NINKI GABADHISA LAFARA XUMEYEY & NINKI SAWIRKISA LAFAFIYA SO QABTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • RidhwanIssack #Subscribe

Комментарии • 307

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 День назад +222

    WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
    IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢

  • @UkAbdala
    @UkAbdala День назад +100

    Inta nabiga jecel like 👍

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 День назад +40

    Khaladku waa dhacaaye lkn muxuu la kulul yahay Waxan dareemaya ibraahim wali dhabaato inuu dareemayo ilahay kurbada haka faydo

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 День назад +7

      Muxu la kululyhy maxay thy. Waa nin Dhib loo gaystay oo ceeb dunida oo dhan loo galiyay, sharafkiisi lagu ciyaaray xaq wuxuu u leeyahay iyagoo dhan inuu maxkamad lasoo istaago oo uu magdhow ka qaato. Magaciisii bay ku ciyaareen intay khaladkooda qiran lahaayeen bayba lasii murmayaan

    • @ziman-um6up
      @ziman-um6up День назад +3

      ​@@Muxammed22 wa xaqiiq walhi hadalkasi

    • @CabdiqadirIbraahin-sy6si
      @CabdiqadirIbraahin-sy6si День назад +2

      Exctly

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its День назад +58

    Team radwn one like 👍

  • @HodanApdi-nk7gh
    @HodanApdi-nk7gh День назад +36

    Nio wa adunyo mcnki ka dhamaday illhaw khatumada khayr nogu khatim🥺

  • @FadxiMaxamed-jf2rh
    @FadxiMaxamed-jf2rh День назад +81

    Kusali xabiibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День назад +24

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw

  • @adzwestside1511
    @adzwestside1511 День назад +28

    Ridhwan ma sha Allah brother I support you shows and how you interview you should be the best somali podcast 2024 keep it coming in sha Allah more successful in sha Allah

    • @cookwithme6660
      @cookwithme6660 13 часов назад

      He is doing a good job .he is professional indeed

  • @vitalthings
    @vitalthings День назад +22

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @ElamaMohamed
    @ElamaMohamed День назад +21

    Saw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤ scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 День назад +11

    Walaahi filinka calool xumo ayuu ku dhamaaday walaahi ilaahay ha u naxariistee aabahay ayaan soo xasuustay ilaahow aabayaasheen u naxariiso 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HusseinAbdirahim
    @HusseinAbdirahim День назад +24

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ankusalina xapipkina scw

  • @AbdirahmanKheyow
    @AbdirahmanKheyow День назад +6

    Ridwan the best interviewer waan kuwataa legend

  • @alimualim22
    @alimualim22 День назад +17

    great team Waa idin Salamay axsabta Ridhwan ❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 День назад +21

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Boqorka1
    @Boqorka1 День назад +39

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @Xariir77
    @Xariir77 День назад +12

    Qaybtan 2miya best Drama 2024❤

  • @CabdulaahiMaxamed-o4r
    @CabdulaahiMaxamed-o4r День назад +3

    Fadlan ridwaan sibablik naaktiisa ibraahin sawirka

  • @nimcoaden1737
    @nimcoaden1737 День назад +6

    rudwan waa nin hubsimo badan aad iyo aad msh allh

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh День назад +4

    masha allah ridwaan waa legend waa uu hubsadey waxaan umalaynayey inuu ku fududaadey

  • @Shawelkacr7
    @Shawelkacr7 День назад +10

    Indho 😢😿 adkaa wacalka gabadhan wiil lama dhalan miyaaa😢😭🧕 kan mar hore aqiro udiri lahaa 🥺

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva День назад

      Sheekada dhan been ayeey noqotay ninkan dhahaya xaaskeyga ii sheegtay xaaskisa weydiiday inay waxaas u sheegtay

