilaahaw u naxariisto intii snm ka dhimatay inta noolna waan salaamayaa

  • @ashaomar1396
    @ashaomar1396 3 года назад +10

    I was there never forgot 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 guul goobanim SNM 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @eng.hassanm.obsiiye3803
    @eng.hassanm.obsiiye3803 4 года назад +16

    ALLE ha unaxariisto mujaahidiintii Snm

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 4 года назад

      Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen yaarabi dhamaan mujaahidiintii snm inshallah

  • @dheman1418
    @dheman1418 4 года назад +15

    Rabow unaxariiso intii nagagadhimatay 🤲ciyaar kumay guulaysan soomaalillan rabow noosiyaadi horumarka❤💬💚

  • @hoodoayaanle5447
    @hoodoayaanle5447 3 года назад +6

    Alla ha u naxariisto dhamaantoodba. Aniga oo ah inan reer Burco waxaan rabaa inan halkaan ka idhaho oo aan ka qiro SNM inay ahayd libaaxyo. Wanan u mahadnaqayaa intaa mantaa nol.

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 3 года назад +2

    Muj Ahmed Mire taariikhda ku xusi doonta adi iyo dhamaan shuhadaadi maalintaas Alle ha u naxariisto dhamaantood.

  • @khadarsiciidaadan6623
    @khadarsiciidaadan6623 3 года назад +3

    Ilaahaw unaxariiso SNm intii dhimatay inta noolna cimriga udheeree

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 4 года назад +13

    waa taariikh lama ilaawaana dhiiga loo soo daadiyey Qaranka barakaysan somaliland thanks arabsiyo news.

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 года назад +5

    waa xasuusihii igu qaaliga ahaa waayo xaadir baan ahaa sideed iyo toban baanjiray maalintii burco lasoo galay waan soodhowaynay
    SNM

    • @Totalboyh
      @Totalboyh 4 года назад +1

      xageed joogta isku waklkhtibaynuu qaali

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 4 года назад +3

    Ilahayoow unaxariiso intii dhimatay🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @_qumanaha
    @_qumanaha 3 года назад +6

    Alle ha u naxariisto dhaman mujahidinti nagaga shahiiday dagaalki qadhaadha ee xorinimo doonka Dhiigu biyo maha Somaliland Hanoolato🤞

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 4 года назад +11

    Asc xoriyada iyo midnimada iyo nabada dalkeyga Somaliland wey iga go antahay .waana aan ku fanaa .dalkeygana waan u dhimanayaa .cadawga soo werarana dagaalbaa naga dhexeeya

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 года назад +2

      👏👏👏👏👏👏👏👏saxeex wlhi waan udhimanaynaa❤💬💚👏👍👌🙏

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 года назад +9

    waqtigi dhamayo wu dhaqaqi dona ninki dhofkuyimiba geridu dhibaysa tarikhdu wa mahadho malmo adag olasomaray viiva somalilaan

  • @nimcocabdi6733
    @nimcocabdi6733 3 года назад +1

    Alx mar haddii aanu maanta nabd kunololahy alx Masha Allah, umaddii ku dhimatay Alle ha unaxariisto.

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 4 года назад +6

    axaxax way mujaahidiintii snm khaasatan kuwiiburco soogalay 1988 bishii my maalin nimco ah 7 todobadii subs nimo ayay ahayd adigoo wiilyar ah 13 Kira markii ay suxnimo nasoogaleen amigo faanaaya gaadiidkii at saarnaayeen saacado yar bay dhamaan laakii caydiid ee uguwaynaa gaasaskii faqashta ale macdalaa ay kaga qabsadeen magaaladii sadexaad we ugu waynayaa soomaliya oodha we burco wayn geesiyaashii snm 10 subax nimo gacanta kuhayaan burco 11 kii duhurnimo waanu dabaaldegeenay guushii snm kaga gacan hargaysay cadawgii kacaankii nacdashu kudhacdsy we umulo dooxa ahaa halkaawaxa kabilaabmay dagaal culus oo 3 sano ilaa 1991 aan kalago lahayn oo laga sifeeyay dadcunkii afkawaynaa dhiigyacabadiisii faqash isagoo naf iyomaalba laguwaayey goboladii dalkeenuna dhamaan looburburiyey gobanimo waxay kutimaadaa dhiiga geesigii goblaka hooyooyinka gawraca aabayaash xasuuqa dadwaynaha bililiqada hamida umada oodhaata iyo cadho lanoqdo intaa nabadee baaqii kasoohadha made laxsuuqsy ayaa heesaha gobanimo iyo gooxornimo kunoolaada sida reer somaalilaand markaasay kolbe wiilyar noolaada qaateahi yiraahdaa marlabaad iyo midnimo kuwa waxaa kuhadaaqa inlalaayo oodhiigooda hader la Cabot miyaanay istaahili jawaabtu waaxagiina

