- Видео 1 125
- Просмотров 10 299 104
Elmi Ware Media
США
Добавлен 11 янв 2020
Kala Soco Channelka Elmi Ware Media Wararkii Ugu Danbeeyay ee Aduunka,Ciyaaro iyo Barnaamijyo Ku Xiisa Galiya.
Waxaad igala Soo Xiriiri Kartaa waare88@hotmail.com.
Follow Me My Social Media.
Facebook: Elmi Ware
Instgram: elmiware
Snapchat: Waare99
Tik Tok: elmiware
Facebook Page.Elmi Mohamed Ware
Waxaad igala Soo Xiriiri Kartaa waare88@hotmail.com.
Follow Me My Social Media.
Facebook: Elmi Ware
Instgram: elmiware
Snapchat: Waare99
Tik Tok: elmiware
Facebook Page.Elmi Mohamed Ware
DONALD TRUMP Oo Bixiyay Wareysigii Ugu Horeeyay Maxuu Ka Yiri Masaafurinta Soo Galootiga.DAAWO.
#Subscribe#Like#Share#Comment.
Просмотров: 27 739
Видео
Group 5 Update.Team Welcomecorps Oo Shaki Ka Muujiyay Sii Socoshada Mustabalka Ee Group 5.DAAWO.
Просмотров 15 тыс.7 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
KAMALA HARRIS Oo Qiratay In Looga Adkaaday Doorashadii Madaxtinimada,TRUMP-na u Hamabalyeysay.DAAWO
Просмотров 16 тыс.9 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
DONALD TRUMP Oo Loo Doortay Madaxweynaha 47-aad Ee Dalka Mareykanka,..DAAWO.....
Просмотров 20 тыс.9 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
DONALD TRUMP Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Noqdo Madaxweynaha 47-aad Ee Mareykanka...DAAWO...
Просмотров 23 тыс.12 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
Goorma Ayey Soo Xirmayaan Goobaha Cod Bixinta Ee Gobolka Kala Duwan Ee Mareykanka??.DAAWO.
Просмотров 19 тыс.12 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
Cod Bixinta Doorashada Madaxtinimada Mareykanka Oo Saaka Bilaabatay Guud Ahaan Wadanka.DAAWO.
Просмотров 12 тыс.12 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
Doorashada Madaxtinimada Mareykanka Oo Bari Dhaceysa,Iyo KAMALA HARRIS Oo Ka Horeeysa TRUMP.DAAWO.
Просмотров 31 тыс.14 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
2 Maalin Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Waana Isku Dhawyihiin Labada Musharax..DAAWO.
Просмотров 17 тыс.16 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
3 Maalin Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Iyo DONALD TRUMP Oo Rajo Fiican KAMALA HARRIS.DAAWO.
Просмотров 24 тыс.19 часов назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
5 Maalin Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Iyo Xiliga La Xareysan Karo DV Lottery Oo La Kordhiyay
Просмотров 24 тыс.День назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
WAREYSI.Darawalada UBER Iyo LYFT Ee Gobolka Massachusetts Oo Doonaya Inay Midow Shaqaale Ku Biiraan.
Просмотров 8 тыс.День назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
7 Maalmood Ayaa Harsan Doorashada Madaxtinimada Mareykanka,Yaa Sareeya TRUMP Iyo HARRIS.DAAWO.
Просмотров 15 тыс.День назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
WAREYSI.Waxaan Wareystay Wiil TRUCKLE Ah Oo Ku Xanuunsaday HAMBURGER Oo Ka Cunay McDonald's.DAAWO.
Просмотров 8 тыс.День назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
10 Maalmood Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Iyadoo Ay Simanyihiin TRUMP Iyo HARRIS..DAAWO..
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
#Subscribe#Like#Share#Comment.
