Amb.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 145

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS 10 месяцев назад +16

    Alle hakuxafido Amb. Salaad cali jeelle sidaad u iftiimisay qatarta ay leeyihiin khawaarijtu, guushuna waa dhawday insha allah. Guul yaan urajeynaa madax weynaha

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 10 месяцев назад +19

    Alaha ciribtiro sheydaan shabaab kahwarij iyo inta taageerta Allahuma amiin

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug 10 месяцев назад +11

    Jecliyaa Salaad Cali ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉 Nooloow. Geesi, si fudud u fahamsii. Garashada waa taas.

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 10 месяцев назад +15

    Allaha u xafido wllky ayaanle waxad haysa shaqo soomaliyed Allah ku guuleyo

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 10 месяцев назад +6

    Maashaa,allaah
    Waa nin xigmad badan

  • @malaboa591
    @malaboa591 10 месяцев назад +16

    Madaxweyne Hassan Sheekh waa geesi go'aan leh oo dalka iyo dadka inuu xoreeyo ay ka go'an tahay ee guuleeyso ayaan leenahay Inshaa Alaah

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад +1

      Ciidan la diyaariyay baa Shabab meel saaray
      Thanks to President Farmajo

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 10 месяцев назад +1

      @@ahmedkulowabdi821 waali halki uu danbaysay ayaad maraysaan walaahay madaxweyne ciidan tobabara miyuu uu horeeyay? Ta kale xassan isaguba sowka tababaray.
      Ta kale muu dagaal ku qaado muxuu uu dugsanayey?
      Farmaajo daacad kama aha Inay somalia nabad noqoto.

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад +1

      Hadii uu geesi yahay gaaladi African ta ee la laayay uma fooraarsadeen .

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      Farmaajo iyo xassan toona kuma shaqa lahan bilowga dagaal ka ee waxa isku soo aaday mareykanka amarkiisa iyo xassan oo marki la doortay .
      Goormee xassan diyaariyay ciidan u dagaal gala isla marki la doortayba waa bilaabaye , mise farmaajo ayaa u sii diyaariyay ?

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 10 месяцев назад +5

    Masha Allah ayaanle mahadsanid.

  • @mohamedmuridi3848
    @mohamedmuridi3848 10 месяцев назад +5

    Amb. #Salaad Cali Jeelle thanks

  • @qadroxasan7921
    @qadroxasan7921 10 месяцев назад +5

    Mash allh mash allh mash allah mash Allah ❤❤

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 10 месяцев назад +6

    SALAAD CALI JEELE WAA MASUUL
    MUWAADIN WADANI NOOLOOW💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 10 месяцев назад +16

    Reer walba,qabiil walba waa iney fahmaan soohdimahooda dhuleed, waa gunnimo iyo karaamo beel in dhulkaaga si sharci darro ah lagu dagganaado. Mahadsanid salaad cali jeelle❤

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      Nimankaa ayagu cirka may kasoo dhaceen dhulka aad sheegeyso soo kuma dhalan oo ma leh ?
      Kuwaan hadda siyaasiyiinta isku sheegaya ayaaba wareega oo wadamada gaalada tagay ama ba dagan , odayaasha shabaab in badan oo ka mid ah weligoodba kama bixin dhilulka soomaaliyeed, marka adiga maa shisheeye ka dhigeysid .
      Atmis iyo itoobiyaan ayaa wax ku laheyn dhulka soomaaliyeed kuwa keenay ee ku soo dhaweeyayna waxaa ka mid kan hadda bixinaya wassysiga .
      Marki waa caqligee dhulka dadki ku dhashay ma leh

  • @MaxamuudshuuriyeJeyte-cw4ke
    @MaxamuudshuuriyeJeyte-cw4ke 10 месяцев назад +6

    Salaad cali jeele ❤

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 10 месяцев назад +5

    Waa mahadsantahay Adiga Safiirka Salaad Ali Jeele @@

  • @fartunadow2551
    @fartunadow2551 4 месяца назад +1

    MASHA ALAH ❤❤❤

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 10 месяцев назад +4

    Mashallah waad mahadsantihiin

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 10 месяцев назад +4

    Legend.

