Rootiinkaan Wuxuu Kaa Dhigi Laacibka Taariikhda ugu Fiican :

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 мар 2024
  • Maalintii waxaan taba bartaa 5 saacadood Halka ciyaartoyda caadiga ah ay taba bartaan 2 saac kaliye
    Maadaama aan rabo in aan jaro mafaaso dheer aniga iyo ayaga ..
    taba barkaas wuxuu isugu jiraa mid jireed mid nafeed iyo daawashada saacado badan muuqaalo ciyaaro ah si aan u qaadaa dhigo . Anigoo haysto warqad iyo qalin
    Haddii aad samayso sida ay dadka caadiga ah sameeyaan kama duwanaanaysid waxaad u baahantahay mar walba in aad talaabo dheer tahay haddii aad rabto in aad talaabo dheeraato :
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 173

  • @derow17
    @derow17 4 месяца назад +28

    "Qofka carrabkiisa kusii daaya sharafta muslimiinta raacraacana ceebahooda, alle wuxu ka qabtaa carrabkiisa shahaadada markuu geeriyoonayo"
    ~Ibnu qayyim aljawzi
    Alle haka nadiifiyo carrabadeena xanta iyo isku dirka hana inaku arzaaqo runta iyo ikhlaaska.🤲

  • @maxamedamiin3394
    @maxamedamiin3394 4 месяца назад +17

    Asc dhamaan dadakii Soo ardey oo daawadey videogaan una Soo ordey ninkaan cilmi badan illaahey barey waxna rabo in uu faaideesto ku saliya nabiga dhamaantiin insha'allah hormar waad gaareeysiin waa ogahey dadka ku xiran ninkaan in ee yihiin dad hormar rabo❤

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 4 месяца назад +64

    Kusali nabi mohamed scw ❤❤

  • @Raaginho
    @Raaginho 4 месяца назад +20

    Rootiinka waaxa kaaga fcn
    Nafta in la mashquuliyo oo firaaqada laga ilaaliyo
    Waxa lagu mashquulinaayo neh ineee noqoto wax aduun io aakhiro ku anfacaayo😊❤🙌🏾
    Taasne waa taladeyda😊❤

    • @jmzii9082
      @jmzii9082 4 месяца назад +4

      Routine wax kale ma aha waa inaad waxyaabahaa aad ku mashquulaysid ee xaga wanaagsan kuu wadaa ayna kaa noqon qorshe la'aan ee aad baratid qabashadooda iyo soo celcelintooda

    • @apdallaabshir
      @apdallaabshir 4 месяца назад +2

      Waa sax

  • @Maida489
    @Maida489 4 месяца назад +3

    wallo macan ku sali nabiga scw❤Ramadan mubarak

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 месяца назад +5

    Noloshaan waxan ugu jeclahay saacadaha aan keligay ahay een weliba aan rabigay xusayo wana wakhtiga keliya een sida rasmiga ah u xiiso hadanan xusin rabigay alla hayna xususiyo xuskiisa

  • @user-ce6ql8uo6k
    @user-ce6ql8uo6k 4 месяца назад +7

    Cumar inshaar sharaf iyo karaamo Saxiib macalin ayaad tahay runtii🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 4 месяца назад +5

    Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 💝

  • @user-dp9cd3ze7w
    @user-dp9cd3ze7w 4 месяца назад +14

    اللهم صل على سيدنامحمدصلاة تنجينا بها من جميع الاهوال والافات

  • @Abuumuscab25
    @Abuumuscab25 4 месяца назад +15

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد و بارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد ❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 месяца назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah ah somaliyed wadna mahadsantihin mahadsantihin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x 4 месяца назад +5

    Xadaan lis xaqireynin ninkaan awaal buu igu leeyahay ❤❤ dhalinyaroy podcast ga omar iyo kanalkan waxaad ku tilmaami kartaa shidaalka naftaada ❤❤

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 4 месяца назад +5

    Salaama ustaad ❤Omar Inshar

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 4 месяца назад +3

    Mhdsnd wll Omar dadaalkaad bixinayso si aad noogu soo gudbisaa wax anfacleh
    Xikmaadihii plz 💯👏

  • @Baro25
    @Baro25 4 месяца назад +12

    Nabigiinna ku salliya oo macaan gooyaha xasuusta, nasoo booqo oo noloshaada beddel.

