NIN XILIBAAN OO GABAR YAR UUR U YELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 278

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 10 дней назад +32

    Cudur darood ayaa qabta ilahay haku caafiyo daahirow

    • @faaomar8598
      @faaomar8598 9 дней назад +3

      Waa qasiis

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 9 дней назад +1

      @@faaomar8598qabyaalada somali dhamanteed oo adigu ugu horeysid Rabi hanaga qabto😊

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 дней назад +2

      ABAAYO MAHADSANID DAAROOD ISMAACIIL 👑 QOF BINI AADEN AH OO WAX KA QAADI KARA MAJIRO

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 дней назад

      ​@@faaomar8598😂😂🎉🎉

    • @sharmaakeahmadfarah
      @sharmaakeahmadfarah 8 дней назад +3

      Daahir darod Malin walbo ayako ooynayo e u imadan e ka xishoda dahir

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 10 дней назад +18

    Alloow cudur qabiil hana gelinin wallee dahir waxbaa ka si ah .

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 9 дней назад +4

    Warqab yaalada kadaa meesha adiga dhowr qaf oo kula shaqayso waxfiican waa qabataa masha allah .balse qabyaalada aad ku dhexwadaan inaad joojiso .ood somalinimada kubadiso ayaad magac iyo maamus kuhelaysaa ilaahay idinkii ❤❤❤❤❤

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 7 дней назад +5

    ALLOW DAAROON DHAMAANTOO JANADA FARDOOSA GEY WAA HABEEN BARSKEYSAN
    AAAMIIN YAARABI

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 9 дней назад +9

    Daarood war kuuma hayo candho

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 10 дней назад +13

    Candho daarood ku waalatey dadka amaan sii cid ku garaneysa ma leh candhooy naagahaga isaga dhex jir meel joog biijo yhy blue maikab edadii

    • @Hafsaabdullahi-p2s
      @Hafsaabdullahi-p2s 9 дней назад

      Dulmiga iska daa waqti ay gacmahagu hadli doonan ba lagari 🙏

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 9 дней назад +1

      @Hafsaabdullahi-p2s ma xuma xafsa lakin CANDHO ma ku tiri weli dulmiga iska daa yaa ka dulmi badan oo ka edeb daran mxeyse dulmigisa kugu muuqan oo keyga ku tusey ???

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 9 дней назад +7

    Guuuuuul daarrrrod GUUUUUUUUL daaarrrrod landhire❤

  • @JigoAday
    @JigoAday 10 дней назад +9

    Quran baro intad qabilada dadka xafidisid

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 10 дней назад +6

    Waa waddan ay ciyaalasuuqyo xukumaan.😭😭😭😭😭

  • @NaimaNuur8943
    @NaimaNuur8943 9 дней назад +7

    Anagu Darood ayaan nahay Daahir Alasow ma necbin lakin isagu xagee nagala qaaday?

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk 9 дней назад

      😂😂wuxu yiri darooodka ku qaad qadanaya duumo ku dishey darood vaa madax marey

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 10 дней назад +6

    Subxaana Laah maxaa gabadha wajigeeda laga rabaa Allow ceeb astur

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 9 дней назад +5

    Ey daahir calasow gabar dhibasteysan daarood cayn maayan cunsuriyahow cuqdadeysan

  • @MaxamedFaarax-n8j
    @MaxamedFaarax-n8j 9 дней назад +5

    Waa maxkamad aad & aad uwanaagsan sababtoo ah daalim oo dhan ayaa kabaqa

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 10 дней назад +5

    Daarood bu ku walacay subxanallah 😡😡😡

  • @museibrahimfarah2089
    @museibrahimfarah2089 7 дней назад +1

    Maxkamadda Daahir Calasow cadaalad xumaa.
    Qodkagu ma qodmo.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 8 дней назад +2

    Candho darood aa hurdada udiidey kkkkkk

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 8 дней назад +2

    Walee Daahir waa gob lakiin waa in ay cadaalad heshaa lakiin Camarada kadaa yay furane