  • @muumintuurreabdullahi1282
    @muumintuurreabdullahi1282 10 месяцев назад +6

    Waad ku mahadsantahay wareysigan Xaqqiqa ah na ximbaarsan aragtiyo iyo Gaardyo waaweyn ee siyaasadeed iyo kuwa farsamo oo lama huraan u ah in Khawaarijta laga adkaado
    Dowladnimadune guuleeysato ayadoon Nin Jecleeysi la eegeyn.

  • @abdirahmaanmuhudiinabdulle5447
    @abdirahmaanmuhudiinabdulle5447 10 месяцев назад +3

    Allah ku guleyo Amb Salad cali jelle

  • @malaboa591
    @malaboa591 10 месяцев назад +3

    QAWAARIIJTA ILEEN WAXEEY U DHAQMAAN, SIDII XUKUNKII KALIGIIS TALIYE SIYAAD BARE OO KALE OO QABIIL WALBA QABIILKIISA U ADEEGSAN JIRAY, SI UU XUKUNKA U SII HAAYSTO. SUBXAANALAAH

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 10 месяцев назад +3

    Ilaahay wuxuu hibo usiiyay Salaad Cali (HADAL/BALAAQO)

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 10 месяцев назад +5

    Amp salad qof waxbadan og ok waliba noso gudbiya 👌👌

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 10 месяцев назад +13

    Allaha ciribtiro sheydaan shabaab khawaarij iyo inta taageerta Amiin yaa Allaah

    • @Cadar49
      @Cadar49 10 месяцев назад

      Amin yaarabi

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 10 месяцев назад

      Allahuma aamin

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      Allah ha tirtiro kuwa shareecadi islaamka ku badashay penalty cord.
      Ee gaal gacal iyo saaxiib ka dhigtay .

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 10 месяцев назад +3

    Waad ku mahadsan tihiin barnamijka Ayaanle adiga iyo Amb Salaad Ali Jeele

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 10 месяцев назад +5

    Salasd Cali Jeele Runsheeg waaye

  • @AbdulahiAli-z3b
    @AbdulahiAli-z3b Месяц назад

    Maasha allaah adeerow

  • @abdullahiahmed9601
    @abdullahiahmed9601 10 месяцев назад +2

    Ilaahay hanaga guuleeyo khawaarijta

  • @mohamudbullemohammed3932
    @mohamudbullemohammed3932 10 месяцев назад +3

    Hhh whi waxaan marqaati ka ahay Salaad Cali Jeelle waa muxal siyaasi, milatari iyo bulsho, wuxuu leeyahay qibrad, waayo aragnimo, aqoon diineed oo uu ka dhaxlay waaqiciisa, noloshiisa, iyo xaalada dhabta ah ee Somaliya

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 10 месяцев назад +4

    Nabad iyo nolol ma ogola in shabaab laga guuleysto balse dalxureeyo allaha la jiro

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 месяцев назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @kasimabdullah7356
    @kasimabdullah7356 10 месяцев назад

    HANOLAATO# Waa inaad bilad sharaf bixisaa lahelaa ku guuleestaha barnaamijka Martida HANOOLAATO# Mahadsanid) Qasim From Sweden.