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад +2

    Ilahay mahadi hagadhe kar hadii laga noolyahay taariikhdu maduugawdo ilahay ha unaxariisto mujaahidiintii snm inta noola waaguul insha ala

  • @absjones2916
    @absjones2916 2 года назад +2

    Long live SNM Isaaq nationalism❤️🤍💚😃

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 года назад +2

    Alle ha u naxariisto
    Mujaahidiintii snm
    Ee qaaliga ahaa

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 4 месяца назад

    ilahay hau naxarisdo inti ku dhimatay Amiin yarabi💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @nadamuse96
    @nadamuse96 4 года назад +4

    Axax😭😭😭😭 ilhyow unaxariiztay intii dhimtay intii nool noo daa

  • @fardusahmed4981
    @fardusahmed4981 3 года назад +2

    😭😭😭 malinta maan jirin lkn wllhy saan hada udaraamo dhibaatata dalkaku soo maray wan ooyaha waayo family way saamaysay sidokale qoskasta oo reer somali land way samaysay
    Anigu waxaan odhalah waxiii inugu dhacay inagu dhaca Lkn hada xataa haduu calamku ina ictiraafi waayo waligeen ha inu celinina
    Meesha xata haday Somali land laba qof ku hadhaan inugu kuwa noqonya ma nihin 🙏🙏🙏

  • @abllaaabllaa8893
    @abllaaabllaa8893 3 года назад +1

    Love this song and mujaahidiintii snm

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 3 года назад +3

    Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 4 года назад +5

    Axmed mirre maxamed nuux baa Galay Inta Londan kaso Hadlayso kulaha Tirada ma garanayo Cadaadlay ban Maqlay kulaha in la galay

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 года назад +3

      Kkkk kkkkkkk wll waad iska caadifadaysante waxuu diidaya inu sirta ciidanka snm maqashiyo faqash taa waraysigu waa markuu axmed mire galay burco markaa haduu sidaad rabto kugu sheekeyo waxa lahelaya xogta ciidanka markaa indhuhuu iska ridaya waana waxu ugu mudada dheera gudoomiyenimada taas fahan wll

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 года назад +2

      Haduu tirada sheego waxa dhici lahayd in ciidamadi faqashta soo dhiiran lahaa waayo ciidanka snm way tiro yarayen lakin tayay lahaayen faqashna waxay moodaysay in laba boqol oo kun soo galin markaa haduu yidhahdo waa 800 maxaa dhici lahaa waxan u malaynaya inad caruur tahay reer kaad ka dhalatayna caadifad ayaa ku gashay lakin adigu waxan ku faana in ilaahay iga dhaliyay reer shiikh isxaaq alxamdulilaah bal xataa dhagayso ninka geesi nimadisa kulaha shiikh waanu qabsanay hada shiikh haragwaafa mar danbe gale lama gelinba marka

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 3 года назад

      Hooyada caadifawa kas kalab dib bax waryaa

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 2 года назад

    Allle ha u naxariisto intii dhimatay
    alxm maanta guul ayan jognaa

  • @guledabdi9829
    @guledabdi9829 3 года назад +1

    Waa taariikh lama ilawaan ah oo aan la dhayalsan karin Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay dibu xoreynta Qaranka Somaliland ha na caafiyo inta manta nool na cafimad ka ha u siyaadiyo

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 11 месяцев назад

    dalka waxaa loo so maray dad baa ciyaar u haysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 года назад +5

    Allya a raama a dhaman mujahadiin snm kuwa u dhawacmey ilahey ha boogsiiyo malin aay noqtaba waa la idin xusi tariikhdu ma gaboowdo wali waxa laag sheekye daglakai ikowaad oo loo dbaal dagaa kolka qofka u malyna ain taariikhda mujaahiidnta snm baabeysao ogow tariikhda ma dhimateo ma gaboobowdo

  • @Axmeddahir2025
    @Axmeddahir2025 3 года назад +1

    Rabboow adaa weyn oo waaoda unaxariiso intii ku geeriyootay dagaalkaa oo muslim ah

  • @cabdihaashi9254
    @cabdihaashi9254 3 года назад +1

    Ale hawnaxariisto mujaahidiinti iyo waalidkayba aaamin alow qabriga unuur dhamaantood

