Qisada Ninkii uu Nabi Ciisa Nooleeyay idinka Eebbe | Ninku Markuu Soo Kacay Muxuu Sheegay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 май 2021
  • Nabi Ciise CS mucjisadiisa ugu xoogga badneyd waa in uu eebe awood u siiyay in uu dib usoo nooleeyo qof dhintay.
    Sidee aheyd mucjisada arrintaas ku saabsaneyd, yay ahaayeen kuwa uu Nabi Ciise dib usoo nooleeyay?
    Jawaabaha su’aalahaas iyo xogo kale oo cibra-qaadasho mudanba waxad ka dhex heli doontaa warbixintan xiisaha leh oo aynu ka diyaarinnay ee nala soco.

Комментарии • 159

  • @mahamedraas_10
    @mahamedraas_10 3 года назад +37

    Wll Qisadi Nabi maxamed scw Plz ♥️♥️♥️🙏🙏♥️🙏🙏

  • @JamaalMadan
    @JamaalMadan Год назад +13

    Ilaahay ban ku dhaartee wan ku raaxaystaa taariikhdan markaad kawaramayso fadlan rabadaantan waanu ku sugaynaa

  • @iqronuur2524
    @iqronuur2524 3 года назад +8

    Waan jeceahal qisada
    Wll 😙😙😙😚😚😚💛💛💛💛💛

  • @abdikhaliifjamahussein6246
    @abdikhaliifjamahussein6246 3 года назад +16

    Shukran please noo soo badi Mahad sanid qisaska rususha soo badi qalbiga Ilaahay hakuu qaboojiyee

  • @1inamillion397
    @1inamillion397 3 года назад +5

    ILLAAHAY KHAYR HAKUSIIYO AADBAAN UGA HELAA QISOOYINKA.

  • @abdinasirjibriil8667
    @abdinasirjibriil8667 3 года назад +5

    Jazakumu Allahu qeyr

  • @daahirmacalin9546
    @daahirmacalin9546 3 года назад +7

    Masha'Allaah

  • @mhdfablous2618
    @mhdfablous2618 3 года назад +9

    Allahu Akbar

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Год назад +3

    Mansha allah wallo waa runtaa mahasnida 😍😍😍😍😍❤❤❤

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 года назад +12

    Subxanallah! Allow akbar❤❤❤

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 3 месяца назад

    سبحانك ربي لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى صلى عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤

  • @umijeyaanicali8389
    @umijeyaanicali8389 3 года назад +5

    Masha allah

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 Год назад +4

    Maasaa allaah walaal qisada alfa layl walayl inoo soo daa iyo qisooyinka massaridii hore

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 3 года назад +11

    waa sababtay nabi ciise cs gaaladu ilahay waaye u dhahaan mucjisadas la tusay ayey ilahooda u hestaan

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 3 года назад +5

      Si wanagsan saaxib gaaladu mucjisoyin bey arkeen weyna ku tusala qadan wayeen

  • @zahroNur-nw2pe
    @zahroNur-nw2pe 8 месяцев назад +1

    Waa mucjisada uu alle siiyey nabi ciise caleyhi salaam

  • @xafso3612
    @xafso3612 3 года назад +5

    Masha Allah

  • @carfoonxuseen4810
    @carfoonxuseen4810 Год назад +3

    الله أكبر ❤

  • @user-he9bi9gi6m
    @user-he9bi9gi6m 8 месяцев назад +2

    Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @heersare3662
    @heersare3662 3 года назад +12

    daawadihii 5aad baan ahay ramadan 22

  • @abdisaba1547
    @abdisaba1547 3 месяца назад

    Nabi isse scw Alle janada hakawaribiyo

  • @abdirizakmahamed9536
    @abdirizakmahamed9536 3 года назад +7

    Walal ka soo waran qisadii nabi luud

  • @NadiiraNalka-eb9th
    @NadiiraNalka-eb9th Год назад +4

    Mashalh

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 5 месяцев назад +1

    Rabiyow adaa ceeb o dhan kana sahan

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 года назад +20

    M.a🥰 , mar walba waa in lagu cibra qaata qisooyinka ( Eebe Allaah SWT ) uu kusoo dajiyay Anbiyada