1 Qof Oo Ku Dhintay BACTERIA Laga Helay Cuntada McDonald's Ee Qaar Ka Mid Ah Gobolada Mareykanka.
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
1 Qof Oo Ku Dhintay BACTERIA Laga Helay Cuntada McDonald's Ee Qaar Ka Mid Ah Gobolada Mareykanka.
Laba Todobaad Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Rajada DONALD TRUMP Kor Ayey u Soo Kaceysaa.DAAWO
Просмотров 17 тыс.14 дней назад
Laba Todobaad Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Rajada DONALD TRUMP Kor Ayey u Soo Kaceysaa.DAAWO
DONALD TRUMP Oo Muddo Kooban Maqaayad Ka Shaqeeyay,Hadaba Maxay Tahay Maqaayadaasi..DAAWO..
Просмотров 13 тыс.21 день назад
DONALD TRUMP Oo Muddo Kooban Maqaayad Ka Shaqeeyay,Hadaba Maxay Tahay Maqaayadaasi..DAAWO..
Waa Maxay ELECTORAL COLLEGE?,Qaabkee Ayaana Loo Doorta Madaxweynaha Mareykanka??....DAAWO....
Просмотров 10 тыс.21 день назад
Waa Maxay ELECTORAL COLLEGE?,Qaabkee Ayaana Loo Doorta Madaxweynaha Mareykanka??....DAAWO....
F.B.I Oo Baareysa Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Lagu Xanaaneeyo Caruurta Qabta Xanuunka AUSTISM-Ka Ee MN.
Просмотров 19 тыс.21 день назад
F.B.I Oo Baareysa Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Lagu Xanaaneeyo Caruurta Qabta Xanuunka AUSTISM-Ka Ee MN.
Maxuu Yahay Sharciga Qadiimiga Ah Oo Uu TRUMP Doonaya in uu u Adeegsado Masaafurinta Soo Galootiga?.
Просмотров 11 тыс.21 день назад
Maxuu Yahay Sharciga Qadiimiga Ah Oo Uu TRUMP Doonaya in uu u Adeegsado Masaafurinta Soo Galootiga?.
Mid Ka Mid Ah Shantii Qof Ee Soomaalida Ee Dambiga Lagu Helay Oo Shalay La Xukumay.DAAWO.
Просмотров 30 тыс.21 день назад
Mid Ka Mid Ah Shantii Qof Ee Soomaalida Ee Dambiga Lagu Helay Oo Shalay La Xukumay.DAAWO.
TRUMP Oo Soo Laba Kacleeyay,Xili Sedax Todobaad Ay Ka Harsantahay Doorashada Mareykanka..DAAWO..
Просмотров 16 тыс.21 день назад
TRUMP Oo Soo Laba Kacleeyay,Xili Sedax Todobaad Ay Ka Harsantahay Doorashada Mareykanka..DAAWO..
DIGNIIN..Hadii Aad Wado UBER CONNECT Ka Digtoonow Arrintan Ku Dhacday Wiilkan Soomaaliga Ah.DAAWO.
Просмотров 11 тыс.28 дней назад
DIGNIIN..Hadii Aad Wado UBER CONNECT Ka Digtoonow Arrintan Ku Dhacday Wiilkan Soomaaliga Ah.DAAWO.
WAREYSI.Waxaan Wareystay Wiil Truckle Soomaali Ah Oo Saameeysay Duufaantii HELENE.DAAWO.
Просмотров 27 тыс.Месяц назад
WAREYSI.Waxaan Wareystay Wiil Truckle Soomaali Ah Oo Saameeysay Duufaantii HELENE.DAAWO.
Lacagahan Hada Kadib Lama Qaadan Doono,Iyo Duufaan Xoogan Oo Ku Soo Wajahan Gobolka FLORIDA.DAAWO.
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
Lacagahan Hada Kadib Lama Qaadan Doono,Iyo Duufaan Xoogan Oo Ku Soo Wajahan Gobolka FLORIDA.DAAWO.
Hal Bil Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Iyo Qaxooti Iimaanaya Mareykanka Sanadka Soo Socda.
