As c saxbiib hadiid caruurt dada weyenhii maxan sameynay iyo xaskeyga oo maila jogto oo yurup ayey qoxotiy kam ujirto maxan sameya marka kaligey mabixikara
Asc Ds260 marka la xareenayo,qaybta waxbarashasa ku wareersan nahay, wxan hestaa shahado jamacadeed. Marka ma waxaa laga rabaa 1: shahada dugsiga dhexe mise 2 shahada dugsiga sare iyo jamacada .
Elmi jisakallah kheyr war ila Saturday marki la sheegay igu cusla baad ii fududeysey wa talada lowyer ka in kasto 1000dollar hada la qaadan hadana lacagi waxba maleh
@@qaamquu6922 Kan 8 bil kaaga harsan tahay hada ku xareyso kadub markuu kaa dhaco mid kale jaro maalinta interview lagugu balamiyana labadoodaba u geey oo u sheeg mid ka hore inuu kaa dhacey midkaanna aad heysatid dhib malahan.
Celmi safaarada Tanzania kwrn jabuuti iyo kenya weey halaabeene
Masha allaha aad ayaad umahansantahay sida dadka ugu hagar baxiisid thank you marlabaad
Maasha allaaah shukran cilmi wyey
Wriye khibrd leh
Asc culmi intarfiyuu wan maray hadana waxaa kuqoran reydi markii horay didmo oo rafuyus
As c saxbiib hadiid caruurt dada weyenhii maxan sameynay iyo xaskeyga oo maila jogto oo yurup ayey qoxotiy kam ujirto maxan sameya marka kaligey mabixikara
Waxanan garanayn dv loterry markan xaraynaayey bisha iyo maalintii aan dhashay
Ds260 may iga xanibayaa intaas
Please iisoo jwab wll
Hda dadka ku guulaystay dv loterry bn ahy
thanks for your news bro
immigration kiina ka soo hadal
@Elmi Ware Media maxaa talo ah iga sign karta safaaradaha interviewga lagu galayo
Asc
Ds260 marka la xareenayo,qaybta waxbarashasa ku wareersan nahay, wxan hestaa shahado jamacadeed. Marka ma waxaa laga rabaa 1: shahada dugsiga dhexe mise 2 shahada dugsiga sare iyo jamacada .
Mahadsanid walaal.
Asc wllkay kwrn arinta dacwadaha qof helay approve lkn weli safaaradda Nairobi aysan soo wicin awalna lagasoo wareejiyey adis
Masha allha
Macha Allah wll
Case numberka haduu 84 k yhy rajo ma jirtaa zxp 14:21
Wllo yacawe
wan xaraystay lakin basabor malihi kawaran walal markaa gulaysto hado ILAHAY idmo masamaysan karaa iso jawaab walal waa cudsi 😭
Maxa la oyaysa laba cisha ku samaysan kartaa passport eh
wll waxan ku xaraystay inan iskuul dhameeyey shahaadona ma haysto maxan sameeya igaso caawiya wll
Mashaa allaah
Masha allah number three
Masha Allah thanks 🙏🏼
Aniga shahaado ma heysto sideen ku xareystaa
Document iga ma waxan dirayaa after ds 260 marka aan diro oo iyagaa isoo weydinaya
Hadan ku xaraystaay master lkn an haysan degree ayaan haystaa ma wax problem iga imanayah?
Wll aniga nairobi ayaa igu taala case numberka mesha ugu hoosaysa ayay kaga taala maxa laga wada
Ma lagu Dari Kara married qof aan u qorneen please reply 🙏
Thanks
Mashaa allah Elmi waare visa diina kasoowarn dacwada mahadsanid 👍
Elmi jisakallah kheyr war ila Saturday marki la sheegay igu cusla baad ii fududeysey wa talada lowyer ka in kasto 1000dollar hada la qaadan hadana lacagi waxba maleh
Asc sxb thnk waxaan ku waydiin lahaa aniga dugsiga sare waxaan ka baxay 2012 pasbortkana waxaan ku qortay 1998 miyay wax caqabad ah igu keenaysaa.
