Dhacdada Déjà vu | Horay ayaan u arkay | wax aanan la fahmaynin |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 авг 2019
  • Arrinkaan horay ayaan u arkay , dhacdadaan way isoo martay , miyaan riyoonayaa say wax ujiraan, maxaan xilliyada qaar dhacdooyin na horyaallo ugu malaynaa in ay nasoo mareen , in arrin aan lakulmayno markii ugu horeesay aan umalayno wax aan horay u aragnay oo dhacay .
    waligaa ma istaaktay adigoo is waydiinaayo waxaan aan arko mar ayaan horay u arkay ?
    qof ayaa ku salaamay kadibna hadal ayaa idin dhexmaray iyo tacaamul isla markiiba madaxaad gacmaha saaratay adigoo leh salaantaan iyo kulankaan in aan horay usoo maray maxaan ugu malaynayaa , maanta waxaan ka hadlaynaa mid kamid ah waxyaabaha uu banii aadamka soo maro kuwa ugu yaabka badan ilaa haddana fasirid cilmiyaysan loo heli la yahay waa waxa lagu magacaabo dijavu - kusoo dhawaada muuqaalkeena maanta
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1 тыс.

  • @yayaymk3367
    @yayaymk3367 5 лет назад +126

    Dhoor Jeer Ayee igu Dhacda Arintaas Kaligey Ayaan isku hestay🤔🤔🤔

    • @ALADII96
      @ALADII96 5 лет назад +1

      BRADA WALLHI ANIGA MAALIN 4 JEER MIYAA AAN ARKAAA

    • @ALADII96
      @ALADII96 5 лет назад

      MAALIN KASTO AAN ARKAAA

    • @waadsameenkartaa.726
      @waadsameenkartaa.726 5 лет назад

      Wlhi ani xtaa

    • @Muna39660
      @Muna39660 5 лет назад

      Anigaba kaligey isku maleenayay

    • @memes8051
      @memes8051 2 года назад

      Anigaba sanado badan ayaan layaabanahay aniga weliba wxn sawiranayaa dhacdo kadib Sidii ayaan u arkayaa

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 5 лет назад +9

    Wey igu dhacda dhowr jer waliba wxn lasi yaaba marmarka qaar hadalka la odhan rabo wan ogahay iyo talabada laqadi rabo waa cajiib run aad baan ula yaabay wlh

  • @abdirahmaangacayte5209
    @abdirahmaangacayte5209 5 лет назад +41

    Haa waa wax aan dhawr jeer iskula yaabay. Laakiin aniga anoon cid waydiin baan uqaatay inaan riyada ku arkay inkastoon cid kale aanan waligay Kala hadlin hadana si nafsaaniya baan u aaminay inay tahay wax aan riyo ku arkay.
    Mahadsanid barahaygow waad iifaa'idaysay xaqiiqdii

    • @nuurcadaawe6520
      @nuurcadaawe6520 5 лет назад

      haa wayisoomartay dhacdadaanookalewalaallwaa aana. laayaaba cajiib stay igunaqatay runahaantii

    • @buqaarijaalle7861
      @buqaarijaalle7861 5 лет назад

      Aniga marar bdn bey iso martay run ahaanti wxey ila noqota inan riyo ku arkay

    • @mukhtaarciise7438
      @mukhtaarciise7438 5 лет назад

      Kula mid ayaan ahay sxb dhammaan intaad sheegtay

  • @abdihafed2246
    @abdihafed2246 5 лет назад +13

    نعم رأت كثير مثل هادهي الاشيا ولكن حتى الآن لم احصل لها تفسير وأظن أن علمها فقد عند آلله ولا أحد يعرفها!😊

    • @malyuunaxemd1910
      @malyuunaxemd1910 5 лет назад

      ايو والله أكيد حتى انا يصير مع كده والله أعلم

    • @mrmedhass5143
      @mrmedhass5143 5 лет назад

      Waxaan hubaa inla fasiridoono waayo qarniyadii lasoo daafay waxaajiray waxyaabo sidaan oo kaleh aahaa sida la structure de l'atome , la tectonique de plaque , l'origine de l'univers etc lkn ugudanbantii waa lafasiray

