DAAWO Mustafe joof oo sheekh madaale Prank ku sameyay qosolki adunka 😂🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • asxbta joof iyo JOWHARADLE youtube cusub Subscribe saar ❤😍🙏 • Calaf doon iyo nin may...

Комментарии • 456

  • @joofiyojowharad4814
    @joofiyojowharad4814  4 года назад +104

    ruclips.net/video/l1kYyS44_ok/видео.html asxbta joof iyo JOWHARADLE youtube cusub Subscribe saar 🙏😍❤

    • @salmanqoleqoley9555
      @salmanqoleqoley9555 4 года назад +3

      Joof Iyo Jowharad yes parkn ki hore wad ka xabtha ugz kkkkk joof 💝👈👈

    • @abdibarako5473
      @abdibarako5473 4 года назад +2

      Sxb prankyada Naga Soo adkeeya oo wax naxdin leh oo uu qofku ka naxaayo Ku sameeya

    • @Rooraa01
      @Rooraa01 4 года назад +1

      IFKAA LAGU YAHAY WALAAL fadlan walaal SUBSCRIBE ku qabo channelkeena cusub subscribe hadaad ii siin weydo maxaad isiin lahayd wllshy / wllky zxpkay /zxpady / inaaderty / inaderky 👉ruclips.net/channel/UCtshypLzInbIOQZP1toPL6g

    • @farhanabdiofficiall7127
      @farhanabdiofficiall7127 4 года назад

      Odayga waa ku dishay

    • @AliHassan-rx2pm
      @AliHassan-rx2pm 3 года назад

      L

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +63

    Wlhi wa miskiin😢si qalbiyanu u hadlay guribaan dhisaa hoyadaybaa iga bixisa iyo wan bixinyaa dacad nimadisay ka hadlay😭hooyo wa hooyuun alow udaa❤

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 года назад +126

    Qofki jcl team joof iyo jowharad farxadiooda like saar

  • @abdulaahimahamut1382
    @abdulaahimahamut1382 4 года назад +54

    Intii iLaHay darti u soomaN Like ha iLa dhaFiNa

  • @ogbadogbad3075
    @ogbadogbad3075 4 года назад +85

    Sheekh madaale mar uu bariis bac ku sido iyo mar uu baastadii shalay hayo. 😂

    • @amalmiisaan659
      @amalmiisaan659 4 года назад +4

      Kkk.kaasu waa.qosolmsocnaya
      Nolol balanbalu ka.sheekeya

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 4 года назад +29

    Bac baan bariis kuso qadaysa kulaha 😅🤣 Anaa Prank ku samayn dona Mustafe asxpta Maxad ka tirahdeen arintaas 👑

    • @jamiilweheliye
      @jamiilweheliye 4 года назад +2

      Hoyaday Ba fidriga bixisa kulaha 🤭🤭😂😂

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 Год назад

      Haye Imisa sanaa kasoo wareegtay saxib 🤭🤭 horta manoo shahay hadi ad dhimatay ale hakuu naxariisto 😟 hadi ad nooshayna iso jawaab 🤣🤣🤣🤣

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 4 года назад +22

    Ereyo waalwalan Aya kasohadhay
    1)dharki igayarady internetka dhiagya😂
    2) maidinka ku safraya bahasha😂😂
    3)sadaqadan dag_daga wamaxay😂😂

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 4 года назад +47

    Faqrigan kalahaya kulhaaa😅😅hadaad Reed hargysa tahay ha idhaafin pls🤩subescribe

    • @farxiyahabo3067
      @farxiyahabo3067 4 года назад

      Ina ku saaro rabay lkn qoralkaga markan arkay hargeisa unba iney ku saran rabta markas kala labtay

    • @zakiofficial8841
      @zakiofficial8841 4 года назад

      Saaran liph adna iisaar subscribe

    • @guleitguudcade1202
      @guleitguudcade1202 4 года назад +1

      @@farxiyahabo3067 hh wllo waxas kama wadin yacni ninka idhi faqrigan kalahaya ninkasi reer hargysa😋😋