Haa waa kaaga imaanee bro
Asc elmi anige maxareysanin lakin dad badan aya xareysti o a nahay famil iskool madhiganin ee rajade waside jw wll
Jaamac luqada Englishka waa muhiim waayoo interview ayaa lagula yeelanaaa
@@ElmiWareMediamahadsanid englishka 4 alabaadir ah wey heystan
Asc mas ul sre ad bad umahadsanthy xagen kaala so xiriirikaraa waxan ubaahanahay in an si qaas ah kula so hadlo
Jabril Abdi Ahmed Social Media-ha ku qoran muuqaalka ugu danbeeyay ayaad igala soo xiriiri kartaa,sida Snapchat @waare99
Qoxotinimo malagu apply gareyn kara✅
Maya walal mohamed mumin
Asc walaal Sety anega wan buxiyaya balse khada aya xun Ethiopian ee adega ma ee firinaksrkatha adega ralikaha
Nejma Warfa ma kuu fiirin karo
@@ElmiWareMedia walaal wan dare maya balse anega khada ayaa xun marka ado ralikaha walaakaye aya thaye
2 ayu ahaa lkn wan wyay
Asc Wall Immigration ka Soo Hadal
Sxp sidee case number loo samaystaa pls
Nuur Axmed adiga ma sameysaneysid hadii lagu soo xishay,hoos ayuu kugu qoranyahay CASE NUMBER Ayaana ku qoran...
Wll shahadadeda qeyb waa carabi qeybna waa english lkn magaca hoyadeda waa ramlo dhinaca ingriiska waana sida saxda ah balse qeybta carabiga waxaa kuqoron raxmo qaladkane waa kuwii sameyay shahaadada marka waxaan rabay marka dukumentiga lahubinaayo dhib miyey kutahay ds 260 ka
Haaa waa dhib walal NARYAN Waa in aad saxdaaa
Wcs wallkey
Basabor lama rabo ayaan maqlay sax miyaa wll Elmi
Waa loo baahanyahay walal baasaboor
Wll adoo mahadsn waxaan ku waydiinaya qofka ku guulaysty ee aan passport lahyn maxaa xala haduu passport samaysanayo time Ds-260 miyuu ka dhici karaa
Waa qasab in aad leedahay baasaboor walal bilkhayr Khadar Sababtoo meel ayaa jirto la galinaa passaport information oo aan laga Tagi karin
@@ElmiWareMedia wll thnks lkn sual waxay thy waa laysamaynayaa marks ma dhib baa ku jirta in aan weeks soo socda buuxiyo
Maal mahaan soo socda waxaa magaalada addis ababa kabilaabmaya magareeshanka maraykanka eedadka qoxoontiga awbare shedher qabribayax iyo doolow 1 / 5 / 2022 waxaa socday tobobarka shaqaalaha uscis da sida aan maqal nay markaa maxaad ka ogtahay se wax maka jiraan
Mahad sanid
Alaa mahadleh
Walaalkiis ma haysaa cinwaankooda oo sax ah ? Waxaan maqley kuwo scammer ee xageen ugu hagaagaa?
Elmi walaal waxan kuweydinaa
Hada waxan hestaa passport dhici rabo 8 bil kadib isaga ayaan kuso xareyey marki aan DV-ga so codsanaye Ds 260 isaga maku xareynkara mise mid cusub ina.qato waye madaama midka dhicitankisa dhowyahay
Qaam quu mid cusub raadso hadii ugu yaraan ay lix bil ka harsamtahay Amaba ka yar walal....thanks
@@ElmiWareMedia 8 bil midke kaharsan thy maxaa kayelaa
@@qaamquu6922
Kan 8 bil kaaga harsan tahay hada ku xareyso kadub markuu kaa dhaco mid kale jaro maalinta interview lagugu balamiyana labadoodaba u geey oo u sheeg mid ka hore inuu kaa dhacey midkaanna aad heysatid dhib malahan.
@@abdirizakokey4866 Wll Mahadsanid
Marka systemka an galo xagen ka arka iney balan i talo
wll sanadki udambeeyay ee dugsiga sare ayaan wadaa iminka sanadka dambe bisha sagaalaad ayaan heli shahaadada sanadkan ayaan doonayaa inaan xareysto dv lottery hadaan guulaysto ma sugi karaa afarta bilood ee shahaadadu kuso baxayso
haa zhb
Asc ader halkan kala soo xidhidha tik toktana wan kalasoo hadlay ee iso jawab dadka ku gulaystay ayan ahy
Mohamed Shucayb walal igala soo xiriir Snapchat@waare99
Somali maku gelikaraa wareysiga
Maya walal Maxamed Cabdi
Aniga qofba I xareyey ma hayo information number
maxa ugu dhiibatay sorry itus dheh foamka
Lul Hagi ka sabar waaye hadii aanan haynin Confirmation numberka sanadkan danbe xareyso hadane hadii Ale idmo insha Allah..