  • @lamayaqan9745
    @lamayaqan9745 5 лет назад +60

    Wlhi sxb markaa janaalkaaga wax soo dhigto isla markiiba waa save gareystaa anoo aaminaad ku qabin Qadka anytime iska tagaayo ama koronto inee iska baxdo marka meel aa sii dhigtaa
    xataa waa kusoo ceshtaa si aan gunta hoose ee hdlkaaga u fahmo

    • @abdiladifaden6470
      @abdiladifaden6470 5 лет назад

      Now I'm watching , hadana wn download gareeyey 😂 😂
      Lgma daalo @ogaansho

  • @mohaazamiin9895
    @mohaazamiin9895 5 лет назад +38

    Wllhi marki uu videogan ISOo dhacay farxad ayan dareemay
    Wll Omar kutagera xaqiiqdi keep going 🤘

  • @thearrow9272
    @thearrow9272 5 лет назад +1

    Cumar arintaan lawa maalin ka hor ayee isoomartay ilaa hada waan ku mashquul sana hay lakin waa xaga Allah, Allahu akbar, yaa allah yaa razaaq yaa xakiim

  • @saedali5183
    @saedali5183 5 лет назад +3

    Ustaad Omar Inshaar thanks bro 😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏 jazaakallah kheyr .

  • @abdullahiaynte5852
    @abdullahiaynte5852 5 лет назад +13

    Wlh blh tlh Deja vu 99% wee iigu badantahay ugu Yaraan bishii 10 Jeer ka badan ayaan la kulmaa waxyna u badantahay inee tahay Riyo wanaagsan oo ka timid Dhinaca alle waayo badana anoo Kheyr qabanayo ayaan Deja vu la kulma .

  • @sululmaal3771
    @sululmaal3771 5 лет назад +3

    Nio..masha allh runtii waa isoo marty waliba in badan...waxan ka aamisanhy inay tahy sida aayadu sheegty kaliya

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar9659 5 лет назад +2

    Waa Run ayaan aan meel laysoo tusay oo anan waligay tagin ayaan markaan galay aan mooday inan horre utagay ma calaa ficilada qaar waa cajjib😣

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 5 лет назад +1

    Jazakallah Walal Omar inshar

  • @abdulghanihussein
    @abdulghanihussein 5 лет назад +59

    Ogaansho waad ku mhsn thy barnaamijkan arinkan kaligeey ayaan isku maley naayey mar ayaan la kulmay arinkan oo kale.

  • @asmaomar_9001
    @asmaomar_9001 5 лет назад +5

    The bast Channel 😍😍

  • @ururkasidig-maal9673
    @ururkasidig-maal9673 5 лет назад +1

    mazha allh zxp omar inshaar

  • @cunaayeliqaaye7224
    @cunaayeliqaaye7224 5 лет назад +2

    Waar walaahi kaligay ayaan ismoodayey. Qaar aan u sheegay Waa bay igu qosqosleen. Thanks man.

  • @user-zf7eb2gh4e
    @user-zf7eb2gh4e 5 лет назад +3

    Waa mahadsan thy ogaansho channel
    جزأك لله خيرا

  • @mohamedadulqadir8555
    @mohamedadulqadir8555 5 лет назад +16

    Omer keep going pro

  • @seydcumar5829
    @seydcumar5829 3 года назад +1

    Wallaahi waa sida in badan igu dhici jirtay wax badan ayaadna iifaaideysay mahadsanid sxp hore usoco

  • @calicabdullaahi2432
    @calicabdullaahi2432 5 лет назад +1

    Mahadsanid wll omar horay usoco wll ilaahi haku xifdiyo

  • @hanatabdi3170
    @hanatabdi3170 5 лет назад +5

    *Omar wllhi Wan isku arka waxwalbo sideedu ayeey udhacayaan wanyabaaa wllhi kaligee isku moode🤣✌♥️*