    • @farxiyahabo3067
      @farxiyahabo3067 4 года назад

      samsame hhhh sory si kala u fahmay wan ku saray

    • @farxiyahabo3067
      @farxiyahabo3067 4 года назад

      official haye wll diyar

  • @halaburhamsehali9480
    @halaburhamsehali9480 4 года назад +39

    Sh. Madale Kulahaa 19 jir ban Ahy Walhi Blhi In Aanad Ahyn Haddad uyaraato 27 Jir bad Tahy

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji7513 4 года назад +3

    wllhi wa nolosha germany taala allh ha ini dhowro mustafe io sheikh madaale ragga aan dadka ugu jeclhy wllhi fanny mustafe

  • @Fadumo9966
    @Fadumo9966 4 года назад +8

    Sanadkii walba dibi madawbaa wah laga ziiyaa😂😂mustafe nin aan duco iyo habaar midna ubaahnayn✌❤

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi8520 4 года назад +24

    2:25 wn suxurte bac baan bariis idinku soo qaade🤣🤣🤣 yadon prank la bilabin bn qosol suuxay wlahi😂😂

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 года назад +4

    Inta fahantay sheekh madaale inuu yara dareensanyay in prank lagu sameenayo like ta

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 4 года назад +17

    Allahayoow qiyaamaha markuu qaadku soo dhoco kuwa qaata naga yeel... hhhhhh
    Ilma abaadir gacanta taaga oo like-ta ku dhacsiiya

  • @maxamedaadan390
    @maxamedaadan390 4 года назад +8

    Sh, madaaale nFtaaa u keenteeen gacan adayg iyo waxbuuu la soo istaagay slkin shekhn gadh ka wayn madaale waaa zxp ayaaa filyaaaaa akadaaaya odayga ciyaarta ha u heshiinineee

  • @abshirmohamed6775
    @abshirmohamed6775 4 года назад +6

    Sh.madaale kulahaaa😂😂19 jirpaan ahaY kulahaa 😂wlaahi da'diii maydkaad gaadhey

  • @zuhaipzaha7304
    @zuhaipzaha7304 4 года назад +11

    MUSTAFE KEEP GOING PRO

  • @fardawzamahamed8548
    @fardawzamahamed8548 4 года назад +6

    🤣🤣🤣🤣 hadaan bixinayaa kulaha sorry sheekh madale way kugu dhacday 😭😭 mustafe 😘axsanta nimaan aarsan urka hooyadii bu kujiraa mabruuk mabruuk 👍👍

  • @sakariyesanyare6173
    @sakariyesanyare6173 4 года назад +15

    Sheikh ma daalow 😂 kitabka quranka kuma tale waa xadiis ma daalow

  • @abdiqanisaleban5022
    @abdiqanisaleban5022 4 года назад +15

    Aar walaal 500$ waa xanuuun walahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadxishiine3433
    @fadxishiine3433 4 года назад +4

    Sheekh Madadle waalhi Waa CajiiP KulHaaa DharKiiBa IGa Yar YarDaY Waan ibiNaYaaa😂😂😂😂

  • @asmaabdalla9409
    @asmaabdalla9409 4 года назад +16

    Aduu dhinac wlba u jiroo gorma lgugu dhuffan😂😂😂😂😂💚💬❤

  • @abdulmajidofficial8680
    @abdulmajidofficial8680 4 года назад +16

    Hhhhh hooyadee iga bixiso kulahaa fidrada sheikh madaale caadi ma ahan

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 4 года назад +5

    🤣🤣🤣🤣sheikh madaale iskama jiidhayo bac bariisa hore uso qaaaday

  • @abdifataahabdilaahi5273
    @abdifataahabdilaahi5273 4 года назад +8

    Musalsalku Ha Socodo Abdi Xarago Ayaaa Hadhay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 года назад +10

    Qofka qorba joogo walid ka danbeya umba dreemi kara xnunka ninkaasi dremayo😢😢😢

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 года назад +9

    War waxay faqrigan kalahayaa eed cawa kentay🤣🤣
    Ilahaw iimanka tagsi hanaga sarin ba lagu ducaysta 🤣🤣