  • @CiidYusuf
    @CiidYusuf 10 месяцев назад +7

    Shan nin oo salaad ookale somaliya haday jogi lahayen shabaab af iyo adinba waa lagu tirtiri lahaa

  • @AbdisalanHassen-bn2lx
    @AbdisalanHassen-bn2lx 10 месяцев назад +1

    Hanoolaato Good News

  • @maxamedmaxamuudnuur5039
    @maxamedmaxamuudnuur5039 9 месяцев назад +2

    Allah ilahe wàà ŕun sheeg xog ɓàdan haayo

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 10 месяцев назад

    Salaad cali jeele waa masuul fahansan dhagarta argagixisada lkn kuwa bdn oo dawlada xilal kahaya ayaa ayaa aragagixiso ah waana in lala dagaalamo oo dalka laga sifeeyo ,
    Cidkasta oo fikirkooda aaminsana waa in ladilo
    Guul Somalia 🇸🇴 ❤

  • @MaryanApdi-zb4ic
    @MaryanApdi-zb4ic 10 месяцев назад +2

    Asc iwrn Ayanle qeybata 4 masha qeyneyso e maxaa dhacay wareysiga salad caliy jele waa muhiim e mala socotaa sxb plz nosodaaa

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 10 месяцев назад +1

    Waa dacad

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 10 месяцев назад +1

    Weriye qaaliya guuleeyso💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎

  • @IfonSaidali-fr8bb
    @IfonSaidali-fr8bb 10 месяцев назад

    Madaxweyne Dr xasan shiikh maxamuud geesiga Somalia 🇸🇴 insha Allah guusha wa xageena

  • @fartunadow2551
    @fartunadow2551 4 месяца назад +1

    SAX WA RUNTA NOLOW ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 10 месяцев назад +1

    he knows alot

    • @Munadalac
      @Munadalac 7 месяцев назад

      He knows the start of shabab in the country and how they mislead young children to join their barbaric acts.

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 10 месяцев назад +1

    Wareysiga kowaad aad ayan u amaaanay Amb Salaad Jeele, welina wuu ku amanan yahay LAAKIIN-waxa Cajiib ah oo is weydina mudan inan is weydino hadii aay Madax Weyne Hassan Sheikh Aay ka goan Tahay inuu shawab cirib tiro waa kan war cad sheegeysan in Xildhibano Shawab ah oona ka danbeyy madax weyne C/Lahi Yusuf oo la xaqiijiyey-SAWABTA SHAWAB JIDKA DHEER LOGU MARAYO MAXEEY TAHAY-TUGADAAN FADHIGA KU FADHIYO DHIG DAD KALE MALAGA BILAWO TEEDA KALE AFGOYE IYO XAMAR 29KM EEY U JIRTAA YAA KA TALIYO SHAWAB AYA GACANTA KU HEYSATO AYAGA DHEXDOODA AYAA DADKA XANSHUR KA KHAADO OO GUMADO MAXAA LOOGA CERSAN WAYEY
    I HOPE THESE QUESTIONS SHOULD BE ANSWERED BY AMB SALAD JEELE

  • @yuusufosman791
    @yuusufosman791 10 месяцев назад

    Hye

  • @user-cf1rs8nu2z
    @user-cf1rs8nu2z 10 месяцев назад +1

    Asc

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu 10 месяцев назад

    Ha noolato Msha alhhh

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 10 месяцев назад +2

    Ha ha aada la’aada al shabab gobolkaga Wu dhacay

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 10 месяцев назад

    Salaad cali jeele Waa xikmad miiran

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 10 месяцев назад +1

    Ambassador salaaad cali jaale
    Macluumad badan ay ka hayaa dhiig cabyaasha al shabab

  • @MohamedOsman-cz9xn
    @MohamedOsman-cz9xn 10 месяцев назад +1

    Hadalka waa runtii mr salaad waxbadan ayuu og yahay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 10 месяцев назад

    Salaad ali jeele❤guuleyso

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 10 месяцев назад

    🍀🇸🇴🍀🇸🇴🍀❤️🍀🇸🇴🍀🍀🇸🇴🇸🇴

  • @salamali54
    @salamali54 10 месяцев назад +3

    Ayaanle odeygaan caada qaatahaa maxaa nooga daba wadaa?😅
    Somalia oo Kan oo kale madax kayahey rajo kama qabo . Salaad Cali jeele wali ma noolyahey ma duqowbin