  • @hassanalhariri380
    @hassanalhariri380 5 лет назад +6

    قانون الجذب
    Kaas baan aad ula kulmay الله يحميك من كل شر أخي الكريم

  • @sundussiciid5887
    @sundussiciid5887 5 лет назад

    wan lakulmay
    lkn markan qof usheego inan arinkan horay ula kulmay waxa uu isheega inan wax ismotiyey
    cilmigan manta faaiday masha allah wll Alle hakubarakeyo

  • @sulubyare3272
    @sulubyare3272 5 лет назад +1

    Isla xalay ayey igu dhacday wll Inshar
    Xaqiidi aad iyo ad ban uga hela barnamijyadad so diyariso.
    Rabi ha ku xafido wll qali

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 лет назад +3

    MANSHA ALLAH
    INTII AAN KU XIDHNAA OGAANSHO
    WAXYAABO BADAN AYAAN KA BARTAY
    THANKS

  • @amiirinaxaaji2163
    @amiirinaxaaji2163 5 лет назад +4

    Omar waan ku salamy zxp
    Zxp Muuqaal Riyada kusaabsan noo soo Gudbi adigoo mahadsan kan midka ku xigo

  • @saki092
    @saki092 5 лет назад +2

    Omar inshaar ilaahay kheyr haku siiyo run ahaantii dhacdadan wan isku arka badanaa waxan is dhehi jiray lawadaag dadka balse lama wadaagin cidna lknse maanta ogaaday allaha haku barakeeyo wll aduun iyo akhiro liibaan👍

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 5 лет назад +1

    جزاك الله خير اخي

  • @mohadearuiz6763
    @mohadearuiz6763 5 лет назад +23

    Wllkey Omar aniga ayey I heesataa arinka marar badan xal wan uraadiyay lkn manta qofka ugu horeyay aan ka maqlo waa adiga kalige iney I hesato modi jiray

    • @abdisalamsaid9446
      @abdisalamsaid9446 5 лет назад +2

      Sxbow aniga xitaa kaligaaga waaye ayaan isdhahayay
      Si aan dadka fahansiiyana iima suurta galin
      Wax ka hadlanaya waan waayay 😢

    • @firstthing9853
      @firstthing9853 5 лет назад +2

      Sahanka Xogaha isnaa waa kaa hadaly

    • @abdirahmaanburhaan5302
      @abdirahmaanburhaan5302 5 лет назад +1

      Haa aniga xita waa isku argay

  • @mustafefarxad4382
    @mustafefarxad4382 5 лет назад +11

    waligay umada soomaaliyeedey like cidna iimasaarin malaynecebyay

  • @ayanlehassan5031
    @ayanlehassan5031 5 лет назад +1

    omer inshaar sxp rabi raali haka noqdo. dar alle ayaanu ku jeclahay

  • @hanadgigis8049
    @hanadgigis8049 5 лет назад +1

    Nin walibab waayihisa iyo is celi celi itaalkubu ku jiray somalida ku maahmaahda nin weyni fadhigu ku xaara hurdadna wuu ku fikra . Alle ha sahle waa wareer

  • @user-so6ue9jy7j
    @user-so6ue9jy7j 5 лет назад +3

    Masuul inshaar zhp dhcadaadn boqol kabdan bay igu dhcdaa wxana isku dayaa in aan maskaxda kasoo tuurO intaan ficilka dhamaystirin blse ima suura galin masuul 😢

  • @queenshankaron9410
    @queenshankaron9410 5 лет назад +33

    Déjà vu may related neurological symptom which is called temporal lobe epilepsy TLE thanks for ur kind information

    • @henhoa7357
      @henhoa7357 5 лет назад

      TLE

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 лет назад +1

      wll saas uma maqlin waligeey waxaan umaleey jiray just Psychological though
      Aan ku weeydiiyee epillepsy-ga maxaa loogu magac daray , ama temporal lobe firing ayaa jira

    • @queenshankaron9410
      @queenshankaron9410 5 лет назад

      @@alibinali2141 walalo temporal lobe epilepsy is characterised by seizure that originated from temporal lobe of the brain sidas darted epilepsy logu daray

    • @asadmuusehargeysawi6351
      @asadmuusehargeysawi6351 5 лет назад

      @@queenshankaron9410
      Waar inanta iyadoo yar ba farta la galiyay oo iga walla waa afqalaad waxay ila wadaagtee.
      Nacalla shaydan kutaal inaadeeroy aylaaf yuu .

