Waa maxay DS 260 ga DV lottery

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #shaaciyeoneshow
    #dvlottery2021
    #dvlottery2023
    #dvlottery
    #ilhaanomar #maraykanka
    #SerbiaiyoSomali

Комментарии • 176

  • @eidgahnug5405
    @eidgahnug5405 2 года назад +20

    Intaan muuqaladaada daawanaayey waa kii ugu wax tarbadnaa, aniga dv lottery update ayaan u ahay xog igama maqna waana sanadkii labaad ee aan buuxiyey , muuqalkana inta rajada igalisaa aha , ( inaad guuleysanasid ilaahay baa og xataa gaalka ma ogo ee adiga iska diyaar garaw).
    Aadbad umahadsantey wllo intaa inaad wax noo kordhisid ayuunbad intaa usoo fadhidaa

    • @Viral_hunter84
      @Viral_hunter84 15 дней назад

      Sxp makuu soo baxsy illeen comment ka aad🎉qortay 2 sano kasoo wareegatay

  • @alialimoha6133
    @alialimoha6133 2 года назад +10

    Qeyr allaha ka dhigo wll i.a waa markii labaad aan wadan cusub ku xareystay Allaha kaso qaado ani iyo dhaman Somalida kale i.a

  • @hananartan3039
    @hananartan3039 2 года назад +4

    Insha Allah Alle ayan tala sartay subxana wa qadir wan guleysanan Insha Allah 🤲 adigana wad mahad sanid wll🥰

  • @apdimalikahmed4149
    @apdimalikahmed4149 2 года назад +2

    Inshallah walal anu waan buuxiya waxànan rajaynayaa in aan guulaysandoono adigana sida aad noogu hagar baxayso waad kumahadsantahay walaal jasakallaah

  • @Elmanaliye
    @Elmanaliye 5 месяцев назад

    Barnaamika wll shaaciye waan ku guulaystay ma iga caawinta sida loo xareeyo inta ii dhiman

  • @funnyboy614
    @funnyboy614 2 года назад +2

    Allah haku caafiyo wll , Muraadkeena iyo muraadka dadka ila midka ah ilaah hanoo sahlo inaa ku guuleysano dv lottery ga , ياربي اللهم فر هما المهمومين، 🤲🤲🤲 insha,Allah kheyr توكلت علي الله وكفي بالله وكيلا

  • @ilhanmohamedismail9764
    @ilhanmohamedismail9764 2 года назад +1

    Wll shaaciye Ds260 si aan u buuxiyo maxaan u bahnhy aniga warqada dhalashada iyo suganaanta shahaado dugsi sare inta wn heysta mxa liiga bhnyhy oo kle

  • @mowlidibrahim9819
    @mowlidibrahim9819 2 года назад +2

    Good news information shaaciyeone show 👍 👏

  • @khaledobsiye
    @khaledobsiye 2 года назад +1

    shaaciyow sidan youtuber kuma sii ahaan kartid waa inaad mawduuc kaaa gadma la kaalay kolba dhan ha u roorin waxaan ahay qof jecel horumarkaaga ,

  • @abdirizack-nooh1709
    @abdirizack-nooh1709 2 года назад +5

    Application ka zaxda ah Ee dv lottery maxaa lagu aQoonzan karAa wll ado mahadzan IizhEeg zi Aan u puuxiyo actoper zo zocota inzh alh

  • @BahjaFarax-g4o
    @BahjaFarax-g4o 11 месяцев назад +1

    Asc shaaciye aad ayaad u mahadsan thy sid noo rab taagan thy shaaci waxaan ku waydiina yaa shahaada dugsiga hoose miyaa dv lottery ku xaysanaa alah ha ku caafiyo

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 Год назад

    Abwe qofki dugsiga hoose shahadadedi kaluntay mxu samaynayaa

  • @sahromursal
    @sahromursal Год назад +1

    Alle khayr hanogàdhigo wasugay na.insha allah

  • @maxamuudcabdi1363
    @maxamuudcabdi1363 2 года назад +1

    Asc wll intee in leeg ayay ku qaadan kartaa in aad buuxiso form DS 260

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 Год назад +1

    Insha Allah wawada gulesanena waana imaandoona insha Allah

  • @bashiircaliahmednuur4722
    @bashiircaliahmednuur4722 2 года назад +2

    Ds260 maku buuxi karaa possporkeyga oo ay ka dhimantahy kaliya sadex bilood dhicitaankiisa ,

