Deja Vu Aragtida "Horaa Loo Arkay"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • aragtidan deja vu waa aragti aan illaa hadda caddayn iyo tafsiir rasmi ah loo hayn.

Комментарии • 413

  • @zuhaipmohamed8787
    @zuhaipmohamed8787 5 лет назад +3

    KaliYa waa channelka aan youtube u soo galo keep going prother aadam ❤🔥👏

  • @wllmuniirofficial535
    @wllmuniirofficial535 5 лет назад +5

    Wlllhy anigu waxyaba waan arkaa inta ila aragto #like isara

  • @mrdrogo219
    @mrdrogo219 5 лет назад +3

    I love you aadan bes youtuber

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 5 лет назад +3

    Asc ...
    Walal kaso hadal jabki General aydid u ugeystay cidanki mareekan

  • @dirieapdidirie7526
    @dirieapdidirie7526 5 лет назад +5

    Zhp wxaad noo badhaa filimka ( ra.one ) wnku wareere lkn waxan hubaa in sir ku jirtoh

  • @zayidkasbk1550
    @zayidkasbk1550 5 лет назад +3

    Wllky aadan haa wn arkay Ikn ani aragti ahaan waxan qabaa inaad waxan hore u zoo aragtay wayo hadalada qaar ayaa mudo dhowr igu soo laalaabtay isla xili isla qof iyo isla gooobtii walibah mrkah ani Argtida way jirta aaminsanahay

  • @footballaddict0
    @footballaddict0 5 лет назад +1

    First baan ahay maanta, zahan hore u soco wll

  • @waadsameenkartaa.726
    @waadsameenkartaa.726 5 лет назад +1

    Haa walhi anaaa arkay waanba yabay markaan arkay adoo cajirkasoodiyarisay waxaan umaleynayey inee waxqayaliyihii lkn waa waxjiro yaah masha Allah wll aad umahdsnthy deja vu adaa aad ula kulmo marar badan tlhi🙋

  • @guledomer7827
    @guledomer7827 4 года назад +2

    2: dad bdn ayaa been moodaya lkn garab-daar ayaan leeyhy alx waxn u maleeyo inuu sidaa dhacayo badanka wuu u dhacaa lkn mid ayaan ku xumahay waayo nin aamusan ayn ahay dadka waxba uma sheego waan ka yar dhacaa🤲🤲ma 2aad ALX

  • @Ibro252
    @Ibro252 5 лет назад +1

    Haaaaaah wlhi way iga guuxaysay marar badana waan u waayey macno Mahadsanid #Aadan

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 5 лет назад +11

    Inta Napiga jCl like iziiYa wLo

    • @mohamedherzi840
      @mohamedherzi840 5 лет назад +1

      Nabi muxamed miya like ku radinaysa neefyahow

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 лет назад +1

    marar badan ayay igu dhacday sxb mahadsanid sxb aadan sahan

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 лет назад +2

    waa run way dhacdaa ani waxan ku tasfiirtay in hore hadalkan iyo ficilkanba ugu riyootay ka dip iloowday oo malin si dhaba u aragto aad is dhahay xagaad ku aragtay waxay

  • @guledomer7827
    @guledomer7827 4 года назад +3

    الحمد لله الذي فضلني على كثير من عباده
    Wlhi commentiga waan akhriyay badanka
    Lkn qof ila mida maan arag dabcan waayo:
    1: aragtida deja vu oo kle weeyaan lkn way ka duwan thy sababtoo ah anuu marka aan isku arko markaaba waan dareemaa oo waxaan xasuustaa xilliga waxani aan arkay waanay igu bdn thy da'adayduna 20 eeg uma jeedo sahanka xogaha ee marka aan cibaadada badiyo way igu badataa marka klena way igu yar thy🤲🤲🤲alx

  • @abdifatahhalane1792
    @abdifatahhalane1792 5 лет назад +1

    Wallaahi anigay arrintaasi igu soo noqnoqataa wll Alle haku barakeeyo

  • @ahmeda.gebrael.7794
    @ahmeda.gebrael.7794 5 лет назад +1

    Maalmahan danbe is Kuma arag laakiin mar mar baan wiig kasta isku arki jiray oo iswaydiinjiray sowdigii arinkan hore usoo maray?.
    Sxb aadan mahadsanid. Hadaan baadhitaan sheets as ah oo deja vu ah bilaabi e.