  • @fartunadow2551
    @fartunadow2551 4 месяца назад +1

    SAX 😂😂😂❤👍

  • @ahlamalijama831
    @ahlamalijama831 3 месяца назад +1

    ❤❤😂😂😂

  • @user-rh5qb8yx1o
    @user-rh5qb8yx1o 10 месяцев назад +1

    Ben badanaa wax ka benbadan maba jiro maxay qabilkiisa ula dagalami wayeen shabab umada qabyalad bey u wadaan keliya

  • @samowade1300
    @samowade1300 10 месяцев назад

    Salaad cali jeelle waxa soo dhaw xilligi siyaasiyiin ay dhihi lahaayeen kobtayda ma aragtay , ay wadanka iskaga carari lahaayeen isagana waxa uu dadka ku seexinaa nimankaa wadanka waa laga xureynaa .

  • @samowade1300
    @samowade1300 10 месяцев назад

    8:07 Gaal nin garab ka dhigtay waa dulloobay adduun iyo aakhiro.
    قال الله تعالى: ( ياءيها الدين امنوا لا تتخذوا عدوى وعدوكم اولياء.......) .

    • @fuadsomal
      @fuadsomal 10 месяцев назад

      كلمة الحق يريد بها البا طل اسكت يا خا رجي

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      @@fuadsomal
      Aayad qur'aan ah ayaan sheegay , sidoo kale waxa aan sheegay ciddi Gaal garab ka dhigata in ay adduun iyo aakhiro duloobeyso .
      Labadaa aan sheegay hadi ay xa yihiin MAXAAN خارجى ku noqday .
      Ninkaan asiga ayaa afkiisa ku cadeystay in uu Gaal kaashaday , garab saday uuna Muslimiin kula dagaalamay , wax aan ku Nabayo ma ahan .
      Intee diinka uga taalaa in gaal loo kaalmeysto Muslimiin la dagaalankeeda iyo in saaxiib laga dhigto ?
      Nabiga scw Gaal damcay in uu la dagaal tago waxa uu ku yiri anagu ma kaalmeysanno mushrik .

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 10 месяцев назад +2

      @@samowade1300 ii dhagayso muslim hadii aay yihiin muslimka ayaa ka nabad heli lahaa dadki intau dhibeen ayaad ku leedahay gaal ayuu kaal maystay iyagu dagaalka ha joojiyaan gaalo dhan kuli way jska bixi somali ayaa soo hadhi ha joojiyaan dagaalka As.

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      ​@@Mohamed16830
      Adiga Muslim ayaan ahay mana idhibin , maxay iga haleeyeen shacab ka soomaaliyeed na waa sidaa .
      Hadda adigu Shabaab waa gaalo miyaa leedahay?
      Sido kale waa maxay xukunka in gaal la kaashado oo Muslim lagula dagaalamo ? Ma danbi yaraa mise gaalnimo ayay gaarsiisantahay.
      Gaaladu sida alle noogu sheegay maka aaminsantahay mise si ka duwan , Allah waxa uu ba yiri :
      ولا يزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم ان استطاعوا إن استطاعوا...
      Ka zuuli maayaan in ay idinla dirirayaan ilaa ay diintiina ay idinka celiyaan.
      Hadii aad ka aaminsantahay sidi rabbi sheegay ee ah in aysan ka suuleyn in ay inala dirirayaan hadii aan nahay Muslimiin ilaa ay naga celiyaan diinteena .
      Sidee gacal uga dhigatay oo ay saaxiib u noqotay gaaladu .
      Dowladda maxaa u diiday in ay kitaabka qur'aanka ah umadda ku dhaqdo oo ay shareecada u tuurtay oo penalty cord ( xeer ka ciqaaabta) ugu badalatay?
      Waa maxay ciddi shareecada ku badalatay qawaaniin oo xadki zaaniga horay usoo guursaday oo guur soo maray ka dibna zino ku dhacay oo ahaa in dhagax lagu dilo loo badelo ganaax lacageed iyo xabsi .
      Waxaas aan soo sheegnay oo ah badalid sharciga allah ma lagu gaaloobaa mise waa iska banaantahay ?