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 7 дней назад +1

    Daahirow ogaadeen baad sheegataa ogaadeenka waa daarood EE taa ogow

  • @Dada-nx3fg
    @Dada-nx3fg 5 дней назад

    Nin qaaliyah u agargaar gabdhaha soomsliyeed

  • @aaminayusuf4318
    @aaminayusuf4318 8 дней назад +1

    Daahiroow kaa Midgaanka ah meeshaka saar ee fadeexada ku qadeeya

  • @a-amir9174
    @a-amir9174 9 дней назад +3

    Dumarku markay tala xumoodaan ee shaydaan ka qaalib noqdo way iska yidhaahdaan sharaab ayaa la i siiyey suaashu waxay tahay maxaa habeen guri nin qudhi kujiro geeyey

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 10 дней назад +4

    Nin cidla laga helay oo qabiil aan lahayn weye
    Waa ku dhegan yahay hawiye iyo isaaq cid dhashay mala garanayo
    Dacay dheere daarood ayaana fuula

  • @alifaarax4237
    @alifaarax4237 9 дней назад +1

    Ninka hala soo xiro
    Mahan xildhibaan
    Ee darbi jiif

  • @مال-ش7م
    @مال-ش7م 9 дней назад +2

    Candho ninka ayuu uxil qarinaya

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj 9 дней назад +2

    Naaagtaaan ubaxa gureeey ah yaaa naga qabto acuudu bilaahi mina sheydaaani rajiimi

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 9 дней назад +2

    Maxkamadu cadaalad maahan ee waa maxkamad qabiin in oo dadka masaakiintaa lagu fadeexeeyo yaahuu rabiyasir walatu casir oo odaygii iyo wiilkiisii kufsaday ba waa laceebeeyeey lakiin daahir way dhuuniqaate dano qaasuu kaleeyahay waa tuug aan Allah iyo rasuul aan aqoo waa caada qaate

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 8 дней назад +1

    Waa ceeb in aad gabartaa dadka ku jirxumeyso please dadka haku diganin illaahay waxba lama ahan in arintaasi gabartaada ku dhacto.

  • @absam_97
    @absam_97 9 дней назад +3

    Marka aad shaqo ka hesho wasaarad dowladeed waa in da,daadu ku dhowdahay 23 sano Kadib 4 sano ayey ka shaqeyneysay wasaaradaas Marka 27 sano jir ayuu ku kufsaday sida xisaabta hadalkeeda ka muuqdo

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 6 дней назад

    Daarood dadka somali ugu fiican dad xun baxasd ugadhigaysa

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 9 дней назад +1

    Tuug faruur leh, gabadha yar aya ka fiican qabyaalad aya dishay dumarka daarood waxan oran lahaa ninkan ha u teginina tuugan

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 4 дня назад

    Sosoy you are good sister thank you so much

  • @IQroMoha-m8z
    @IQroMoha-m8z 9 дней назад +2

    Maxkamed hoog

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 8 дней назад +2

    Saxb anigu waxaan ahay nin ina Adeerkaa ah oo qabashadada leh ee hadalkaga toosi.sida aad u dhaheesid gabdha Isaaq masuul baa iga saran tan Darood waa lamid.ogoow gabdhaha Somaaliyeed oo dhan masuul baa naga saaran.wllo ilaaheey ka baq oo dadka ha kala fogeen darood waa abtiyashee waa wala heen waxaan u bahan nahay isku dhibrin iyo hadal naxariis leh.

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 7 дней назад

      Asc ilaahey garashada iyo garaadka ha kuu siyaadiyo sdoo kale ma khasaaro Insha ALLAAH laakiin ninkaan wax fadli iyo karaamo ah ma leh xumaan fog ayaa ku jirta oo waa astaan munaafaq dadka isla dhashay ee soomaaliyeed ayuu kala gaynayaa meeshana dad soomaaliyeed ayuu inuu ku dhibaateeyo u fadhiyaa xaqiiqdu waa sidaa Walaal

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 9 дней назад +1

    Xildhibaankuu ka baqaa miskiintii wuu qaawiyey miyeysan taa isaaq aheyn?