Просмотров 14 тыс.Месяц назад
Hal Bil Ayaa Ka Harsan Doorashada Mareykanka,Iyo Qaxooti Iimaanaya Mareykanka Sanadka Soo Socda.
WAREYSI.Darawal UBER Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyay Afduub Iyo Kufsi Oo Dambi Lagu Waayay.DAAWO.
Просмотров 42 тыс.Месяц назад
WAREYSI.Darawal UBER Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyay Afduub Iyo Kufsi Oo Dambi Lagu Waayay.DAAWO.
DV Lottery Oo Habiin Dambe Furmaya,Maxaa Kula Guboon Inta Aadan Xareysan.DAAWO.
Просмотров 32 тыс.Месяц назад
DV Lottery Oo Habiin Dambe Furmaya,Maxaa Kula Guboon Inta Aadan Xareysan.DAAWO.
Darawalo Soomaali Ah Oo Dacwad Ka Gudbiyay Madaxa Ururka Ay Mideysanyihiin Darawalada UBER Iyo LYFT.
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
Darawalo Soomaali Ah Oo Dacwad Ka Gudbiyay Madaxa Ururka Ay Mideysanyihiin Darawalada UBER Iyo LYFT.
Thank you brother great job 👍👍👍👍
Thanks brother
Jbjj
Wcs
❤❤❤❤❤
qaxootiga ka so hadal dadki trump aw reebay aya hadana wali suuga america
Allaa wax walba haya isagan wakiilanay
Horta team lottery ma la iska soocelinaa kuwa hadda xareestayneh maloodiidayaa iiga soojawaaba asxaapy
Walal thanks
Thanks Elmi ❤
Mahadsanid walaale Cilmi ❤❤❤
Kuwa hada xiran ee october dhamadkeda soo booday wll kasoo hadal
sxb elmiyow group 5 dadka xaraystay een wali aburoof lasoo adhan iyaga shaqadooda maalajoojiyay imika aniga 7 baad buu xaraysanyahay suurta gal matahay in la i aboofkareeyo 2 bilood gudohood mise dadkii waxsoomaray umbaa 2 badaa billood looshaqeyn
2miilon gaarsiya elmi
Somaliyey elmi garsiya 1 million INSHA ALLAH guul
ALLAH hayow sharkisa naga qabo
Aaway wasiirki aad tiri wuu magacaabay ?
Asc ilmi walaal text massage ayaa gabar citizen ah loosoodirey oo laleeyhy waalagu celinayaa 14 november 4-6 pm ee alaabtaada diyaarso marka qofkii text massage kaas loosoodiro malacelinayaa? Bal iisoojwb walaal
Waa been ma jirto waxaas ma jiro qof fariin Loo dirayo oo al dhahaayo waa lagu celinaaa
Qof naturalized Citizen ah lama celiyo illaa qofkaasi danbi culus sida argagixisnimo uu ku kacay mooyaane.
Thanks walaal
Group 5 qof kuyimid oo sifa sharciya kusoogalay ma celinayaa cilmiyow bal arintaas iga jawaab thanks
Mahadsanid sxb warbixino faahfaahsan ayaad nasiisaa allaha kaa ajirsiiyo
😂😂😂😂😂😂😂😂
Elmi Ware Wa nin xog badan haya ku soco shaqadada Mudane
MashaAllaah Elmi ware lakin Somalida uma malaynayo In ay kamid noqonayan waayo alraidy way Shaqaystan taxina way celiyan Loyarana way leeyihin ku darsoo dad Sharciyo leh oo danbilaya aya la tarxilaa marwalba marka dhalinyarada qofki Sharaftisa iyo sharcigisa Illalsada uma malaynayo in uu tarxilku soo garayo inta danbilasha laradiyo ayay Sharciyada qadanayan Insha Allaah Schoolkaga iyo Companiga aad u shaqayso iyo communitiga Intaba ma fududa in lagaa dhexbaxsado unless adan adiga Noloshada illalashan adiga laguu bahanyahay Sax❤❤❤
Intee wareysigaas uu ka bixiyay? I want to watch it.