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      ​@@Mohamed16830
      Shabab miyaa joogay talyaani iyo ingiriis marki ay soomaaliya gumeysanayeen oo soomaalia la kala qeybsanayay .
      Waxa aad aamintay ninkaan wareysiga bixinaya Waxa uu sheegayo ah gaalada waa la iska bixin karaa , caqligaa intee ka yimid gaal aa barwaaqo iyo nabad ku gaarsiinaya , wadan ayuu nabad kaaga dhigaya ka dibna waa ka baxaa , markaas ayuu ku leeyahay waa kuu xureeyay ee ku baashaal.
      Muxuu u dhimanaa , maxaa ka soo galayo hadiiba uu iska baxayo marka wadan ka nimankaa laga waayo , ka jawaab.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 10 месяцев назад +1

    Masha allaah salaad cali jeelle tuugta siyaasada toosh ku ifiyaay 😂😂😂😂😂

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 10 месяцев назад

      Xassan Sheikh qeyb buu ka ahaa dadkii hogaanka soo maray oo lacag tabcasho u joogay meesha, balse Xassan Sheikh markaan waa qani, wuxuna raadinayaa magac, sumcad iyo shacabka ducadooda si aysan cuqubo uga dhicin !!!

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 10 месяцев назад

      Mw xasan sheekh iyo maffiyadii argagixisada gacan saarka lalahaa oo qaraxa qorsheeysan dilaalka dadka sumcadda leh hada iyo mar hore ma sina laakin indhaha qabyaalada waxba ma arkaan

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 10 месяцев назад +1

    Farmajo madaxa shababtuu ahaa

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 5 месяцев назад

    Salaad Ali Jeele waxaan kuu haystay inaad runta u dhowdahay, laakiin waxaad cadaysays inaadan waxba ka duwanayn kuwaan ognahay

  • @engbashiirsaid9061
    @engbashiirsaid9061 10 месяцев назад

    Shalay iyo maanta
    Siyaasiga somaliga ah maalinba meel ka qadee weye

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 10 месяцев назад

      Salaad waa nin dadkiisa & deegaankiisa u baqaya, wuuna ku saxan yahay in uu taageero dowladdan.

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 10 месяцев назад

    Reer konfur wey isyelyelayan ama wey ismosinayan in reer waqoyihin halke ka so cunkameyso dhibatada dowlada & shacabka somaliyeed dhibta ku haya
    Mr the ambassador HANTI DOWLADI KACANKA SOMALIYA AHAY HANTI MAAL & GURYIHI EE KA TAGTEY AWEY
    MISE WAAX MA KA OGTAHAY???

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 10 месяцев назад

    ruuntii salad iyo madaxdii waxtigiis waxaa fiican ma sameyna itobiya ama ahen dad si sahlan loga sari karo wadan eey qabsadene alshaababna waab kasiidaranyihiina

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 10 месяцев назад

    Hadan les dabaaliheyn wacdiga dalka iyo kuwa danestayasha ah dalka iyo dadka uu afduubanyahay hadan leska qaban nolol iyo sharaf leheli mayo.

