Himilo Media
Himilo Media
  • Видео 105
  • Просмотров 185 280

Видео

Odagaygii Kufsaday Gabadha yar Ee U Awoowga u ahaa oo Jeelka Burco lagu Xidhay #somaliland
Просмотров 84616 часов назад
#somaliland #viralvideo #shortvideo #wararkiiugudambeeyey #hargeisa #somalia #duet #funny #news #foryou #trump #tiktok #foxnews #hargeisa #muqdisho #ssc #laascanood #vlog #kenya
Gabadhii yarayd Ee Awoowgeed kufsaday jirdilkana u gaystay O Hooyadeed Burco Lagu Xidhay #somaliland
Просмотров 16 тыс.День назад
#somaliland #shortvideo #hargeisa #viralvideo #wararkiiugudambeeyey #duet #somalia #funny #news #foryou #vlog #puntland #jigjiga #ethiopia #kenya #somalia #kismaayo #ssc #khaatumo #hargeisa #muqdisho #djibouti #usa #justice #norway #sweden
Gabadh yar oo Awoowgeed Si Xun Ugu Kufsaday Magaalada Burco #somaliland
Просмотров 30 тыс.14 дней назад
#somaliland #hargeisa #shortvideo #viralvideo #wararkiiugudambeeyey #somalia #duet #funny #news #foryou #kenya #somalia #djibouti #viralvideo #jigjiga #vlog
Samaroon Jabhad masaysan karo Waa la hayste isaaq #somaliland lkn Dhulbahante looma dawlad dayn karo
Просмотров 37721 день назад
#somaliland #hargeisa #viralvideo #shortvideo #wararkiiugudambeeyey #somalia #duet #funny #news #foryou #awdal #borama #ssc #puntland #muqdisho #djibouti #jigjiga #ethiopia #vlog #news #khaatumo #sanaag #burco
Oday Dhaqameedka Reer Borama Oo Taageray Awdal State Iyagoo Sheegay in Somaliland Saami ka waayeen
Просмотров 4,5 тыс.21 день назад
#hargeisa #somaliland #shortvideo #viralvideo #wararkiiugudambeeyey #duet #somalia #foryou #news #funny #viralvideo #foryou #borama #Awdal #viralvideo #vlog #puntland #ssc
suldaanka Guud Warsangali Oo Dagaal ku Baaqay Ceerigaabo Waan difaacanaynaa
Просмотров 20821 день назад
#hargeisa #somaliland #shortvideo #wararkiiugudambeeyey #viralvideo #somalia #news #foryou #duet #funny
Ciise Hadaan nahay Ogaadeen ayaan Garab Taganahay Dawlad deegaanka waan difaacaynaa Liyuu police✅
Просмотров 7921 день назад
#hargeisa #shortvideo #viralvideo #somaliland #wararkiiugudambeeyey #news #duet #somalia #foryou #funny #djibouti #sitti #harar
"Nafis Siyaasadeed ayaad ka Raadinaysaa Inaad Tidhaahdo Garaada Daarood Wax ka sheegto , Sabayste 🤔🤚
Просмотров 52321 день назад
#hargeisa #shortvideo #viralvideo #somaliland #wararkiiugudambeeyey #somalia #news #foryou #duet #funny #laascaanood #ceerigaabo #puntland #dds #Ogaadeen #shortvideo #ssc #khaatumo
Dhibaatada Dacaweley ka Dhacday Waxa dambeeya Ururo Qalfooltii siyaad bare la dagaalamaya
Просмотров 30628 дней назад
#shortvideo #hargeisa #somaliland #viralvideo #wararkiiugudambeeyey #somalia #news #foryou #duet #funny
Ubax Darajo & Axmed Ilkacase Dhaanto 2025 Car yaa Faani kara #liyuu police guul
Просмотров 507Месяц назад
#viralvideo #hargeisa #shortvideo #wararkiiugudambeeyey #somaliland #news #foryou #duet #somalia #funny
Dagaal culus oo ka Socda Dacawalay Khasaaraha ka dhashay liyuu police shacabka oo dagaalamya
Просмотров 439Месяц назад
#viralvideo #somaliland #shortvideo #foryou #hargeisa #news #wararkiiugudambeeyey #funny #somalia #duet
Ceerigaabo Oo Hantidii Harti lahaa la Biliqaystay
Просмотров 31Месяц назад
Ceerigaabo Oo Hantidii Harti lahaa la Biliqaystay
Dagaal Culus ayaa Shangeed ka dhacay Buhoodle Agteeda Daawo
Просмотров 310Месяц назад