  • @ceeblamaxamed9921
    @ceeblamaxamed9921 2 года назад +2

    Mahadsnid shaciye sida aad noola dadaalayso shahadoyinka ma wa warqadee sidee u helaa ayagoo pdf miyan la gelinyn fomka

  • @barwaaqosaleban2763
    @barwaaqosaleban2763 2 года назад +3

    Asc wall wadku mahadsantahy sidad warbixinaada noogusoo gudbiso wall Waxan kaa codsanaya inadkasoo hadasho dhanka maxsico lagasoo galo canada malooo dudbikara mise canada way kusoo celinaysa mahadsanid 🙏🙏🙏

  • @fadumofac3080
    @fadumofac3080 Год назад

    Asc huno waxan joga xeryah qoxotiga dhadha waxn xarestay dhifa lootari maxa liga bahanyahy waxan nahy famiil maxa liga bahanyahy walal qali

  • @Xigmado-k2m
    @Xigmado-k2m 2 года назад +1

    Shaaciyow sxb hadaan heysto shahaado jaamacadda ma waxaan leega Rabaa midka dugsiga sare?

  • @Zac9k
    @Zac9k 2 года назад +1

    Asc shaaciye maashaalaah

  • @safioahmed4103
    @safioahmed4103 2 года назад +1

    Asc shaaciye wall khayr badan alle haku siiyo Aniga waa markii 6 ad oo an xeraystay Insha allh hadii ay khayr ii tahayna wan helin

  • @ckriin7788
    @ckriin7788 2 года назад +2

    Shaaciye show Arin fiican ayaa no haysaa good lucky everyone

    • @abdisamadm.hussein1791
      @abdisamadm.hussein1791 2 года назад

      Meel walba oo aad joogto waad ka buuxin kartaa ... aniga somalia ka soo xareystay Kampala ayaan ka buuxiyay Insha Allah waan guleysaneysaa

  • @ifrahmohamed540
    @ifrahmohamed540 2 года назад +20

    Asc walaalo waxan maqlay ds 260 markaa buxineyso waxa laga rabaa in USA qof ku jogo oo reference ku ah su.sheydu waxey tahay qofkan qof ujogin muxu sameynaa JWB!

    • @ahmedtiger3809
      @ahmedtiger3809 2 года назад +5

      haa qasab waaye inuu kuu joogo USA sababta midaas loo rabo waxee tahay qofka DV-LOTTERY ku guulessto REFUGEE maahan marka USA markaa imaado yaa kuu maqan oo ku dagee ileen dowlada wax caawin ah kuma siineeso maarka ayaga waxee rabaan qof masuuliyadaada qaadi karo intaa wadan-ka ka fahmeeso , sbbta ugu wayn waa midaas , hotel aa dagaa xitaa ma rabaan i don't know why 😄😄

    • @abdirahmanwilliam7649
      @abdirahmanwilliam7649 2 года назад

      Host ayaladaha qofka USA larabo inujogo... qof saxib kubuxsan karta..

  • @mouradomar2554
    @mouradomar2554 Год назад +1

    Frère écoute moi quand tu trouves les DV lottery on te écrire koi quelle lettre 🤔🤔🤔🤔

  • @aluula09876
    @aluula09876 2 года назад +3

    Ds 260 ma application miyaa Zxb sidee wax lagu helaa ma form aaad ka shekanayso ma fahmin halke wax laga bilaawaa

  • @guuledaxmedguuledaxmed3463
    @guuledaxmedguuledaxmed3463 Год назад

    Asc zxp waraqadahii dhalshada sanadakana miya layska dhaafye

  • @abdiladhiifgedi5971
    @abdiladhiifgedi5971 2 года назад +2

    Shaciye marka hore mahad sanid sxb dv marka apply garenaye hdan passport la an ahaa hda hadi laiso xusho maku buxin karaa passport an hada goste

  • @abdirahmanshube1
    @abdirahmanshube1 Год назад +1

    Sual kle zhp passport kayga Somaliga waxa Ku qoran in aan ahay xaasle plze mesha kuma qorna oo lkn foumkyga ayey Ku jirta ma laga yaab in ay dhib I kento

  • @anfachassan9462
    @anfachassan9462 2 года назад +1

    Shaaciye plz walaalo kasoo hadal shahadada dhibka ugu badan mesha ayuu ka jiraa shahaado dowlad qasab miyaa

  • @AMIIR42
    @AMIIR42 2 года назад +1

    Insha allah wllo

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 5 месяцев назад

    Shaaciye sxb singl ku xaresty kwrn hadi in gursdo ku buxsho fomka dhib ma kene ama cules

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 2 года назад +1

    Thank you wllo

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 2 года назад

    Su'aal Qof ii weydiyay jawaabna u wayay Shaahadada primary school lottery ma lagu buuxsan kara?
    Haddii lagu buuxiyo oo logu guuleysto interviews ma dhiibto ayay ku noqon kartaa?

