Ilaahay ayaan arkay | Buug Muhiim ah |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 540

  • @faysalabdulahi7989
    @faysalabdulahi7989 3 года назад +47

    Wllhi caawadan ayaanba arkay awooda ilaahy sw.
    Lacag amaano ah ayaan hayay lacag 3000 ah ayaan waayay wal wal lkn ilaahay sw kama quusan xawlaqalada ayaan ku cel celiyay dabadeed markale ayay xaaskaygu igu tidhi mar labaad tiri waan tiriyay saa wayba dhan thy...
    Awooda ilaahy sw meeshaan ka eegayno maahan way ka wayn thy wayna kasii muchiso bdn thy sidaan moodayno.
    Subzaanalaaaaah..

  • @anfaccabdinaasir3097
    @anfaccabdinaasir3097 3 года назад +9

    سبحانك ربي ما أعظمك ما أكرمك ما احلمك ما الطفك ما عبدناك حق عبادتك

  • @ogaansho
    @ogaansho  3 года назад +59

    Dadka deg dega badan ee leh cinwaank badal : buuga aan ka hadlayno magaciisa ayaa sidaas ah .

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 года назад +59

    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم رب العرش العظيم

  • @mahamudm.a.3895
    @mahamudm.a.3895 3 года назад +44

    Anoo maanta mar yaaban Baa Hadana meel Allaha il iiga Furay. Allah Subxaanahu Watacaallaah Baa Mahad Idilkeed Leh!

  • @hassco1928
    @hassco1928 3 года назад +11

    Runti waa muqaal wax badan laga faaidayo...
    Shukran omar inshar

  • @xsummerx3421
    @xsummerx3421 3 года назад +7

    عمر شكرا لانه الله ثم انت زادت ثقت نفسي بحب فيديوهاتك و قناتك شكر 🙏❤❤

  • @somaliaairplanes883
    @somaliaairplanes883 3 года назад +7

    aloow nin aan wax ogeyn hacadaabin👍🤲

  • @hamzaabdinasir4842
    @hamzaabdinasir4842 3 года назад +1

    Mahdsanid Ustaad omer waa buug Qiimo leh si qurux badan ayaad Noola wadaagtay

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 3 года назад +6

    Wlahay waxay CASHAR u tahay
    Kuwa qalbiga ka indhala
    Inay ku cibro qaataan In alle subxaana jiro waxkastana isagu abuuray jirana
    جزاك الله خيرا يا اخي عمر

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 года назад +1

    Allaahu akbar illaahey aya ka nasahan xumaan dhamanteed waa sheeko xigmad ka buxdo jazakallahu qeyr cumar in shaar

  • @anfacchannel1121
    @anfacchannel1121 3 года назад +10

    Wlhi illaahay dartii baa kuu jeclahay wll inoo soo badi barnaamijkaan buugaagta qayimka ah ee aad nooga faalooneysid waxaa jira malaaayiin buugaag oo badali karta nolosha malaayiin dad ...❤❤❤❤

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 3 года назад +8

    Hadi aad rabto aragtida ilahey waxad aragta maqluuqiisa yaa Allah iman kamila nasii waa book cajiib ah

  • @hanadcumarxasan2690
    @hanadcumarxasan2690 3 года назад +7

    USTAAD:wali kuma arkin balse cilmigada sida noogu soo gudbiso oo waqtigada qaliga noo sisey ilahy hakaga abal mariyo janada ❤🧡✅

  • @cumarxasan582
    @cumarxasan582 3 года назад +1

    Gaalada iyagoo ar waxaso dhan ayey hadana iska indho tirayaan ilahey ha hasoo hadeyo xaqiqdana alllaha tuso alx hadu ilahey iga dhigay muslim aamin san ilahey iyo nawigiisa scw

  • @mahadwaddani3936
    @mahadwaddani3936 3 года назад +1

    Walaal Cumar mahadsanid
    Ilaahey haku xafido

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 3 года назад +3

    Aragtida Ilaahay Culumo waa wayn oo sheegatay baa Jirta Sida Caalimka caanka ah ee Madaxa Madhabta Xanbaliyada Imaamu Axmad Binu xanbal Iyagoo Ku riyooday Taasna Ilaahay Baa ku sharfay Waayo allah ayaa jeclaaday♥️

  • @bafalowsoojaa17
    @bafalowsoojaa17 3 года назад +12

    Buuga waa buug fiican balse magaca ayaan dhaliilaaya waalaga qurux badnaa in la dhaho (Ilaah ayaan arkey) oo cad.
    Magac kale ku wanagsanaa.
    Si shubahaadka looga fogaado.