Dagaal Culus ayaa Shangeed ka dhacay Buhoodle Agteeda Daawo
Ceerigaabo oo Dagaal culus uu ka socdo Ciidanka #ssc Oo gudaha u galay
Просмотров 1 тыс.Месяц назад
Ceerigaabo oo Dagaal culus uu ka socdo Ciidanka #ssc Oo gudaha u galay
Maxaabistii Dagaalkii Raaskambooni lagu Qabtay Oo Muqdisho Loo Celiyey Sababta🤔 #jubbaland
Просмотров 319Месяц назад
Maxaabistii Dagaalkii Raaskambooni lagu Qabtay Oo Muqdisho Loo Celiyey Sababta🤔 #jubbaland
Wasiirka Ammiga jubbaland oo Sheegay in dagaalka guulo ay ka gaadheen Maleeshiyaadki xamarna la hayo
Просмотров 199Месяц назад
Wasiirka Ammiga jubbaland oo Sheegay in dagaalka guulo ay ka gaadheen Maleeshiyaadki xamarna la hayo
Ceerigaabo Xaalad Dagaal gashay Baabur Qoryo la Saaray Xaalad Faraha ka Baxday 🤔
Просмотров 176Месяц назад
Ceerigaabo Xaalad Dagaal gashay Baabur Qoryo la Saaray Xaalad Faraha ka Baxday 🤔
Qaddiyadayda Ssc Ninka Shilimaad dhaafsada Waa Horgal Sharci ayaa nooga yaala #laascaanood ⚽️
Просмотров 58Месяц назад
Qaddiyadayda Ssc Ninka Shilimaad dhaafsada Waa Horgal Sharci ayaa nooga yaala #laascaanood ⚽️
Anaga Hassan Sheekh Waan is Arki doonaa Dagaal Mooyee Dawo kale Malaha Waxba ula Hadhi mayno 🇸🇴🚩🔥
Просмотров 161Месяц назад
Anaga Hassan Sheekh Waan is Arki doonaa Dagaal Mooyee Dawo kale Malaha Waxba ula Hadhi mayno 🇸🇴🚩🔥
Jubbaland Oo dagaal culus ku Qaaday Ciidankii Muqdisho laga keenay
Просмотров 392Месяц назад
Jubbaland Oo dagaal culus ku Qaaday Ciidankii Muqdisho laga keenay
Madaxweynaha somaliland Raaligalin Buuxda ka Bixiyo Duulankii Laascanood lagu Qaaday Wixii ka
Просмотров 3,4 тыс.Месяц назад
Madaxweynaha somaliland Raaligalin Buuxda ka Bixiyo Duulankii Laascanood lagu Qaaday Wixii ka
Ethiopia oo U diyaar garowday inay Somalia dagaal la gasho iyo Dhul Balaadhsi 🇸🇴🆚️🇪🇹
Просмотров 30Месяц назад
Ethiopia oo U diyaar garowday inay Somalia dagaal la gasho iyo Dhul Balaadhsi 🇸🇴🆚️🇪🇹
Wasiir Al Cadaala Oo Si Adag Ugu Jawaabay Hadaladii Qalafsanaa Ee Wasiir Juxa ka soo Yeedhay 🤔
Просмотров 51Месяц назад
Wasiir Al Cadaala Oo Si Adag Ugu Jawaabay Hadaladii Qalafsanaa Ee Wasiir Juxa ka soo Yeedhay 🤔
Qays Qayser Edadii Oo Difaacday Gabdhii Germany Oo Beentadii la ogaaday 🤔🙄
Просмотров 128Месяц назад
Qays Qayser Edadii Oo Difaacday Gabdhii Germany Oo Beentadii la ogaaday 🤔🙄
Ciidanka Jubbaland Oo Dagaal u diyaar garoobay Meel kasta Oo ay Joogaan
Просмотров 94Месяц назад
Ciidanka Jubbaland Oo Dagaal u diyaar garoobay Meel kasta Oo ay Joogaan
Maxaakimtu inay Somalia ka bilaabanto Ayaa ka Dambeeyey Fikradaa Maxaase laga faa'iday 🤔🇸🇴
Просмотров 49Месяц назад
Maxaakimtu inay Somalia ka bilaabanto Ayaa ka Dambeeyey Fikradaa Maxaase laga faa'iday 🤔🇸🇴
Ceerigaabo Badhasaabka Oo Gaadiid iyo Ciidan la goostay kadib Xalaad dagaal oo gobalku galay🙄🤔
Просмотров 920Месяц назад
Ceerigaabo Badhasaabka Oo Gaadiid iyo Ciidan la goostay kadib Xalaad dagaal oo gobalku galay🙄🤔
Ceerigaabo Ciidan Hor leh soo Gaadhay Sheegay inay Weerar culus ku Qadayaan Somaliland Xaalad Dagaal
Просмотров 377Месяц назад
Ceerigaabo Ciidan Hor leh soo Gaadhay Sheegay inay Weerar culus ku Qadayaan Somaliland Xaalad Dagaal
Ciidanka Birjeex jubbaland oo Weerar ku Qaaday Raas kambooni xaalad dagaal
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Ciidanka Birjeex jubbaland oo Weerar ku Qaaday Raas kambooni xaalad dagaal

