sheekh madale oo calaf doon Pranke ku sameyay qosolki adunka Shorts Video

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • • Calaf doon iyo mamo fa... Asc Asxabta Joof iyo Jowharad Channelka Subscribe Share Like iyo Love La dhaca
    Waa Channelkeena cusub Mahadsanid

Комментарии • 653

  • @ahalammohmed1256
    @ahalammohmed1256 2 года назад +24

    Yaaa ila dawanayo 2022 big respect

  • @moha4513
    @moha4513 4 года назад +91

    Qosalka ika dhameyin wlh hada isku cilin wasay qosalka like like like

  • @falishashi5511
    @falishashi5511 4 года назад +31

    Wlhi masha allah mustafa waa nin dabecad fican dadka ayago xanaqsan hdii warkano kle lagu keni laha ada nagta wadatide barin dag bala dhihi laha tan kle wiilka guriga rabay marko inta xanaqay albabka kabaxay wuu dhihi karay ado guriga ibAne idhahayo mad is xanajine mesha iga tuug tugi laheed war bax kagamana baxayo aaku filneed balse waa ruux dadnimo jecel m.a wanku iri dhankeyga wllo🙏

  • @drbisharoabukarsheikhnor264
    @drbisharoabukarsheikhnor264 4 года назад +28

    Qofka 2 like kareeyo and first comment boweh

  • @taaxojr7739
    @taaxojr7739 4 года назад +43

    Wlhi si niyadan uqoslay joof waa imtixaaan😂😂

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 года назад +72

    JooF iy0 JooHaraD wLHi waa Nin RaGeed si kaL iy0 Laap aH ayan u Arkaa inuu dHab yaHy prankiGu
    Ninkaas ii iLaaLiyA Mar dnpE Haka cadHayziininA 💚💭❤

  • @hafsaahmed9122
    @hafsaahmed9122 4 года назад +15

    😂😄Mustafe wlhi beerku i casyey Keep going Hn❤

  • @mubarakzamir997
    @mubarakzamir997 4 года назад +38

    Codkarnimda zuldaanka keep going zhp
    From Hargeisa

  • @mohamethdhamacjacayl716
    @mohamethdhamacjacayl716 4 года назад +17

    wlhi ninkaa. mustafe waan taageeraa. hore u soco wlllo

  • @ayaansiman605
    @ayaansiman605 4 года назад +28

    Mustafe Wllahi waa rijal waa rag yaqan iyo rabi yaqanba sxp qaali raxmanku raali ha ka noqdo waa ay kugu dhacday qabtuye 🤙👍👍

  • @cayduruusfx9358
    @cayduruusfx9358 4 года назад +11

    Lkiinse Prank igan Wxa ka khatrsnaa kii shekh mdle ku smyseen 🤣🤣🤣 $ 500 Wa xanuun 🤣🤣
    Keep going Joof iyo howharad Team

  • @queenhamda1630
    @queenhamda1630 4 года назад +14

    Mustafe walhi way ku dhibeen miskiin nin dul badan ayatahay masha Allah 😂😂

  • @ezharquruxofficiall5970
    @ezharquruxofficiall5970 4 года назад +43

    Iskabulo whi dhibtaney qabta bastadii xalay oo jilicday oo weliba talagad lageliyay cun kulaha wllo iska gursada 😂😂😂❤✌

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 4 года назад

      Saaxiib waa runtaa walahi markaa ookle wanba wan iska dhaafa

    • @rahmaliashoori3339
      @rahmaliashoori3339 4 года назад +1

      @@albertoyahya waa dhibaato sxp qli taa waa Laga siman yahay pr0

    • @kadirmoussa164
      @kadirmoussa164 4 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dahirofficial6814
      @dahirofficial6814 4 года назад

      nihaan saciid 😂😂😂😂

    • @abdiwahidlastking6123
      @abdiwahidlastking6123 4 года назад +1

      Wlhi wllo qli marka hore Ramadan kariim adiga si dacada iga qosliya from hargeisa 😍