    • @khalidmohamed6705
      @khalidmohamed6705 5 лет назад

      Been badnaa sagal

  • @teamwaayaab9291
    @teamwaayaab9291 5 лет назад +1

    Ilaaheey haku xafido waxa tahay qof hadaf iyo himilo leh horay usoco

  • @aminahasan5090
    @aminahasan5090 5 лет назад

    Ogansho walal aniga ba marar badan isku arkay sidan oo kle marka waxan isdhahay adi in ba moday ee fasirkeda aan wayay thanks so much for keep going brother

  • @keyzairjalal6490
    @keyzairjalal6490 5 лет назад +54

    Ani 99% ahy sidaa Wxad moode Barnaamijka leftiiza inan horey u arkey 😅😬

    • @abdiladifaden6470
      @abdiladifaden6470 5 лет назад +2

      Anba shb sidaas ayan moodayey in aan barnaamijka hore u daawadey.

    • @daadirmaxamuud386
      @daadirmaxamuud386 5 лет назад +4

      @@abdiladifaden6470 hhh waxiina dheel dheel waaye be ha la isku dhelo aa wadiin

    • @abdiladifaden6470
      @abdiladifaden6470 5 лет назад

      MaY lipaax waa iga dhab

  • @yasiinmohamed4802
    @yasiinmohamed4802 5 лет назад +36

    -ASC CUMAR-
    _waxaa dhab ah waxa aad ka hadleeso inee jiraan sbbto ah dhoor mar ayaan arkay xitaa maaha 1 mar wlhi 2 maalin kahor ayaana iigu dambeesay sxb_
    *thanks sxb*

  • @cmxchanel6032
    @cmxchanel6032 5 лет назад

    Chanale kaan marka soo galo aqoon aa ii gordhansato I love ogaansho keeb going

  • @kamilbalayah1885
    @kamilbalayah1885 5 лет назад

    Jazakumullahu kheer akhi kareem.
    Runti dhiri galintada iyo barnamajyada aad ayy i xisa galiya bulshadana arimo badan ka cawiya wakhtiga badan ee galiso alleh wax kheer leh haku badalo insha allh ee walalo barnajmayo ka hadlaya tarikhda bilaw ila calamka hada kas ayn jeclan lahen inad bal nala eegto

  • @lubocoowchinal3541
    @lubocoowchinal3541 5 лет назад +8

    Walaahi 2omaalinkahor ayeey igudhacda been mashaage alaah hakaadhigo

    • @sallowadam5982
      @sallowadam5982 5 лет назад

      Subxaana Allah walaahi waan isku arkay wax badan weliba sida qiso markaa dhacday inay ahayd mid aniga hore iigu sawir nayd laakin anan aqoon time ka ay dhacay iyo sida ay u dhacday aanan dib u xasusto markaan arko dhacdadii yaab

  • @rabatpropertyLimited
    @rabatpropertyLimited 5 лет назад +12

    Walakay Omar keep going 😍😍😍😍

  • @zakaria_faluuja
    @zakaria_faluuja 5 лет назад +1

    wcs my Brother Omar✌

  • @akramlast932
    @akramlast932 5 лет назад

    Waan arki jiray arintan waxana ISU heystay some kind of special human inn ahay 😅😅 balse marki danbe dhakhtar ayan ka ogaday hadana ogaansho aya faahfahisay, deep respect omar