Комментарии

  • @MaxednuurDahir
    @MaxednuurDahir 7 дней назад

    Beelalay

  • @adnan4188
    @adnan4188 7 дней назад

    Wanaag baad samaysay adigoo kashifay, ilaahay ha ka aarguto

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 9 дней назад

    Waar Allaah kaqa oo iskadaaya ceebaha dadka aad ka aad kala wadaan miyaydaan kabaqayn uu kusugaayo qabri mugdi ihi

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 9 дней назад

    haambalyo ❤ waa sax waa abahed iyo walaalked amaay gabadha dilaan yaa ka damiin aah gabadha dahir waa nin wanaag san

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 9 дней назад

    Waxaliyo wixii iibaan beelay miyaa hadhay umadii islaamka ahayd

  • @dahirelmi4716
    @dahirelmi4716 12 дней назад

    Duqsigu mar walba meel xun ayuu joogaa. Dadka arrimahan sii faafiyaa waa noocaa duqsiga oo kale. Meel udgoon marna ma tago.

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 12 дней назад

    Inkaari daahir calasow ha ku dhacdo intuu dad lacag siiyo Ayuu yidhaahdaa waxaas sheega Xitaa kan uu leeyahay suldaan waa lafahmayaa inuu lasoo heshiiyey

  • @hawaismail8960
    @hawaismail8960 13 дней назад

    Ilmahaa yar ee caqliguusu ku filnayn war badan uma baahna ee waa inay heshaa xaqeeda Iyadoon warka laba din halaysku baadho DN ha dalkuba hayaraadee

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 13 дней назад

    Gabadhan waxa laga yaabay in uu Aabaheed diiday in uu dhalay uu shaki ka galay arrinta mudo dheer ay soo jirtay Markii ay hada quusatay ayey sidan aar gudasho u samaysay yarta miskiintana ciyaalka xaafada ayaa uureeyey

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 13 дней назад

    sallaamaad min kuli Aafaad subxaanallaah‼️😭😭😭‼️😇😇😇🥵🥵🥵🥵🥵🥵

  • @barlinsugule7847
    @barlinsugule7847 13 дней назад

    Naxdin 😢& qalbi xanun baa daremayaa gal & muslimba meshey donto haka dhacdo yan ladhihin magala lacebeynaya & qabil midna yan lagu mashqulin waxan wax laso diyariyay lee amay ku so biyo shubata waayo ladagalanka diintena suban &dhaqanka somali lagu dhela sobadaty yaa Allah waxaba iga dadagi la abti &awowe 😢😢ilahayow been kadhig san ahay ada oge yaa rabi wallahi waa wax laga naxo

  • @hamdamohamud-ss7gs
    @hamdamohamud-ss7gs 13 дней назад

    Waa sax wll

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 13 дней назад

    No don’t accept it injustice

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 13 дней назад

    Daahiro adigwaxaana ogayana ha faaina oo cuqubo yaanaya kugu dhicina adiga iyo Caruurtaadau

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 13 дней назад

    SUbaxaana naagtu waa waalanta cuqube kugu dhacadaye aabahaa baada beena ka sheegayasa cuquba dunida hakuu timaado