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 4 года назад +10

    WllHi muztafe wa nin vican oo kaftaN badaN kep going pr0

  • @abdikadarhassan3157
    @abdikadarhassan3157 4 года назад +50

    *7:59** fadhigaygaasan galgalanayaa istaaga ha igaga dhacdee.* 😂😂😂

  • @cumarinho6912
    @cumarinho6912 4 года назад +13

    Mustafoow hadalkaaga iskaga qoslaa wlhi sxp riwaayado soo sameeya sxp

  • @mouniramounabella2388
    @mouniramounabella2388 4 года назад +12

    Wlhi nin wanagsan weyan mustafe pranku true ayu ahaa prank kalee so sameya
    Mustafe ka arso

  • @miss_fos220
    @miss_fos220 4 года назад +23

    Sheikh madaaale ku kalahaa gabadha aniga way i ogolaatay😁😁😁

  • @mssro9945
    @mssro9945 4 года назад +18

    Masha allah mustafe inu shaqsiyad wanaagsan yahy baa halkaa ka muuqata😍

  • @m.dayib143
    @m.dayib143 4 года назад +2

    Sheekh madaale anigu waan feedhi lahaa walhi waayo ano iga bax la yaaban ayuu isaguna istaras kugu sii riday walhi mustafow nin rageed ayaad tahay sxb horey u soco

  • @sacadbustaale3509
    @sacadbustaale3509 4 года назад +12

    #MUSTAFE waa Nin Ay Raganimo Ku Jirto CAKU-RIJAALULAAHI

  • @mrfahad3877
    @mrfahad3877 4 года назад +11

    Waa siii kala jeesaneynaa ama namari mustafi gacan kuu taagay kkkkkk qosolka iga dhameysay wllahi kk🤣🤣

  • @grabglamour
    @grabglamour 4 года назад +17

    Tabara Allah walal Mustaphe aad baad noga qoslisay. Prank 100% true buu ahaa

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 4 года назад +13

    At the first I thought it was a fake prank but I realized that it’s true prank kkkkkk

  • @sumayaandherfamily4213
    @sumayaandherfamily4213 4 года назад +13

    Joof gabigiisuba qosal buu ka samysanyhy wlhi 😂🤣diinta miyuu qabaa ilhybaa nagu cadaabibee 😂fariid weye wlhi 😂

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 года назад +11

    Hhhhhhhhhh Mustafe wa qosol socda wlhi 😂 umusha Guriga no keenysa

  • @ayanabdi5052
    @ayanabdi5052 4 года назад +32

    War joof iyo johorad iidaaya waakii nin iihelly anoocadilan hhhhhhhhhhhhh

    • @hibaqcayni6982
      @hibaqcayni6982 4 года назад

      Walahi ma runbaaaaa

    • @yasirrmxamed3347
      @yasirrmxamed3347 4 года назад

      Hibaq Cayni aduu ma iskala jari layd anaa diyaara awooowe 😁😂

    • @iamsomalilander5485
      @iamsomalilander5485 4 года назад

      Dhaaro ayaanay

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 4 года назад

      Ma nin ayuu kuu guuriyay walalo

    • @abirmahmud1895
      @abirmahmud1895 4 года назад +1

      Ayan Abdi Nin lama waaye ninka laguu helay waa mid nooceeya naga daba gee naayee

  • @amiinfaysal6311
    @amiinfaysal6311 4 года назад +2

    Wllahi shekh madale waka baxsadey team Suldanka Horey usocda

  • @omaribrahim1615
    @omaribrahim1615 4 года назад +10

    Mustafe waa nin wanaagsan oo ixtiraam badan, waa nin akhlaaq iyo samir badan.

    • @joofiyojowharad4814
      @joofiyojowharad4814  4 года назад +1

      Rabi raali haka noqdo adiga iyo waalidkaba sxp mahad sanid ❤❤❤🙏

    • @aamiinkayse7927
      @aamiinkayse7927 4 года назад

      @@joofiyojowharad4814 asc mudane Mustaphe joof

  • @hrb2147
    @hrb2147 4 года назад +11

    Carona Jira Cid is aamineysa maleh kuyee msutafe Masha Allah Adeer.