  • @Jan-i3f9j
    @Jan-i3f9j 9 дней назад +1

    War suldaanka iska dayeee xildhibnka cadaalda mariyaaa suldanka waaa business

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 9 дней назад +2

    CEBTA IISAQ ASTOR 😢

  • @ZahroAadan-p6x
    @ZahroAadan-p6x 9 дней назад +1

    Subxallah subxallah abti xishow maxa waye San waa yabney bisinkow

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 10 дней назад +5

    Waa urteen oo qabyaalday daahiri waxaad yiri darood xumaah baa arkaaye sorry daarood gabar yar oo la xumeeye ma Ku farxaan sidaaday ookale iyo nacablayaasha kuugu jiro marka iska daah qabyaaladay

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 10 дней назад

      Ma rabo inuu cebeyo xildhiban sida ayuu u qarinaya. Naceebka darood waxba ka qaadi mayo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 дней назад

      Dahir Wuu Iska Xifaal tamayaa ee Xumaan uma Qabo D5 inta kuwa biyo Caba sisters Aniga D5 Ah

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 10 дней назад

      @@abdikadirhaji6852 Qabiilka waa cudur aan daawo laheen waa jiran yahay dahir gabar yar in xildhiban isku shegayo ayaa uureyey ma qof damiirleh gabadha yar ku farxaya. Ma rabo ninka dowlada ku jiro inuu cebeyo waa dhibka somaiya heesada waa xildhiban. Imisa gabdhood aan la ogeen sidaa loo galo

  • @sammie1163
    @sammie1163 10 дней назад +2

    Waar isaaqii amar baa ku dhacey subxaanalaah.

  • @abubakarmohamed1374
    @abubakarmohamed1374 3 дня назад

    Maxamarbay sidaa kusamyeen car burciyo hargaysa hayimaadan

  • @asadawoowe2823
    @asadawoowe2823 8 дней назад +1

    Saleeban cumar laga darsaday

  • @abdimuktar3153
    @abdimuktar3153 9 дней назад +1

    Dahir send this case to Human right watch to follow up and bring evidences on this issue because the innocent "girl" needs financial support currently.
    May Allah bless the knowledge of "Dahir Alasow" our legend in IRIRSAMAALE.

    • @jjuice3327
      @jjuice3327 4 дня назад

      He’s a legend wallahi

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 9 дней назад +1

    Daahir Calasoow waxaan u haystay nin veiws ku raadsada waxaan lkn arrintaan waxaa iisoo baxday saddex shay...
    1. In arrimaha uu ka hadlo wax ka jiraan.
    2. Inuu Daaroodka nacayb xoogan u hayyo Daahir(Daarood Phopia).
    3. In kiiska gabadhaan wax badan ka qaldan yihiin...

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 7 дней назад

    Xasaanad aduunka kamajirto wax yar oo dambiya waalagu qaadaa Ninkaas haduugursomaray waadhagax Rajmin

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 6 дней назад

    Gabdhah hawiye iyo kuwa daarood kamarada waa u Furtaa. Ee isaaq miyaad kabaqaysaa

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 7 дней назад

    Haduu Guursadey WaaRajmin ama Dhagax inlagudilo

  • @ubahmohamed9503
    @ubahmohamed9503 9 дней назад +1

    DAAAROOOD LAGAAAA RAAAAC DOQON YAHOOOOW

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 7 дней назад

    Gabadha lafteedu khaladka ugu wayn iyadaa leh waayo nin aan waxba u ahayn ayay leedahay habeen yaan gurigiisa ugu tagay markaaseey leeyihiin biyaa wax laygu daray

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 9 дней назад +1

    🤔CAJIIB REERKII TOLKAY GARXAJIS MAXAA KAWADA DHIGAY DAD KAYAACA DALKOODA HADHOOWNA MEELAHAA UGA BAROORANAYAAN WAA YAAB WLHI

  • @HassanAhmed-i6w
    @HassanAhmed-i6w 9 дней назад +1

    Human rights watch ha lo gudbiyo .raga masulinta isku shega

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 10 дней назад +2

    😮😮😮😮😮😮 oo meesha waa lagu baaba ay alow noo gargaar😮😮😮😮😮

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 9 дней назад +1

    Daaahir wuu ka soo daaray xildhimanka diifacaya isaago ka cararraya inuu qaabil ceeben waa waxa laaga xuumado qaabil oo dhaan ma xuuma laakin miidki xuumada haala caayo haala ceebeyo 2k xaage geeney uurledahay gabar waa wayday meeshi ilmaa yaala xaaqedi hoose hoose looduugeya

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 9 дней назад +1

    Daahirow Xidho Ninkaasi Tuuga Ah

  • @HalimoAbdullahi-pp9pe
    @HalimoAbdullahi-pp9pe 10 дней назад +1

    Dahir daa cad ma aha. Maxaa Habar tii 13 jirta eheed. Wa jigeeda u keen tay. Tana u diideey. In ay hada sho.