    • @queennashaad2
      @queennashaad2 10 часов назад

      ​@@MusaMunyivaoo inte ka so hadashay wallaalo ii sheg

    • @AnfacJanooy
      @AnfacJanooy 5 часов назад

      @@queennashaad2 maxkamada daahir calasow laso dhigay

  • @MaxamedcabdilahiKhayre
    @MaxamedcabdilahiKhayre День назад +11

    Scw scw scw

  • @bashirraage436
    @bashirraage436 День назад +5

    Ruunti waa qiso xanuun kuluul illahay khery ha kaa dhigo

  • @dolarahmat7288
    @dolarahmat7288 День назад +5

    Radwaan issaq keep going pro ❤

  • @muxammedgeedi7715
    @muxammedgeedi7715 День назад +8

    Nin aan waligiin wada hadlin see block list ugu dartay mideeda kale wuxuu yiri markaan hadaladiisa dhibsaday block saary dambiilaha waa ninkaan odey ibraahina waa qasbanyahay mideeda kale xaskiisa sidee qof ay aragtay sawirkiisa u aqoonsanweysay waxbaa qaldan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад

      Waa sax waxaanu hubin ayuu dad ku fadeexeeyey

  • @abdirahmanmohamed1260
    @abdirahmanmohamed1260 День назад +4

    Ninkaan Ridwaan Waa rufiyaan caadiya

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 День назад +11

    Haduu ku dhahay me hubo sabab lo isticmalo sawirkisa ma jirto waa qalad

    • @zaahirpaulo4146
      @zaahirpaulo4146 День назад

      Caadi waye qofka haduusan wx isku hubin asaga banaanka iskeenayo ani ma ihi wa dhihi karta dhib maleh

    • @rukioadow6509
      @rukioadow6509 День назад

      Ka dib qof uu wacay aa tiri isaga iyo xaaskiisa oo markii horeba tiri waa Mahad

    • @mustafawarsame3377
      @mustafawarsame3377 День назад

      @@rukioadow6509 uma maleynayo waa mahad iney dhahday xaaskisa ee waxba qaldan sheekada gabadha haday jirto
      Waxay ila tahay ibrahim ninkan sawirkisa u wato inu xaaskisa oga maseeray ileen wakan dhahayo ila Africa ayan is wici jirnay marka sheeko la qarinayo aya jirto koley

  • @zahramohamed3471
    @zahramohamed3471 День назад +20

    Ibrahim’s body language shows he feels embarrassed his wife sent him the wrong photo

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse День назад

      Yup

    • @diamondahmed8422
      @diamondahmed8422 День назад

      Absolutely

    • @SayidmohamedAbdi
      @SayidmohamedAbdi День назад +2

      Haa wlahi xitaa xaaska ma daama ay sawirka kaliya run kasheegi waysay. Run kama sheegayso arinta gabdha😮

    • @Ikraanhassan07
      @Ikraanhassan07 День назад +2

      ​@@SayidmohamedAbdiyes that's the think aniga waka shakisanahy hoyadas sababtoo ah ninka gabadhah xumeyay wey taqana sabirka maxe u qarina hadane gabadheeda oo u bahan Sweden mexey ka doontay waxba qaldan😮😮😮

    • @SayidmohamedAbdi
      @SayidmohamedAbdi День назад

      @@Ikraanhassan07 wax wayba qaldan waxa laga yaba inay isleedahay wayba dhacdaye gabadhada iyo wlasha ninkeda ha ceebayn😀

  • @zaahirpaulo4146
    @zaahirpaulo4146 День назад +9

    Dadka laguma dambaabo malanada ne wa dambi lkn ibrahim run haduu sheegayo xaaskisa dambiga dhan dusha saaranaysa waayo iyada warka uso gud bisay iyadaana xaqiiqda og oo ninka la kulantay io gabadheeda lkn waxa jirto maalin afka la dabooli doono oo jirku hadli doono lkn taladaydu waxay tahay sheekadaan waxa lagu so afjari karaa ninkn in line loo xareeyo jarmal ah oo gabadhiisa io xaaskisa loogeeyo hada igu raacsan tahay like saar

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 День назад +6

    Cabdalla waa nin wanaagsan oo wax garad ah Ibrahim kherka ilaah ha waafajiyo

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o День назад +9

    inkaar qabahiiii soo qabo Ridwaanow😂

    • @Filsan6236
      @Filsan6236 День назад +1

      Maxaaad ku inkaartay ileen ninka eedaynta kuma cadee?