  • @CabdiYuusuf-dk8kr
    @CabdiYuusuf-dk8kr 10 месяцев назад

    Somaaliland guul ❤❤❤❤

  • @Mo_Bulshaawi
    @Mo_Bulshaawi 4 года назад

    SOMALILAND WAA WADAN NAFO BADAN LOO HURAY RAGANA KADIDOODA USOO CABEEN MAANTANA ALLE KU GARAN GALAY OO NABADEEY KU DAMASHAADYA . MUJAAHIFIINTII SNM EE XILGAA U MADAXDA AHAA SNM MAANTA WAAKA SOMALILAND MADAX KA AH 🍃 WAXAAN KU TALINLAA RAGII SNM RAG BADAN AYAA GUDAHA WADANKA KU AYAAN EE PLEASE HOOS HA LOO EEGO

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 года назад

    Guumaysiga dhacaayaa geeridu dhibaysaa waa midho cajiiba oo SNM ay kula hadlaysay kalidii taliskii siyad bare

  • @ayaanlecaliqodax7260
    @ayaanlecaliqodax7260 8 месяцев назад

    Waa taariikh aanlawada sheegankarin hadana isubedeshay cadawga gudaha ragna canbuulada ayuucunayay ragna birtuucalaashanayay taariikhdu manoqoto waxlawadaleeyahay

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 года назад +1

    Dhulka sow anigu malahi

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 года назад +2

    Dhulka soo anigu malihi
    Ninkii dhoofku imibaa geeridu dhibaysaa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 года назад

    Axmed siilaanyo wuu qarinayaa ciidanka tiradiise balse wey yaraayeen

  • @FathiaBatax
    @FathiaBatax 11 месяцев назад

    Ax ax ax halgan xalaala snm

  • @ahmedgarbiye7804
    @ahmedgarbiye7804 3 года назад

    Burco bilawkii iyo harogaesa calaka somaliland xakiig soo burco ma

  • @beerjacayltube9282
    @beerjacayltube9282 4 года назад +1

    macquul siday ku tahay unay 6 ku dhimato mise waa 600 boqol oo qof

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 года назад +1

      Mayee wuu dafiray ragii dhintay siyaan faqashtu guul isu siin lakin dadka maalinta ku shihiiday 600 na xataa waa kabad naayen ninkii ciidanka watayba ayaa taliskiisi lagaadho ku dhaawac may

  • @yasin12osmaan53
    @yasin12osmaan53 4 года назад +1

    Miyaa dhaqan may la doorshaa xasuus qaali ah

  • @SAYIDCALIMAXAMEDCUMARCalisayid
    @SAYIDCALIMAXAMEDCUMARCalisayid 3 месяца назад

    😢

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 года назад

    Halgankii xalaasha ahaa ee faqash casharka lama ilaawanka ahaa ee loo dhigay

  • @hagarlaawe2431
    @hagarlaawe2431 4 года назад

    Muuqaalkani waa galistii berbera

  • @YousufAli-lc6yj
    @YousufAli-lc6yj 4 года назад +1

    Taloow Ragaase maxaa Ka Nool maxayse Ku noolyiin

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 года назад +3

      Waa xor nabadbuu kuseexdaa wixii nooli kii dhintayna janaduu hurdaa guusha mujaahidiinta ilahay haunaxariisto

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 4 года назад +1

    Wariye ayaad tahay si akhlaakh leh u Tabi Taariikhda balse Jooji Dowlada Somali waxa aad ka sheeGeysid ama Dacaayada Kaliya uga sheeKey Taariikhda siday tahay balse cidna hala Caynin
    Wariyaha fanaaniita Dhakhtarada Umada wey Ka Dhaxeeyaan marka adna Hadaad Suxufi tahay si wngsan u dhaqan Baan ku leeyahay
    Aniga Somali iyo Somaliland wa Dadkeyga weyna i siman yihiin Somali weyn 🙏

    • @bemotivated6042
      @bemotivated6042 4 года назад +3

      wax been ah miyuu sheegay adigase maxaa ku gubay

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 4 года назад

      @@bemotivated6042 sxp aniga 5 Somali baan aaminsanahay Ninkaasna TafaraaruQ ayuu Wada wa intaas Wax Gaar aho i Gubayaanba Jirin Sida Garo

    • @jamilaadam5477
      @jamilaadam5477 4 года назад +2

      Ciilka ku hayaa waayne faqash ka hadheenkii baadatahay aabaha baa ahaa kuwii snm ka firxaday💚🤍❤💪💪💪

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      @@dabiyobiyo9880 STFU

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 3 года назад

      @@dabiyobiyo9880 : Shan mooyi lixdaan amiin laakiin ninka raaga ah lama xaqiro ee nagaa dhex bax.