  • @accounting188
    @accounting188 5 лет назад +3

    **Aniga waxy ila thy in ay ugu facday , **#astaamaha** **#nabi** nimadana waxa ka mida in riyada waxa lagutuso Arortii uu arko**

  • @Tallaab0
    @Tallaab0 5 лет назад +1

    Haa, Balse markan arintaydan dib uraacay waxan ogaaday inay tahay riyooyin aan ku riyooday oo xaqiiq ku timi marki dambe.
    Shukran.

  • @msrentertainment8711
    @msrentertainment8711 5 лет назад +2

    Haa maalinkasta dhibkaasa iheysta marki aan badheyna #deja vu aragtida Ayaan arkey thnkz

  • @somalimotivationalspeech5625
    @somalimotivationalspeech5625 5 лет назад +1

    Haa wn arkay inbadan wanan layaabay xitaa waxan isku dayey bal in an baro lkn wx natija ah kaman so sarin
    Mahadsanid wax badn hada wn ka fahmay wanan si radin doona thanks pro adan جزاك الله يا اخي

  • @tokyodema320
    @tokyodema320 5 лет назад +4

    Waxas oo dhan mrmar ayan ar ka lakin waxa sidaa usiwayn maila ah ee waan iskadhafa un 🕠🕖🕛🕢🕤

  • @samiirshaka2751
    @samiirshaka2751 5 лет назад +2

    Haaaa Waan arkaa 🤔🤔🤤🤤Aniga ☝️ 10 jeeer Cimrigey ba

  • @gushayoung4755
    @gushayoung4755 5 лет назад +3

    M.a wlhi ruun ahanti anga dhowr jeer igu dactay

  • @napiil0133
    @napiil0133 5 лет назад +1

    sxb aadan sahan sideen ku ogaan karaa in macluumaad aan meel ka akhriyayay amaba maqlay in ay xaqiiqo tahay??

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 5 лет назад +2

    Aniga Waa Haa oo ismoodsiiskaasi Waa Jiraa☝☝

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 5 лет назад +3

    Aad iyo aad Dadka oo dhan iney ilaqabaan baan arkaa markii hore aniga kaliya ayaan is moodi jiray😁😁

  • @camaarcabdirisaaq6805
    @camaarcabdirisaaq6805 5 лет назад +1

    aadan khadar cali walaal aan aad ujecelahy alle haku karameyo

  • @montana4336
    @montana4336 5 лет назад +3

    Haa waa arke

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 5 лет назад

    Walahi waa arin kaguuxeysay laabtey mar mar ayaan isdhahaa waxaan intee kusoo aragtay aadam god bless you sxb

  • @hanadabdirahman4201
    @hanadabdirahman4201 5 лет назад +2

    Haa wlh it normally happends to me 😂😂😂

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 5 лет назад +4

    Wn arkaa mar walba muqalkan aniga oo xataa sii garta qofka ila fadhiyaa waxa uu sii odhan doono

  • @maqalbooks
    @maqalbooks 5 лет назад +2

    Sxb dabeecada nocaan marar badan ayaan arkay waadna naka jaahil bixisay mahadsanid. Waxaana waaye sii aan dareenkaas ku cabiro

  • @zakariehussien3953
    @zakariehussien3953 5 лет назад +2

    Haa, Arintan Dhawr jeer oo ay Bilo u dhaxeyso ayey ila kulentay, Anna waxaan moodaa inaan xaley kusii riyoodey oo aan riyadii ilawsanahay!!!!

  • @cabdirahmaanhussain2102
    @cabdirahmaanhussain2102 5 лет назад +1

    جزاك اللهُ‎always wll waan isku arka lkn ma qaqaan meeley ktimi live xataa wax dhicdoon waad shegi kareysaa niyow

  • @abdiazizhassan5098
    @abdiazizhassan5098 5 лет назад +1

    Haa sxb adam wlh dhowr jeer ayey igu dhacday

  • @mohamedabdullahiali7324
    @mohamedabdullahiali7324 5 лет назад +2

    Sxb Adam, dhabtii arimahan kun jeer ayaan dareemaa misana baaritaankooda kuma guulaysto dhabtii.

  • @Yaxyeazair
    @Yaxyeazair 5 лет назад +1

    Wlhy in badan ayaan hore u arkay zxp
    Lkin markih danbe wxan u qaatay inay tahay riyooyin an ku riyooday oo run noqday markii danbeh
    Ila imnkana taas aminsanay
    Mhdsanid

  • @robtv9634
    @robtv9634 5 лет назад +5

    Wallahi this happens to me

  • @hagepodcast
    @hagepodcast 5 лет назад +1

    Horay u soco guulayso waligaa

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 5 лет назад +1

    Sxp aniga waxaa igu dhaca mararka qaar waxaan sameeynaayo inay been ila noqdaan oon is weeydiyo taloow miyad samynaysaa mahalkaan ayaad joogtaa oo ma adiga qofkaan ????