  • @iqromohamed8314
    @iqromohamed8314 Год назад +2

    primary school only shahaado miyaa layga rabaa iga jawaba somaliya🤔

  • @arwaabdi1625
    @arwaabdi1625 2 года назад

    Warqada meher io mid dhalasho hadaan heysanin ma buuxin kari miyaa mida kle hadii aan isku dayo in aan sameysto warqadahaas ma dowlada ayaa ka sameysanaa mise meel walbo notaayo ah ka sameynsan karaa jwb pls

  • @caabi24yare13
    @caabi24yare13 2 года назад +1

    Sxb shahaadada dhalashada ma waxaa la iska rabaa marka maraayo Ds 260 mise markaa marayo wareesiga

  • @edammohamet8710
    @edammohamet8710 2 года назад +1

    Allaaha ku cafiyo wllkenow🙂🙂

  • @koosmaxamed6765
    @koosmaxamed6765 2 года назад

    Suaasha Ku waydinayo waxay tahay hadii anan secondary gaadhin see mxaa layga rabaa aan Ku jiro wali dugdiga Sare from one aan ahy jawaabta kaa sugayaa please

  • @aliialii55
    @aliialii55 2 года назад +1

    Bro shahado dugsi sare Lee ma leska rawa Ama dugsi hose dugsi dhaxe iyo mid zaraba I fhnzii mahd snd

    • @fathisamojecel584
      @fathisamojecel584 2 года назад

      Waxan filaya waa mid dugsi sare Ana wax ka sii sareeya sida jamacad

  • @imanadan6930
    @imanadan6930 2 года назад +2

    Asc walal.shaciye show waxan aad kaga mahad celinayaa sida wacan ee aad mar walba noo update gareeso
    Waxaan rabey inaan ku weydiyo DV LOTTERY markan xarenayey waxan ku xarestay madama aan jamacad wado walina helina shahadada SOME UNIVERSITY COURSES marka shahado ceenkee ah ayaa liiga rabaa in aan sii diyaatsado mida dugsiga saraa haayaa

    • @abdirahmanwilliam7649
      @abdirahmanwilliam7649 2 года назад +1

      Mida jamacada lagaraba diploma ama degree hadibogin wali transcript sanadka kowad ila meshad mareyso

  • @axsan8481
    @axsan8481 Год назад

    Sxp wakhtiga uu kaaga dhacayo form ka a Ds 260 Waa imisa

  • @momkhadanawdahir8231
    @momkhadanawdahir8231 2 года назад

    Wllo markaa ma application ku buuxinyaa mise waraqaaha gacanta ku haysanyaaa isoo jawaab wllo

  • @sabriinliibaan9308
    @sabriinliibaan9308 2 года назад +4

    Wll hadan gabr yar hysto uurna aan leyahy oo 7 bil ahy hadan Ds260 buxinyo gabdhyda wn ku darsady ilmaha aan calosha ku wado hadan dhalin se ugu darsan kara

    • @gureykabtan4398
      @gureykabtan4398 2 года назад +3

      Wlaal hada maried tahay haka walwalin laakin hadu ilamaha lagugu furay ku muuji inad devorced tahay wa intaas

    • @NajiibMohamedali
      @NajiibMohamedali Год назад

      @@gureykabtan4398 hi

  • @tiitokaadir3068
    @tiitokaadir3068 2 года назад +2

    Hight school no degree Qofki ah maxa laga rabaa?

  • @aragsanabukar178
    @aragsanabukar178 2 года назад +1

    Asc wll shaaciye hada xaamilaa ahay markaa Ds 260 buuxinaayo maku dari karaa caruurti kale ee horay u qortay mise?

