أصحاب الرس كانوا بحضور، فبعث الله إليهم حنظلة بن صفوان، فكذبوه، وقتلوه، فسار عاد بن عوص بن ارم بن سام بن نوح بولده من الرس، فنزل الأحقاف، وأهلك الله تعالى أصحاب الرس، وانتشروا في اليمن كلها
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
Mashallah walalkay Aweys Aar. Bro inoo soo badi siirada Nebiyadda CSW , sidoo kale waxaa ila wacnan lahayd inaad Cuudka ka reebtid oo wax kale ku bedishid . inshallah.
Masha Allah wll Aad baan ugu xeranahay Chanel kaaga mararka qaar marka Aad qisooyinka diiniga ah Aad ka shekeyneyso marka Aad dhameyso qisada Meesha Aad muuzig ka saari laheyd aayado qu’an ah saar oo waliba qisadaas ka hadleyso Mhd Snd
Xaaasidsanaaa balaaayda Nabi miyeey duuugeeeen
Caawa ka hor qisadan ma maqal ilahay haku barakeeyo wll ❤
Sido kale shugran wll
Barakalaahu fiikum❤
Sidokale❤
46
Qiso nabi muuse❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🐅🐯
عجيب
Qisadan maanta kahor ma maqlin
Kaliya magacooda uun baan Qur'an ka ku arkay
jazakallah kheyr.
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 💕💕💕❤❤❤❤✅✅✅
Walaal macaan wan ku jeclahay ilaahaydartii walaaal soo wad sheekh yada
Scw Scw scw scw scw ❤❤❤
Mshalah alle Haku barakeeyo😮
الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار 😢
Wa markii igu horeysay aan maqlay jazakallah
Walaal music dhamaad inaga da fadlan alla ka raali noqdee
maasha allah wll soo badi qisooyinkan waa bararujin.
❤❤❤❤walaal waat ku ficanat haye❤❤❤ku soco soo badi
Mansha allah qiso aad u fiican oo aanan hore u maqal khayr allah hakusiiyo walaal keep going
أصحاب الرس كانوا بحضور، فبعث الله إليهم حنظلة بن صفوان، فكذبوه، وقتلوه، فسار عاد بن عوص بن ارم بن سام بن نوح بولده من الرس، فنزل الأحقاف، وأهلك الله تعالى أصحاب الرس، وانتشروا في اليمن كلها
Qisadaan waa qiso waa cajiipa Allah haku barakeyo wll
سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
Jazakallahu wll
Qisada asxabu saciir kaso hdl
Surat al mulk😊
asxabu saciir WAa cida cadaabta Gali doonta
جزاك الله خيرا وبارك فيك يا اخي 😊❤
Rasuulkeena csw scw nnkh
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤💯💯
Wax fcn o diin ah baad ka sheekeeneysaan music na waa saareysaan subxanallah❗️
Wayaabi
🌹🌹🌹❤️❤️❤️🌺🌺mashallha 😍😍😍😍😍🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Waa markii koobaad oo aan maqlo qisadan
masha Allah illahey haku barakeyo wll
Waa markii igu horeysay aan maqlo
Waa asiibtay allaha nawaafajiyo dhamaan
Masha allah
Jazaakallaah 🥰🥰
Masha Allah sxb waan ku tageera
Mhd snd allaha ku sharfo Mudane _Aaaar.
Waligeey ma maqlin qisadan hdda kahor cajiib 😮
Please noso badi qiso yinka nabiyada adigo mahadsan
ماشاالله حفظك الله
Wll nooso badi Mhadsanid❤😊
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
Maansh allah
Cajiib waa walaal music kada ma wanagsana kareeb
Marsha allah ❤❤❤❤❤❤
Mashallah walalkay Aweys Aar. Bro inoo soo badi siirada Nebiyadda CSW , sidoo kale waxaa ila wacnan lahayd inaad Cuudka ka reebtid oo wax kale ku bedishid . inshallah.
mesha aay ku nooleeyaan ma aadan sheegin maamule
waxay ku noolaayeen dhulka hadda loo yaqaan Azerbaijan
@@ITAALMEDIA Thanks
😂😂😂😂😂bro xoolo waxadan ogyn miyad shegaysa raas io qandala waba somaliye😂😂@@ITAALMEDIA
Alahu akabr
Allah haku bara keeyo
mahadsanid sxb😊
Thanks
Qisadan waa marki uhorysay een arko
Subxaanallah
Scw
Lkn nabigas magaci
masha allah
Qiso igu cusub.
Wan kugu soo biiray ❤
Zxp luqmaa al xakama ka soo hadal plz🙏🙏🙏🙏
😂 allahayow naftayda khayrka ku sug muslinkana ugargaar yaa rabi
Asalam calykm.
Wll waad mahadsanthy, laakiin muusiga ka daa fadlan.
😢😢
Masha Allah wll Aad baan ugu xeranahay Chanel kaaga mararka qaar marka Aad qisooyinka diiniga ah Aad ka shekeyneyso marka Aad dhameyso qisada Meesha Aad muuzig ka saari laheyd aayado qu’an ah saar oo waliba qisadaas ka hadleyso Mhd Snd
❤
SCWSCWSCWSCSCWSCW❤❤
Sxb waxaad inoo soo gudbisaa taariikhda nabi ilyaas
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ❤❤❤😍😍🤴🏻❤️❤️
Subxaanslash
Kadaa muusiga
Lkn wiilki madowa ee rumeyay aaway xagu ku danpeyay wll wayo rasulki ceel pa lagu riday kuwa kalana wa la halagi lkn wilki rumeyay away
Asc sxb kaladaa music iyo qisooyinka quranka kuso arooray
Music iyo diin ayaad iska dabawadaa
Nabagaas magacees wallal inoo sheeg please ok
5:13 halkas markaa marowsid dhagayso.
@@Ezy15311 aad iyo aad, warbixinta ayaa lagu sheegay
حنذل بن سفوان
Waa Xandaan Binu Safwaan CSW.
Magaranaayo geedka sanoobar xagee ayuu kabaxaa
Itaal media hadaad imaqlayso kamanka iyo music xaga danbe karaacisay muuqaalada kadaa wll
mnsha allah horena usoco
Canalkan aad aya uga helaa marke sii dhamaneyso qisoyiinka music gada kabanka ku heysta yaan laga badalin somalinimadena aye cadenesa
Waba muxadareesay music na maxaad ugu qatiintay, somli yab ayad ledihiin
Nabiyadii soomaalida ama bariga africa loo soo diray qisooyinkoodii soo raadi haddiiba la heli karo.
Nebi somali ah ma jiro sxb
@@cabdixakiim1527 yaa kuu sheegay? Xagee kasoo xigatay?.
😂😂😂😂😂😂 wlhi qosol miiran ayaa tihiin😊
@@sayidka6911 gafka iska ilaali
@@Adam-sq8ol maxaa gaf ah?
Musica ka reeb 🙄
Ya,juud ma,juud kaso hadal
Tolow ma geedka ay meel walba ku beeraan reer binu israaiil,?