It was phone interview not video interview.
@ thank you for the clarification.
thanks
Allah sharkiss hana motiyo
Lkn juwaan way isku dirayaan cadow ayey kadhiganayaan wuxuu doonuuna kusamamyn
Dadka danbiga kugaley mareeykan awalba nolol masoo raadsan eee qofkaa hala celiyo 100% ayaan kuraacsanahay lakin ummada kale ee nolol soo raadsadey sidaan anigaba usoo galey xeryo qaxooti kuna imaadey 24 yrs ago waa cabsi cabsi kuwaas ilaahey habadbaadiyo dadkaa nolol raadiska ah wlhi waa xanuun maanta markaadan heeysanin sharci kaaceliyo mararka qaar anigoo citizen ah ayaa kabaqo waxa uu mr trump soo wado illaahow naga wada qabo.
Mahadsanid War elmi awaaroow ticktock waan iska deledaye ee bal halkaan soodhig wixii update ah
Imika markaa qoxotigaa lama qadayooo miya
Micheal Boulos oo ah wiilka gabadha trump qaba ama sodoga uu u yahay wuxu kala hadli doona qaxootiga ineey si sharci ah ku soogalan waliba loo fududeeyo sababtoo ah waa macaamiisha ama costumes ka micheal Boulos oo qaba gabadha trump ee Tiffany trump marka dadka qaxootiga ah waxay macamil ama costumes u hiyiin shirkadaha wiilka uu trump sodoga u yahay micheal Boulos marka trump wuxu kala hadli doona trump arimaha qaxootiga in loo fududeeyo oo si sharci ah aay dalka ku soo galaan wiilkan waa carab waa lubnanes doorashadii trump lacag badan ayuu ku bixiyay marka trump aad ayuu u dhageysta marka micheal Boulos wuxu ka baqayaa qaxootiga hadii la dhibaateeyo wuxu qasaaraya billions of dollars qasaare aad u weyn ayaa shirkadiihisa soo garaya macaamiishas waxa aadi doonan shirkado kale oo badan oo isaga tartan kula jirta marka waa arin xanuun badan hadii uu lumiyo millions of consumers
Ale ha ka qabto umada
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Thanks Adeer
Aaad baad umahadsan tahay wariyaha keliya realy u hadla thank u sido kale wxan ka codsaneyna inad war bixin kaso diyariso dacwada tooska sida xaas iyo familida kale
haaa taas muhim u ahay wll anigaba
Mahadsid 🎉weere
Walaal Cilmi doorasho adag baad soomarteen balse hada waxaad sugtaan Trump wax uu la imaan doono. Sidookale anigu oday trump waxaan ku taageersanahay in uu qabqabto kuwa Daroogada kaganacsada iyo kuwa dadka dila labadaas maqabo in asxaan loosameeyo meel aay joogaanba.
Kala carar muyaa cunsuriga wa sisii carabta cml masakiinta kaba la aan tarxiilaya xaruur iyo dunar cunsuri waa ilahey umada haka qabto moot fihir ugu duceeya kan
❤❤❤ MAAMULKA TRUMP AWOOD BUUXDA AYEY U LEEYIHIIN MUSAAFURINTA DADKA SHARCI DARADA KU SOOGASHAY WAAYO XISBIGA ( REPUBLICANS) AYAA AWOODA LABADA AQAL EE CONGRESS- KA LA WAREEGAY ...1. THE SENATE, IYO HOUSE OF CONGRESS..MARKA XISBIGA DEMOCRAT - GA AWOOD MALEH
Jazakallahu kheyr sxb,for the updates.
Gobolada dimiqradiga Awood ma u lee yihiin musafurinta uu damac san yahay in uu musaa furiyo in ay ka hor is taagaan?