  • @sahlanabd6391
    @sahlanabd6391 5 дней назад

    Warmaxayka sheekaynayaan 2000 malacagbaa bisinka

  • @Marshallh12636
    @Marshallh12636 10 дней назад +2

    Waxba kamasiahe wa ay xun oduliya dadkucuna doqonka dadkan udhexeya siiskumidah banuguadega iyo waxasi waken wajigisadhabtaahi wakes duliga

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 9 дней назад +1

    ISAAQ, SANNADO BADAN AYA HANDRAAB LAGU HAY, HADDA AYEY IFKA U SOO BAXEEN.

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 9 дней назад +1

    G36 MIYAA MEELAHAA KA DAWARSANAYA 😂😂😂 CAJIIB WLHI ISAAQ REERKAA WAA CEEBEEYEEN

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 День назад

      mid kastoo kacsataaba cabitaan baa la i siiyey bay dhahaysaa😂

  • @drbarwaaqoabdurrahman6500
    @drbarwaaqoabdurrahman6500 9 дней назад +1

    Cabitaankan wax la isagu daro xaguu yaalaa

    • @jjuice3327
      @jjuice3327 4 дня назад

      It happens all over the world..

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 9 дней назад +1

    DAAHIR, SULDAANKA WAC KA DIBNA XILDHIBAANKA WAC, WUXU KU LEEYAHAYN DHAGEYSO, ILMAHA UURKA KU JIRA, HA DHASHO, DNA HA LAGA QAADO, QOF KASTO SHARCIGA KA SAREEO.

  • @xasancali294
    @xasancali294 3 дня назад

    Odaygan shaqo mawaaayo marba Habar iyo odey hasoo jiiido

  • @AdenHassan-n9t
    @AdenHassan-n9t 10 дней назад +2

    Warka ay gabadha sheegeyso mid xaqiiqda ka fog ayuu iila muuqdaa ninka daroogada siiyey ee kufsaday waan iska aamusay hadal ma aha maxaa u diiday in ay saldhiga ama maxkamadaha geeyso oo xaqeeda ay raadsato oo reerkooda la wadaagto dhibka soo gaadhay raali ayey wax walba ka ahayd ee dib ayey kala xumaatey sheekadan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 10 дней назад +2

      Allah ayaa og ee ha ku danbaabin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 дней назад

      Ruux Gabar Ah Halkan oo meel bulsho Ah Masoo Bandhigi laheen Hadey been tahay Marka Dhibka Gabadha Waxey udhowdahay iney Run Tahay Gabadha Wajigeeda in laqariyo waa sax

  • @bossman1024
    @bossman1024 9 дней назад

    Kuwii reerkiina ah ayad hore saxafada magacoda uga sheekaysay inad adigo dahira ugalmoto intad magacoda sheegtay adigo gabadh uwaramaya waliba

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 дней назад

    WAAN KA XUMAHAY GABERTAN WAX YEELADA KUDHACDAY

  • @SMATransport
    @SMATransport 9 дней назад +1

    Habin madow iney socoto ayaa qalad ah qaladka labad nin gurigisa iney wax ka cabto ayaaba khalad ahed

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 8 дней назад

    Dahiro gabadhaa xakheeda lacag ma ahan please ninkaasi sharciga ha lageeyo

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 7 дней назад

    Candho cudur daarood ladhahuu qabaa qashin ,isaaqbuu isku qorqoryaa 😅😅

  • @DeqBordage-pv7hw
    @DeqBordage-pv7hw 8 дней назад

    Ralinoqow abaayo macaan yasmin❤

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 8 дней назад

    Asc libaax nin culis ladgeere daahir alasow

  • @shankaronabdiqadir5270
    @shankaronabdiqadir5270 9 дней назад

    Acuubillaah mamurigaday kadhaqeeysaaaa

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 10 дней назад

    Subxaanallaah 😭 😭 😭 😭 allow umdaada soo hadee subxaanallaah somaali way udhamaatay axax

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 10 дней назад +1

    Maxkabadii allaah baa imandoonta

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 9 дней назад +1

    Daarodbaa hooku kaaga dhegey hadaad xataa hadaad masaakiinta caawinayso

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 8 дней назад

    Ninkan rer Waqooyiga ah inuu inanta ceebeyo wajigeeda keeno ayuu rabaa nadalku

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 День назад

    dhiiladan isaqa waxa ka sheegaysa etubaracaysa afakaga kandi

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 9 дней назад

    Ninkani naagta inuu sawir ka duubo ayuu rabaa isaaq haloo sheego mooryaan dhiigyocab ah halaga dhigo Ninkani