  • @shaamdk4593
    @shaamdk4593 4 года назад +15

    KadaaYa oDaYGa Guriba ka QabYaaYe nimco dhukuro ku dajinaYe 😂

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 4 года назад +8

    Mustafe I love you iyo cabdi xarago❣

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 года назад +10

    Hmmmmm
    Dadkaygii ReeR
    HARTA Sheekha💞❤

  • @hindamahamed4596
    @hindamahamed4596 4 года назад +16

    Hhhhh sheekh ma daale gabigiisa qosol ka samaysan

  • @cayduruusfx9358
    @cayduruusfx9358 4 года назад +1

    Sheekh madale belo ku dagtay dharkii ka yaryarady Interntka galinya ku lahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +5

    Anon dawanbaan qoslayaa😂😂😂😂❤

  • @farhandimariaofficiall1582
    @farhandimariaofficiall1582 4 года назад +15

    😂😂 war HoYaDa Harta ZhekhaY jogtaYeh Pixi FiDriDa

  • @ahmedckofficial2479
    @ahmedckofficial2479 4 года назад +6

    Waar ninkan mustafe Muxuu dad ugargaraa isagaaba bac bariiskusoo Qaadanayee
    Ugargaar wllkaaga dhibanaha ah ee mustafe 😂

  • @maxamedqanciye7320
    @maxamedqanciye7320 4 года назад +4

    Sheekh madaale wa adke wllhy heer u dhar iibiyey ka gaadhay

  • @wilsanofficiel3553
    @wilsanofficiel3553 4 года назад +7

    Checik madaale kulaahaa fidrikaa hooyadey ayaa Iga bixinaysaa 🤣🤣🤣

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 4 года назад +2

    Sheikh madaale surwaalkyga bu xiranyahay kkk.like isaara kkkk

  • @andhicoutinhocoutinho5296
    @andhicoutinhocoutinho5296 4 года назад +10

    hoyaday baa fitrida bixisa ku lahaaa 😂😂

  • @mubaarikjaamac5515
    @mubaarikjaamac5515 4 года назад +2

    Musafe joofow lacagtuu sheekhu kugu lahaa sidii taasuuu isaga bixinyaaaye 😂😂😂😂

  • @anasirrrr
    @anasirrrr 4 года назад +5

    Faqrigan kalahaya waaa mxy cawa kula haaaa😂😂😂😂

  • @apdirahmaanbozz3162
    @apdirahmaanbozz3162 4 года назад +3

    Madaale rageedi weeeyan wlhy 💪

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 4 года назад +1

    Musrafejoof gees keep going brother 😍🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @ibraahimdonza8716
    @ibraahimdonza8716 4 года назад +2

    Walahy shiikh madaale cadi buu u oyaya ar ninku masaau lacagta ugu adag yahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 4 года назад +3

    Sheikh madale 😂😂😂 Dharka Yar yar ayan dib u iibina kulahaa

  • @manka0968
    @manka0968 4 года назад +2

    Joof iyo jowhard nin weyn ku aamin sanahay

  • @mohamedkader9895
    @mohamedkader9895 4 года назад +20

    Kulahaa 19 baan ahay sanadka danbaan 20 galayaa 🤣

  • @sihanhussein8877
    @sihanhussein8877 4 года назад +4

    Marku qadku Soo dhaco kuwa qata naga yeel kulaha😂😂😂😂😂😂😂

  • @yusufsaleyban4277
    @yusufsaleyban4277 4 года назад +2

    Hhhhhh shiikh madaale waad gaaadeen lacagta wuu ogol yahay hayska xanuun badnaatee

  • @zamzamsabrieosman7679
    @zamzamsabrieosman7679 4 года назад +4

    Inanka hoowla ku furanee sadaqada Xooga ka Daaya maskiiinka murug baa galiseen 😅😥

  • @fuaadsiciid363
    @fuaadsiciid363 4 года назад +1

    Wakh wakh wakh weeye
    Sheekh madale jeeb dilaac weeye
    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @boqorcusman3320
    @boqorcusman3320 4 года назад +2