    • @MohamedAlishire-n4u
      @MohamedAlishire-n4u 5 дней назад

      Walaashay nafsiga iska ilaali si qof weyn aya kula hadlaaya

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 14 дней назад

    Muwaadin Sheekadu Waa Bullying Iyo Darama Is Barkan ........................Waligaa Miyaad Maqashay Gabadh Ay Laba Nin Wada Uureeyeen Waa Maya Ama Mr. Cali Baa Ureeyay Ama Mr. Axmed........................ Wax Cadayna Hooyadu Waxay La shir Timi Bari Baan Arkay Aabahay Oo Jaariyada Ka Taagaya GigGig Dee Barigaa Aabahaa 20 Jir Buu Xijin Waayay Intay Ku Maqnayd Hooyadaa Dhibaada Reerkooda Aykasoo Qaadanaysay..................... Duco Qabto Aabahaa Maanta Waa 80 jir Dhalfada U Sita Inuu Ka Kaajo Uun Markaa Yaanay Kaadidu Idinku Dulduulin Ee Duqa Dhalfada Ha Qabanin Adiga Iyo Jaalle Cabdalle Calasow. .... Waar Bal Amuurtan Fiirsha ... Inanta Yar Waa Buraale Maxamed Mid Yaroo Jaarka Ah Oo Reer Biniin Ah Oo La Yidhaah Mr. Cabdi Jidhiidhico Ayaa Uureeyay Yarta ................................. Hooyada Hadaynu Warkeeda U Raacno Maa Lasugo Intay Inanta Yari Dhalayso Ilmaha DNA Laga Qaado Haduu Mr. Cabadi Jidhiidhco Yeesho Loo Meheriyo Hadii Abtiga Ama Awoowgu Yeeshana Kii Yeesha Meel Fagaara Ah Lagu Toogto......................... Lakiin Sheekadan Wiswiska Ah Ee Jaalle Daahir Cbadulle Calasow Wadaa Waa Bullying........................................Wa Laahu Aclam.

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 14 дней назад

    Subxana Allah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 дней назад

    Yaab iyo ceeb

  • @faizam523
    @faizam523 14 дней назад

    Gobolkii raga ma gobolkii kufsiga ayuu isku bedeley😮😮😮 Qalbiga Allah ha u qaboojiyo hooyadan iyo ilmaheeda dulman. Subxaan.😢😢😢😢😢

  • @KawsarMuxumad-r3o
    @KawsarMuxumad-r3o 14 дней назад

    Naa wax suurta gal ah ku hadal ma waxaad tahay dadka lasoo dirty

    • @faizam523
      @faizam523 14 дней назад

      Naa balaayo ku soo dirtaye, hooyada dhiban ee ilmeheedayar la dulmiyey ha ku digan yeyna kugu dhicine.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 14 дней назад

    WAXANI WAXAY

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 14 дней назад

    YA SUBHAANALLAH

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 21 день назад

    Saamiga gudabiirsi kamaqani waa maxay wadankaba ayagaa haystee

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 21 день назад

    Odaygani miyuu waalanyahay mise wuu hurdaa Bada uusheegayo miyaanu ogayn in Xasan Sheekh bixiyey miyuunu ogayn

  • @saaqaqawdhan
    @saaqaqawdhan 21 день назад

    Odagani ma intii huruday ee uu sheegayey ayuu ugu hortoo say waa kan isaaq u hanjabaye adeer mawaxaad maqashay daarood ayaa isaaq hareera kaga ciyaya sida ayda ee idinkuna jaaniskiina qaata adeer samaroon xaqiisii uu qabaa iyo midka badan , ciise iyo harti iyo dir iyo gabooye ayaa dhulka kula dagan awdalna kaligaa malihid oo habar awal iyo ciise iyo madigaan iyo gabooye iyo shiiqaal ayaa kula daga ee ama sidii qof wayn u hadal ama iska aamus,. cabdi raxmaan ciro hadii uu reer awdal xildambe u magacaabo isogoon dadka kale xaqiisa siin anagaa xika gabigiisa ka qaadi idunkuna cidna ha utudhina ee cirka soo rida hanjabaadbaad nafta nagaga qaadin waxban idinlama lihine magaaladiina boorame meeshaa doontaan la aada

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 21 день назад

    Oday isaaq ayaad is haysaane maxaa ummadaha kale kuu geeyey ! Ilaahay iimaanka ha kaa qaadee.

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Isaaqna is mahayeena kibir iyo daarood ubaaq ayaa haye ee cirka hasoo dumiyo bal haduu karo

  • @nathra7351
    @nathra7351 21 день назад

    Samaroon. 29. 5 baa miyirqabta. 15 wasy dhimatay. Samaroon ciiil baay qabtaaa. Lkiin Ciro ayaa kadanbeeya waxaa kadnbeeyaa

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 21 день назад

    Odayga waa nin cadawah cida imanla oo larkidona

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 21 день назад

    AWDAL STATE. Guul. ❤❤❤❤❤

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Awdal mahooyadiinaa kaligiin iskaleh isaaq iyo ciise iyo dirba waa idinla daganyahay hadaad nin tihiin kaalye bal goosta booramaad leedihiina qaata hadaad doontaan