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 лет назад +13

    Wllhi ilah paan Ku Dharte
    Aniga Ayey Igu Dhacdy 2014 Uk 🇬🇧 ano Joga ayan College Pan GalaY wax barasho Waxan Ku Arky macalin I dhigi jirey xisabta James Kuaro Aya la Dhaha Lkn aniga Ninkan Wxey ila Noqoty inan La kulmy Hada kahor walipa Isla Meshan Wlhi 🤦‍♀️

    • @abdirahman8705
      @abdirahman8705 5 лет назад

      Collage ka horey miyaad u dhigan jirtey? Walaal

    • @MMTV-nh1jz
      @MMTV-nh1jz 5 лет назад

      Abdi Rahman May bro markasanpa College pilaby

    • @mukhtaarmk4708
      @mukhtaarmk4708 5 лет назад

      @@MMTV-nh1jz iskada film ayaad ku daawatay

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 5 лет назад +4

    Together we are Omar inshar team❤❤

  • @tablikhpoi6152
    @tablikhpoi6152 5 лет назад +1

    Masha allah walalkeyga ilahey hagu barakeeyo walahi mar walpo wxaan jeclahay in aad video yaal inoo soo kaliso waayo mar walpo maskaxdena ayaa aqoon ku gordhisaa waana mahad san thy🙏

  • @geedisvr2637
    @geedisvr2637 5 лет назад +1

    Mahadsanid Omar
    Xaqiiqtan waxan u heystay arintaas mid aniga kalia ah.✍🏾

  • @shaakirmohammed3902
    @shaakirmohammed3902 5 лет назад +14

    Wllhi aniga ahan 95%100 waan la kulma waliba marka aan kali ahay in bdn baan is weydiiye Arinkan wax aan ku fasirane waan waaye balse waxaan is lahaa waa wax adiga kaliya ku gaar ah 🤔

    • @abnsml9289
      @abnsml9289 5 лет назад

      Waa runta xaqiiq

    • @shamsakasim7108
      @shamsakasim7108 5 лет назад

      Aniga maalin ayaan qof wadada ku arkay wxaan uqaatay in aaan is garaneeno lkn kuma aqaano ayuu idhahay waan yaabay waxaana ka fiiri jirey meesha aan ku bartay

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 5 лет назад +13

    Dhacdadaan hadaa isku aragtay like ii sar

    • @Ahmed-jj1yl
      @Ahmed-jj1yl 5 лет назад

      Like usaara asxabta waaa like raadis

  • @abdullahiguusha65
    @abdullahiguusha65 5 лет назад

    Mahadsanidin Omar inshar Barnamij jira Runtii dhawr mar baan arkay

  • @muxsinrashiid613
    @muxsinrashiid613 4 года назад

    Mahadsanid arrinkan mudaba xal iyo xogtoona waan u waayay

  • @haajikhaliif8905
    @haajikhaliif8905 5 лет назад +4

    ASC CUMAR INSHAAR
    Arinkaan way jirtaa oo Hadda kahor anoo Waxbarasho kujira ayay igu dhacday lkn waxaan Arinkaas ku saleeyay inay saacado kahor ishaydu qabatay anoo ihtimaam Aanan siinayn
    Markii labaadna wax layaab leh ila noqotay
    WASALAAMU CALAYKUM

  • @alii8721
    @alii8721 5 лет назад +5

    Wlhi 2 sano ka hor Sidan cml wan la kulmi jiray

  • @maxamedcaqil7231
    @maxamedcaqil7231 5 лет назад

    Ogaansho sxp waa kumadsanthy cilmiga aad nasiisay oo aan horey u aqoon ilaahay hakuu ziyaadiyo 👌👌👌👌👌👌👌

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 5 лет назад +1

    Walahi markan RUclips soo galo ayaan eega kanaalkan ogaansho siaan u ogaado in video lasoo dhigay iyo inkale markaan arkana aad iyo aad ayaan ufarxaa walahi been masheegayo arinksnina marar badan ayuu igu dhacay lkn waxan isdhahaa riyo ayaad Ku aragtay ee waxba haysku mashquulin aad iyo aad ayaad umahadsan tahay Omar Mohammed inshar ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo aamiin aamiin