  • @user-ns3yp8zn5q
    @user-ns3yp8zn5q Год назад +2

    ALLHU AKBAR❤❤

  • @calisharif6612
    @calisharif6612 2 года назад +4

    Allah akbar

  • @mursalmohamud8733
    @mursalmohamud8733 2 месяца назад

    Good Job ayaa heysaan thnks Allways brother

  • @bin_yuusuf7480
    @bin_yuusuf7480 3 года назад +5

    M.a ❤

  • @MaxamedCabdilaahi-fu6oz
    @MaxamedCabdilaahi-fu6oz 7 месяцев назад +1

    Allah akbar❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumocabdi-wq7wd
    @fadumocabdi-wq7wd 10 месяцев назад +1

    Qisadii Nabi muxamad scw❤❤❤

  • @sahra6985
    @sahra6985 8 месяцев назад +1

    Maash alah ❤😢

  • @princeboy328
    @princeboy328 3 года назад +6

    mahsanid bro
    aqoonta na soo qarsiisid

  • @iqriinamoha8545
    @iqriinamoha8545 Год назад +3

    Mashaalah😘😘😘😘

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 3 года назад +3

    Sàambinunuux.iyo nabi ciise afarkun.oosano waakabadantahay

  • @user-ig5pc7xt1y
    @user-ig5pc7xt1y 7 месяцев назад +1

    Madha alaah Madha alaah Madha alaah

  • @user-ke7od6ss4w
    @user-ke7od6ss4w 8 месяцев назад +1

    Allahu akbar❤

  • @waasugeqaylshe1079
    @waasugeqaylshe1079 8 месяцев назад +2

    Itaal media qiso nabi muuse
    ❤❤😊

  • @miskiyuusuf1320
    @miskiyuusuf1320 8 месяцев назад +1

    nabi sallahu wasalam❤❤❤

  • @zakigallad9176
    @zakigallad9176 3 года назад +10

    Qisooyinka nebiyada was mid cibro qaadasho u baahan

  • @NasraHussein-mm9uv
    @NasraHussein-mm9uv 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha alh

  • @user-wi5qe6zc1g
    @user-wi5qe6zc1g 4 месяца назад

    الله اكبر
    ❤❤❤❤😢🤲🌎

  • @hn297
    @hn297 Год назад +1

    Allaahu akbar

  • @abdirahmanhassan7034
    @abdirahmanhassan7034 3 года назад +8

    Walal waa ku mahadsantahay qisadaha qiimaha badan ee nabiyu llahi Ciise N.N korkisa ha ahaatee
    Balse walal wax daliil ah Qur'an ama Xadiis toona ma soo qaadan. Qof ka ku dhagaysanaya/daawanaya wuxuu rabaa wax markaa u sheegtid wax daliil ah in aad u raacisid Qur'an ama Xadiith hadii kale waxaa sheegeysid waa iska sheeko.
    Mahadsanid

  • @AaminoMaxamuud-fj5ey
    @AaminoMaxamuud-fj5ey 6 месяцев назад

    Masha allha🎉❤😢

  • @abdulkadirgediahmedsanka5978
    @abdulkadirgediahmedsanka5978 4 месяца назад

    Qisooyinka waan jeclahay waayo waa mid mudan ku cibrasha qaado Allahu akbar

  • @AkramHB
    @AkramHB 3 года назад +7

    Like saraa vidioga sxby plz 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp 9 месяцев назад +2