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk waa brank gii ugu cajiibsanaa abid. Brank qashaafafo la isku shidayo

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 4 года назад +2

    Waa nooci dharaka xafad ku qayila jiraye 😂madale

  • @Zaahirhazzan
    @Zaahirhazzan 4 года назад +2

    first view baa ahay

  • @Islamictoday114
    @Islamictoday114 4 года назад +3

    Dharka iga yaryaraday internet dhigaya sheik madaale wx kle wye😂😂😂😂😂

  • @newgenerationstudents3434
    @newgenerationstudents3434 4 года назад +5

    Horta joof oo cadi u qoslaya yaa arkay 😂 😂😂. samsung guri buuxa kusii hadal 😂😂😂😂 sh:Dhar ciided joof :Ya ciidaya

  • @mohaaberber3628
    @mohaaberber3628 4 года назад +3

    Ar shekh madale wey ku dhacdey nice prank

  • @xamsecilmiciid399
    @xamsecilmiciid399 4 года назад +5

    Wlhi hadalkoodaba xaraaba 😂😂😂😂

  • @omarelnani5985
    @omarelnani5985 4 года назад +16

    Mustafoow Alasay Baad Prank Nagula Soo Jarmaaday 😂😂

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 года назад +2

    Hadu ogoladay hhhhhhhhhh shekh madaale hoiyadayba fidrida iga bixisa😂😂😂😂😂😂👻

  • @hamzeborhan2855
    @hamzeborhan2855 3 года назад +1

    Mustafaa iga qosLiya niO kuLahaa ramadaantu wey fiicnToo wey dheernYzaa😂😂😂

  • @ahmedolad3043
    @ahmedolad3043 4 года назад +1

    Akhiyaarey cimaamada wa inigu tuuray best

  • @rahmaahmed1690
    @rahmaahmed1690 4 года назад +2

    Kama daaalo dawadashada
    Videogn wlhie 😘

  • @mohayarre2985
    @mohayarre2985 4 года назад +2

    Sadaqo Vertrag lagu bixinyo sh madaale keeny😂

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 года назад +4

    Haha 😂 sheekh madale sucuudiga faraha jaray 🤺

  • @zabiriina7413
    @zabiriina7413 4 года назад +4

    Kkkk Ar Waa Adke Madaale Kkk muxu yidhi Sadaqada Meelahaa La Aada Mar danbe Hanala Soo Doonanina Kkkkkk

  • @hodanhassan3137
    @hodanhassan3137 4 года назад +3

    Shiikh madaale ma caydhii ayu guriga ka dhisaya, Mise kartoonadii 😂🤣

  • @sahraofficial2193
    @sahraofficial2193 4 года назад +8

    hhhhh walahi waad iga qosliseen

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 года назад +1

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk wlhi sheekh madaale camera uu arkay kulahaa waan bixinaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 4 года назад +1

    Sheekh madaale ma maqaaxibu corona virus ka kiciyay waaxay deeqsinimada intan leegi la dhufayga🤣🤙🤲🏻

  • @najiibasensio1
    @najiibasensio1 4 года назад +3

    Gabadhaasi xeey ahyd waryàdha 😁😁🤩

  • @rapicchannel4076
    @rapicchannel4076 4 года назад +2

    Weelfurty kkk wlhi xazuuz mustafe

  • @aaminawadani7179
    @aaminawadani7179 3 года назад +1

    Salallaahu aleeyhii wasallaam Salallaahu aleeyhii wasallaam

  • @mushtakali2206
    @mushtakali2206 Год назад

    Sheekh madaale meshan at abaruhu kuso heleenban fahmi wayay😂😂

  • @rapicchannel4076
    @rapicchannel4076 4 года назад +1

    Reer wajale cdii mustafe dacar taqanta ku sufaysadii like sar kkkk

  • @hindamahamed4596
    @hindamahamed4596 4 года назад +3

    Sadex cisho ii qabta dharkan wada yaryaraaday ayan iibin kulahaa 😃😃

  • @wacayzkhalifa
    @wacayzkhalifa 4 года назад +1

    War mustafe madale uu gacan adkadayy waa geed adag weyan😂😂😂😂

  • @moogemaxamuud1963
    @moogemaxamuud1963 4 года назад +2

    Wonderfull !prank

  • @aademhussien7539
    @aademhussien7539 4 года назад

    Farabadanaa lacagtan aad cumtey mustafow tii maamo franko iyo tii mohamed 😀😀😀sheekh madaale