    • @shamilesmail
      @shamilesmail 2 года назад

      Haa wad ku dari kartaa wax dhib ma keenayso

  • @iffiyechannel9091
    @iffiyechannel9091 2 года назад

    Wll hadàanan shahaado haysan maxaa kale oo looga maarmi karaaa

  • @mariyahassein8110
    @mariyahassein8110 2 года назад

    Wll halkey kala so xiriir wax yaaabo badn baan rbaa ina Iga cawisey

  • @abdihakimyussufnoor1211
    @abdihakimyussufnoor1211 6 месяцев назад

    Shaaciye adiga lotari Lee Maakahdlee meeye kuwii is guursaday ee dacwada u socotay maad joojisay

  • @osmanmohamed7865
    @osmanmohamed7865 2 года назад +2

    Asc walal qaali magaceygu wa Osman mohamed, walal Canada immigration form ayan buuxsan rabay marki an formki galay qeybtii enter card number aya leygu yiri, sxb qaali card number sidhe loobuxiya tusaale iga sii

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 2 года назад

      Sxb xage jogtaa aniga xataa xog kusabsan ayan karabey

  • @ibrahimvlogs2174
    @ibrahimvlogs2174 2 года назад +1

    Sxb in AA helaaa waaa amisanahy eee please please please information ds260 dhoosoobadi next week 7may

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 2 года назад

    shaciyow adress line 1 mogadishu somalia ayaan ku qoray
    district mesha ay ku qoranathayna
    yaaqshiid/somalia ayaan ku qoray ayadana kwrn ?

  • @happinesschannle1553
    @happinesschannle1553 2 года назад +1

    Sxb dhugmatiga la iska rabo video garaa nooga samee sxb

  • @jemalhertah2610
    @jemalhertah2610 2 года назад +1

    wll su asha aan qabo hadan qaxoonti ahan ku xarayztay DS 260 passport inan hayzto qazab miya wll mise card qaxoonti wa lagu buuxin kara miya

    • @abdirahmanwilliam7649
      @abdirahmanwilliam7649 2 года назад

      Passport qasab ayuaha sanadihi sodafne... lkn sanadkan laiskamarabo.. midak sodafne qasab ayuaha

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 года назад +4

    Mahad sanid shaciyow
    Waaa Abdinasir Bare
    Lkn anigoo jooga maanta Germany hadii alle igu soodaro kuwa guulaysta,
    Lkn DV lottery waxaan kasoo xareeyay dalka Kenya.
    Marka meesha aan joogo maanta maka buuxinkaraa?

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 2 года назад +2

      Sxb inad mardhow tagtey ayan filayaa qaabka iyo instructions ka ad kutagtey ma isiin kartaa ana rabey inan imada GERMANY 🇩🇪

  • @howardabdoulsalam7887
    @howardabdoulsalam7887 2 года назад +4

    Asc walal shaciye salaan kadib runti wahan donaya inan kuwaydiyo suaal (how many people can apply dv-lottery 2022. 55,000 or 80,000 people .)mahadsanid wahan maglay runti in joe biden us President ou koudaray 30,000 O qof Maha jira.thank you so much 🤠

  • @mouradomar2554
    @mouradomar2554 Год назад

    I am Djiboutian

  • @ahmedshariif2076
    @ahmedshariif2076 2 года назад

    Asc shaciye sxb basaborki aan kuxareeyey 2021 waaiga dhici rabaa so sidaas darteed makuxareyn karaa basabor 5bil udhimantahay hadaan sameysto basabor cusub maxaa dhibaa kujiro iiso jawaab please

    • @safiyaahmed1328
      @safiyaahmed1328 2 года назад +1

      Wax dhib kuma kenysaa abowe wa caadi wad badaln kartaaa muhiimada waun inad basabor hysataaa lee bes

    • @ahmedshariif2076
      @ahmedshariif2076 2 года назад

      Shukran shafiyo abaayo 🙏🙏🙏❤️🙏❤️

  • @ajkhaled
    @ajkhaled 2 года назад +1

    Shaaciye Su'aasheyda Mar waliba igama Jawaabto Sxp Ima aragtid miyaa
    Waxaan Ku xareysatey High school Hadaan win Noqdo Shaqo maka dhigan Karaa Dhanka Io Ds260 Thanks

    • @abdirahmanwilliam7649
      @abdirahmanwilliam7649 2 года назад

      Bro hadikuguleysato dv lottery.. wa must in ad secondary shahada heysato mise 2 sano shaqeyse.. marka high school hadabogte diyar waye