  • @mohameddeeqmohameddeeq1986
    @mohameddeeqmohameddeeq1986 5 лет назад +6

    Thnx ogansho🚶‍♂️🚶‍♂️

  • @farahmohamed3546
    @farahmohamed3546 5 лет назад +3

    Ka badan 200 oo jeer ayan isku arky
    Waana waydiyay dadka qaar badh waxay dhahan ha wan aragny taas o kle
    Halka kuwa klena ay qoslan b 🤷‍♂️

  • @samakataliyewayn2801
    @samakataliyewayn2801 5 лет назад +1

    Xaqiqdi ah inan markasta lakulano ✊

  • @siciidqassim7214
    @siciidqassim7214 5 лет назад +1

    جزاك الله

  • @ahmedelmi3798
    @ahmedelmi3798 5 лет назад +12

    Hadad hooyadaa jeceshahy like isaar 😨👍

  • @vibesfc77
    @vibesfc77 5 лет назад +3

    Barnaamijkan oo kale waxaa hada kahor ka hadlay Abduaziz ogle hada iguma horayso:D

    • @abdiladifaden6470
      @abdiladifaden6470 5 лет назад +2

      Zhb , wlhi hadda ayaan islahaa barnaamijkan hlke ka daawatey.
      Waxn u qaateyba inu deeja vu igu dhacay,.
      Mahadsanid zhb.

  • @umukaltuunmohamed7046
    @umukaltuunmohamed7046 5 лет назад

    Allahu Akabar aad bad u mahad san tahy wallkey omer inshaar

  • @hafsajaama1900
    @hafsajaama1900 5 лет назад +1

    Waxaa thy youtube aan jeclahy the best 💐💐❤️❤️

  • @khalifahhassan9518
    @khalifahhassan9518 5 лет назад +7

    If you are somalis girl 👍

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 лет назад +111

    Hadabo qeebta commentiga imaday like iska saar waa bilaashee duca qabe
    👇😂🥰😍😂😂

    • @jecelyahanpoi7261
      @jecelyahanpoi7261 5 лет назад +1

      Wara san walgugu naca iska daa wlh

    • @rabatpropertyLimited
      @rabatpropertyLimited 5 лет назад +1

      Salman Abdullahi ana subscribeka hailadhafin

    • @luqmaanlove3194
      @luqmaanlove3194 5 лет назад

      Salman Abdullahi hhhhhhhhhhhh Wlhi Lipax Waa like Jeceshahay Allaha 9000 like kuusahlo Aniga Waan Kuusaarey

    • @Unique007
      @Unique007 5 лет назад

      which language?

    • @luqmaanlove3194
      @luqmaanlove3194 5 лет назад

      Unique_007 Every Language Pro Wellcame

  • @cadaweyare8969
    @cadaweyare8969 5 лет назад +1

    Cumar بارك الله wxa ka codsan laha inta meraaha nooso badiso. Mereyayasha. Inshaalah waa rajeyna inta meero diiman inta noso daaynesit inshaalah

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 5 лет назад

    wallahi iLahay ayaa iga saaraya i aamina walalayal.
    2014 ayey igu bilaamatay inaan sidaan igu dhacdo badana waxay igu timadaa markan hurdo oo riyo ahan bay igu timaada iska markaas aan hurda kakaco oo wixii igu dhacaan wan xasuusta inay wx igu dhacay ahayan.
    xataa shalay galab ayaa igu dampeysey inay igu dhaceen waxas.
    cumar iLahay haga ajarsiiyo wax aan 5sano isweydinayey ayad i sharaxday maanta ❤❤

  • @sacadmurqaan
    @sacadmurqaan 5 лет назад +7

    Marka hore kusali nabiga (scw)
    Marka labaad subscribe 🙏

  • @shaakirmohammed3902
    @shaakirmohammed3902 5 лет назад +6

    Qofkii ugu Horeeye baan noqday dhowr sano kadib fadlan subscribe ii saar wllo waa codsi walalka somaliyed kuso diraayo🙏✔️