    Allhu akabar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏✅✅✅✅✅✅✅😍❤

  • @user-xp9hm3wx1s
    @user-xp9hm3wx1s 10 дней назад

    ❤❤❤❤ allahu akbar

  • @salaxabuukar3615
    @salaxabuukar3615 16 дней назад

    ALLHU AKBAR

  • @user-hs4wv5xd4i
    @user-hs4wv5xd4i 4 месяца назад

    Qisadi nabi Yousuf

  • @user-mr7sf5md7w
    @user-mr7sf5md7w 10 месяцев назад +2

    Alaah ❤❤❤

  • @IqraIsmail-wv1do
    @IqraIsmail-wv1do 2 месяца назад

    allahu akbar ❤

  • @user-ky1dx4me8h
    @user-ky1dx4me8h 6 месяцев назад

    Masha allaah

  • @runsheegxaqaani4742
    @runsheegxaqaani4742 Год назад +12

    Allahu akbar ❤😊❤❤❤❤❤❤

    • @foosxasanaxmed4929
      @foosxasanaxmed4929 8 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👨‍🎓

    • @BintiHasssn
      @BintiHasssn Месяц назад

      ​@@foosxasanaxmed49291%a
      😅

  • @user-zy8pj8ug5z
    @user-zy8pj8ug5z 5 месяцев назад

    Marshall allaah

  • @abdulkadirgediahmedsanka5978
    @abdulkadirgediahmedsanka5978 4 месяца назад

    Allahu Akbar Allow Kaf keena iyo Geerideena ha kulmin Aamiin Yaarabi

  • @hanisugow
    @hanisugow Год назад +2

    Allahuakbar

  • @shamsomowliid6846
    @shamsomowliid6846 Год назад +1

    Shukran wllkey mcn noo soo badi ❤❤❤

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa 11 месяцев назад +2

    Itaal media ❤

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 3 года назад +3

    sxb you channel and I love you pro and I love you so much you have so many countries in the world that you will never have to be a href for the game I want change server 😢 horey usoco

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 3 месяца назад

    Alaha iniga jasaa.i siiyo intaaba ma anu ogayn

  • @hirsigoolmohammed5475
    @hirsigoolmohammed5475 4 месяца назад

    Manshalah

  • @Aishomahamuud-um3uu
    @Aishomahamuud-um3uu Год назад +1

    Wll ii soo dhig qisadii nabi suleiman clayhis salaam

  • @user-kr7rg5ez7u
    @user-kr7rg5ez7u 5 месяцев назад

    allah akbar🙏

  • @abdifatahmuhudin9743
    @abdifatahmuhudin9743 3 года назад +3

    M.a waan ku haystaa codkaaga

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 месяца назад

    SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH

  • @user-rc8fx6gi5g
    @user-rc8fx6gi5g 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allah ❤❤❤😢❤❤❤❤❤

  • @miskiyuusuf1320
    @miskiyuusuf1320 8 месяцев назад

    Allah subxanallah watacaala

    • @miskiyuusuf1320
      @miskiyuusuf1320 8 месяцев назад

      ❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍❤️❤️❤️

  • @user-xk4mu1ds3b
    @user-xk4mu1ds3b 4 месяца назад +1

    Nabi ceesi cs

  • @user-ws4if8zu6l
    @user-ws4if8zu6l 7 месяцев назад

    Maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅

  • @Nuur127Omar
    @Nuur127Omar Месяц назад

    Parti1iyo dhamaka

  • @alenahaamud5531
    @alenahaamud5531 3 года назад +1

    Allow qerka na wafaji

  • @XamdaMaxamed-ck6ff
    @XamdaMaxamed-ck6ff 13 дней назад

    Allah🤲

  • @Ahmedmahamed99
    @Ahmedmahamed99 Год назад +1

    Aad ayaad unmahadsanatahay illaahayna hakaa jasaasi siiyo waxaan jeclaan lahaaa in qisada suurada ay ku jirto iyo aayadeeda ad nala wadaagto

  • @user-vs9wb1vk6c
    @user-vs9wb1vk6c 8 месяцев назад

    آلله آكبر❤❤😂🤍❤️🖤

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 11 месяцев назад

    Allaahu akibar ☝ ♥ ❤ 💖

  • @saalaxsaahid3069
    @saalaxsaahid3069 4 месяца назад

    Subxanalaah

  • @AliIsmail-yh5up
    @AliIsmail-yh5up 6 месяцев назад

    Qisasada national Muhammed
    SCW PLZ

  • @abdimalikaxmedmooge7436
    @abdimalikaxmedmooge7436 2 года назад +2

    Ascmmmmm was the first in a row to

  • @user-ie3og7pn8t
    @user-ie3og7pn8t 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisaktv3989
    @abdirisaktv3989 3 года назад +10

