Markii Ay Ku Soo Duuleen Kacbada Alle, Ugu Danbayn Maxaa Ku Dhacay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 апр 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 53

  • @user-kv2tk4wp5c
    @user-kv2tk4wp5c 2 месяца назад +9

    Allehu Akbar ❤❤❤

  • @user-eh5xk7sj8c
    @user-eh5xk7sj8c 2 месяца назад +10

    Waad kumahadsantahay sida aad nogu sogudbisid siirada nabiga iyo saxaabada alle hakaaawaalmariyo wll alla hakusiiyo waxaad jeceshahay janno uwentahay wll❤❤😍😍

  • @abuukarcqaadir2323
    @abuukarcqaadir2323 2 месяца назад +14

    Allahu Akbar ❤❤

  • @wadanimove
    @wadanimove 2 месяца назад +10

    Kusle nabega scw❤

  • @Tubta-tv
    @Tubta-tv 2 месяца назад +15

    Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:
    1. Dhiig qof loo shubo
    3. Qubeyska
    4. Cadaysiga
    5. Candhuufta
    6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
    7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
    8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
    9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba
    Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:
    1. Cunid & cabid
    2.Jamaaca maalinkii
    3. Matag kas la isaga keeno
    4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
    5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
    6. Caadada & xeydka dumarka
    7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
    8. Haddii uu waasho isagoo soomman
    Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
    1. Xanta
    2. Caayda
    3. Isku dirka
    4. Beenta
    5. Indhaha oo meel xun lagu eego
    6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
    7. Qamaarka oo la dheelo
    8. Dagaalka
    Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
    1. Qur'aan akhriska badan
    2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
    3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
    4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
    5. Indhaha oo la laabo
    6. Carrabka oo la xakameeyo
    7. Masaajidka oo la cammiro
    6. Farjiga oo la dhowro
    Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
    1. Uu yahay musaafur
    2. Uu xanuunsado
    3. Uu ummulo
    4. Uu caadoodo
    5. Uu caqligiisu tago
    6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira
    Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
    Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin
    #please igu dhiri gali wll subscribe idheh mahadasanid

  • @bro-Abdi
    @bro-Abdi 2 месяца назад +16

    Ma jiro qof ka sharaf badan oo Soo Mara aduunka waa Suubanaheena maxamed scw Ramadankareem

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 2 месяца назад +3

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏

  • @user-nd2yk4ff3e
    @user-nd2yk4ff3e 2 месяца назад

    Allah Akbar ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @user-js7vi3qx8f
    @user-js7vi3qx8f 2 месяца назад +1

    Allaaha❤

  • @Liibaliiba-du3lc
    @Liibaliiba-du3lc 2 месяца назад +1

    Masha alaah qisadii muscab binu cumeyr ❤❤❤❤

  • @sacdiyo8676
    @sacdiyo8676 2 месяца назад +2

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @CabdicaliCabdicali-bv2ks
    @CabdicaliCabdicali-bv2ks 2 месяца назад

    Allah akibar

  • @farxiyoaxmed4407
    @farxiyoaxmed4407 2 месяца назад +1

    Masha.allah allahu akbar❤❤❤

  • @AyuupOsmaandiriye
    @AyuupOsmaandiriye 2 месяца назад +2

    ALLAHU AKBAR❤

  • @shiikhclaahit
    @shiikhclaahit 2 месяца назад

    Allahu akbar 😢

  • @XaawoluulFaarax
    @XaawoluulFaarax Месяц назад

    Allahu Akbar

  • @cabdirixmaan-z9u
    @cabdirixmaan-z9u Месяц назад

    Alaahu akbar

  • @user-hg7ci4co1x
    @user-hg7ci4co1x 2 месяца назад +2

    Salalahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BushroAbokorcali
    @BushroAbokorcali 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ru8td1gi2g
    @user-ru8td1gi2g 2 месяца назад +3

    Setehe

  • @HaariyeCade
    @HaariyeCade 2 месяца назад

    Ku saliva rasuuLka صلى الله عليه وسلم ❤

  • @user-no7ie6kn8h
    @user-no7ie6kn8h 2 месяца назад +1

    Allaahu Akabar 🤲🤲🤲

  • @ayuubmohamedadan-pn3mw
    @ayuubmohamedadan-pn3mw 2 месяца назад +1

    Allah swa awodisa.

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @cabdihamiidumar3450
    @cabdihamiidumar3450 2 месяца назад +1

    Allah akbar ❤

  • @user-jg2ob1eh3p
    @user-jg2ob1eh3p 2 месяца назад +1

    ALAAHU AKBAR

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 2 месяца назад +1

    Allaahu akbar

  • @adankalmoy5045
    @adankalmoy5045 2 месяца назад

    10 ka dambe yaa ka family day stay
    Ramadan mu baarak❤

  • @cabdiugaar
    @cabdiugaar Месяц назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉HABALYO❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊

  • @002umal
    @002umal 2 месяца назад +2

  • @aaminoGEEDI
    @aaminoGEEDI 2 месяца назад +2

    ❤❤❤

  • @lyrics_offecial
    @lyrics_offecial 2 месяца назад +2

    ❤❤

  • @MOHAMEDupdyrizak
    @MOHAMEDupdyrizak 2 месяца назад +1

    Salalahu caleyhi wasalam❤

  • @user-eb4cy3it9k
    @user-eb4cy3it9k 2 месяца назад

    M.a.

  • @khadarabdidaahir7809
    @khadarabdidaahir7809 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-zy2es8de4c
    @user-zy2es8de4c 2 месяца назад +3

    الله أكبر

  • @SaraAli-yt5oj
    @SaraAli-yt5oj 2 месяца назад

    Ilhoo mar jasiirada carbtaaa ikeee❤😢

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 2 месяца назад +2

    scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw

  • @deeqaawsalaax3068
    @deeqaawsalaax3068 2 месяца назад +1

    1:35

  • @CabdicaliCabdicali-bv2ks
    @CabdicaliCabdicali-bv2ks 2 месяца назад

    Subxanalah

  • @user-so5ru9pw8v
    @user-so5ru9pw8v 2 месяца назад +1

    Nio meshan makugu ogeeen ani 😂 majirtaa zan zxipow

  • @xaajiaadan9403
    @xaajiaadan9403 7 дней назад

    😂sce

  • @CabdicaliCabdicali-bv2ks
    @CabdicaliCabdicali-bv2ks 2 месяца назад

    Musliminta falistin halo duceyo

  • @Waxkabarochannel66
    @Waxkabarochannel66 2 месяца назад +2

    Qofkii labaaď ayaan ahay

  • @user-yr6yy7dr8g
    @user-yr6yy7dr8g 2 месяца назад +2

    𝐵𝑙𝑧 𝑞𝑖𝑠𝑎𝑑𝑖𝑖 𝑗𝑢𝑙𝑒𝑏𝑖𝑖𝑏 𝑘𝑢 𝑠𝑜𝑥𝑖𝑗𝑖😢😢😢