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug 10 месяцев назад

    Viva Dowladda la dagashay, Argagixisadii kana adkaatay🎉🎉🎉🎉

  • @dryahyejaran7382
    @dryahyejaran7382 10 месяцев назад

    Amb. Salaad cali jelle ..masuul an la fhacay

  • @Zakiika
    @Zakiika 10 месяцев назад

    Amp waygaas waxa wadatay Ethiopian lkn hada wadankan waxa la dagaalamayo Khawarijta wa kaliyaha ciidanka xooga iyo shacabkoda oo wada socdo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 месяцев назад

    Wadankena yaa aqon leh jabineyn quranka wadamadaqar bolis ilaliya iney leyihin qabashada dadka eeyqabanayaan inlogusodhunto oo lowaxyeeleyo macqul bolis goonaha magalada dagijirnay badiyaheena aad ufogaa dad kudhib qabay gora sonoqda markidanbe laqabsaday mamulki gudi iyaga iyo dowlada udhaxeya sameysteen wax iyaga katagay waxna waloga tagay sida injid losodhaweeyn magalo losodhaweyn sakana kuli lagaqadin inteey sogartan lagaqado

  • @SJMOfficialchannel
    @SJMOfficialchannel 10 месяцев назад

    Cabsi cabsi waayo meshaan ebow 🤔

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 10 месяцев назад

    Salad cali jele aqoon iyo aragti wax laga faa’iidayo majiraan waa xoolo iska hadlayo alee lahee hadalkiisa ayaa ah wax lagu qoslo doqon nimadiisa.

  • @officialmurtimawelo8999
    @officialmurtimawelo8999 10 месяцев назад +2

    Salad cali Gelle nin waxbadan og weeye

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад

    Odayga xafiiska ayuu ilaashanaa xasan Shiekh wax negative kama sheegi karo 🤣🤣

  • @faraxsanshcabdi8353
    @faraxsanshcabdi8353 10 месяцев назад

    Kkk lax baadi ah ma jogaan 😂😂 ader dhulkaa ku jiifay As

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 5 месяцев назад

    Hada maxaad qabateen? Ciidamadii jiray waa la cunay bal sheeg waxaad qabateen? 😂😂

  • @aminhashi1333
    @aminhashi1333 10 месяцев назад

    Sorry intaan dhegystay salaad doqo🙄🙄🙄

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug 10 месяцев назад +1

    Maanta Ridisho ama shabab disho isku mid waaye kkkkkkk kkkkkkkkk Saladoow, ma qoslin.

    • @samowade1300
      @samowade1300 10 месяцев назад

      Taa waa beenti uu dadka ku seexin jiray , ee sidi hore waa ka awoodbadanyihiin , madaxweynaha waa baxay dal masoo xoreeyay , waa lasoo samriyay deegaano CUSUB aa laga fara maroojiyay

  • @DamlaCajis-mp9ug
    @DamlaCajis-mp9ug 10 месяцев назад

    Aqli mey lahaayeen 😂😂😂😂

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 10 месяцев назад

    Salaad muxuu sheegay waxaan waraysi ma ahan waa gacan gadaal kaxiran salaad inuu sidaan ka caqli badan yahaan moodayay

  • @faisoabdijamca3314
    @faisoabdijamca3314 10 месяцев назад

    ¹11¹¹¹aàaààw wa❤

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 10 месяцев назад

    Sida reer puntland ula diriraan argagixiso da haloo ladiriro

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 10 месяцев назад

    Salaad waxaad noo waydiisaa markuu w gashandhiga clhi yuauf ahaa waxaad tidhi ciidamadeenu waxay dileen 500 shantaasoo somali ahaa Kuwa wax dilayna itoobiyaan bay ahaayeen maxay ahayd ujeedadaadu

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 10 месяцев назад

    Hadda runtii shabaab maxaa laga qabtay halkoodii ayey joogaan salaad adiga waa kii lahaa xasan sheikh iyo kooxdiisa waa tuugu habeen walba bangiga ayey u dhacaan waa kaa siyaasiga somaliyeed waxuu doono in uu inoo sheego dhulkii dawladda xaggee ku danbeeyeen.

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 10 месяцев назад

    illahayaw ayaanlaw alshabaab gacanta kuu gali

  • @maxamuudsaxardiid7848
    @maxamuudsaxardiid7848 10 месяцев назад

    neef neef waraysanaya

    • @ALIEN....151
      @ALIEN....151 10 месяцев назад +2

      Respect yourself. Insulting others doesn't make you better than them.

