Qisadii Asxaabul Aykah | Qowmu Madyan | Nabi Shuceyb CS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • Qowm qur’aanku uu ku tiriyay ummadihii hore ee adduunka lagu halaagay, qowm beeniyay nabigooda, ku jeesjeesay oo weliba aflagaaddo iyo dhibaateyn u raaciyay.
    Qiso xariir la leh qiso kale oo ku saabsan nabi labaad oo alle soo diray, hallaaggii ku dhacay qowmkan wuxuu ahaa mid cajiib ah oo aad u darran
    ... Qisada Asxaabul Aykah ama Qowmu Madyan

Комментарии • 82

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад +9

    Mashaalah Ramadan Mubarak 💫

  • @moulidhussein9807
    @moulidhussein9807 Год назад +15

    Shukran sxp. Wan kuseexda habeen walba tabintaada toolmone taariikhdu ku dheehabtahay

  • @NasirAli-vn3xw
    @NasirAli-vn3xw Год назад +10

    Machallah aways ramadan Moubarek

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 Год назад +8

    Maashaa Allah Aweys xaaji Nuur sln sare gudoomiye

  • @Mahfuudabdi
    @Mahfuudabdi Год назад +12

    Qisooyinka waan kuhaystaa Ramadaan Kariim waan kula socanaa zxp keep going ❤❤

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Год назад +3

    Mnshllha waa barjim aad uu qiimo badan oo shakhii ahaan anigu aad ayaan ulaa dhacaay wllhi wala noo soo badi waliba malinkii laba isaa soo raaci walal....................................

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Год назад +4

    Mansha allah Ramadan kariim 🌙

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 Год назад +4

    Ramadan Kareem

  • @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744
    @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744 25 дней назад

    Ma.a aad ayad umahad san tahy ❤️❤️

  • @diazparomedia
    @diazparomedia Год назад +4

    Next Asxaabul-kahfi inshalah thank you so much

  • @ayaanleayaanle6942
    @ayaanleayaanle6942 Год назад +5

    Ramadan Mubarak walaha Musliminta,saaiminta,ah

  • @hafsaahmed9901
    @hafsaahmed9901 Год назад +4

    mashaAllah wllo noso badi wllhi jamacd shareca aya dhameyey wax an ka fahamsna ma jirin adaaa kaga bogta

  • @FateCali
    @FateCali 2 месяца назад +3

    ﷺﷺﷺمُحَمَّد

  • @Cali-vd9nt
    @Cali-vd9nt 24 дня назад

    Wll شكرا IM'BADAN WAAN KA HELAY QISOOYINKA AAD NOO SOO WARISO.

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Год назад +2

    Maasha Allah noo soo badi wlal qisooyinka

  • @aarkanmohamed9158
    @aarkanmohamed9158 Год назад +2

    Walaal noo soo badi qisooyinka

  • @merzaanlii6209
    @merzaanlii6209 Год назад +3

    Walaal nusoo diyaari quumo tuudbac iyo meeshay digaanaayeen

  • @dahaboaliso4717
    @dahaboaliso4717 3 месяца назад +2

    Mashaallah

  • @SurprisedBakedCustard-cq3dk
    @SurprisedBakedCustard-cq3dk 3 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahikawtame8324
    @abdullahikawtame8324 5 месяцев назад +1

    Nabi muuse markuu shucayb la joogay nabi ma ahayn markuu ka laabtay Intuu jidka ku sii jiray ayaa nabi laga dhigay
    Taasna waxay ku cadahay suurado badan sida dhaahaa iyo shucaraa

  • @CadnaanAdnancade
    @CadnaanAdnancade 6 месяцев назад

    Masha Allah Ramadan Kareem

  • @Maxamed_tarax
    @Maxamed_tarax Год назад +3

    Mahadsanid

  • @aadanabdirashid2154
    @aadanabdirashid2154 Год назад +3

    Chanel mudan 1 million

  • @axmedcrisaaq9064
    @axmedcrisaaq9064 Год назад +3

    Masha allah jazaja allah❤

  • @nila7120
    @nila7120 Год назад +2

    MashAllah tabarakallah Ramadan karim

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Год назад +2

    MAA SHA ALLAH WALAL

  • @Nabiil-1
    @Nabiil-1 Год назад +2

    mahadsanid sxb

  • @subeercabdirasaq8214
    @subeercabdirasaq8214 Год назад +2

    Masha allah soo badi sxb

  • @KariimPoi-tl7yt
    @KariimPoi-tl7yt 11 месяцев назад +2

    Nabi ibraahim 2 wiil uu dhalay nabi ismaaciil
    Nabi isxaaq

  • @aliililboy7173
    @aliililboy7173 Год назад +3

    Jumca mubarg

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 Год назад +4

    Allah haka ajar siiyo bro ❤❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Год назад +1

    Mahadzanid wax bdn ka bartay ❤

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Год назад +4

    Thanks bror

  • @khadrdhere5980
    @khadrdhere5980 Год назад +1

    Masha Allah Si wanaagsan baad u dhigtey ustaad ee halkaas aad tidhi; labada hablood ee ceelka Muse cs ) ugu yimid waa hablihii Nebi shuceyb cs ) uu dhalay dib ugu laabo .! Odeyga ee u keeni doonaana maha Nebi Shuceib, ee waa Nin Saalix ah (righteous) isku waqtina ma ahayn oo ismayna soo gaarin. Adigu halkaas Culumadu way isku khilaafeen.