  • @khayrdoonnj2013
    @khayrdoonnj2013 День назад +9

    Gabadha hooyadeed waxay dhahday ninka gabadha lajoogto oo dumaashigeeda ah ayaa gabadha kufsaday hadana maxay ninkan sawirkiisa ugu dirtay ninkeeda halkaas maxaa laga dhahay

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 8 часов назад

      Ninkaa miskiinkaa baa la waalayaa oo loo tashaday Ibrahim dhib badan baa muuqda alaha culeyska haka fududeeyo

  • @user-sh3co4lt2z
    @user-sh3co4lt2z День назад +6

    ❤❤ asc wll ridwaan waa ku salaamey sxb sare ❤❤❤❤

  • @OmarEgal
    @OmarEgal День назад +4

    Ibrahim waa nin xanuunsan oo depression qabo. Nin uusan aqoon ayuu eed usoo jeediyey

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 День назад +4

    Ibrahim allah haugargaaro...wllhi waala dulmiyey 😢😢😢 allah baa arka cidiii dulmisay

  • @BasraAbdi-jx2zf
    @BasraAbdi-jx2zf 22 часа назад +3

    Aniga waxey ilathy Arintan iney hos lodhigayo oo Ridwan iyo Ibrahim lahandaday oo lo hanjabay arintana eey ka gabsan rabaan 😢😢😢😢😢😢

    • @GadiidaxmedNuur
      @GadiidaxmedNuur 20 минут назад

      Maad iska xukuntaay waxaad soo daawataa dhowr barnaamij kan ka horeeyay oo laga sii daayay,,maxkamada daahir calasow,, taas ayaa laga ogaaday in aan ninkan ahayn ninkii la sheegaayay naagtiisa oo hadaahay arimahaas ayaa ka horeeyay

  • @FarxiyoCismaan-t4v
    @FarxiyoCismaan-t4v День назад +4

    Masha Allah mahad wa nin dagan

    • @Hoyadey
      @Hoyadey День назад +1

      Mahad wantet waye meel maku sheegta 😂

  • @MahdihassanMoussa-qq8he
    @MahdihassanMoussa-qq8he День назад +4

    Waxba maa jiraaa radwanow,ninkan waaa kaa shakiyey wlhiiii .waxan private horta lakuhadlay

  • @nasronasro5021
    @nasronasro5021 День назад +8

    Nink cabsi kamuqat show bentis waye

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 День назад +15

    Ibraahim 100%ayuu run sheegayaa hadaan ku dhaarto waxba igama jamna sheekadaasi aad bay ii gubaysaa najiidada waan jeclahay inaan ogaado

    • @_diwaa_
      @_diwaa_ День назад +1

      Haa SAX

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад +1

      Waxaadan goob joog u ahayn lagama markhaati furay waana sida Islaamku qabo midda kale adoo hadda arkaaya khaladka ninkan lagu sameeyey sidaad u rumeysan kartaa ninkan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад +1

      @@_diwaa_maxaa sax ah oo aad Allah la hor tegi

    • @Hoygatebiyaha
      @Hoygatebiyaha День назад

      Natiijada waa la qarinayaa waayo abihii dhalay maba joogaba markaas umalayn mayo inay runta keenayaan

  • @MahdiKhalif
    @MahdiKhalif День назад +6

    Shekadan ma fahmin

  • @user-on8bp1ih1x
    @user-on8bp1ih1x День назад +7

    Wajigisa ka baqayaa wlhi

  • @ubaneyadan9981
    @ubaneyadan9981 3 часа назад

    Xaskisa halatuso ninkaa inuu asagaa yahay only Ibrahim xaskisaa ayaa cadeeyn kartaa kiskaan 🙏fadlaan ridhwan ninkaan kucelis wye warkisaa coz qof naxsaan ayuu uegyaahy 🙏alluxuu aclaam wixii jiro cadeyn maixii 🤲ader adnee gawdaaa haku badbadiyo🤲🤲

  • @zahramohamed3471
    @zahramohamed3471 День назад +12

    Shekadan waxba kaqaldan🤣 haduu Ibrahim mahad lahadli jirey intuu numberkan ninkan usan aqoonin kakeeney block listigiisa neh maxa galiye qof usan waligii lahadlin?? Very creepy