    • @ajkhaled
      @ajkhaled 2 года назад

      @@abdirahmanwilliam7649 hadaan Ku buxsadey Inaan High school Heysto Hadaan Guuleysto Miyaan Ka dhigan Karaa 2sano shaqo

    • @abdirahmanwilliam7649
      @abdirahmanwilliam7649 2 года назад

      @@ajkhaled high school shahado hadiheysato diyar waye form ds260 marki buxineyso le kuqor sas... hadi shaqa qabate na sidokale for 2years

    • @ajkhaled
      @ajkhaled 2 года назад

      @@abdirahmanwilliam7649 I think U don't Understand Me Broh Shahaado Ma Heysto Markaan apply Gareynaay waxaan Ka dHigey High School Win hadaan noqdo ma la iga rabaa shahaado Mise Shaqo Ahaan Ayaan Ugu buxsan karaa

  • @daacadofficial5674
    @daacadofficial5674 2 года назад

    Ustaad waxan ku weydinaa hadan dv xareysto then aan wadanka ka tago leyna xusho siden ku helayaa iformationka layga rawo sida warqada dambi baarista ilen wadanka wanka tagaye???????????????????????????????

  • @sigaleluxuryhomes2138
    @sigaleluxuryhomes2138 2 года назад +1

    Scw❤

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 2 года назад

    Formka marka labuxiyo safarada miya lalatagaya bro yasa iisodiraya

  • @asameddhassen
    @asameddhassen 2 года назад

    ILa tali sxb wxan jooga Ethopia waxan raba maraykanka eedadey aabahay la dhalatay ayaa joogta mareekanka sida ugu fudud eey igu geenrto isheeg iso jawab walaal .

  • @addehaji1768
    @addehaji1768 2 года назад

    Shaciyow arimaha America ee socdaalka kama hayno

  • @maahirrashid8353
    @maahirrashid8353 Год назад

    shaaciyow wallkeey adoo mahadsan waxaan no kala saaraa case number iyo confirmation number

    • @ruweida--
      @ruweida-- Год назад

      Waxa wye confirmation markad buuxsaty lottery war qada lagu siinayo qeybta Karo ay ku qoronthy confirmation number erato iyo number isku jiran inaa fhtay rajeyna

  • @haliimosiciid4358
    @haliimosiciid4358 2 года назад

    mnsha allhaa shaciye gulayso wllo

  • @abdikarinabdulahi2991
    @abdikarinabdulahi2991 2 года назад

    Wan kussalamy sxb hadi aan Hesanin shahaado maxa kalo la iga rabaa

  • @yahyeabdi6276
    @yahyeabdi6276 2 года назад

    Asc brother Shaciyeone wan ku Salamay Marka hore DV Lottery waxaan apply gareeyey Last year 2021 Marka waxaan Ku jiraa dadka Sugaaya 7 May 2022 Sanadkan Marka anigoo yes la isoo dhihin miyaa Wax sii Diyaarsani karaa ?tan kale Sideen ku Ogaanaya Sxb in laisoo Qaatay Thanks wax e fahansii bal

    • @umuislaax7736
      @umuislaax7736 2 года назад

      Walal maku guuleystey marka May 7 waa la so dhaafe

  • @nouridinmohamed3908
    @nouridinmohamed3908 2 года назад

    asc shgaciye wll waxa donayey side loo xareya wll bal iso sheg wll thanks

  • @iqraliban1545
    @iqraliban1545 2 года назад

    Haddii ninkeyga uu waddan joogo, aniguna aan joogo waddan kale, male siina fiisaha ninkayga iyo fiisadayda?

    • @ibrahimy8993
      @ibrahimy8993 2 года назад +1

      Hal meel waa in aad interview ga ku wada martaan, taasaa waajib ah.

    • @iqraliban1545
      @iqraliban1545 2 года назад

      @@ibrahimy8993 daruri Miya ina halki waddan isla jogno?

    • @ibrahimy8993
      @ibrahimy8993 2 года назад

      @@iqraliban1545 haa waa daruuri in labadooduba ay ku wada maraan interview ga hal safaarad isla wakhti. Laba meelood oo kala duwan kuma wada mari karaan, madaama ay isku hal yihiin hal kiis (Case).