    • @farxiyoabiikar4723
      @farxiyoabiikar4723 10 месяцев назад

      intee kuxanuntay adi

  • @acazaam
    @acazaam 10 месяцев назад

    Xadiithka maleeska been abuuranaa

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 10 месяцев назад

    Wax lacag lagajoojiye malaha beerta calimahdi eeykuqaadaan

    • @yoonisjeele952
      @yoonisjeele952 10 месяцев назад

      Goormee u danbeysay anaa ku nool basra agaraheeda

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 10 месяцев назад

    Salaad jeele mooyee aaway siyasiyiinti somaliyeed

  • @aliadeed2799
    @aliadeed2799 10 месяцев назад

    Koox diinan moo tahayiin? Tan labaad ina ka baxno aa xeerka waxa waxaadan aan rabnaa .
    Ma wada hadli karnaa mudane

  • @user-yh6gv2nt5e
    @user-yh6gv2nt5e 10 месяцев назад

    waxan wa sheego mirqan ama sheeko carur

  • @muuseyuusuf2557
    @muuseyuusuf2557 10 месяцев назад

    meshey hestana waxa garabsinayo qoox katirsan dowlada ayadana halabaro sii loodhamweys tiro inta dhiman

  • @KhadarKeeyow-eo9yl
    @KhadarKeeyow-eo9yl 10 месяцев назад

    Ninkii hor gala hooyadii mahay ka hoogty wa heshaa😂

  • @aminhashi1333
    @aminhashi1333 10 месяцев назад

    Istaaq firalaha ayaanle thank you.lakin odagaan siyaasad waxba kama oga ee hangu ceebeyn

  • @maxamuudsaxardiid7848
    @maxamuudsaxardiid7848 10 месяцев назад

    markaad codkaaga lacagi goyso

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад +6

    Thank you President Farmajo for rebuilding the Army

    • @ahmeddahir6224
      @ahmeddahir6224 10 месяцев назад +7

      Kaas shabaab ayuu la shaqeysan jiray

    • @shaajacsheekh
      @shaajacsheekh 10 месяцев назад

      Muxuu dhisay qofkaas xanuunsan 😂😂😂😂😂

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 9 месяцев назад +1

      Farmaajo wuxuu ahaa Gafuur duub. Xiligiisi ayeeyna xoogeysteen. Kaas Alle naguma soo celsho. Aamiin

    • @abdikadirmatii9938
      @abdikadirmatii9938 8 месяцев назад

      @@ahmeddahir6224😮😢😮😮😮😮

    • @Munadalac
      @Munadalac 7 месяцев назад

      Kaas alshabab wey islashaqesan jireen😅

  • @AElmi-pc6rn
    @AElmi-pc6rn 10 месяцев назад

    🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬
    Waa wada musuqmaasuq doioxda federaalka iyo doowladaha tirida badan ee dalka soomaalidavay gaaladu ku kala jarjartay marka dad shufto ah ayaa soomaali fadhiga kudharjinaya?

  • @mahadow1
    @mahadow1 10 месяцев назад

    Khiyaano Qaran ayuu galay Salaad Cali Jeelle.

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان 10 месяцев назад

    Dameer Cali Jeelle 😂.

    • @Somalia9
      @Somalia9 10 месяцев назад

      Ka ilaasho dabada😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад

    Hanoolaato is a damuljadiid propaganda mouthpiece not a neutral Centre

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 10 месяцев назад

    Tuugan beenaalaha ah barnaamijtiisa naga soo afjar

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 10 месяцев назад +1

      Waa laba tuug oo iswareysanaya. Kkkkkk

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 10 месяцев назад

      @@بكاه.الزمان muxuu ALLE ku fahansiiyay