    • @Sumaa1234
      @Sumaa1234 День назад

      Wixi an is waydinyay bad is waydisay wle

    • @Luulmaxaamad
      @Luulmaxaamad День назад

      Ibrahim xaskisa nabarka siyay​@@Sumaa1234

    • @barteedakawadsheekada2792
      @barteedakawadsheekada2792 День назад +1

      Waqti sadex sano ah ayaa udhaxeeysay marku soo daayay video iyo markiii u buuqa biloowday marka waa macquul hadaadan memory cardka ku safe gareyn oo aad qolofka telephonka iska badashid numberka hawada ayuu kabaxayaa tankale aan rabo inaan ka jawaabo ma aqaani siduu ninkaan block u saaray waayo ninka ninkii maba ahaba

    • @barteedakawadsheekada2792
      @barteedakawadsheekada2792 День назад +2

      @@Sumaa1234waxaa surta gal ah oo videoga uu ka sheegay in nin Kenya lajooga uu dhahay sawirkaan waa isaga numberkisa saxdaa waa kanaa hoo waa macquul

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 День назад

      Nio ma laga yaaba ninkan ibrahim naagtiisu armay mobilka ninkeeda ninkan kala kala hadashay markay call keeda dhamaysatayna ay block ka saartay ani gabadhan ka shaki qabaa iyoada wax isku walaaqday ama ninkan ibraahim ah ayaa been sheegaya oo waa wareeray duqa😂😂

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o День назад +2

    M.a ridwaan taxadar badan baa gashay aduuu

  • @CadnaanAxmed-d7j
    @CadnaanAxmed-d7j День назад +7

    Ninkaan hadal kiisa hadaad ufirsato siduu iskudifacayo ayaa lagadaremaa wllhi in uu dabbila yahay

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A День назад

      Kee ma Ibrahim mase cabdalla?

    • @shaakircabdi102
      @shaakircabdi102 День назад

      Waan dareemayaa inaanuu fara fayaw sidin haladhaariyo

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia День назад +9

    Ibrahim's wife is the main problem

    • @Ikraanhassan07
      @Ikraanhassan07 День назад

      Yeah something is fishy 😮

    • @fatimadahir7379
      @fatimadahir7379 20 часов назад

      Haa wlhi qudheyda iyadaaba ku wareeray mamada cadeeda dhacsan waydey oo gbdhi ka cararty hadana swrka qaldan so gudbisay iyadoo ninkaan is yaqaanin kan wllshadeed qabana aragty sidee iskugu qaldi karta waxbaa isku key qaban la’a anigu lkn way so bixi wixi jiro

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i День назад +3

    Dumarka isqabqabsi laga shegi dona😢alaha na asturo

  • @abuuCaynaa
    @abuuCaynaa День назад +4

    Ridwanw lafara xumeeya ina ciwan uga dhikto so lagama ficneen nio

  • @Nazlen-Moha
    @Nazlen-Moha День назад +2

    Number kisa sidee block laga bixiye😳 Wale meshan wax yalo badan kuduwan ibrahim 😩wajigis murug ka muqda

  • @LiibanMohamud-x3d
    @LiibanMohamud-x3d День назад +5

    Podcast abdixafid halaga warejiyo midh kama fahmin ridwanow howshan ma gali jartid wll qali

  • @Adawe10Agu
    @Adawe10Agu День назад +5

    Xaliye sooqabo sxb ridwan

  • @faaisasiciid3470
    @faaisasiciid3470 22 часа назад

    Ridwan is not easy good job pro go forward 👏

  • @mohammadnur913
    @mohammadnur913 19 часов назад

    I’d advise this man to seek a legal counsel and file a defamation case. He stands a strong chance of being compensated for the damage done to his reputation. Congratulations you're about to become a millionaire

  • @Jabircali
    @Jabircali День назад +4

    Sxp Ridwan marwalpa an firiiyk YouTubka waxan horta wa productgaga Sxp sii qalpiya ayan ku jeclahay

  • @HalimaaMaalim
    @HalimaaMaalim День назад +2

    Wn yabeeee ninka siduuu ilayahy ma somalia mse wxkle

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 День назад

    Allah xaqqa hawaafajiyo... Lkn sheekada dhan ma foostaa, waa maxay durba dhiiqadani🙏