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 3 года назад +5

      Wll marki si lo firyo wa qalad blse ujedkisa mahan qoraaga inu leyahay wxn arkay alle si toos ah blse wuxu ugala jeda inu allah u arkayo si dadban micnaha qofka quranka aqrinayo ee fahmayo wuxu daremay ya inu allah si toos aha asaga ulahdalyo dad bdn neh wey dhahan xata adiga firi quran aqri oo micnihiisa fahan waxad u maleysa inu adiga allah si toos ah kula hadalyo mrka sidas o kale mrkad araktid xasharadka yo duur jogta yo dhaman qalqiga alle aburay wxd umaleysa inad arkeyso alle weyne tas onana aheyn mid si toos ah blse ku darensineyso inu alle weyne jiro oo uu xiukunka asaga leyahay wixi an saxay alle xagisa ayey ka ahaden wixi an qalday nah naftyeda yo sheydan bey ka ahaden

    • @bafalowsoojaa17
      @bafalowsoojaa17 3 года назад +3

      @@najiibalfa6173
      Waa sax balse Alle ayaan arkey soma keeni karto shubahaad xaga dadka imaanka ku yaryahay iyo caruurta,
      Waxaa ila qurux badaneed in la dhaho
      (Alle wuu jiraa)
      Ama magacyo kale oo macno xambarsan.
      Balse Alle ayaan arkey oo toos loogu qoro buuga dadbaa si qaldan u fahmi karo oo iimaanka ku yar yahay.
      Taasna waa fikir keyga un.

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 3 года назад +1

      @@bafalowsoojaa17 aad o weyn wnkugu racsnahay manta camada ayaba iska bdn wnkugu wafaqay hdlka tnx bro

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      @@najiibalfa6173 walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin laha inshaa allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      @@bafalowsoojaa17 walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin laha inshaa allah

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali3141 2 года назад +2

    Subxaana ALLAH

  • @axkaamta1264
    @axkaamta1264 2 года назад +1

    maashaa allaah cumar, muuqaal kan wanaagsan inaan fiirsan ayaan u maleynayaa, farxada iyo daganaan-ta aan dareemay, ama wixii aan ka faa'idey badalkooda alle haku siiyo wll.

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 года назад +9

    Ku saliya nabiga Scw Scw Scw ❤❤

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 3 года назад +4

    😢😭 subxanallaah Qiso Aan la yaabay

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

  • @maxamedhagar2052
    @maxamedhagar2052 3 года назад +8

    Ilahayow ilahkale majiro
    Adiga mooyane

  • @hamseabdillahi5730
    @hamseabdillahi5730 3 года назад +7

    KEEP GOING SXB ilaahay hakaaAbaalmriyi

  • @graadyariisow4006
    @graadyariisow4006 3 года назад +4

    Waxaa tahay qof mudan in waqti Lagu bixiyo oo cilmi lagu korarsanaayo because wax wayn baad ka hadlaysaa ❤💯💯💯

  • @Samiir881
    @Samiir881 3 года назад +23

    mnzha allaah ustaad omar allaah ha ku dhawro 💖
    8:23( أَنفسُهُم ...) بضم السين الله يجزيك .

    • @jaamacxuseenyuusuf267
      @jaamacxuseenyuusuf267 3 года назад

      ربُه-بضم الباء والهاء معا شكرا اخي عمر

  • @ibrahimmohameddjama875
    @ibrahimmohameddjama875 3 года назад +1

    Mahadsanid walaal cumar iinshaar

  • @alhaaji5912
    @alhaaji5912 3 года назад +4

    Omarow buugkaan intee ka helaa asagoi af somaali ah🙏

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 3 года назад +3

    Msha alaah ustaad jazaka laahu kheyran ❤❤❤❤

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

  • @mohamedibrahimmohamed8258
    @mohamedibrahimmohamed8258 3 года назад

    Masha Allah walal cumar inshar mahadsanid sida aad noga bararujisay. ..jazaku Allahü qayr

  • @shiine6874
    @shiine6874 3 года назад +4

    Masha allah waa muuqal wax bdn laka faaiidaayo

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 года назад +1

    Masha Allah wacyi fiican ah daliil u ah kuwa kibran oo Allah xaqa ah diidan in jiro Allah diinteyna xaqa ah ha nagasogo,

  • @xubixaji7965
    @xubixaji7965 3 года назад +2

    Allahu akbar ilaahaw xaqa nagu dil😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jamalfaisal1724
    @jamalfaisal1724 3 года назад +4

    Awoodaha Allah ayaan arkay.