Sxb kuwa is qawa ama familyga iskudacwonaya maxad uga hadli la dahay madama trum so baxay maxa iska badalay
Waxa arintan trump kala hadli doona wiilka gabadhiisa qaba ama sodoga uu u yahay ee micheal Boulos oo qaba gabadhiisa Tiffany trump wuxu kala hadli doona qaxootiga in loo fududeeyo oo si sharci ah aay dalka ku yimaadan sababtoo ah waa macaamisha micheal Boulos oo qaba Tiffany trump oo uu trump aad u dhageysto waxna ka maqlo hadii kale billions of dollars ayuu qasaaraya sababtoo ah macamiisha ganacsiyadiisa waa dad qaxooti ah wuxu lumin kara macamiishas millions ah
Waa macaamiisha ama costumes ka Elon musk marka Elon musk wuxu kala hadli doona trump macamiisa iney si sharci ah ay ku imaanayan aayna aay tahay in si qurux badan loo soo dhaweeyo sababtoo ah qarash kooda iyo lacagtooda ayeey la baxeen waana dad waxbarasho iyo shaqo iyo ineey dalka difaacan oo ciidamada ka mid noqdaan dalka u imaanaya Elon musk trump wuu kala halaya arintas hadii kale qasaare xoogan ayuu la kulmayaa x ama Twitter dadka isticmaala waa dadkan marka hadii ay iska dhaafan isticmaalkeeda billions of dollars ayuu qasaara Elon musk arintas walwal badan ayeey ku heesa isaga waa nin sameyn weyn ku leh trump oo uu wax ka maqlo sida oo kale arintan waxa trump kala hadli doona wiilka gabadhiisa Tiffany trump qaba ama ay u dhaxdo oo lagu magacaabo micheal Boulos oo carab ah lubnanese ah kaas oo leh macaamil badan oo qaxooti ah waxana laga yaaba billions of dollars inuu qasaaro
Szb aad baan kuu jeclaaye waxan ka baqayaa siduu taraam u soo baxay inaan kaa hadho
Trump majoojinkaro qaxootiga sida sharciga ku imaanaya iyo kuwa ku imaaday sababtoo ah waa dad si sharci ah dalka ku soo galaya waa dad waxbarasho shaqo iyo ciidamada mareykanka ku biiraya waa dad xuquuq badan ku leh America sida oo kale dadka qaxootiga waay shaqaynayaan dhaqaalaha inuu kobco ayeey ka qeyb qaadanayaan trump na wuxu sheegay inuu dhaqaalaha kobcinayo marka dadkas weyba caawinaayan isaga sida oo kale qaxootiga waxay ka qeyb qaadanayaan wax soo saark dalka mareykanka beeraha iyo warshadaha sida oo kale waxa aad ugu tiirsan shirkadaha ugu waaweyn mareykan oo doonaya dad badan oo u shaqeeya iyo shaqaale badan waxay aad ugu tiirsan yihiin dadka qaxootiga sida oo kale dadka qaxootiga waxay macamil ama costumes u yihiin Elon musk oo ah nin trump aad ugu dhoh oo uu wax ka maqlo doorashadiisina lacag badan ku bixiyay marka hadii uu dhaho trump qaxootiga ayaa joojinaya waxa uu Elon musk qasaaraya billions of dollars sababtoo ah x ama Twitter waxa isticmaala millions qaxooti ah marka wuxu waayi karaa macamiil ama costumes aad u badan taas oo ku keeni karta qasaare iyo burbur dhaqaale oo aad u baahsan waana mida uu hada aad uga walaacsan yahay marka Elon musk wuxu trump kala hadli doona arimaha qaxootiga sida sharciga ah dalka ku imaanaya kalar kasta iyo qowmiyad walba aay yihiin ba ineey dalka imaadan
Meeqa lasugaya TPS ta?
Kuwa soodhaqaqay baa iigudaran kuwii gudahakujira qaatirka taagan meelay uqaxaan xataa Canada xaduudeda wa udiyaargarobeen maalinkiiba 100 Qof kabadan baagalaya Canada 🇨🇦
❤😅😊