    • @dajiyetutorial2432
      @dajiyetutorial2432 Год назад

      Waa ku saxantahay wll sababtoo ah Nibi shuceyb iyo Nabi muuse isku waqti ma aheyn oo tarikhda isdiideyso

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 Год назад

      Tafaasiir badan baa qabta in uu Nabi Shucayb ahaa.

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Год назад

      @@dajiyetutorial2432 xiliyadas nabiyadu qoomam loo kala diri jiray tusaale Nabi luud iyo Nabi ibraahiim isku waqti ahaayen lkn labo qom lookala diray. Midakale Nabi muuse rer bani Israel loo diray Nabi shucayb na qoom carab ah loo diray

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Год назад +1

    Masha Allah ramadan Mubarak ☪️ Itaal media❤

  • @calishariif811
    @calishariif811 Год назад +3

    جزاك الله

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas Год назад +1

    Masha allah tnks ugaas

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад +3

    Hadana dhaqankaas o baraxla somalidaqarakudhaqmo isbaro ganacsigoolakalaqayano qofba qofkow ka aqlaaqxunyahay o somalidadhexdoda lagasharfo sibamidiyaha tariqdakalafog lkn dhaqankuweskumid runtii😎

  • @ayuupcade6954
    @ayuupcade6954 Год назад +7

    Thanks pro qisoyinkan cml daily noga dhig sxp❤😊ilaa ramadanka u ka dhamanyo

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Год назад +1

    Manshaallah page kan waan jeclahy

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 Год назад +3

    Keep going bro

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 Год назад +3

    Thanks

  • @MohamedAhmed-ne4hp
    @MohamedAhmed-ne4hp Год назад +3

    masha allah ❤❤

  • @MustapheAbdi-n9y
    @MustapheAbdi-n9y 6 месяцев назад

    R.dan mubark ❤

  • @cabdiqafaarmaxamedcabdi3078
    @cabdiqafaarmaxamedcabdi3078 Год назад +2

    Masha allah

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Год назад +2

    Qisada xigta Walal qoowmu tubbac kusoo qaado

  • @Sumaayah182
    @Sumaayah182 Год назад

    Jazaaakallaah wllo😢❤

  • @najmo3382
    @najmo3382 Год назад

    Noo soo badi qisoyinka walaal

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Год назад +2

    Masuul sare

  • @yoonisabdi4467
    @yoonisabdi4467 Год назад +2

    Asc sxb ramadan kariim pls qisadii asxaabul aykaa

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 Год назад

    Kii ugu qosolbadaa waa ninkii gaargacanka

  • @dugsiyemcalinaadan
    @dugsiyemcalinaadan Год назад +3

    First❤

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdarashiidmaxamadBule-qz4rc
    @CabdarashiidmaxamadBule-qz4rc Год назад +2

    M.a wall noso badi

  • @diinishamzadiin103
    @diinishamzadiin103 Год назад +2

    Kasoo hadal zxp qomkii lagu halaagay qaylada

  • @KhalidAAskar
    @KhalidAAskar Год назад

    Ardu madyan maaha xaga carabta wuxu ku yaalaa dhanka afrika

  • @xikmaawi2326
    @xikmaawi2326 Год назад +2

    Asxaabul kahfi please ustaad🙏

  • @AxmedJama-y2w
    @AxmedJama-y2w 6 месяцев назад

    Thanks ❤😅

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 24 дня назад

    Hadad og thy tarikhda saxda saudi Madan dhahden

  • @Nabiil-1
    @Nabiil-1 Год назад

    😊😊😊

  • @abdulahimohamed7471
    @abdulahimohamed7471 Год назад

    Wll music kada marku vedioga dhamaanayo wakhti sooma daawanaynaaye plz

  • @YoonisAbdi-ig3bc
    @YoonisAbdi-ig3bc 5 месяцев назад

    😂😂😂😂 allah iigargaar adigaa awoodkuugaartahaye iniga io islaamka dhamNTII

  • @garyaqaanreerwaamo9845
    @garyaqaanreerwaamo9845 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimabashir6420
    @naimabashir6420 Год назад

    L0l

  • @mubecaydaruus8736
    @mubecaydaruus8736 Год назад

    Ceelku muuna masar ku oolin

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 7 месяцев назад

    Awes arpro mahed sanid m. A

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 Год назад

    Mashalaah ❤❤

  • @yoonisabdi4467
    @yoonisabdi4467 Год назад +2

    Asc sxb ramadan kariim pls qisadii asxaabul aykaa

    • @aweyshaji
      @aweyshaji Год назад

      Hadda tan maxay ku saabsan tahay?