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 3 года назад

    Haa walhi waa run shegtay abowe qali ilahey ha ku barkeyo

  • @ahmedcabaydh684
    @ahmedcabaydh684 3 года назад +1

    Mzha Allah ustad cumar noosoo badi

  • @xasanmaxamed1881
    @xasanmaxamed1881 3 года назад +1

    Ilaah dartii ayaan kuu jeclahay ustaad cumar

  • @TheMaestro8
    @TheMaestro8 3 года назад +49

    Ha iska dhageysan muuqalkan, ee u dhageyso in aad cilmi kabarato.

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 3 года назад

      Ali jamil hadal jaahil ayaad igula hadashay trump is ad sheegeyso, mindha adaa ubaahan ee orodoo u noqo baalishle.

    • @leounaye5590
      @leounaye5590 3 года назад

      Mahadsanid

    • @allahuakbar4626
      @allahuakbar4626 3 года назад

      Sax waye hdalkas

  • @farxiyofaraxsanfarxiyofara1423
    @farxiyofaraxsanfarxiyofara1423 2 года назад

    maasha allh allah haku xifdiyo ustad omar

  • @rahmamohamedrahiima7483
    @rahmamohamedrahiima7483 2 года назад +1

    Subxanallah allha Ku barakeyo

  • @googaaklo153
    @googaaklo153 3 года назад +47

    One of my fav channels.🥰

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      Asc walal Nabadoon waxaan kaa codsanaa in aad soobooqato kanalkeyga subscribe iisaarto plz waa codsi walal

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      @@jaabirsoomaali9214 walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      @@asmaabintmohamed8429 walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g 3 года назад +1

    Waan arkay waana yaabay markan magaca buuga indhaha saaray

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 3 года назад

    illaahay. Wanaaga hanaguhago. tawbadana hanwaafajiyo dhammaanteen mahadsanid wallal cumar inshaar

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 3 года назад +11

    Hadii aan awoodo in aad fiidyoowgaan in aan saari karo kun like waan saari lahaa walal soo badi kuwaan oo kale

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 3 года назад +2

    Waxaan xusuustaa Anigoo yar yar baanu dhagax la dhacny daanyeer aad u catoobay abaar ka dhacdy meesha darteed ka dib buu sidii unuu na bar yayo calaacalah soo dhigty waanu ku sii wadny dhagixii hada markaan soo xasuustaa waan murugoodaa oo aan anigu waynaady oo caqli yeeshay noolahan yaa bary inuu labada gacmood soo dhigto sidii qof bini aadam ah 😥😥😥

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 3 года назад

      Dhagaxa iyo dilka xayawanada caruurnimada walaga wada simna 😪😪

  • @cabdallecarabcabdi5139
    @cabdallecarabcabdi5139 3 года назад +7

    Azhapy ustad kan waa idin ka xishoda video gan 70k veiws marayaa like ficana mahysto

  • @apthulmajidapthullahi3945
    @apthulmajidapthullahi3945 3 года назад +19

    Walal Omar waxad tahay wallal aad u qiimo badan mawduucan markii adka hadashay ee an dhamaystay kanana fa'idaystay,waxa igu soo dhacay fikir ah madaamo ay dad badan kugu xidhan yihiin inad samayso ama kusoo kordhiso channelka barmaamuj ah inaad aaad soo qaado Buug kaas oo ah mid nuuhima waqic dhab ahna ka hadlaya oo adiguna ka fa'daysatid aniga io dhaman mujtamucna ka fa,idaysano adigoo walliba qodobaynaya waxad ka fa'iday iyo walliba wax tarku leeyahay,sababtan kuu idhina wad dareemi karta Buugagta waxa ku duugan cilmi ad u balladhan kas oo inaga dhiman wax wayna ina tarri karra ❤🙌 alleh hakulla garrab gallo wll wx wallba ood rabto

  • @abdishakuurmalla1018
    @abdishakuurmalla1018 3 года назад +1

    الله هو قادر علي كل شيء
    الله هو الاحد الصمد الذي لم يلد و لم يولد و لم يكن له كفوا أحد

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 3 года назад +1

    Masha allaah wll ilaahay haku xafido
    ❤❤❤wax muhiimad noo soo gudbisay💯😍

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 3 года назад +6

    صح لسانك استاذي انت الكريم
    كثرالله امثالك❤❤❤❤❤

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 3 года назад +2

    هذا الفيديو زدني إيماناً.