  • @Adulmusse
    @Adulmusse 4 месяца назад +4

    USTAAD OMAR INSHAR AAD IYO AAD U MAHADSANTAHY ALLAH KU SHARFO ❤😊

  • @user-gf6od5bv9r
    @user-gf6od5bv9r 4 месяца назад +3

    Indheer garaad c.inshar ilahyow danbigisa hore io midkisa danbe dhaaf❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 4 месяца назад +4

    Routine aad baan ula dhacay wadna mahadsan thy😊😊😊😊

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 4 месяца назад +5

    Golden voice ✨️ 💛 👌

  • @user-to3cg5ff9h
    @user-to3cg5ff9h 4 месяца назад +5

    Xalaqo joqorafi rabna❤

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 4 месяца назад +2

    Ustaad cumar fadlan noso badi muuqaladaada ugu yaraan 3😅ama 2muqaao marka ay ugu yartahay noogu so tuur🙏🏻

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 4 месяца назад +1

    Macalin juhdigaan farahabadane makakoowaad waankaagamadnaqeeynaa waxbadane waankaabaran allhane Kaa ajarsiiyo macalin qeeyta podcastiyadada aan aad udhageysataa wllhi axldullh waxaa iskaeeybadalay
    Waxa kaliya aan waxkugutarikaro waaduco like macalin janadane kuwiikukulma allha inagadhigo amin

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 4 месяца назад +6

    1M يا أهلا وسهلا 😂

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 4 месяца назад +3

    M.A GUULEYSO 🎉

  • @user-me1tm7do8w
    @user-me1tm7do8w 4 месяца назад +1

    Ustad muuqaladan camal noso badi aad aya umahad santahy ❤❤❤

  • @nuniii12
    @nuniii12 4 месяца назад +1

    Wall ogansho kobada iyo dhaqalaheda sida hormar loga garikaro kasohadal muwduaas

  • @shankaraaj
    @shankaraaj 4 месяца назад

    Ustaad cumar inshaar guuleso ❤

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 4 месяца назад +1

    Thank you so much Ustaad ❤

  • @user-wx3lw7xy3q
    @user-wx3lw7xy3q 4 месяца назад +3

    Ogaansho walaal

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 4 месяца назад

    Scw mansha Allah waxad tahay dhiri galiye mahadsanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hafsaabdijama-uc2fe
    @hafsaabdijama-uc2fe 4 месяца назад +2

    Rotin sida nabi Mohamed scw igadigayo ishek wax nin galah igadigayo marabi

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 4 месяца назад

    Mahadsanid cumar ❤

  • @abdallaabdulqani1471
    @abdallaabdulqani1471 4 месяца назад

    Good motivation 💪 👏
    Thanks Ustaad

  • @poly06Cble
    @poly06Cble 4 месяца назад +2

    Walahy wan kahealy This beautiful routine

  • @muuminibrahim
    @muuminibrahim 4 месяца назад +2

    Ana oguhoreyo manta wllkeu omar inshar guuleso

  • @aqoon183
    @aqoon183 4 месяца назад +1

    صل الله عليه وسلم❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 месяца назад

    Masha Allah ❤

  • @ilabarocaalamka
    @ilabarocaalamka 4 месяца назад +2

    Ha iluubin in aad ku xirnaato chanelkan TAYMIS MEDIA 🙏

  • @MahamedIsmaaciil-nt9df
    @MahamedIsmaaciil-nt9df 4 месяца назад

    Saxib 1m coming soon insha Alah

  • @CraxmanCalifaarax-cx4wy
    @CraxmanCalifaarax-cx4wy 4 месяца назад +2

    Golden voice

  • @abdinajibisaak2186
    @abdinajibisaak2186 4 месяца назад

    Thanks brother

  • @Sookoobechannel
    @Sookoobechannel 4 месяца назад +1

    First comment

  • @farahabdi6550
    @farahabdi6550 4 месяца назад

    Salam, Omar, best motivation
    Salax Caade From France

  • @baldoosdheere-bz5lu
    @baldoosdheere-bz5lu 4 месяца назад

    Thnks ustad

  • @user-jx8xo4zi4g
    @user-jx8xo4zi4g 4 месяца назад

    Masha allah

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤ scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Masha allah wll cumar inshaar sharaf iyo karaamo❤❤❤