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 4 года назад +19

    War ilaYn Bikirada Hoosteeda maanu Eegine 😅😅😅😅😅😅

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 4 года назад +21

    10:00 islama seexanayaaana Dee hadaa nadaa 😂😂

    • @cabuudishow
      @cabuudishow 4 года назад

      hadaney isla seexaneyn maxay iska ag qabanayaan🤣

  • @rihaamrigaax5915
    @rihaamrigaax5915 4 года назад +22

    walahi anon dhameysanbu beerku icasadey waligey saas uman qoslin mustafe wa mucjiso

  • @mustafajaqafta7997
    @mustafajaqafta7997 4 года назад +3

    suldaanka waalhi karahi bad ka dshaqaysaten lakin waxan ogaday odaygu suldan qaran ayuu u qalma wayo dulqadkedi bu leyay 😍😍😍😎

  • @saynabmohamed632
    @saynabmohamed632 2 года назад +1

    Wan idin wada wlhi qosolka iga dhaamaday 3 cisho dhakhtarka taalay Ku laha keep going ❤️

  • @umulkheyrmaxamed8721
    @umulkheyrmaxamed8721 4 года назад +27

    Mustafe wa gob walhi qalbi fican oo dadnimo leh

  • @vilvilomohamed9669
    @vilvilomohamed9669 2 года назад +2

    Hadaan daawadey after 2 years😅😅mustafe wlhie waan wata ani

  • @mohamedshibrahim9454
    @mohamedshibrahim9454 4 года назад +12

    13:43 Shaahu waa ki xala, baastadu waa tii xala, ina gumeedyo baa tihiin kulahaa #Calafdoon 😁

  • @ahmedqorshe5659
    @ahmedqorshe5659 4 года назад +2

    Hhh sheekh madaale gadhigiisa waa la riixa intii igu racday like ii Sara

  • @drmubarakdrcabdiraxman1219
    @drmubarakdrcabdiraxman1219 4 года назад +10

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlahi One of the funniest prank ever

  • @nimcomahmoud2090
    @nimcomahmoud2090 4 года назад +4

    Way ku wacantahay raga somaliyeed in ay tagan qurbaha waayo wadanka waxba kuma karsadan

  • @shaficimuhumed3014
    @shaficimuhumed3014 4 года назад +5

    Sheikh madale madaxa mixnada shoodhahaygii isku meel ayan ku kornaY keep going brother😂😂

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 4 года назад +6

    Hhhhhhhh intaas baa iga qoslisay 17:41 saaxiib barnamijyada soo badiya ramadanta so galaysa ma fahanteen iyo riwayado googiosa

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 4 года назад +12

    hhhhhhh joof walhi caadi iga qosoly ayay 🤣🤣

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 года назад +12

    11:18 Abihi wase ma curyaaba kulahaa😂😂😂

  • @hodanmohammed2758
    @hodanmohammed2758 4 года назад +7

    Mustafe funny weye Walahi 😂

  • @abdikarimomar3400
    @abdikarimomar3400 4 года назад +5

    Kkkk Ma TikTok baad ka heshay kulahaa, Mustafe waa imtixaan

  • @Fanproject-to6lw
    @Fanproject-to6lw 2 года назад +2

    Inta tiktok ka soo heshay isoo raac😂😂😂

  • @maheddeeq8319
    @maheddeeq8319 4 года назад +8

    Wllhi Anoo wada daawan vedio ayaan sii qosley Nio Ragii la waayey😂😂

  • @stylesyours1593
    @stylesyours1593 4 года назад +3

    Wlahay prank kan kaqosol badan wali mahayo waana run prank kani respect suldanka sxb kaqaado goaaga suldaan nimada. Das war echt sehr gut ☆☆☆

  • @queenhamda1630
    @queenhamda1630 4 года назад +13

    Prank run ah weyan walhi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yahyemarcozvlogs8496
    @yahyemarcozvlogs8496 4 года назад +10

    Prank run ah weeye

  • @xalliyetech8482
    @xalliyetech8482 4 года назад +3

    waar caruur baa nagu xiijisay waxaan prank ahayn kiinu wii u qalmaa like iyo sup iyo comment wlhy guul idiin rajaynayaa dhalin yaro