    Hal mar isoo poqo adiga

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Год назад

    Dhimasho sax ah ma aheyn,
    Sababtoo ah waxey inooga sheekeyn lahaayeen sakaraadkii iyo arimihii janada iyo aakhiro,

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Год назад +1

      Dhimasho aan sax aheyn maa jirto?

    • @AhmedHassan-di6vb
      @AhmedHassan-di6vb Год назад

      @@ITAALMEDIA
      Markaa wuxuun maxey uga sheegi waayeen waxey axaadiistu ka sheegaan qofka dhimanaya intaaney naftu ka bixin inuu sii ogyahey janno iyo naar meeshuu kusii fool leeyahey,

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Год назад +3

      @@AhmedHassan-di6vb anigu su'aashaada ma fahmin laakiin si kasta oo ay tahayba waxan aad beenineysid waa ayaad qur'aan ah, qur'aanka ayaa noo sheegay wuxuu na leeyahay "وأبرئ الأكمه والأبرص وأحي الموتى بإذن الله"

  • @cadceedbareascwalalwaxaanu1303
    @cadceedbareascwalalwaxaanu1303 2 года назад +1

    wan kahelay wjj

  • @luulcali2105
    @luulcali2105 6 месяцев назад

    Wll qisadii nabi maxamad scw plz

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 7 месяцев назад

    Masul m. A

  • @farduusmaxamuud3296
    @farduusmaxamuud3296 4 месяца назад

    ان فى ذالك لعبرة المن يخشى

  • @liibaanyuusuf7818
    @liibaanyuusuf7818 8 месяцев назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @lulali8651
    @lulali8651 Год назад +1

    Qisada and jeclaanlahaa inaad soo bandwidth waa.nadlaan waa onolo laan iyo marmkii nabi maxamed scw.oloo direy qureesh iney qabayalada ku dhaqamijireen, tattoo aheeyeed gaalnimo somaliduna aay maanta sheeganayaan dadmusil aha 100/100 hadana qabayaalad iyo kooxkoox is dhameeyeen, dhulkiina ka driven mufsidiina fil adhi.

  • @faisalmohamedomar8036
    @faisalmohamedomar8036 9 месяцев назад

    Nabi ciise cs

  • @qoslaye5006
    @qoslaye5006 3 года назад +6

    Wlaal keygiyow runti aaad baan ku taagiraaa midi kale waxaan jeclaan lahaa xadi ay macquul taxay inaaan helo numbarkaaagi mise adigoo rali ah whats app igu soo dorso plse wlaal xadil kaagi u xiiso qabaaa

    • @qoslaye5006
      @qoslaye5006 3 года назад +2

      Numbarkeygi waa 0617378235

  • @user-vk5id8jn3k
    @user-vk5id8jn3k 6 месяцев назад

    Wll waxaa maqlay nabi ciise waligiismadhiman😢😢😢😢

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp 9 месяцев назад

    Csw csw csw csw csw csw csw csw ❤❤❤❤

  • @YamikanBlack
    @YamikanBlack 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nf9bq1lz6w
    @user-nf9bq1lz6w 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qusamar9911
    @qusamar9911 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yn8ds5qi9g
    @user-yn8ds5qi9g 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @jamasahal2276
    @jamasahal2276 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caliismaciilshire3438
    @caliismaciilshire3438 7 месяцев назад

    C/if u Maryam/c/sallaam

  • @FadxiAxmed-ei7nz
    @FadxiAxmed-ei7nz 14 дней назад

    😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 года назад +1

    Awiezow zxbw maxaaa qisooyinka nooga hagrataane please noosoopoopsiii ✊