  • @mustafeyare6143
    @mustafeyare6143 2 года назад

    bro ilahay hakucafiyo

  • @ahmedabdi1246
    @ahmedabdi1246 2 года назад

    Asc wll shaciye aad ku salamaya wlll
    Wll qof sanadki hore xareyay oo gulaystay oo
    Hadana sanadkan dib u xareyay oo kamida hadana sugayasha maxa carqalad ah oo la kulmi karta wllll

    • @axamedadaan5887
      @axamedadaan5887 2 года назад

      Hadaba guleysatay maxad sandakan u xereysatay

  • @idilrashid298
    @idilrashid298 2 года назад

    Wllo shahaadada danbi la anta ma formka ayaa lagu buuxinaya

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 года назад +1

    Marka select lagu yidhaahdo ds260 na goormaa laguusoo dirayaa.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад +1

      Case numberka lagu siiyo marka selected noqotid aya lagu gala oo lagu buuxiya zxp

  • @Chelseafootballsomalifans
    @Chelseafootballsomalifans 2 года назад

    HAL HAAL MIYA ISKU SO DHUFATAY USTAADI

  • @mogamerofficial8526
    @mogamerofficial8526 2 года назад

    Wllkeyow su’al ban kuweydin iso jawaab
    1: wllkeyow hada kahor wa ta martidhi nimankii waxa ay dhaheen half way ban maraynaa so dadka xaraystay wey so checkin karaa wan checkimay marka marka an code ka kuqora waxa uu leeyaha 16characters aya laga rabaa inta aan galiyayna waa intii la isiiyay wall pls iso jawab maxa xal ah. Mahadsanid 🙏😭

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 2 года назад

      Wll hadaad 2021 kii xaraysatay lagaama ogola inaad is chek garayso. ilaa laga gaadhayo bisha 5 aad e soo socota.

    • @mogamerofficial8526
      @mogamerofficial8526 2 года назад +1

      @@jeeni-goroyo5354 Ha wllo shukrm ilen waxay u diidayaan waqtigeedi baan lagaarin alxm dhibaato xagayga ah ban moodayay 🙏💙

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад

      @@mogamerofficial8526 sandkasta bisha 5aad aya natijada la fiirsada wl sas weeyi

  • @haniibrahim9235
    @haniibrahim9235 2 года назад

    Wlky shaaciye shahoodoyinka copyiyaa laga rabaa mise original

  • @maxamedbaariyow9723
    @maxamedbaariyow9723 2 года назад

    Hadii waqtiga lá xareeye kadib hadii laguursaday maxaaa xal ah

  • @muxzinxajjixariir5788
    @muxzinxajjixariir5788 Год назад

    Wax dhibaata ah may iga imankartaa gmail keyga inaan laba qof ani iyo qof kle ugu xareyo halkaa kawrn ducda badii inaan Mar uun kawada qadeyno wasiirada muniiro

  • @riyaaqahmed3920
    @riyaaqahmed3920 2 года назад

    Wll shaaciye hadaan passport haysto ma la iga rabaa warqad dhalasho

  • @Moha_filims_channel
    @Moha_filims_channel 2 года назад

    Wan xareye sankan hada gulesto blse qaf eysan ijirin marekanka siden kuheli kara DS 260 marka xareyhayo

  • @ccasiissalebaan9026
    @ccasiissalebaan9026 2 года назад +1

    Ramadanta iyo canada ka soo waran wlo

  • @bashirhassanelmi8158
    @bashirhassanelmi8158 2 года назад

    Requirments ka tix

  • @ahmedfarax3212
    @ahmedfarax3212 2 года назад

    Mahadsanid wll shaciye

  • @canbeyare390
    @canbeyare390 2 года назад

    Wll hal sual shaciyow waan xareeyey sanadkii dhawaa wll markaa xaskayga halka magaca aan ugu xareyey jamila magaceda iyo ka documenta waxaa ugu qoran Samira marka ma kusixi karaa d260
    Mahadsanid thanks

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 2 года назад

      Maxaa kugu qasbay marka hore inaad sidaa sameeso? Qof labo magac leh amni ahaan beey u diidayaan. Hadii aad badali kartid Documents ka magaca ku qoran u badal waa sida ugu macquulsan.