  • @IbraahimmaxamedCabdulaah-ur7sr
    @IbraahimmaxamedCabdulaah-ur7sr 4 месяца назад +2

    Sxb legend kan 2 milyan uu uqalmaa

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z 4 месяца назад +1

    Legend omar

  • @user-li8me5pu9e
    @user-li8me5pu9e 3 месяца назад

    Inshaa allah waan isku dayi intaan ka Awoodo.❤ ⚽️🥉

  • @tagaansholabel
    @tagaansholabel 4 месяца назад

    First of all Me 🎉🎉🎉🎉

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 3 месяца назад

    1M hanbalyo❤

  • @zekariamahmud1556
    @zekariamahmud1556 3 месяца назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @abdirahmandefult
    @abdirahmandefult 4 месяца назад +3

    Waxaan 70% isdhi karaa, Waxaa dhaama maqaalkii hore ee aad uga hadashay Andrew Tate, kasaa ka wanaagsanaa ahaana routine la qaadan karo, lagagana dayan karo. Aniga aragtidayada Mahadsanid ustaad

  • @Usaamecze2
    @Usaamecze2 4 месяца назад +1

    Meel laga jabo waxaa uugu daran qalbiga💔😢 ee maahan gacanta ama lugta 💪👣

  • @suziahmed
    @suziahmed 4 месяца назад

    Ogaansho wllky ildhshy wlhy boslisa iigu jirta ❤ Allooooooooooow ku dhwr wll

  • @saidabdi1027
    @saidabdi1027 4 месяца назад

    MNSHA ALLAH

  • @xamaadamahad6498
    @xamaadamahad6498 4 месяца назад +1

    M.a walaal❤

  • @hackerhac0016
    @hackerhac0016 4 месяца назад +2

    Anoo afka somali ku hadlaya dooda iyo muranka iyo dhibka Deganaan ku dareeenna

  • @MaxamedTaliska
    @MaxamedTaliska 3 месяца назад

    Cumar inshaar waan kusalaamey

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 4 месяца назад

    Bal soo badi ustaad

  • @amiinmustafe8010
    @amiinmustafe8010 4 месяца назад

    Meel ayaan ku qoran insha alla

  • @Harun-jc5ne
    @Harun-jc5ne 3 месяца назад

    Scw

  • @ZakiHassan-kw8ip
    @ZakiHassan-kw8ip 4 месяца назад +1

    Zxb soo badi

  • @the_player78
    @the_player78 4 месяца назад +1

    ogaansho waa inuu gaadha hal milyan si dhakhso ah waliba (1,000,000)

  • @lyrics-fk5os
    @lyrics-fk5os 4 месяца назад

    omer inshar rageedi waa mahadsantz

  • @axmedbaxnaan991
    @axmedbaxnaan991 4 месяца назад +1

    Mahadsanid wll cumar inshaar waxan ku rajaynaya horay u socod wanaagsan bro waxaad tahay nin aan tageere wayn u ahay 🎉

  • @user-el9hb4ev2c
    @user-el9hb4ev2c 4 месяца назад

    Gulyso wll

  • @a.rahmaanamiin8064
    @a.rahmaanamiin8064 4 месяца назад +1

    Please watch the last dance documentary to see greatest player of all time

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 4 месяца назад +1

    Waa maxay rootiinkaan

  • @user-qr1ic8zn9v
    @user-qr1ic8zn9v 4 месяца назад

    Plz cumar xalqadooyin kaan noo soo badi ka dhalin yaro ahaan waa wax Aad noo anfacaayo oo bulshadeena Aysan ku baraarugsaneen hana ka iloobin sidoo kale sports ka qeybihiisa kala duwan 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ERICHUSEIN
    @ERICHUSEIN 4 месяца назад +2

