Naxdin 😢& qalbi xanun baa daremayaa gal & muslimba meshey donto haka dhacdo yan ladhihin magala lacebeynaya & qabil midna yan lagu mashqulin waxan wax laso diyariyay lee amay ku so biyo shubata waayo ladagalanka diintena suban &dhaqanka somali lagu dhela sobadaty yaa Allah waxaba iga dadagi la abti &awowe 😢😢ilahayow been kadhig san ahay ada oge yaa rabi wallahi waa wax laga naxo
Gabadhan waxa laga yaabay in uu Aabaheed diiday in uu dhalay uu shaki ka galay arrinta mudo dheer ay soo jirtay Markii ay hada quusatay ayey sidan aar gudasho u samaysay yarta miskiintana ciyaalka xaafada ayaa uureeyey
haambalyo ❤ waa sax waa abahed iyo walaalked amaay gabadha dilaan yaa ka damiin aah gabadha dahir waa nin wanaag san
Wanaag baad samaysay adigoo kashifay, ilaahay ha ka aarguto
No don’t accept it injustice
Gobolkii raga ma gobolkii kufsiga ayuu isku bedeley😮😮😮 Qalbiga Allah ha u qaboojiyo hooyadan iyo ilmaheeda dulman. Subxaan.😢😢😢😢😢
Naxdin 😢& qalbi xanun baa daremayaa gal & muslimba meshey donto haka dhacdo yan ladhihin magala lacebeynaya & qabil midna yan lagu mashqulin waxan wax laso diyariyay lee amay ku so biyo shubata waayo ladagalanka diintena suban &dhaqanka somali lagu dhela sobadaty yaa Allah waxaba iga dadagi la abti &awowe 😢😢ilahayow been kadhig san ahay ada oge yaa rabi wallahi waa wax laga naxo
YA SUBHAANALLAH
Waa sax wll
Ilmahaa yar ee caqliguusu ku filnayn war badan uma baahna ee waa inay heshaa xaqeeda
Iyadoon warka laba din halaysku baadho DN ha dalkuba hayaraadee
sallaamaad min kuli Aafaad subxaanallaah‼️😭😭😭‼️😇😇😇🥵🥵🥵🥵🥵🥵
Gabadhan waxa laga yaabay in uu Aabaheed diiday in uu dhalay uu shaki ka galay arrinta mudo dheer ay soo jirtay Markii ay hada quusatay ayey sidan aar gudasho u samaysay yarta miskiintana ciyaalka xaafada ayaa uureeyey
Subxana Allah
Inkaari daahir calasow ha ku dhacdo intuu dad lacag siiyo
Ayuu yidhaahdaa waxaas sheega
Xitaa kan uu leeyahay suldaan waa lafahmayaa inuu lasoo heshiiyey
Duqsigu mar walba meel xun ayuu joogaa. Dadka arrimahan sii faafiyaa waa noocaa duqsiga oo kale. Meel udgoon marna ma tago.
WAXANI WAXAY
Daahiro adigwaxaana ogayana ha faaina oo cuqubo yaanaya kugu dhicina adiga iyo Caruurtaadau
Yaab iyo ceeb
SUbaxaana naagtu waa waalanta cuqube kugu dhacadaye aabahaa baada beena ka sheegayasa cuquba dunida hakuu timaado
Walaashay nafsiga iska ilaali si qof weyn aya kula hadlaaya
Naa wax suurta gal ah ku hadal ma waxaad tahay dadka lasoo dirty
Naa balaayo ku soo dirtaye, hooyada dhiban ee ilmeheedayar la dulmiyey ha ku digan yeyna kugu dhicine.