  • @YahyeFarhaan-b9i
    @YahyeFarhaan-b9i День назад +2

    Kuwii Dhihi jiry ridwan prnkbuu sameeyaa ma Nooolyihiin haday noolyihiina hada ma qanceen😂

  • @rahmaomarrunti9005
    @rahmaomarrunti9005 День назад +2

    Alla wlhi ibahim wax badanbu daremaya lkn waxaa la yaab sheekada meelbey ka qasanthy numberka ay ka murmi jireen ninkaan maxaa u geyay ta kale ilhaan mxy ninkaan sawirkiiza u izticmaashey oo wadadka ugu soo dirtey ilhaan farbaa ku godan walle
    😒

  • @mohamedsidow5557
    @mohamedsidow5557 День назад +2

    Asc ridwan ilaa hada waxaan la yabanahy aniga ninkan wayo wali shaki badan baa ka qabaa wayo maxaa keenay sawirkiis iyo numberkis in la isla helo ninkan magaca yurubta ku joogo amuu yahay Abdalle oo uu yahay ninkii gabdha dhibateeyay o ah Mahad ha la sii baaro arinkan wali shaki baa jiro sida uu u hadlaayo ninkan

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 День назад +4

    CSW🤔🤔🤔🤔

  • @ziman-um6up
    @ziman-um6up День назад +2

    Ninka raali galiya khalad bad ka gasheen waliba islaanti so sheegtay sawirka sona dirtay aya khaldka dhan labo qof siday iskugu khaldi kartaa iyadana way khaldantay isna uu idinka roonaday oo idiin cafiyee khaldkiina qirta dhamantin sharftisad ku dheeshan khaldana uu dhacaa wala sixi jiray

  • @DualeJimale-sn9fh
    @DualeJimale-sn9fh День назад +6

    Shekadan ma fhmn ani azxpy qof adan aqoonin side number kiisa block list uuga heli krta?ridwanow wn ku salaamay sxp❤❤❤❤❤❤

    • @ikranshow5903
      @ikranshow5903 День назад

      Wa taa la yabay🤔

    • @barteedakawadsheekada2792
      @barteedakawadsheekada2792 День назад

      @@DualeJimale-sn9fh dadka oo dhan weey ku wareersan yihiin siduu numberkiisa ku helay waa yaab ma horey ayee isku yaqaneen Allahu aclam waxbaa ku duugan halkaa

  • @QaalbiMuhammad-v6i
    @QaalbiMuhammad-v6i День назад +1

    One million coming soon. In sha Allah

  • @aim-xm8hc
    @aim-xm8hc День назад

    Ridwan sidee oo la

  • @fowziaali3942
    @fowziaali3942 День назад +1

    Ninkan waa la waalaya ibrahim ah naagtisana uhoreysa
    maxaa numberka ninkan block list ga galiyay.
    Maxaa sawirkisa iyo numberki la wacay kulmiyay.
    Muxuu difaaca ogu jira ninkan mesha udambesa sidu u dodayo.
    Sheekadan ka fahmin

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 День назад +4

    Ibraahim hdi u la hdli jiray mahad u marwlba wici jiray mxy thy ninkan anu aqonin e block listi gisa ku jira anu aqonin hdna sheekdan wxba ka khaldan wle

    • @Xariir77
      @Xariir77 День назад

      Drama waaye iska fiirso bes😮

    • @deeqdacad9901
      @deeqdacad9901 День назад

      Shekadaan dhan been waye

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 День назад

      Dahir calasow aya waydiyay wuxu idhi malin anigo la hadlaya xaskayga ayay ninkan call nalaso sartay sidas ayan sawirkisa ku qatay

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy740 День назад +1

    Suaal ninkaan number kisa lawacaayo xagee laga keenay
    Number abdilaahi markay wacayeen xagay kaheleen tasaa ba is waydin mudane😮

  • @AbdirahmanAbdisalaan-u4y
    @AbdirahmanAbdisalaan-u4y 23 часа назад

    Scw

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 23 часа назад +1

    Aniga ra'yigayga waxay ila tahay dadku hadday macaariif yihihiin wa la isla hadli karaa wiixii dano ah maxaa kale ee jira acuudu billaahi ilaahow aanu shaydaan noo khaakhaayirin

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 День назад +1

    Sawirka wa la fahmay o qalad ayu ku dhacay! Lkn side numberkisana loga wacay hadi usan aheyn MAHAD?