  • @maxamedibraahim6967
    @maxamedibraahim6967 3 года назад +8

    Masha allah waa mid ka mid ah muuqaladii ugu wanaagsanaa ee omar inshaar noo soo gudbiyo

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk 3 года назад +2

    Allahu akbar
    Alhamdullilah Waxaan heysanaa nimcada aduunka ugu qalisan taasna waa inaan nahay dad islaam ah alxm
    Mahadsanid wllken Omar

  • @abdishakurmohamed5067
    @abdishakurmohamed5067 3 года назад +2

    Jazaka wll cumar inshar
    mugalada nocan ah wad nagu yareysey ayantan
    Ee no so badi inshlh allh yaxfadki

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 3 года назад +3

    Wlhi ustaad cumar waxaad soo diyaarisay barnaamijkii ugu fiicna oo alla inaan waynayna noogu socday
    Horay ayuu alle u dhahay shaqada ugu fiican waa inaad dadka alle xagiisa ugu yeertid
    (ومن احسن قولا ممن دعى الى الله )

  • @suhaybcabdirashiid4714
    @suhaybcabdirashiid4714 3 года назад +4

    Cumar ishar ilaahay ayaan arkay waa erey xadgudubah ilaahay lamasifaynkaro lakin waxanad kahadlaysaa waa makhluuq Lama ohdankaro ilaahay ayaan arkay lakin waxy kutusinaysaa jiritaanka ale

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 3 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @Cazzaam
    @Cazzaam 3 года назад +4

    My favorite chanel 🥰✊
    Ustad Allah yacizak 🥰

  • @zumayaahmed3078
    @zumayaahmed3078 3 года назад +4

    Mawduucan shalaytada wuxu gilgilay dareenkayga salaadi makhribka baa iiga tagtay si aana ula kicin iyado aana la joogin ba soxasuustay shaydanku wuxu iyiri cishaha ku daraysaaye iska dhaaf wlahi wan u dagdagay in hada tukado ceeb iyo xishood aan ilahay xagiisa ka dareemay ilahow qalbigeena salaada jeclaysii aaamin

  • @user-ht7mk1kc9z
    @user-ht7mk1kc9z 3 года назад

    Mahadsanid omar inshar

  • @dacwachanel8686
    @dacwachanel8686 3 года назад

    Manshalah allah ha ku bareekayo, allahu akbar

  • @cumar1703
    @cumar1703 3 года назад +2

    جزاك الله 🥰😍👍🏽👍🏽

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 года назад

    mahadsanid wll omer

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 3 года назад

    Muqaal aad iga ilmeysiyey
    الله اكبر
    Aad ba u mahadsantahy walal omar inshar

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 3 года назад

    waa book cajiib ah runtii Waad ku mahadsan thy sida quruxda badan aad inoo ku soo bandhigtay omar inshaar

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 3 года назад

    Msha allah muuqaal aan wax badan ka faaiidnay.
    Alle awoodis iyo abuurista koonkaan iyo waxa dulsaaran ayaa kuu cadaynaysa jiritaankisa boog faaiido wayn leh maskaxdana wax badan kuso kordhinaya ayuu ka tàgay Adoonkaas.

  • @ahmedcabdulahi3318
    @ahmedcabdulahi3318 3 года назад +1

    Ciwaanka ayaad qaladay waxayna ku habooneyd awooda alle aan idintuso keep going pro

  • @shaafcicaliduuble9953
    @shaafcicaliduuble9953 3 года назад

    masha allah wlhi waa arin mucjiso ah xaywan kas ayaa daremay in uu denbi galay anagana maalin allah kenay danbiyo kale duwan ayaa kaloynaa waa arin layab badan

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 3 года назад +1

    Allaahu akbar

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 3 года назад +1

    Ilaahay danbigaaga iyo kii walidiintaabaa hadhaafo e noosoo badi sheekooyinka xikamada waadixa kujirto
    Waan jeclahay qoraaga
    مصطفى محمود العقاد

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 11 месяцев назад

    Illahay aad ban u aqaan sida u uwanaagsan yahay mar walba an dareemo murug ama wax anan xalin karin illahay albab bu iifura illahow àdiga mahad oodhan leh la,aanta waxba ma nihin illaaha naxariista badan baan ku gafna mar walba illahow kuwo ku raali galiya naga dhig

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 3 года назад

    Tnx wlloh cumar inshaar waxaan kaa faaiiday waxyaabo aad ubadan jazakallh kheyr jazaa

  • @barstar9060
    @barstar9060 3 года назад +2

    MaashaAllah wll Ala Hakaa Abaalmario

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад +1

      walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

  • @farxiyacmr7500
    @farxiyacmr7500 3 года назад

    Wad mahadsan tahay walalkey qali hori usoco hurmaar ku rajeeynaa

  • @xayatiqalbiahmed8013
    @xayatiqalbiahmed8013 3 года назад +1

    Mansha alah warun tasi qofkii ale araktidisa donaya waxuu aburay ha arko

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 3 года назад +1

    Allaha unaxaristo Aqoonyahan aragti dheer ayuu ahaa Dr mustafa maxmuud❤
    mahadsanid aqoon badan waan kaa faaidaysanay magacaga iyo muuqaguba ha raago..