  • @unknownhhhyouknowme5821
    @unknownhhhyouknowme5821 3 года назад +2

    Haaa wlli waa run

  • @cabdisalammaxamed9948
    @cabdisalammaxamed9948 5 лет назад

    Mahadsanid! Haa inbadan. aniga waxaan is dhahaa waxani horay ayad ugu riyootay.

  • @adfgd8740
    @adfgd8740 5 лет назад +1

    Wlhi iyo blihi waa runtaa zxp

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 5 лет назад +1

    Wlhi wll waxani anuu i haysta waxan gadhay heer an cidla fadhiisto oon is weydiiyo halakd ku aragtay

  • @mursalaxmed8266
    @mursalaxmed8266 5 лет назад +1

    Waryaa adanow aniga ugu horeeyey

  • @bashkauk623
    @bashkauk623 5 лет назад

    wll waxaan jclaan lahaa inaad fikir wanaagsan aaad naga siiso sababta kadambeysa bur burkii iyo weerarkii dawladda soomaaliya

  • @djilanimahamoudahmed3776
    @djilanimahamoudahmed3776 5 лет назад +1

    Haa............machallah

  • @waheliye44
    @waheliye44 5 лет назад

    Aadan Keep going pro from Cardiff

  • @bashkaali4980
    @bashkaali4980 5 лет назад +2

    Arintaan waxaanba uqabaayay in ey aniga kaliya iheyso ee illaa waa wax jiro lkn anigu ilaa markaan yaraa waan isku arki jiray lkn inta lasheegay waxbaa iidheer oo mararka qaar ayaa maskaxdu iisawirtaa wax aan hore usoo arkay iyo wax aan arki doono iyagoo wareegsanayo oo isku xigxigo

  • @mursalaxmed8266
    @mursalaxmed8266 5 лет назад

    Abti anaa ugu horeeye like ta dee ha ilaaawina

  • @asliaxmed4313
    @asliaxmed4313 5 лет назад

    wllo qaali jazaaakalaahu khyr wx bdn ayaad noo faaidaysaye haa wllo intaba waan lasoo kulmay

  • @raaidcabdi16
    @raaidcabdi16 5 лет назад +3

    Haaa wllhi anigay i haysataa alxdilah haday jiraan Dad ila mida

  • @wabarkawanaaga292
    @wabarkawanaaga292 5 лет назад +1

    Nice
    Ismood siiskaa igu dhacaa inta badan

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 5 лет назад +2

    Galadu waxy naga dhadhicin rabaan inay dadku nafaha isku badalan waa diida ay diidanyihin soo bixinta qiyamaha waa niin fahany dheh😋😋😋

  • @hoygasport1606
    @hoygasport1606 5 лет назад +2

    الله يوفقك

  • @ninismood123
    @ninismood123 5 лет назад +2

    Haa mar kasta waan isku arkaa lakiin wax ii fasiiraan wayay

  • @Irmaanshow
    @Irmaanshow 5 лет назад +1

    In badan ayaan rabay aragtidan wax ka hadasha mahdsanid walal

  • @nft-crypto-games4451
    @nft-crypto-games4451 5 лет назад +2

    Haa waan arkay sxb laakiin dadka qaarna waxay ku micneeyaan inay waxyi tahay oo qofka wax la tusooyo tusaale ahaan inaan mawduucan hore commenti uga bixiyay

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 5 лет назад +3

    Ano Waxan u maleenaya
    In riyo lagu arkay muqalada

  • @mohamethhassanhashi5150
    @mohamethhassanhashi5150 5 лет назад +1

    Haa wallHi igU paDan tahY wliPa ✔🙋

  • @ayubadde
    @ayubadde 5 лет назад

    Masha allah waa Mowduuc aad u muhiim ah

  • @kingothmanmahmoud5168
    @kingothmanmahmoud5168 5 лет назад +1

    Maalin walpa wan lakulma deja vu waana mowduuc ii muhiim ah

  • @somalilanderman6429
    @somalilanderman6429 5 лет назад +4

    Wlhi dhowr jeer is waydiiye waxaso kle

  • @mussekhadar7388
    @mussekhadar7388 5 лет назад +1

    Waryaa wll aadan sahan caawunbaa meel taabatee wlhi wll wxn tiromale inta aan arko dhinac aan uqaadana waan gran waaya wlhi hbnkii jimcihii oo iigu danbaysay ayaan anago midanu zxp nahay oo zxpdii lga guursaday aan dajinayey ayunba is idhi war hawshan aadku jirto sawdigii horay u arkay marqudhunba baxay suu wiilki igu idhi zxp musse mxaakuhelay kadib waxba uunba ugu jwbay