  • @tahliilmohamuudmohamed6861
    @tahliilmohamuudmohamed6861 4 года назад +2

    Inoo soo badiya mustafe iyo shiiq madaale

  • @Qosoljecel
    @Qosoljecel 4 года назад +9

    umusha iyo ninka is wata maxa ka aq qaban kulahaa alla qosol bdana 🤣🤣🤣🤣

  • @gabdhqalbijabtay
    @gabdhqalbijabtay Год назад +2

    War xauu kadhacay ninkan waaloo darsaday😂😂😂😂❤

  • @clzalaanjama7737
    @clzalaanjama7737 4 года назад +3

    Mustafe and his prothers keep going

  • @z012y
    @z012y 4 года назад +3

    Suldaanka guud sln sare 🙌 👑

  • @zacadofficial6509
    @zacadofficial6509 4 года назад +7

    Fany wllahi

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 года назад +4

    Suldaanku kilahaa "wllhi bilaahi walasii kala jeedsanayaa ".

  • @hoodohassan9711
    @hoodohassan9711 4 года назад +4

    Balaayo mustafe wle wa legend xata ma xanaaqayo

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper117 4 года назад +4

    qaybiyaa qada intuu mustafe dad isku aadinayay isagii baa cidlo taagan lkn howl adag baad umada u haysaa bro keep up the good job

  • @zuldaanmukhtarofficial5709
    @zuldaanmukhtarofficial5709 4 года назад +15

    saddex garac waaye 😂😂😂

  • @gayaloozibraahim4156
    @gayaloozibraahim4156 4 года назад +8

    Wlhi muzTfe wa nin raGeed😂😂🙋‍♀️

  • @yahyaalihirsi9913
    @yahyaalihirsi9913 4 года назад +4

    🤣🤣🤣🤣mustafe ma tiktokooga ayaad ka heshay ku lahaaa waan ku wataa wlahi

  • @khadarcade9910
    @khadarcade9910 4 года назад +21

    ma foolxuntahy maxu kaqarinaya kulaha😂

    • @haniabdalla2924
      @haniabdalla2924 4 года назад

      Khadaroow adigu meelkasta comments maka bixinee xataa RUclips baa 🤣🤣

  • @somaligirl2823
    @somaligirl2823 4 года назад +6

    Mustafe wanba ku daqramaye inte ka helaaa nambarkiisa😭😭😭😭

  • @abdikadarhassan3157
    @abdikadarhassan3157 4 года назад +32

    *5:22** Suldaanka tii la shaqeyn jirtay markale biscuits ma siin doonto marka ay video-gani fiirsato.* 😂😂😂

  • @dheehmaxamud3958
    @dheehmaxamud3958 4 года назад +3

    Taagero Buuxdah Mustafe♥️🥰

  • @munacookingmuniita6700
    @munacookingmuniita6700 4 года назад +36

    Maskiin suldaan intuu dad isku guurinaaye asaaaba single ah miyaa war dee maskiinkan dhiban u taba ruca🤣🤣

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 года назад +25

    miskiin wlhi wan ka naxay markuu dhahay 8saacadood ban soo taagna kartooma igu soo dhacaye socodkiisa laga garanayey daalkiisa dembi dhaaf hakaga dhigo intana
    marna waan qoslayo afsomali buu illahay ku dhiibey nio lkn xaaslan kuu malaynaye show xayraan yar baad tahay😂😂😂

  • @Qolab.El.24
    @Qolab.El.24 4 года назад +10

    NAAGTU WA AYO?
    Mustafe JOOF iyo jowharad INAY HABARTAHY WAAN OGAHAY kkk

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 года назад +6

    Prank kal iyo laab baan ujeclhay Suldanka 😂😂👈👈❤❤❤👌👌👌🙏👑

  • @farhiaelmi9158
    @farhiaelmi9158 4 года назад +7

    Walaahi aadumaadan xanaaqin walal waykaawaaleen qofdaalan ooshaqakayimid sidaasbaadkufiicned hadaadangaracin.