    • @ogoow1
      @ogoow1 5 лет назад +1

      Subscribed waan kuusaary ana iisaar wll aadbaa umahadsnthy

    • @shaakirmohammed3902
      @shaakirmohammed3902 5 лет назад

      Waan saaraya qofkii Reply iso galo insha allah

    • @ogoow1
      @ogoow1 5 лет назад

      @cabdiraxmaan Siciid waankuusaary

  • @abasshassen5703
    @abasshassen5703 5 лет назад

    Aad ayaad u mahadsan tahay cumar inshar marar badan ayay igu dhacday arinkaan

  • @barkhadcabdi1138
    @barkhadcabdi1138 5 лет назад

    Haa dhawr jeer arkay arintan shp omar

  • @notorious9152
    @notorious9152 5 лет назад +5

    Qofkii 1aad like ta hameygu sharfo asxaabta

  • @monirayusuf30
    @monirayusuf30 5 лет назад +11

    The *opposite* of *déjà* *vu* is *Jamais* *vu* ..

    • @njeepdeja8778
      @njeepdeja8778 5 лет назад

      C'est vrai👍

    • @ibraahimmohamed8755
      @ibraahimmohamed8755 5 лет назад

      Inta jogta

    • @njeepdeja8778
      @njeepdeja8778 5 лет назад +1

      @@ibraahimmohamed8755 j'habite a Lyon

    • @mrmedhass5143
      @mrmedhass5143 5 лет назад

      Mais est-ce que jamais vu est une autre théorie aussi

    • @monirayusuf30
      @monirayusuf30 5 лет назад

      @@njeepdeja8778 I wish if I can speak French. Would you help me, !! It'd be fantastic!! 😊😃 ..

  • @nimcaabdi368
    @nimcaabdi368 5 лет назад +1

    Mowduuc cajiib ah xaqiiqdi waana lakulmay dhacdadaas

  • @siraajitube1771
    @siraajitube1771 5 лет назад

    Haa, Anaa Imbadan La Kulmey, Cidna Uma Sheegin Cid I Sheegtana Ma Arag, Marka Waxyabaha Qaar Hadaad Ka Shekeyso Cilmi La'aan Dambi Ayaad Dhexda Ka Gali..Waxaa Kalsooni Buuxda Aan Ku Qabnaa Allah Oo Waxwalbo Ku Cilmi Leh, Alxmdulilah Calaa Nicmatul Islam
    Thanks Ogaansho

  • @rahmahussein2610
    @rahmahussein2610 3 года назад

    run ahaantii way igu dhacdy arintan waana isla yaabi jiray

  • @halimohaati446
    @halimohaati446 5 лет назад

    Haaa wlh waarun wallkee cumar Allah kuxifadiyo sida maskaxda aad inoo koriso ooaad kusoo kordhisay cilmika aad soo ogaatay maash Allah allow kudaaa horwyne usoco

  • @ibrahimabdalle633
    @ibrahimabdalle633 5 лет назад +1

    Wlhi mar walba la kulmaaa ani kaligey isku maleenaayey wlhi .....thanks omar inshaar

  • @Daudii
    @Daudii 5 лет назад

    Man sha allah wll cumar muuqaaladada waan kahelaa walaahi ilaahay hadafkaaga hakuu rumeeyo

  • @elmiougas1114
    @elmiougas1114 5 лет назад +1

    Dèja vue == deeja fiii ...sidee weyee wll mahaa dija fo ..thanks wll

  • @Scarmovies
    @Scarmovies 5 лет назад

    Walaahi waa runtaa cumar in badan ayey igu dhacdey.qof ayaa hadal idhahaya markaasan dhahayaa hadalkan horey ayaan umaqley anoonan waligey maqlin

  • @muxiyoshorts
    @muxiyoshorts 5 лет назад

    Cajiib walahi in badan oo noloshayda ah waan arkay dhacdadan laakiin waxaan u haystay wax aniga basa igu kooban LAAKIIN CAALIMUL QAYBKA AYAA GARAN

  • @cabdifataaxsiciidsaalax5438
    @cabdifataaxsiciidsaalax5438 5 лет назад

    Masha allah ilah hana xafudo waxa badan ayaa arkey xaqiiqdii

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 лет назад

    Ustaad wallahi meel marka tago marmar waxay ila noqotaa ayagoo sidaana iney iso mareeen hdal ka uu qofka dhahayo horey in uu idhahay oo an u jawabay

  • @jkyare1967
    @jkyare1967 5 лет назад

    Masha Allah walal cumar waan soo arkay

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 5 лет назад +1

    cumar inshaar zxp vediogaaga waan u haraada sida biyha mana aqaano arinku siduu yahay.

  • @baabiyare713
    @baabiyare713 5 лет назад

    Arintaas wax bdn ayee igu dhacday wlhi waxan is dhihi jire inee maskaxdeeda wax ka qaldan yihiin😨lkn vidiogan marka arke ina liila mid yahay ayan arke😍✌💖

  • @abdallehassan55
    @abdallehassan55 5 лет назад

    Mzh allh wll mhdsnid
    Dhacdadan in badan ayan isku arkay

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 5 лет назад +1

    haa waa wax jira omar

  • @liibanaadan3106
    @liibanaadan3106 5 лет назад +1

    Asc jumco mubaarak waa idin salaamay dhaman muslimiinta mida xigta waan arkaa arinkaan lkn riyo ku arkay kadib sicaadi ah ayaa uarkaa inbadan ayaana. Lakulmay arinkaa walaal mahad santahay ogaansho fikradahaaga wacan wakaaga mahad celinaynaa walaal allah ku xafido I'll cadaw ahna kuma aragto wallal amiin amiin

  • @Qorshe30
    @Qorshe30 5 лет назад +1

    Thank you very much ogansho pro

  • @adnangood6999
    @adnangood6999 5 лет назад

    Ogaansho aad bad ugu mahadsanty sida aad noogu faaidayso Allah haka Jazai Siiyo.
    Arinkan inbadan ban la kulmay dadna wan waydiyay inay ila qabaan dadka qaar way ila yaaben dadka qaarna way ii garabi jireen.

  • @badahuguntaybadahuguntay3103
    @badahuguntaybadahuguntay3103 5 лет назад

    Masha allh sxb cumar runtii waxaad tahay qof dadaal badan runtii markasta waxaan dhagaystaa mawaadiicda kaladuwan ee aad soo galiso kanaalka ogansho oo xitaa qaybo kamid ah aan is dhaho kuwaan adayba ku khuseeyaan

  • @iamyasinafrah
    @iamyasinafrah 5 лет назад

    Haa aniguba sidoo kale waxeyna igu beertay cabsi badan lakin rabi aan tawakalay☝️ wana markii igu horeysay ee aan arko barnaamij looga hadlaayo arintaan

  • @maahircadeofficial732
    @maahircadeofficial732 5 лет назад +2

    xalay ooy bishu ahyd 8/08/2019 ayan arkey nin aanan wligey arag oo hdna labadayduba isku nidhi wll man ku aqana sidi dag wligod isyaqanay Yab wlhi

  • @abdifataahmoha5900
    @abdifataahmoha5900 5 лет назад +1

    Dhawr jeer ayay igu dhacday wlhi,badanka riyo ayaan ku arkaa qofka aan waqtigaa la kulmayo ama dhacdo markaas igu dhacday.

  • @amounahmed8787
    @amounahmed8787 5 лет назад

    yes omar waaa igu dhacay arinkaan balse in my opinion it just only dream aad2ku riyootay ood ilowday kadib narkii dhacdada aad la kulantana maskaxda dib loogu soo ceelinaayo but xaqiidada allah ayaa og. .

  • @horumarmedia5097
    @horumarmedia5097 5 лет назад

    marar badan ayaan arkay arinkaan waxaana moodi jiray arin kaligeey Allaah iwa maneeystay

  • @axmedfaarax2312
    @axmedfaarax2312 Год назад

    Way jirtaa lkn jawaab sax ah halkeen ka helaa