Maxamed Cali waa geesi Hollywood dadka caanka magacooga dhulka lagu qora lkn maxamed Cali wuu ka diidey in magaca maxamad dhulka lagu qoro magaca nabiga ugu danbeyn darbi lagu qorey Allaha ha uwasaciyo qabriga
Muhammad Ali greatest man ❤❤ If you even dream of beating me YOU should better to wake up and apologize me👊👊👊 - Muhammad Ali We can't miss him our legend Allah yarham 💯🤼♂️🙏
Heesta sharba poy baa ka dhex maqlay kadib shiine culay salan saaraya magaca mohamed ali kalay oo calanka somalia ku dhex yaala baa arkay kadib waa so raadiyay Mahadzanid halkan baba ka arkay ❤ Alle haunaxaristo ❤
Ciid Mubaarak soomaali wayn Inta dhibaatysan alle haka dulqaado Inta caafimadka qabtana alle ha usiyaadiyo Ciidkii hore dad inala joogey ayaa hda nala joogin Balse waxaan idiin rJaynayaa ciidkan Ciidkeeda in alle na gaarsiiyo insha allah Eid mubarak....
Abuuja✅ Maxamuud ✅ Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin
Iid wanaagsan ciidu adxa iidan iideeda kale kuwii nabad ku gaara alaha naga dhiga insha alah. Aniga iyo sxbkeey waxa aan ka hadleeynay maxamed cali kalaay. Kadib ogaansha ayaan arkay oo ka hadleysa maxamed cali kalay waan yaabay. Waxaad moodaa in aan niyada ku haayay in uu ka soo hadla.
*ilaahow nabi maxamed meshu janada ka galo naga gali*
Amin
Allaahuma Aamiin Wllo
Aamiin
Scw
Aamin
Aawey dadkii jeclaa xabiibkena Mohamed Scw like saar
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw
Scw
Maxamed Cali waa geesi Hollywood dadka caanka magacooga dhulka lagu qora lkn maxamed Cali wuu ka diidey in magaca maxamad dhulka lagu qoro magaca nabiga ugu danbeyn darbi lagu qorey Allaha ha uwasaciyo qabriga
Ilaaahay janadi Haka Waraaabiyo Wlaalkeeen Marxuun Maxamed Cali Kalaay💯🥰
Ciiid Mubarak Guud Ahaan Umada islaamka ah gaar ahaan Umada Soomaliyeed ilahay Ciidkan Ciidkisa Nabad Iyo Bash Bash haynagu gaadhsiiyo
"Float like a butterfly, sting like a bee. .. M ali .GOAT
Goat maxa laga wada wll 🤔
@@hacaaz1337 Goat mean Laciib
@@hannad879 😂😂🤣🤣 goat waxa laka wada ri🐐
@@hacaaz1337 goat wxa laka wada ri🐐
@@hacaaz1337 greatest of all time (kii ugu fiicnaay abid)
Muhammad Ali greatest man ❤❤
If you even dream of beating me YOU should better to wake up and apologize me👊👊👊
- Muhammad Ali We can't miss him our legend Allah yarham 💯🤼♂️🙏
Ilaahay baan kugu dhaarye subskarayb iisaaar wll 😭
Allah u naxariisto waa legend aan la hilmaami karin the greatest of all time sports👏👏😥
Muhammad Ali.
Ilaahay S.W.T Haunaxariisto.
Runtiii Wuxuu Ahaa Halyeey ❤☝️✔
'Fly like a butterfly sting like a bee'
Greatest Athlete of all-time🔥
The greatest somali RUclipser : ogaansho
Who you said where did you forget dadwaynaha
@@zacka.j3976 Sahanka xogaha, wey badanyihiin sxb mid wlbana wax ayuu ku fiican yhy lkn dhanka tabinta Sahanka ayaan dooran lahaa
@@profinneupane6883 I like it adan sahan also it's my favorite
Ogaansho , Idaacada buuloxubeey iyo Ogaalka dunida kuwo ugu fcn
@@zacka.j3976 dadweynaha : aftahan
Ogaansh : talent + intelligent
"Just Last week, i murdered a rock, i injured a stone, i hospitalized a brick
I'm so mean, i make medicine sick"
Muhammad ali 🖤
I make the medicine sick 😘
If you don't fight for what you want don't cry for what you loose mohamed ali kalay my idol
Legend wax muhim ka hadasha markasta mahsanid wll❤️from Oslo 🇳🇴👋🏽
Taliye Somalia 🇸🇴 joogaa iisoo duceey inuu ilaaheey riyadeeda iirumeeyo Europe inaa tago aduunka ugu jeclahay ee ilaaheey riyadeeda ha,ii rumeeyo
"He who is not courageous to enough to take risks will accomplish nothing in life"
MOHAMED Ali
Englishtan ma from abaadirbaa?😂😂
He who is😂😂👏
@@mubaarikcolaad8787 luqadan haku gal gashee dhaaf anagaba afkeyna waa la dulmaye
Ilahey ha naxaristo janadi haka warabiyo waxu aha nin qaymo badan
@@mubaarikcolaad8787 bro it's shame to talk or to give comment what u don't know really.