    • @yumna4675
      @yumna4675 День назад +1

      his wife give wrong details

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 21 час назад +1

    Ibrahim dhibata haysata cida dulminaysana si fiican uma garanayo xaaskisana waxa laga yaba iyadana in dhibato kale haysato o ay qarinayso qofka danbiga geystay lkn cabdale wadan sharci leh bu joga hadu danbiga isagu galay ilama aha inu isa so bandhigi laha e hawsha hoos in lagu dhameyo bu sameyn laha lkn waa khalad ba laga galay

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 День назад +1

    Abdullahi wuu saxanyahay Ridwaan waxaa lagarabay maadaama uu waacay Abdullahi uuna kuguyiri Mahad maihi waxaa larabay inuu kuyirahdo walaal waa kugusoo qaldamay si uu qofka teen shankiisa ukicin ama qalqal oogu abuurmin illa iyo hubaal dambe

  • @Aniso-i2f
    @Aniso-i2f День назад +1

    Ibrahim xaaskisa qaladka leh arinta ine shegto cadeso iyo ine ka amusto mxa kadhaxeya ninkedana problem kufurtay

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 День назад +1

    Ibrahiim wali wax buu xeerinayaa lkn ma fiicno inaa wax qariso banaanka keen kolleey waadba is keentay

  • @MohamedAbdi-nk7gs
    @MohamedAbdi-nk7gs День назад +2

    War nimanyahow dadka islaamka ah nabadgaliya ninka hadda haduu udhimanlaha sida iisheegayo sokorta kukacday aad naftisa halisgalisen kucibro qaata waxan waa aduun prank iyo views kaasaarimayso ilaahay kacabsada

  • @KhalidEgal1
    @KhalidEgal1 День назад +3

    Ninka dacwoonayaa waa nin fudud ninkana khalad buu ka galay oo dambi aanu samayn buu dusha ka saaray isagoon waxba hubsan ee dadka noocana iska ilaali ridwanow

    • @samsambarud4376
      @samsambarud4376 День назад

      How do you know that
      Were you there to trust his words😢😢😢

  • @AmalIdil
    @AmalIdil День назад +4

    Shekadaan waxba ka qal dan oo naagta Ibrahim shaki weyn baka qabaa inayba ninkaan wareeriso bay ugu talo gashay ban u maleen sababto ah wadan dowlad leh bay jogta o anla gumaysan karin markay wadanka saa u tagtay o aragty gabadheda waxa lagu sameyey bay xiri laheed wa mida kale ninka gabadha ka xumeyey sawirkiisa o sax ah ninkeda weyla wadagi laheed Ibrahim inla dulminayo bay u egthy walahi wa asaga leh inaan waxba la i shegin ba fiicneed sababto ah ciilbu u dhiman waxna kama qaban karo naagtisana garab kama haysto sorry walahi

    • @ifrahahmed559
      @ifrahahmed559 17 часов назад

      Fidnada waa xaaska aabe Ibrahim 😢

    • @AmalIdil
      @AmalIdil 4 часа назад

      @@ifrahahmed559 wan u malaynaya

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 День назад +1

    Horta ilhy aya xaqiqda og lkn ninkan ibrahim nin dulmi bdn ayu u eegyhy ninka wu difacaya xaskisa aya u cad
    Malinti hore wuxu lahaa wan huba gabdha iyado yar ayu kufsan jiray mantana wuxu leyhy hoyaded waxay shegtay hala xaqijiyo ninkan wuu xanusanaya ee hala qabsado hala daweyo

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt День назад +1

    Subxaana laah, case kaan qof
    professional anchor uu u Bahaan yahay

  • @canbuuleeste4152
    @canbuuleeste4152 19 часов назад +1

    Ibrahim oo intaan aamusan waa yaab

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 День назад +2

    Kkkkkkk waxkalaa siya cabdale iyo naagta ninkan maxaa isku xidhay mudadaa intaa leeg

