Qisadii Nabi Yaxya CS | Nabigii Gabar darteed loo dilay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 апр 2023
  • Nabi yaxya wuxuu noloshiisa ku waayay, si ciyaarciyaar iyo jees jees ah, waxaa lagu dilay dulmi iyo xad-gudub, cid uu wax u dhimay ama ay cadaawad hore kala dhaxeeysay ma jirin

Комментарии • 49

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 Год назад +9

    Nabi yaxye calayhi salam

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Год назад +15

    Next nabi yuusuf ❤👏

  • @yasingobsoor
    @yasingobsoor Год назад +4

    Next nabi yusuf

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Год назад +8

    Jazakallah Soo Gudbiyaha Qisoyinka Fadlan Qisoyinka Nabiyada Ama Asbaxta Ama Tabiciyinta Ama Ahlu Kheyr ka Islam ka Wax Taray Marka Noo Soo Diyarineysid Waxan Ka Codsaneynaa Inad Music 🎶 🎵 Ama Onkod Ama Wax Qeyliyo Ama musical 🎼 Ooyin 😢 Ah Adan Noogu Soo Darin Jazakallah Walalken Ka Jar Music 🎶 Inshaa Allah Si Qisada An U Dhageysano Niyadana Nogu Xasisho Inshaa Allah Mahadsanid Walalkey

  • @ismaaciilmaxamed916
    @ismaaciilmaxamed916 Год назад +4

    May ma mudneen😢😢

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Год назад +3

    Jazaaka Allah khayr akhii

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Год назад +4

    Yaxya ibu zakariyah cs

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 Год назад +4

    Ustaad qomkas alle ma halagay

  • @zhakerapdi6118
    @zhakerapdi6118 6 месяцев назад +1

    Nabi yaxye c.s❤

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 Год назад +3

    Qisooyinka fadlan dhamays tir oo haka badh tagin sida qisadan iyo halaagi ayku😂danbeeyen kuwi nabigas cs dilay

  • @user-gr8qu6wy5k
    @user-gr8qu6wy5k Год назад +2

    Marsha Allah

  • @FaaraxAwoowe-rq7kc
    @FaaraxAwoowe-rq7kc Год назад +4

    Next qasadii asxaabul kahfi❤

  • @aadanmohamoud9853
    @aadanmohamoud9853 6 месяцев назад +1

    Subcanalah qof walba aakhira danbaysa😢

  • @al-shaafici
    @al-shaafici Год назад +11

    "Taariikhdu marka ay tahay mid hadasha waxaan ku qasban-nahay in aan dhuuxno, wixii inaga anfacana ka qaadanno.
    Waxyaabaha sooyaalku inoo warinayo mararka qaar waxay noqon karaan kuwo na xaniijiya oo murugo iyo tiiraanyo inagu abuura, marar kalena waxay noqon karaan kuwo na farxad galiya, dhiirigalin na siiya oo xamaasad inagu abuura."
    Dhab ahaantii waxa aan aad oga helay sida quruxda badan ee aad erayo micna buuran xambaarsan ugu furfurato dhammaan barnaamijyadaada. Waxa aan si qoto-dheer ugu kuurgalay barnaamijyadaada toolmoon iyo sida hufan ee aad u adeegsato erayo mugleh macna buuraanna huwan. Inta badan kuwa aadka ii soo jiita waan qortaa, si ay mustaqbalka dhow iyo fogba ii anfacaan.
    Mahadsanid Ustaad Aweis Haji Nor.

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Год назад +4

      aad baad u mahadsan tahay sxb, allaha na wada barakeeyo

    • @al-shaafici
      @al-shaafici Год назад +2

      @@ITAALMEDIA Allaahumma aamiin.
      Xaqiiqatan wax badan ayaan kaa faa'iiday, Ilaahay SWT un baa abaalkaaga iyo camalkaaga wanaagsan gudi karo.