  • @fartunawil551
    @fartunawil551 3 года назад

    Masha Allah. Jazakallah kheyr walal.

  • @xasanmaxamed1881
    @xasanmaxamed1881 3 года назад +5

    Allah xaku xafido cumar fu aadow

  • @sadiafatah3077
    @sadiafatah3077 3 года назад +3

    سبحان الله ❤️

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 3 года назад +5

    وفي انفسكم افلا تبصرون ❤ صدق الله العظيم

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda2392 3 года назад +4

    Allahu akbar☝

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад +1

      walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

    • @rabowrumeriyadayda2392
      @rabowrumeriyadayda2392 3 года назад

      @@Somalihappyfamily ok wllo wan kusari

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 3 года назад +1

    Mahadsanid 💯 wlala omar inshaar

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 3 года назад

    Mahadsanid walaal cumar🙏

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 года назад +1

    shukran wll cumar

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 3 года назад

    Jaza kallh khyral jazaa.walaal 100% mahadsanid.

  • @deeqaquem1649
    @deeqaquem1649 3 года назад +1

    Waa markii uhurysy aan comment kabixiyo muqaaal cajiipa ❣️ alah ayaa mahad usugnaaty ❤️

  • @izoohassn6994
    @izoohassn6994 3 года назад

    IloveuAllah Laanta wxba maihi rabana aatina fidunya xasana wa filaaqirati xasana wa qinaa cadabannaar 😓😓 Shukran wllkey omar Allah ycikz🙏

  • @xaviking9479
    @xaviking9479 3 года назад

    M.a alla ayaa wayn

  • @aminhaibejama2582
    @aminhaibejama2582 3 года назад +1

    Jazaakallahu wll inshaar
    Dr Mustafa maxmud wuxuu kamid ahaa mufakiradeenii ugu xeesha dheeraa wakhtigaas iyo wakhtiganba. rabbi ha u naxariisro AAMIIN DHEH ADIGUNA WLL☝️

  • @husseinahmed5608
    @husseinahmed5608 3 года назад

    ilaahey ayaa weyn

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 3 года назад

    Fadlan Channelkan Subscribe saar wlal si ay kuu soo gaaraan Muuqaalo Arimaha Sirdoonka iyo arimaha qarsoon 🇸🇴💝hadaad calankan ku faantid subsribe hala dhaafin

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 3 года назад

    2016 ayaan kadaawaday qisada libaaxan yislam omar

  • @alilibanabdirizak9049
    @alilibanabdirizak9049 3 года назад +1

    Mahadsanid walaal jasaakaLLAAH

  • @hassanturaabi1720
    @hassanturaabi1720 3 года назад

    وان من شئ الا يسبح بحمده ولكن لاتفقهون تسبيحهم

  • @zuhaybkaize7542
    @zuhaybkaize7542 3 года назад

    the best history omer keep going predr

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      walaal waalidkaa ilaahay dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, walaal ilaahay adna wax aad ku faraxdid haa ku siiyi hafii aad subscribed ii saartid chanelkaygu wax fiican buu ka hadli doonaa, wuxuu ka hadli doonaa masaakiinta sidii loo caawin lahaa inshaa allah

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 3 года назад

    Mansha Allah, Jazakalahu khayr

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 3 года назад +1

    Wllo guul guulayso aad ku jeclahay dar ilahay

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 года назад

      @@jaabirsoomaali9214 sxp maya waa sida uu qoraaga mustafa maxmuud uu u qorey oo dadka baraayo jiritaanka alle subxana watacaalaa

  • @morokomaxamedmorokomaxamed8125
    @morokomaxamedmorokomaxamed8125 3 года назад

    waan yaabay markii an akhriyay ilaahaybaan arkay lkn sifiican ayaad ii fahansiisay

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 3 года назад +2

    Mshalah Cumar inshaar

  • @sumayosuuban2921
    @sumayosuuban2921 3 года назад

    Walalkan aqli cilmi iyo diin intaba leh ilaahay ha ino xafido walalka. Waxa aad iiso jiitay sida uu diintena macankabadan ku so dabaqo kliyadiisa allaha ku xafido walal