  • @ahmedabdi1246
    @ahmedabdi1246 2 года назад

    Ale ha ku caafiyo wlll idamka ale wlll

  • @chaoscrypt
    @chaoscrypt 2 года назад +1

    Aniga hada ayaan sameyay exam dugsiga sare wana xareystay mana qoran waalid iyo walaal ee maxaan samaynaa hadaan guuleysto gadaal makaga dari karaa?

    • @ibtisaamali3843
      @ibtisaamali3843 2 года назад

      Maya markii ad xareyneysey lagaa rabaa inad ku kartid ilmahaga ama walidkaga mid ayad ku dareysa

    • @shamilesmail
      @shamilesmail 2 года назад

      Wll waalid iyo wlltooma meshan lagu qorto xaas iyo caruur kliya aya lagu qortaa
      Hadii anad markii hore ku qoran oo anad guursan Markad Ds-260 buuxinayso ayad ku dari

  • @maryamaabdi5148
    @maryamaabdi5148 2 года назад +2

    shahado 10 sano kahor mala ogolaana oo dalad ah

  • @omaradam6924
    @omaradam6924 2 года назад

    Guuleyso sxb

  • @sundusyaasiin7207
    @sundusyaasiin7207 2 года назад

    Wrqda maherka inte lgadiyariyaa

  • @ahmednuurilkacase5769
    @ahmednuurilkacase5769 2 года назад

    Asc wll shaciye kaso hadal Norway

  • @jeelecadeofficially635
    @jeelecadeofficially635 2 года назад

    Waku salamay bro shaciye

  • @munacwali9603
    @munacwali9603 2 года назад

    Xgee lgaslsoooxrrikraa wll sual aynkuwydinlahaaa

  • @khaalidfarhaan1247
    @khaalidfarhaan1247 2 года назад

    Wlal shaciye hadad I cawin karto I cawi wlal aniga lacag an passport ku samaysto maa haysto wllhi mana awoodo😭please wlal I cawi 🥺

    • @ruweida--
      @ruweida-- Год назад

      Kula mid ahay allah Hana caawiyo🤲🤲

  • @jeelecadeofficially635
    @jeelecadeofficially635 2 года назад +1

    Yes1

  • @xaliyetechnical3251
    @xaliyetechnical3251 2 года назад

    Wakhtima ayaa sanadkasta la qabtaa wllo

  • @allewakiil2043
    @allewakiil2043 2 года назад

    adoobuuxbuuxinaayo sooo gali

  • @saacidmedia3367
    @saacidmedia3367 2 года назад +2

    Asc shaaciye waxan rabaa in ku weydiyo rabaa shahaada dugsiga sare dalada save ama afpanes waan qaadi karaa so mahan

    • @anfachassan9462
      @anfachassan9462 2 года назад

      Su,ashaan ani xitaa waa rabaa jawabteeda

    • @NEXTLEVEL-zs6jo
      @NEXTLEVEL-zs6jo 2 года назад

      Kaliya mida dawlda loo bahan yahay walal

  • @bolatsarkan8000
    @bolatsarkan8000 2 года назад

    Shaciye wan kusalamay wll qali sual ayan wata fadlan isku day suasheyda isla commentka inad igugu so jawapto wayo waxan kamid ahay datka kula bilaway chanalkan mahatsanid
    Niyow horta anaga familkena wan xaresanay hoyaden passport kedha ayan kuxareysanay passport kedha wuxu dacaya 2024 anaga kacarur ahan waxan nahay 7 carur plas hoyadhen abahen na wu qawa passport balse wu didhay o marawo marekan kaligen ayan xareysanay kow tasi dib mey ledahay
    Lawo... hoyadey mahaysato shadho high school ah balse waxey ushaqeysa dowlada o cunta kariye special ah waye o cunta karis ayey kutaqasustay lkn shahadadhedha mahaysato o wu kadumay marka hadow interview dib ma oga imanayo

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад

      Wll shahadad cunta karinta usame taasa idin kaga filan laba sano kaliya

    • @bolatsarkan8000
      @bolatsarkan8000 2 года назад

      @@karimhasan8967 haaa wll qali lkn hadi loqoro warqad dowlada ledahay sewaye o cadeyn ah iney dowlada Kenya ey ushaqeyso

    • @bolatsarkan8000
      @bolatsarkan8000 2 года назад

      @@karimhasan8967 mamadha cunta karis ayi noc ayey kutaqasustay

  • @hindamohamed7296
    @hindamohamed7296 2 года назад

    Macalin micsiko kasoo waran