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 4 года назад +7

    21:16 adu kolpa umul usoo xaree kolpa islaan usoo xaree kulaha😄😂

  • @abdinasirofficial4322
    @abdinasirofficial4322 4 года назад +5

    Way kula heleen walaahi mustafe

  • @yaxyebidhiidho9859
    @yaxyebidhiidho9859 4 года назад +8

    AniGu wadaad aYaan aHy oo HaDaa yaa zhaydaana wllHi qozoL dartii ayaan iLmeeYay muztaFe allE haku xafiDo mY brother 🙏👊

  • @mustaphegarad1474
    @mustaphegarad1474 4 года назад +1

    walahi waa real prank rageedi bad tihiin si daacad ah ban u qoslay odaygu samalayl buu ahaa wad la gaadeen taas

  • @BellA-g1u6s
    @BellA-g1u6s 8 месяцев назад +1

    Ayaa dawanaya 2024 😂😂😂

  • @cabdullahisuper4592
    @cabdullahisuper4592 4 года назад +7

    14:40😂😂Ar Naga Daa😂

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 года назад +12

    Waar ninku wuu gaajoonayaa horta ee cunto siiya balaayo idinku dhacdee.

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 4 года назад +4

    Tiktok ma ka heeshii kulahaa kkkkk mustfe in pranka lagu sameyo waa sugi jirey 😄😄 yaa shaydhan ah

  • @mohassan2406
    @mohassan2406 4 года назад +4

    *Dabeecada wngsani waaa dahab mustafe*

  • @ikhwaanudiinno-size3761
    @ikhwaanudiinno-size3761 4 года назад +2

    Suldaanku Respect Muu mudan yahay sxbyaal

  • @realwryaaofficial4952
    @realwryaaofficial4952 4 года назад +2

    Hartii baa is heshay NoolaDa Azhpta👍👍

  • @jiiilpajiiil8550
    @jiiilpajiiil8550 4 года назад +7

    Wlhi best prank 😂😂😂💯✍️

  • @awshan571
    @awshan571 4 года назад +2

    🤣🤣🤣😂meesha raggu way ku bislaadeen,. Hadaan dagdag looga gaadhin,gacantay isula tagayaan.

  • @fardawzamahamed8548
    @fardawzamahamed8548 4 года назад +6

    waan necbahay prankiga sababtoo ah qofna waa ka ciyaar qofna waa ka dhab sorry mustafe dhikar anigaa kaga baqay 😣😣😣😣😣

  • @mariacabdi9059
    @mariacabdi9059 4 года назад +5

    8:17 Mutafe gabadha mxaa ku samenee kulhaa 😂Shaaftada iyo qaniinyda Aalbiitara ka noqo😂😂😂😂Suldan Cdi mha👌

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 4 года назад +7

    musatfe wa geed adyg wllhi

  • @babulkhayr2134
    @babulkhayr2134 4 года назад +1

    Wlhi suldaanku wa wiil qali ah asxaabtinimada qiimeya

  • @rowdokhalif893
    @rowdokhalif893 4 года назад +3

    Kkkkkkk wlhi waiga qosliyen jof iyo johorad qalbi xarir waye ilhay mid khayr qabto oadkunasati alha kusiyo

    • @mhmsdmhmd8807
      @mhmsdmhmd8807 4 года назад

      qalbI xariir maahee waa QALBI CARUUR

  • @Mahmod-m7r
    @Mahmod-m7r 4 года назад +8

    Joof wa dulqaad badan thy kk

  • @yaziidsomali2976
    @yaziidsomali2976 4 года назад +2

    Wlhi nin rageed weeeye suldaanku arya arya arya kulaha intuu weelkii jajabiyay 😂😂wlhi waanku tageeraa bro go forward 👍

  • @xalimaaxmed5279
    @xalimaaxmed5279 4 года назад +14

    Markaan oo kale waan isdili lahayn kuwan ano 8 saacadod soo shaqayo daalan oo gaajonaya maba la ila hadlo .mustafe wu dulqaad badanyahay ruunti marhadu sxbki uga tagi rabay guriga

  • @asadboy2186
    @asadboy2186 4 года назад +11

    umuul kama dhamatan miyaa kulah 🤣🤣🤣

  • @shukrifayzal2770
    @shukrifayzal2770 4 года назад +4

    15:49 hhhhhhh yaa shaydaana

  • @Mahmod-m7r
    @Mahmod-m7r 4 года назад +3

    Mustafe walhi wa xeyran 😂😂😂😂kuma ogyn zxp

  • @ciiltiremoh8761
    @ciiltiremoh8761 3 года назад +1

    Best prank somali aan daaawado wlhi
    Keep going brothers

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 4 года назад +3

    Mustafe joof kanu miyuu kula joogayaa kuahaa 🤣🤣🤣🤣🤣