    • @AbdulAden-w1p
      @AbdulAden-w1p 20 дней назад

      @@saaqaqawdhan GUS USOO. DOONO. HADAAD. JECESHAY CIISE. IYO. SAMAROON YAA. DHILO

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 21 день назад

    Awdal stayt. Dad baale. Sida. SNM. ISAAQ. U LEEYAY

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Awdal na anigoo isaaq ayaaleh adigu booramaad leedahay ee gooso hadaad doonto

    • @AbdulAden-w1p
      @AbdulAden-w1p 21 день назад

      @saaqaqawdhan KKKKKK MIYAAD. KU. RIYOOTAY WAXAASI. WAA WIXII DHULBAHANTE. KU. QAAWIYAY KKKK

  • @nevergiveup4012
    @nevergiveup4012 22 дня назад

    Anoo soowata 10ka isaaq miyirka qabtaa waa anaga uunbu iskasoo jaray 10kiina dagaaladi SNM bay kaga dhinteen waxba noolamaad hadhin adeere ma kootaanu idiin xidhnaa hadaba😂😂😂

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 22 дня назад

    Hawiyoow bal gadabuursi ayaa hawiya caayaya war aduunkaan Caloosha laga raray

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 22 дня назад

    Guul samaron guul

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Samaruun mawaxaa guul u ah inay markuu daarood sida ayda u ciyo idunkuna hanqalka la soo kacdaan

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 22 дня назад

    Adeer qoladan inakala gura isaaq dulkan waa dulka walane isku hayst inay dad yihiin

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      waa dad isaaq ilaahay ayaa sharfay xaasidkii odhan ayaa sida ayde meelkasta kaciya yahuu ilaahay cadaawadooda iyo xiqdigooda alla hakuceliyo

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 22 дня назад

    Mashaa alaah ilaahay ku xafid o no ka da .isaaqu walida dulinima u dheer.

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Maxay tahay dulinimada aanad adigu lahayn ee isaaq leeyahay adigoo boorame kaliya daga oo aan wax aanad istaahilin kusiiyi ayaad wali oday iyo inin ciyaasaane orda oo qaata magaaladiina bal inaan wax idiin noqono

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 22 дня назад

    Waar is qariya Awdal waatee ma kuwii xisbigoodii riday walee saami qaybsi dambe iyo Somaliland la wada leeyahaan DIB laydiinka maqal

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 22 дня назад

    Cuqdad time

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 22 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂go to sleep old man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 22 дня назад

    Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Samatar-m3m
    @Samatar-m3m 22 дня назад

    Muxuuu ka hadlayaaaa garacan gadhka caslihi😅😊

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 22 дня назад

    Waa rerki riday xisbigodi ee uu codeyay xisbiga Talada haya imika idinka damer dhan racda ah

  • @UmuCabdiraxmaan-s5u
    @UmuCabdiraxmaan-s5u 22 дня назад

    Odaygu maimikuu soo baraarugay waxan kuwaydiiyay idinku miyaydaan xizbigiinii ridin??

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 22 дня назад

    Waa runtaa maa shaa alaah runtaa maa shaa alaah mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdu5777
    @abdu5777 22 дня назад

    Guul iyo gobonimo reer awdal State of somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Awdal maadigaa kaligaa daga balkaalay hadaad nin tahay gooso booramaad leedahaye orad cirka laqabo

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 22 дня назад

    Meshan waa lagu kala yaacayaaye Awdal adigu ma lihide sheekadi Afweyne weyaan Baki iyo Borqma ha ku qaado Awdal waa dhul Ciise adigu ma lihide

    • @ahmedabdi4319
      @ahmedabdi4319 22 дня назад

      Gobalka awdal samaroon ayaale ee Alle kasokoy ciise marti ayaad tihiin

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan 21 день назад

      Ciise malaha doonaya inuu carao oo uu jabuuti u carao adeer soomaaliland hadii uu reer sheeq isxaaq dumiyo inta ilaahay kasokaysa uun bay dumaysaa ciise iyo gudabiisi iyo daaroodkaa sida ayda hareeraha kaga ciyayaa midna maduminkaro awdalna labadiinaba isaaqbaa idinla daga, iminka lacitaafayaa qofkii doonayaa ha iska tago

  • @Himilomedia-v9m
    @Himilomedia-v9m 22 дня назад

    Awdal State

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj Месяц назад

    Gabal. Daye armaad tahay

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Месяц назад

    WAR BEEN TA DA WAXA BA LAMA BILILIYASANA BEEEN AALE YOW

  • @ShamsosheekhAli
    @ShamsosheekhAli Месяц назад

    ❤❤❤

  • @zainabesse1353
    @zainabesse1353 Месяц назад

    Khaniis beenta jooji