masha ALLAH zhp si wanaagsan ayaad u soo diyaarisey waxaa kugula talin lahaa in aad iska dhaaf to kalmada eebe oo aan soomaali ga aan meel kaga jirin aaad isticmaashid kalmada ALLAH
Asc asxaabta janelka adminka ka ah waxaan ka codsanayaa in aad noosoo turjuntaan kitaab magaciisa la yiraahdo albidaya wa nihaya oo tariiq badan iyo qisooyin badan ku jiraam
Waan xiiseeya qisooyinka Like waan saaray
Waxaa ugu fcn waaye codakaak waa halaasi mashaa alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
اصحاب الكهف😍 ka soo hadal boowe
Walaal qisadii luqmaan alxakiim❤❤
Waa runtiis aad ayaan ugu baahanay
@@rahmamudan6890 🙄
Salalahu cayehi wasalam
Hada anigoo suratul albaqra akhrinaya fasirkeeda baa arkay
Dhaluut iyo jaluut wa soo radiyay ❤
ilahay haku sharfo adban ugu xirnhy🥰
Shukran walaal Aweys Aar
Thanks my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll
Asw maansha alaalh waa mucjisada alaah eebe hanaga dhigo kuwo ku cibriqaato oo iimaan kooda wanaagsanado aamiin.
😮
chanalkaan waanku xirnahay aad baan u jeclahy gaar ahan tabiyaha codka dahabiga fadlan sxb soo badi qisooyinka diiniga ah oo documenrty ah
Mashallah jzkallah kheyr
Nabi shamwiil waligay maan maqall maanta waan faaiidaystay
ilaah ha ku xafido wllkey mcn noo soo badi qisooyiinka diinika ah ❤❤❤
masha ALLAH zhp si wanaagsan ayaad u soo diyaarisey waxaa kugula talin lahaa in aad iska dhaaf to kalmada eebe oo aan soomaali ga aan meel kaga jirin aaad isticmaashid kalmada ALLAH
masha allah walal qisoyinka no so badi
masha allaah bro aad ayaa umahad santahay
adigo mahadsan ino sodiyaari sheekada cuzeer
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤🎉
Mahadsanid
Mashaa allaah
NABIGA KU SALI SCW SCW
Dhamestirka qisada nabi yosuf
Masha alah barnaamijka oo kale noo soo badiya thanks
Maashaala
Fadlan isoo booqo.
Wlshy ama wlkey plz
Waa codsi Allaaha qeer ha ku siiyo plz 💝🙏
Ustaad codkaaga inaba caadi ma ahan cajiib Maasha'Allah. Nasiib ayaan ku leenahay inaan RUclips kugu heeysano.
Codkaga allh ha ku barakeyo wllkei
M a noo soo badi wll❤
جزاك الله خير
masha allah thank you
Jisaakumulaah qeer
Masha Allah
Noo macaneeye diinta❤❤❤❤❤
M.a🥰 aad baan u xiiseeyaa qisaska
Walaal inoo soo diyaari nabi ciise qisadiis
احب. قصة الأحزاب والنبي صلى الله عليه وسلم
Qofki uhoreeye eedaawada 🤫
Cs maasha alah alah wll mahadsanid
Masha allah❤
Shukran wll
aadbaan uxiisayaa qisooyinkaan itaal media waa mhdsenthy zxb
MHADSANID WLL
Fadhlan qisadii asxabul xijri
Qisadii quums luud soo gudbi adiga oo mhdsn
masha allah
Noosoobadi qisooyonka nuucaan waan jeclahay plzzzzzzz
Waan xiseeya wll
Hadii aad awoodo noso badi
Maashaa alaaah
Wll soo wada sawaad saxsantay waxah dini ku sabsan
Alla Dartiis kuu jeclahay
aad baad u mahadsan tahay sxb, allah ku barakeeyo
Qiso cajiib ah
Best story
About Islam
Sxb waa xadiis ee badi
🎉🎉🎉🎉
Asc asxaabta janelka adminka ka ah waxaan ka codsanayaa in aad noosoo turjuntaan kitaab magaciisa la yiraahdo albidaya wa nihaya oo tariiq badan iyo qisooyin badan ku jiraam
Waxan aad uga helay qisoyinka noocaan ah walaahay aad buu qalbigaygu ubaraarugay fadlan qisooyinka noocaan ah noogu soodar barnaamijyada
Shaamwiin ma mid aan 25ka nabi ku jirinbaa mide anaan xasuusan
Maya sxb kuma jiro, waa mid kamid ah Rususha kale ee aan Qur'aanka lagu sheegin.
Sxb waxanu kaa codsanaynaa qisadii nebi ciise calayhi salam
Qisoyinkagu waa fican yihiin lkin musica ka saar wll aad ku bilabayso hadana ku dhamanaya ilahayban kugu dhaarshee😢😢
Scw❤❤❤scw
Soo gali walal haaruut iyo maaruut labada nin sixirolayasha ahaaa
Fadlan noosoo basically qisooyiinkaan ookale
Nabigaas majiro beynt jooji
Mhdsanid
M.a aad ayt umahtsanthy
Qisadi nabi ciise kasugayna
Manshalah 💓💖💖💓💓💓💓👊👊👊❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Qisadii dulkifli
Noo eoo gali qisarii abeheen aadam
M.a qisoyinkaaga waka helaa
qisaadi nabi yusuf noso geli wall
😍😍😍❤❤❤💙
Sxb qisooyinka 20 daqiiqo ka Dhig sxb aysan noogu kala goin
Sxb qisadii asxaabul kahfi nala wadaag sxb
Sxb qisadii nabi Ayuub Soo diyaari please
Ok
Waxaad ka warantaa dulqarnayn iyo cajaaibta boqortinida alle siiyay
😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂
nabi shamaeil la dhaho ma jiro
wllo
waa nabi daaud iyo jaalut
qisadanu .
Sxb warka was xadiis e badi
Halkii aduunku ka bilaamay waa halkee qudus baa
Asc
Waxaad ka soo sheekaysaa qisadii nabi yaxye
Mahadasanid waxaad no so gudbisaa qisadii nabi yaxye
next #QISADII NABI SULEYMAN
Nabi daud miya kwada
sh.waxaan ku riyoodey anoo daajinaayo Dameero geeso leh 2 haween isko xito😳
sxb anaga riyooyinka ma fasirno
@@ITAALMEDIA raali naqo macalin
Mahadsanid masul
masha allah
😍😍😍😍😍❤❤❤
Asc