If u know English well than so give me the corrections hhhhhh
Luqadiina hooyo ku faana😙😙
The goat of all time muhamed ali kalay🥰🥰
Heesta sharba poy baa ka dhex maqlay kadib shiine culay salan saaraya magaca mohamed ali kalay oo calanka somalia ku dhex yaala baa arkay kadib waa so raadiyay Mahadzanid halkan baba ka arkay ❤
Alle haunaxaristo ❤
Alle yaa rahma raaximiin ilaahay janada fardowsa haka waraabiyo Mahamed waaan xasuustaa waligay waan maqlijiray hooyaday ayaan kamaqli jiray magiica lkn 2016 markaan America imi oon bil joogo ayuu dhintay markaan news ka ka arkay ayaa iigu horaysay wajigiisa waliba waxuu dhintay bil ramadaan oo waliba maalin jimce ah Mansha allaah ♥️♥️
After 2 years waxaan kuu rajaynayaa inaad caafimaad qabto. Guulayso pro
Walhi saan u raadinaayi muuqaal loogu hadkaayo ali any way keeb going bro
Ilaahay baan kugu dhaarye subskarayb iisaaar wll
Omar ishar the best youtuber of the year 2021😇😇🥰😇😇
Barnaamij aad u qiima badan oo aad dib no xasuusisay walaal Muhammad Ali Kalay. The G.O.T rabbi haku naxariisto.
Shukran Walaal Omar.
Every head must bow, every knee must bend, every tongue must confess, thou art the greatest, the greatest of all time, Muhammad, Muhammad Ali.
Ciid Mubaarak soomaali wayn
Inta dhibaatysan alle haka dulqaado
Inta caafimadka qabtana alle ha usiyaadiyo
Ciidkii hore dad inala joogey ayaa hda nala joogin
Balse waxaan idiin rJaynayaa ciidkan
Ciidkeeda in alle na gaarsiiyo insha allah
Eid mubarak....
ILAAH ha u naxariisto Maxamed Cali Kalaay
Wuxuu ahaa halyeey aadanaha u hiiliya asagoo diintiisa Islaamkana garabtaagan
Mahadasanid walaal Cumar Inshaar
“Confidence comes from preparation” GOAT 🐐
Waa mawduuc aad ku xaragootay soo gudbintiisa, mahadsanid.
First 1st am very happy 😇🥰😇
First comment like ha ila dhafinina😘
Cumar inshaar macalin kayga nolosha wax badan kusoo kordhiyay sharaf ku noolow aduunka aakhirana jano i.a
"I have a lot of speed, a lot of indoors, if you sign to fight with me increase your insurance".
Muhammad Ali.
Maxamed cali kalay waxa la dhihi kara ama lagu sifaynkaraa mid tusaale u ah qof walba ooo rajo iyo guul raadacaynaya
Aad baan ufraxsanyahay maadama aad lasoo haqaajisey ciida,ciid Mubarak Omar 👏👏 ,muhamed Ali mashallah waa king of islam👑👑
First🤩🤩 allah yarhamu mohamed ali kalay the best champion boxer
Ilaahay baan kugu dhaarye subskarayb iisaaar wll
“Suffer today and live the rest of your life as champion “ mohamed ali
“Imma show you how great i am” libaax labo maaha. Illaahay ha u naxariisto
Waxaan ahay xubin idinku dhexnool oo Aadan Aqonsaneen Balse waad ku qasbantihiin Inaad i Aqonsataan.
Mohamed ali kalaay Legend
1 minute and 60
Comment 👏👏
"Your time is limited, so don't waste it living someone else's life" Mohamed Ali, Allaha u naxariisto
Mike tyson: "Ali goes the level where i am afraid to go"
Mgaca kalay wuu diidi jiray intuu noola in loogu yeero.
wlh wax badan aan ku dhihi rabay maxamed cali kalaay barnamij nooga so sameey💗👌👍
mohamed Ali the True Legend 💯
Ilahay qabriga ha u nuuriyo waa malin aan somanahay ee Mahammed Cali iyo awowgey Macane 😢❤️labada allaha u naxariisTo
mujirimka kusaran iska daji qabil dartisa sartey qaf alle qurankisa beniyey faaido ma ahan
First comment like sar
The goat 🐐 🥊 💣
Ogaansho Nin waxbartay nolow shp ama wllo barnamijyadada wan jeclahay 💪🏾🙏🤛
Mohamed ali keley alha haunaxaristo
Maxamad ✅ Cali ✅
dar illahay like igu qabta
Axl wll adi iyo familigiina hadaa nabad ku so gaadhen ciida axl sooqor
Magaciisu waa Muhamed Cali. Kaliya. clay waa magacii ninkii dadkiisa adoonsaday, ee saas awgood ayuu malcom X xataa magaciisii ugu danbeeyay u badalay. Jazakallahu khair inaad ka hadashay halyeeygan
Eid mubaarak wll first one
Ppp
Omar you've been changing my life forever, not only me but also some others people man.