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 8 дней назад

    Gabarta suldaanka u jawaabeyso isku xishoo

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 9 дней назад +1

    Cayda madaxda waa lagu dewersadaa

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 4 дня назад

    Inuu dhalay ninkaas caruurka halacadeeyo

  • @xadiyochannel
    @xadiyochannel 9 дней назад

    Basanaka reer keedi maye

  • @fatimahirsi4138
    @fatimahirsi4138 6 дней назад

    Isaaq maaha sheekstadu waskhda dhulmeerka ah

  • @nawaalhassan4780
    @nawaalhassan4780 8 дней назад

    Wasayah isaak afak kajeed sha

  • @XasanmaxamedSabriye-t9p
    @XasanmaxamedSabriye-t9p 8 дней назад

    Gaba dha mar key dhasho halaga qaado dne

  • @abdirahmanmohamed1728
    @abdirahmanmohamed1728 9 дней назад

    Afkiisa uraayo. Daarood. Kadaa dameer calasow. Idinkaa iskufsataan. Malaayo idin kudhacday

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 8 дней назад

    Warfaafinta ka shaqeya kamirana side loo furay!!

  • @samatartv
    @samatartv 9 дней назад

    Ilmaha iyo yaa qaadanaya shar iga ha la mariyo

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 7 дней назад

    MEESHAAN MAXKAMAD MAAHANE WAA MEEL REER NACAYBKI IYO TUUBA RAAC LOO FURTAY ASTAAN MUNAAFAQ AYUU LEEYAHAY DAAHIR CALASOW!!!!!!!! SORRY MAGACA IYO NACAYBKA BEELAHA QAAR UU U HAYO IYO SII KALA FOGAYNTA UMMADDA AYUU KA SHAQEEYAA WAX FADLI AH WAXAN OO KALE LAGUMA HELO

  • @nawaalhassan4780
    @nawaalhassan4780 8 дней назад

    Xanun isaak nacaab ah baa qamtaay wasaq yah wasaq du dhashay

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 8 дней назад

    Naaguhu maxay ku yaqaanin cabitaan ba lay siiyey

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 9 дней назад

    Naagta yaa qasbay haddii la uureeyay soo ayada lugaheeda ku doonan.

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 9 дней назад

    Naagtaa hadlee gabar wadaankan ayaaka is kalal subaxalaahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 10 дней назад +2

    Balaayo idin meteshay yaa xaqa daboolay intay raga dafacayaan war ninka maxkamad hala saaro

  • @UmuHinda
    @UmuHinda 9 дней назад

    Ilmahana xagee gaynasa daahir xukunkaan culimada udira

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 9 дней назад

    Meel ixaanuunta markan arko gabar dhahaysa dhibka ilaahayo gabdhaha no xaafiid

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd 9 дней назад

    Waan yaabay gabdhahan aadayo guryo niman qooqan eey joogaan oo aan diin iyo iimaan toona laheen kadibna dhahayaan waxbuu isiiyay kadibna wuu iisticmalay eyakaa qooqan oo ugu tagay in lafuulo ee warkooda iska daaya

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 9 дней назад

    HA LA DHUFAANO SAQAJAAN KA HALOO MASTAAFURIYO SHABAAB

  • @umm123
    @umm123 10 дней назад +3

    Daahiro adiguba waxad tahay nin sacad ah oo ogaadeen ah maxaad u caayaysaa daarood?

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 10 дней назад

      Darood waxaan ilahay kama dhigo jahilka

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 9 дней назад

      ​@@hamdiwarsame9894
      Ogaadeenkuna waa asal Samaroon kk
      .waa Gadsbursigii hore.
      For sure.

  • @AyalexassanShirdon
    @AyalexassanShirdon 5 дней назад

    Wadcawsa wasay waxalo guuri Nay hasuto

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 9 дней назад

    Daahir cudur daarood baa ku dhacay jalas xaasid cuqdad qaba weligaa darod gaati maysid

  • @aaminayusuf4318
    @aaminayusuf4318 8 дней назад

    Yaa idinka ceeba badan reer xamaroow