    • @BollandOr-wx4vt
      @BollandOr-wx4vt День назад +4

      Soo isaga kuushegay mideeda kale dadkaan waalid caruuro dhalay xumanta kufakarayso kumajirto

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز День назад

    Waanin siwanaaagsan uhad lay asagooo awoodo inuuu wuxuurabo dhaho maashaaa alaaah alaha ku caafiyo walaal dan bidhaaf alaha kaaga dhigo dhibka kugaaaray nikaaan kalana amuur tiiisa laha usah lo yaarab

  • @Kingjeey29
    @Kingjeey29 День назад +1

    Wax baa si ah gabadhii ama xaaskiisa dhankeedi muu kasomarey aabahana laga dhaadhiciyey inuu eheen danbiilaha midkaan

    • @NimcaIsmail-g9q
      @NimcaIsmail-g9q День назад

      Ninkaan sawirkiisa la isticmaaly waana walalkay

  • @queency7943
    @queency7943 День назад

    Ibrahim si qalada ayuu kusoo galay sawirka cabdalla lkn hadaan side buu ku helay number ka uu lee yahay isla cabdalihii sawirkiisa la isticmaalay waa yaab

  • @FarhiyaAli-sm9hi
    @FarhiyaAli-sm9hi 10 часов назад

    Ibraahim caqlimajiro allha hausahlo

  • @marshalmexico
    @marshalmexico День назад +1

    wakkaahi waxan wa show wa ben ragan wa rag is og waxan wa mashruc wa sheeko been ah ninkan ridwan dadka u waraysto wa dad uu lacag siyaay waxan wa show wa mashruc walaahi ridwan wa nin fathia absie u shaqeeya wa sida wuxu beenta iyo xumanta u faafiyo yaabka adunka

  • @Kingjeey29
    @Kingjeey29 День назад +2

    Aabahan in laqasbey sow Uma ekoo

  • @Maizo0574
    @Maizo0574 День назад +1

    Hilaal wu yaqaana lkn mayaqaano mafahmin ani

  • @AishaMohamed-q6y
    @AishaMohamed-q6y День назад

    Ibrahim xaskisa ninka gabadheda kufsaday caden karta sawirkiisa

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 День назад

    Ridwaanoow waxaa lagaa rabay in aad ninkaan in aad marka hore isaga telefon kula hadashaa waad ku fududaatay Sawirkiisa oo aad ummadda la wadaagtay ceeb aan lagu hubin shaacisay Sawirkiisa

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 День назад +1

    Mxa no haray markan somaliyey😢?

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 22 часа назад

    Ridwan isaq wa ku khaldantahy qof aadan hubin inad sawirkisa faafiso oo weliba ka been abuurato wxs waa lagu naar mutaa wll

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 5 часов назад

    Walaahi niman waaweyn oo la leyahay waxbay kufsadeen walahi somali inkar ba ku dhacday nimankii

  • @MadixaNur
    @MadixaNur День назад

    Waawareey Maamada Ayaaba Caadi Ahayn Ninkaan Maskiinka eh Ayey Dabin Ku wadaa

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 День назад +1

    Ridwaan waa ku taageeraa lkn ninka waa idinka saxan yahay raali galin buuxda baa kugu waajiba no hadal iyo hebelbaa saan yeelay am just saying

  • @KaafiyoMaxamed-b2n
    @KaafiyoMaxamed-b2n 4 часа назад

    Xaguu caasha utaatagayaa wajigiisu waaba xuux😮

  • @abdirahmanmohamed1260
    @abdirahmanmohamed1260 День назад

    Abdullahi yoow Marka laguu sheego nala Soo wadaag please

  • @faadumoaxmed269
    @faadumoaxmed269 День назад

    Lkn aniga su,aal baa igu waree gayso ibraahim nin ku wuxuu dhahay waan is la hadli jir nay marka xagee buu ka wixi jiray

  • @Idildhamays
    @Idildhamays День назад

    Ya allah ani waxay ila tahay ibraahim xaaskiisa waaye dhibka dhan ax