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 Год назад +2

    Nabaigii antAakilyaa loo soo diray xafuudka turkiga iyo seria magaalo kutaalo , waxii aan qalday , allaah wclam

  • @NafisaBashi
    @NafisaBashi 2 дня назад +1

    Kusoco wll❤❤❤

  • @sulekhobashir
    @sulekhobashir 29 дней назад

    Waad mahad santana
    Sheekh

  • @dugsiyemcalinaadan
    @dugsiyemcalinaadan Год назад +5

    Nabi yusuf plz❤

  • @nuuroaadan
    @nuuroaadan Год назад +6

    Nabi yuusuf cs❤

  • @Liibaannuur-oj3rf
    @Liibaannuur-oj3rf Год назад +4

    Allhu akbar

  • @amiiinabdixaye-mx3bp
    @amiiinabdixaye-mx3bp Год назад +3

    Mashaa allah

  • @user-he9bi9gi6m
    @user-he9bi9gi6m 8 месяцев назад +2

    Laaaaa

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 Год назад +3

    Gazaakumullah

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 Год назад +9

    Zxp mararka qaar background hoos udhig

  • @sayidosmaan2071
    @sayidosmaan2071 Год назад +4

    أصحاب الحجر

  • @ahmedturkey3332
    @ahmedturkey3332 Год назад +3

    Aweeys sxb thank you

  • @c-lahic-raxmaan8459
    @c-lahic-raxmaan8459 Год назад +4

    Mhsn ❤❤

  • @MuxamadCabdullahi
    @MuxamadCabdullahi Месяц назад

    Waa taarikh madaw balse hada u karaaxaystay CS

  • @azuum8043
    @azuum8043 Год назад +5

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء
    Kaliya codsi wll video ga marka wado wax yabaha sawaxanka leh ee guxa bixinaya kada si aan u wada dhamaysano qisado anago si nadif ah u dhuxayna..
    Imika laba melba video guux ba ku jira sida bada codkeda oo kle ..so plz guxa nocas ah ka ilali video 🎉

  • @ahmedtaleex6087
    @ahmedtaleex6087 Год назад +1

    Oo sow havaryar uma ahayn Maryam

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 Год назад +4

    Mahadsanid ustaad

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 Год назад +4

    Wll waxaad nooga xejisaa qisadii nabi idiris cs

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Год назад +3

    Nabi yaxye Scw Scw scw scw

    • @yaasir5920
      @yaasir5920 Год назад

      waar csw ayaa la yidha shiikhow

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 5 месяцев назад +1

      @@yaasir5920 wax danbiya ma ah wll anbiysdda odhan in ladhoho scw

    • @user-fq1bj7fs1g
      @user-fq1bj7fs1g 4 месяца назад

      Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw 3❤❤❤😢😢😢

  • @muuseahmedarile8957
    @muuseahmedarile8957 Год назад +6

    Waa barnaamij wanaagsan talo saxiib background ka hoos dhig sida kan badda

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Год назад +1

      codka badda wuu nooga fakaday ee ku talagal ma aheyn, insha'allah kuwa soo socda waan ka taxadareeynaa, adigana aad ayaad ugu mahadsan tahay taladaada

  • @abdulkadirgediahmedsanka5978
    @abdulkadirgediahmedsanka5978 4 месяца назад +1

    Jawaab ayaan kaa sugayaa

  • @abdiazizmohamed2386
    @abdiazizmohamed2386 Год назад +4

    Cs❤❤❤❤❤

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Год назад +3

    Asc walal codka xogaha bada oo kacsan yaan laga maqlaynin vodka walal hagaaji jazaaka Allah

  • @abdifatahabdi8311
    @abdifatahabdi8311 3 месяца назад +1

    Cs

  • @RoodaAbdi62
    @RoodaAbdi62 6 месяцев назад +1

    Wll waxba lagama maqlo codka kle gaabi

  • @abdulkadirgediahmedsanka5978
    @abdulkadirgediahmedsanka5978 4 месяца назад +1

    Itaal sxb ma dhigi karaa facebooka adoo dhib aadan ii arkeen

  • @umnfalxaab4013
    @umnfalxaab4013 Год назад +1

    Asc

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s 5 месяцев назад +1

    Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw