Waa Maxay DV Lottery? Shuruudaha Cusub 2023/24

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 43

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  2 года назад +26

    Halkaan ayaad ka xareysan kartaa DV Lottery dvprogram.state.gov/
    Ma jeclaan lahayd inaan muuqaal kasoo sameeyo sida saxda ah ee loo xareysto DV Lottery?

    • @nadahussein6860
      @nadahussein6860 2 года назад +1

      aad u Wayn sxb wan isku dayay balse sawirka wuu iga diidan yahay maxa sameya

    • @maxamedcismaan4700
      @maxamedcismaan4700 2 года назад

      Mhdsnd sxp qaali

    • @mubarakkaahim7218
      @mubarakkaahim7218 2 года назад

      Haa waliba si dhakhso ah insha allh. Mahadsanid

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 Год назад

      May Fadlan

    • @cllaahicabdi3369
      @cllaahicabdi3369 Год назад

      Sxb aniga waxaan qabaa hapatais B lottery Haddan xareesto oow is oo boxo fiisaha maleysiinayaa jwb deg deg ah

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Год назад +6

    Waa bil Ramadaan fadligeeda alle Ha nagu siiyo dhamanteenaba❤😢🤲

  • @IidowAhmed-nu2wo
    @IidowAhmed-nu2wo Год назад

    Sxb aad baa u mahadsantahy tankard waxaan ku weydinaa ma isku xareyn karnataka aniga iyo sxibtey tusale ani xas ahaan aan uxarestay ayadana sidoo kale masameenkartaa bro thanks

  • @abdinuurhassan7763
    @abdinuurhassan7763 2 года назад +1

    Muuqaal ka soo diyaari sida loo buuxiyo foarm ka thanks wll

  • @Facts_Asmr_
    @Facts_Asmr_ 2 года назад +1

    Asc
    Hada jaamacad ayaan dhigtaa semister 5 ayaan ahay
    Marka
    Some university course maa doortaa mise university degree

  • @buurjooge
    @buurjooge 2 года назад +1

    Big Update, Mahadsanid Engre.

  • @xasandaud6842
    @xasandaud6842 2 года назад

    mahadsanid Engineer cilmi badan laga faa'iday

  • @cllaahicabdi3369
    @cllaahicabdi3369 Год назад

    Sxb waxaad warbixin iga siisaa cudurada faafa yacnii dadka qaba cudurada faafa maloo ogolyahay jwb

  • @IidowAhmed-nu2wo
    @IidowAhmed-nu2wo Год назад

    Laba is qabta ma isku xareenkaraan bro thanks

  • @cabdixakiingolback9726
    @cabdixakiingolback9726 Год назад

    Walahi waan kufahmey Zhp

  • @hamdajamal8593
    @hamdajamal8593 2 года назад

    Goorme wll la cheking garynaya inaad heshay iyo inkale

  • @Amiin___cbdi
    @Amiin___cbdi Год назад

    Mahadsanid❤

  • @updimaalikibraahim8183
    @updimaalikibraahim8183 2 года назад

    magacagaa Ha jiro Brother ❤️🙏

  • @jimalehjamaali1281
    @jimalehjamaali1281 Год назад

    Mahatsanid pro

  • @saxansaxotube7864
    @saxansaxotube7864 2 года назад

    Thanks.bro

  • @apdallecmcofficial2500
    @apdallecmcofficial2500 2 года назад

    Nio zhp waxaan ahaya class from 2
    Bana Haysto shahaado dugsi sare waxaan rabaa inaan xaraysto ee maxaa xala aha zhp

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska9270 2 года назад

    Ustaad muqaal sida loo buuxinayo nuusoo duub

  • @faadumoindho3316
    @faadumoindho3316 2 года назад

    Asc wll ani iyo ciyaalkeyga iyo aabahood intaa xareysano asigana ilmaha iyo ani managu xareesan karyaa miye isaga singl ayuu ku raxeesanaa plz jawaab inaa caawa xareesanaa rabnaa insha allaah plz and plz jawaab

  • @sacdiyocrixmaan2176
    @sacdiyocrixmaan2176 Год назад

    Kasoo hadal 2024 dv shurudaha lagaarabo please

  • @Mofaysal
    @Mofaysal 2 года назад +1

    Broder aad baad u mahadsanthy

  • @maxamett855
    @maxamett855 Год назад

    Bro hadaan dugsiga sare dhamayn kwrn

  • @shiinebicir3777
    @shiinebicir3777 2 года назад

    Zxp muuqaal kasoo samee

  • @qalocan4415
    @qalocan4415 2 года назад +1

    Shahada ma galinaysaa mise wad sheganaysàa

  • @nouhahmed2064
    @nouhahmed2064 2 года назад

    Website kii laga xarynayey wll mee

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Год назад

    ❤❤❤

  • @cabdiladiifmaxamed9470
    @cabdiladiifmaxamed9470 2 года назад

    Link aad lahayd waan soo dhigayaa meeyeyna nio

  • @cadnamahamed7118
    @cadnamahamed7118 2 года назад

    wll kawaram hadana wali dhamayn dugsiga sare galaskii udanbeyaaan marayaaah🤔

    • @maxamett855
      @maxamett855 Год назад

      F2 maraa inaa Somalia ka tageena iga haysaa🥺

  • @news24tv63
    @news24tv63 2 года назад

    Sxb Waraysiyada Sidee Loo Qaadaa

  • @bukhaaricabdi372
    @bukhaaricabdi372 2 года назад

    Sxb adoo mahadsan video kasoo samee sida loo buuxsado

  • @fuadidiirie.567
    @fuadidiirie.567 2 года назад

    Sido Kale
    Sido Kale
    Sido Kale Hadii ad Xakameyn karin Ku celcelinta Sido Kale.
    Almiino Yareey Mhds

  • @abdikadirgodone9763
    @abdikadirgodone9763 2 года назад

    7

  • @hamsemohumed4456
    @hamsemohumed4456 2 года назад

    suaashu waxay tahay passportku waaba somali shahaada aan haystona waa somaliland halkaas kala duwanaansho ayaa imanaya
    waanan dareensanahay inaan la aqoonsan
    markaas maxaa xal ah

  • @Mr_koronto
    @Mr_koronto Год назад

    Waxaa laga yaabaa inay tahay isku dhacii ugu weynaa ee Arsenal ee Man Utd sanado badan. Ku xidhnow DStv si aad u hesho waxqabadka! #Xiliga ugu weyn kubada cagta

  • @ahmedomer5918
    @ahmedomer5918 2 года назад

    Ds260 kaso hadal

  • @mohamudabdiahmed4386
    @mohamudabdiahmed4386 2 года назад

    Mhdsnid sxb