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed7977 5 лет назад +4

    Hhh hindidu caadi maha naf baa copy noqoneysa wuxu horey qofka kale u arkay baad isweydineysaa xageed ku aragtay aragtidoda dhanbaba qaldan😂😂ka islaam ahaan naf tagtay waa sey ujiidatay👍bal eeg farqiga nodhexeya😍ALXLLH

    • @hudhaifa7580
      @hudhaifa7580 5 лет назад +1

      Hhhhhh 😂 hinduuda wax wlpa Ka filo

  • @xuseenaxmedwaadmahadsantih102
    @xuseenaxmedwaadmahadsantih102 5 лет назад +1

    Haa sxb lkn maxasuusanin halmar xitaa goorta aan horay u arkay mahadsanid sxb

  • @salfarahman4930
    @salfarahman4930 4 года назад +1

    Wlhi labo jeer aan dareemay waxay ahayd suaal igu soo noqnoqonaysay jawaabna waan u waayey

  • @omarhoone6036
    @omarhoone6036 5 лет назад +5

    Wllo Nabiga kusaliya Wllo like na saar

  • @ikraanladan8497
    @ikraanladan8497 5 лет назад +3

    Sahanoow in badan aan la kulmay arimahaan lkn meel aan kusifeeyo waa waayay kasoo qaad anigoo gurigeeyga joogo aan cabitaan ubaahday waan baxay waxan tegay dukaan aanan wali horey wax uga iibsan markasaa cabitaanki kadalbatay qofkiyaa kula ekanaayo qof aad sidaan oookale wax uga iibsatay hadalada dhaqdhaqaaqa lkn meel eey aheyd iyo goob eey aheeyd waa weynee

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 5 лет назад +3

    I am medical student !!!!!
    Lkn sxp psychological problem waaye hadii eey bataan
    Sidoo kale aragti caksideeda ayaa jirto oo qofka waxwalba ku cusboonaanayaan
    Lkn mida aad dhahday labada dhinac ee maskaxda ayaa warbixinta kala helaayo macquul ma ahan
    Maskaxdeena labada dhinac waxaa udhaxeeya " carpus collusum" oo isku xera labada dhinac , wuxuuna ugudbiyaa fariinta si aad udhaqsa badan oo milliseconds ah marka madhici karto ineey kala hormaaan
    Aragtida kale ee ah in qofka markuu dhalanayay uu horay usii arkay taasne majiro waaya xasuusta qofka " memory" kaliya waxaa larikoor gareeyaa wuxuu arko , maqlo ama lakulmo
    Sorry wll hadaa qalad ii fahamtay

  • @bigboss-di3rf
    @bigboss-di3rf 5 лет назад +1

    May Allah blessed you

  • @cabdiladiifcali1990
    @cabdiladiifcali1990 5 лет назад

    MashaAllha waa run zxp Thankis

  • @haramcadofficial1101
    @haramcadofficial1101 5 лет назад +1

    haaaah zxp arinta inbada baan isku arkay waxaan modayay mid aniga kaligay ilaahay igu ilhameyay (iihibeeyay) dadkana aan arintaa usheegana dhamaantood.qiyaali ayay iiga qadanjiree
    lkn hadda waxan ogaaday inaythy wax lagawada simhn yhy

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 5 лет назад

    Alaah haku dhowro aakhirona xisaabla,aan janada hakugeeyo walaal

  • @maxamedsiciid4320
    @maxamedsiciid4320 5 лет назад

    Mahadsanid zxp

  • @yaxye3145
    @yaxye3145 5 лет назад +2

    Haa

  • @adamhassamadamadamizaaq3613
    @adamhassamadamadamizaaq3613 5 лет назад +1

    Zxp wlahy inbadan by sidaasi ugu dhacday

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 4 года назад +1

    Wlh bilaahi inbadan wlh waan arkaa xitaa erayada lagu hadlaa xitaa inan sii shegikaro ayan u mlaeyaaa wlh