Keep it up
Abuuja✅ Maxamuud ✅
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin
Allah ha unaxariisto maxamed cali kalaay
Muhammad Ali. Muhammad Ali is often regarded as the greatest sportsperson of all time.
Ilaahay naxariistisa janno haka waraabiyo walalkeen muxamed cali
Allah u raxmado mohamed👏👏
Aamiin Aamiin alla ha u naxariisto
First one ❤⚡✌
I'm first
Manta
Frst 1
Ilaahay ha u naxariisto maxamed cali kalaay halyeey islaami ah
21 November 2024 baan daawanaya. Ilaahay ha unaxaristo Mohamed Ali kalaay 😢
عيد مبارك وكل سنة وأنتم بألف خير يا رب 🤗🥳
ustaad omar thanks for everything, ustaad ila garab qabo kanaalkan.
Mahadsanid
From Djibouti 🇩🇯 ♥
❤❤
Ani somali❤❤❤❤❤
Iid wanaagsan ciidu adxa iidan iideeda kale kuwii nabad ku gaara alaha naga dhiga insha alah. Aniga iyo sxbkeey waxa aan ka hadleeynay maxamed cali kalaay. Kadib ogaansha ayaan arkay oo ka hadleysa maxamed cali kalay waan yaabay. Waxaad moodaa in aan niyada ku haayay in uu ka soo hadla.
Asc walaha musliminta ciid mubarak.
Waxan idinka cudsanaa ducu allah dartii igu duceya waxa qalibigayga kujira inoo Allah isiiyo haduu khayr ileyahay
First view
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha idin saqiro amiin 🤲 yarap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏
LEGEND 💗
Masha allah thanks wllo ciid wanaagsan cumar
Ilhy ha u naxariisto. M Cali Kalaaaay. Waageysi in Lagu daydo Mudan.
Aamiin yaa Allah.Adna Waan Ku Salamey Ugaas.
Ilaahay baan kugu dhaarye subskarayb iisaaar wll
Alle haw naxariisto Mohamed Ali KLy
Maxamed cali kalay LEGEND✅
Ilaahay baan kugu dhaarye subskarayb iisaaar wll
@@Fandhaal1 Tugsiga dhaaf Dathal
geesi ayuu ahaa alle haw Naxaristo
MOHAMMED ALI KALAAY
Mohaned cali kalaay
Feeryahan caalami ah
The real G. O. A. T
Eid Mubarak dhaman walalaha muslinka 💥💥💥💥
Ilaahay baan kugu dhaarye subskarayb iisaaar wll
Ciid ✅
Aamiin alle ha ha u naxariisto mahamed Ali kalay🤲
Allah ha unaxariisto
Libaax ayuu ahaa
❤❤❤❤❤❤❤
Mohamed Ali kalay wuxu mudanyahay in cashar laga qato👍
Maxamad ✅ Aadan
Maxamad ✅ Cali ✅
Maxamed cali kalay allaha u naxariisto waxa u ahaa geesi umada islaamka ah so maray mana la iloobi doono xikmadihiisii iyo geesinimadiisa
Alle haw naxariisto... aaamiin Libaax Muslim ah ayuu ahaa...
Wuxuu ahaa legend Alle ha u naxariisto
Mohamed ali kalay illahey ha unaxariisto lpx buu ahaa
Mohame Ali kaley he's Veteran legend❤💯💥
Waan iska caabinaynaa waxa aan jecelahay waana udulqaadanaynaa waxa aan necebnahay dr mustafa maxmud
Ilhaya hawa naxariisto maxamed Cali kalaya , Amiin amiin 😭😭
M.a alle haunaxariisto maxamad cali kalaay
Maxamed ali weeyaan magiciisu maaha maxamed ali kalay
Kalay waa magac uu diidi jiray
Kalay is family name magaciisa hore ayu diiday jiray wayo intu galka aha aya la oran jiray
Eid mubarak💖💝✊✊✊✊
Ameen Alle ha'unaxariisto, Mohammed ali klay.🤲
Aammiin ✅
Maxamad ✅ Cali ✅
Allllh ha unaxaristo Halyaygi dhabta ahaaaa....
cumar inshaar allaah yacizak wall wax watar leh ayaad noo soo daysaa.mahadsanid
Thanks omar
Aamin rabi ha unaxaristo maxamed ali kalaay 🎖🏆✔👊🤛🤜✊❣❣❣
Allah hau naxariisto halyey geesi Hal abuur Muslim ah mahamed Ali
Wcs ustaadi omar Eid wanaagsan walaalahayga soomaliyeed
Hadaladi Mohamed Ali clay Waxaan ka xasuusta;😪
"Dagaalkaygi ugu adka waxaan lagalay xaaskayga"🦁
Keep going my brother 🙏
Alla ha u naxariisto mohamed ali klay