    Pls video oo kale noosoobadi

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 4 месяца назад

    Dadaalaa Wuu gaaraa 🇸🇴💪

  • @Suhayb-sancho6
    @Suhayb-sancho6 4 месяца назад +1

    Cumar su'aal ku weydiinayaa "ma akhridaa dadka comment kasoo bixiyo muuqaaladaada, mise wakhtiga kugu yaraanaya hadaa akhrido"

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 месяца назад +2

    1 minute 100 like 👍

  • @Super.stars-11
    @Super.stars-11 4 месяца назад

    Ogaansho sxp su aalo kale ayaan ubaahanahay inaan kuweydiiyo

  • @Cadawe623
    @Cadawe623 4 месяца назад

    Good

  • @zekariamahmud1556
    @zekariamahmud1556 3 месяца назад

    Hye qaali seetihiin

  • @ABDIRISAK-b3o
    @ABDIRISAK-b3o 4 месяца назад

    Aan kuwada salnio xbiibikeena scw scw scw

  • @aeroproduction9636
    @aeroproduction9636 4 месяца назад +2

    One like ❤

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa 4 месяца назад

    Plz Ustaad Rootiinka Noo Soo Badi 🙏

  • @mohamedabdi-qe3ke
    @mohamedabdi-qe3ke 4 месяца назад

  • @ciiseahmed7866
    @ciiseahmed7866 4 месяца назад

    Mahadsanid ustaad Cumar runtii 4 sano wax ka badan kugu xiranahay waxaa tahay kanaalka 1aad aan daawado Mar walbo

  • @Siciid22
    @Siciid22 4 месяца назад

    ❤❤

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 4 месяца назад

    Waan tageraa MJ wayo waxan dheli jiray basketball 🏀 mar walibana waan taba baran jiray waxan sameyn jirey wax waliba 2:00 duhurnima ayan adi jiray goronka si aan u noqodo mid lacib ah balse qadar ayaa dhacday wayo aabe ayaa xanunsady sidaz ayan kaga so tagay

  • @Idirismohamed153
    @Idirismohamed153 4 месяца назад

    Ma isticmali kara Muqaladada pro😊 Omar

  • @MaxamedTaliska
    @MaxamedTaliska 3 месяца назад

    Scw scw scw

  • @motech2259
    @motech2259 4 месяца назад +1

    Muqaal wax tar leh iyo dhiiri galin

  • @abdirashidshuaib1415
    @abdirashidshuaib1415 4 месяца назад

    David Goggins ka soo hadal 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 4 месяца назад

    Wuu dadalay

  • @user-ju9is6ed1r
    @user-ju9is6ed1r 4 месяца назад

    M.a

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 4 месяца назад

    Sida cumar inshar oo kale

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 4 месяца назад +2

    The lhn

  • @user-pw7cc5sq3o
    @user-pw7cc5sq3o 4 месяца назад +1

    Wll Omer Ronaldo Routine noso same adu mahad san
    Thanks 🙏

  • @user-nh8um9np9r
    @user-nh8um9np9r 4 месяца назад +1

    😢

  • @ashrafabdirahman6234
    @ashrafabdirahman6234 4 месяца назад

    Maxamed cali kalay routing kiisa ka soo hadal

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 4 месяца назад +1

    Route ka Cristiano ronaldo nin adah misna dadaal badan noso same wll cumar

  • @Bilaalmoha
    @Bilaalmoha 4 месяца назад +2

    Goat Messi fans like 👍 🐐🇦🇷

  • @Animx185
    @Animx185 4 месяца назад

    " Intey laabi buki lahayd lugu ha bukto "

  • @Awsubeer
    @Awsubeer 4 месяца назад

    Kobe Bryant 🎉