    • @farhioabdikadir3495
      @farhioabdikadir3495 4 года назад

      Ani waxan arke inan sheko qofka aqon magacisa xitaa wlhi isla yabA marmar

  • @mmx764
    @mmx764 5 лет назад +2

    Wlhi Ben mahan waxa igu dhacda markan xafada jogo ma hol hayo inuu qof hadal ilawadago an u maleyo hadalka idhahday isla hoshan an hayo horay mad idhahday an radiyo xiligee dhacday lkn makeni karo watan is wediyo xata qofkii an ku dhaha horay mawadagny sidan okale markas igu jwb ta my adaa modid marka qar waxan isdhaha ma xajiro waqtiga taganthy ama waxa ku suganthy iney horay u dhacday wan kayaba

  • @Charco02
    @Charco02 5 лет назад +3

    Ereyga "Déjà vu" wa faransiis micnihisu wa "horey arkay" "already Saw" Horaan u arkay wa "J'ai déjà vu" Horta wey igu dhacday marar badan inan is iri xge ku aragtay 🤔🤔🤔🤔

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 лет назад +4

    Anigu waan isku arka weliba in badan

  • @mursalaxmed8266
    @mursalaxmed8266 5 лет назад +1

    Wlhi sxb aadanow wan isku arkay ilaa yaraantaydii

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 лет назад +1

    Waxaan kaa codsanaa inaad kasoo hadasho dareenka lixaad(Sixth Sense ama Extraordinary Perception) aad baad u mahadsanthy....From Caasimadda qaranka Soomaaliyeed,Mogadishu

  • @qeysqiseyni4369
    @qeysqiseyni4369 5 лет назад

    Wlhi Aniga Iguma Badno Lkn Mar Mar Oo Aan Dad La Shekeysanayo Waxaa La I Tusaya Inan Hadalkas Hore Isku Dhaafsane Waxana Lai Sii Tusaya Hadan Hadalkas Sii Wadno Inan Isku Dhici Doono Dadka Aan La Shekeysanayo Markas Aniga Wanba Iska Istaaga Wlhi Dhowr Mar Ayan Fiiriye Weyna Igu Dhacde Inan Isku Qilaafno Hadalka Nin Wuu Iga Yaapiye Wlhi Prother Thanks Qof Caaqil Ah Ayaa Tahay Masha Allah

  • @ndiinrashid1943
    @ndiinrashid1943 5 лет назад

    Thank wll horay usoco

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 5 лет назад +1

    Haa wlipa madaxa ii xanuuna mrka arko (Deja vu)

  • @injineerkainjineerka4105
    @injineerkainjineerka4105 5 лет назад +1

    Haa waan arkay in badan

  • @ahmedabdi604
    @ahmedabdi604 5 лет назад +3

    Marar badan way igu dhacday sidaan aniga marar badan

  • @samiircalii2687
    @samiircalii2687 5 лет назад +1

    Sahanka Xogaha 👍👍👍👍👍🙏🌹

  • @zaamzain6934
    @zaamzain6934 5 лет назад +1

    Haa wey igu dhacday marar badan zxp

  • @jaantamedia8289
    @jaantamedia8289 5 лет назад +2

    hh alla haa weligey kaligey inan ahy bn moodi jiray

  • @adkow6784
    @adkow6784 5 лет назад

    Waa unaahnaa dhabtii oo waan is waydiin jiray arinkaan

  • @khaalid.muxumed
    @khaalid.muxumed 5 лет назад +1

    ✔✔✔👍👍Haa wlhi lakiin aniga uun baa is moodaayay ma moo dayn inaynay dadku ila wadaagaan ✔✔✔✔✔👍👍👍🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤✔✔✔✔✔✔

  • @jafarrashid183
    @jafarrashid183 5 лет назад +2

    Wan arkeY 👀 DEJA VU walipa 5 saac ka hor

  • @mukhtaar13yackup91
    @mukhtaar13yackup91 5 лет назад +2

    Alle cilmiga ha kuu brakeyo

  • @mukhtarmaxamud7485
    @mukhtarmaxamud7485 5 лет назад

    Wararkaasa imara aadanow sxb

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed 5 лет назад +1

    Thankz sxp

  • @shantagolahasare2775
    @shantagolahasare2775 5 лет назад +1

    Hhhhhhhh
    Haaaa marmar ayaan yaabaaa aadanow
    Waana jawaab aan wax ka hadla aan la aaa lkn anigu waxa aan u maleeyaa in aan ku riyooday

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 5 лет назад +1

    Haa zxb wuu igu badanaa dareenkaas ismoodsiisku waxan moodi jiray inan kusii riyooday
    markan yaraa ayuu igu badnaa lkn hada marmar

  • @azkarahmed8727
    @azkarahmed8727 5 лет назад

    Cawa second ahay like iigu qabta