  • @kaalentertainment9340
    @kaalentertainment9340 4 года назад +8

    Ninku ma jibril abokar baaa 😂

    • @aademhussien7539
      @aademhussien7539 4 года назад

      Ciidagale pure zho lapadoodupa laga reepe cabdi xrago

  • @mubarakabdi4244
    @mubarakabdi4244 4 года назад +5

    Kkkkkk calaf doonow wlhi waa iga qoslisay

  • @manchesterunitedfan5252
    @manchesterunitedfan5252 4 года назад +2

    🤣😂😅 waad aarsataY mustafe jooF

  • @fardoowsaabdikhadir6684
    @fardoowsaabdikhadir6684 4 года назад +2

    Sheeq madaale kulahaa gaajada miyad qeybisaa 😀😀😀😀😀😀

  • @xasanmuuse9122
    @xasanmuuse9122 4 года назад +1

    waryaah Niman waaweyn baa Tihiin 30jira Ninka madoow asagu waa 40jir walaahi bilaahi buu ku dhaaranaya isago Been sheegaya subxaanalaah

  • @abdulahiabdiqalaf4043
    @abdulahiabdiqalaf4043 4 года назад +2

    Wadadku ma masajidu dhisaa ba lagu yiri 😁😁

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 4 года назад +1

    Sheekh madaale Iska bixi sadaqada hhhhhhh

  • @taaxojr7739
    @taaxojr7739 4 года назад +2

    Waryaa mustafow wxn sugnaaba waa Prank ciid dheeg lagu samayn lahaa soona dadajiya

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 4 года назад +1

    😂😂Meel Xun bu gadhsiyey Madaale 🤣19jir baan ahay kulaha kkkk

  • @abdihafidgarat4311
    @abdihafidgarat4311 4 года назад +2

    Mustafeh wuuu aarsadey hhhh

  • @zuwaaraofficial3746
    @zuwaaraofficial3746 4 года назад +2

    Ha Kadeedina Waa Miskine Kaa Gadhka Leh Ku Sameya isaga Ku Mcne😉

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 4 года назад

    Waan idin jecelahay dhamaanti gar aha waxaan si ahay team musrafejoof 🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️❤❤❤❤👑👑 mustafe shiikh madaale waad ka arsatay et cabdi xaraago ayaa ku hadhay isaga waan in aad meel sarta

  • @muktarinoali8385
    @muktarinoali8385 4 года назад +3

    kkkkkkkk wllhi dacad ayaan u qoslay kulaha dharki iga yaraday ma soo ibinaa deee 500 waa xanuuune kkkkkkkkk

  • @ibraahimcabaas3008
    @ibraahimcabaas3008 4 года назад +2

    Shekh madaale caawa waaba
    ka yaabiseen
    Prank lama filaan ah ku sameyseen

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein 4 года назад +1

    Hhhhhh walalo mustafe wiiilka wad dhibtay ramadaaaan kareeem

  • @feisalsomalistar5030
    @feisalsomalistar5030 4 года назад +3

    Sadaqa xooog wiligee ma arkin😂

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 4 года назад +1

    Mustafe joof iyo Abdi Xarago waar shiiq madaale waaad ka qeeyl sii seeen madaxa uu qabsaday 😂😂😂

  • @jurubabduulahi4184
    @jurubabduulahi4184 4 года назад +2

    Kkkkkkkkkk waar sadaqada ininka kayareeya kkkkkkkk

  • @khaalidaxmed9971
    @khaalidaxmed9971 4 года назад +3

    😂😂😂😂😂 waa xanuuuun madaale

  • @khadarkilaz50
    @khadarkilaz50 4 года назад

    danbiga jooji yaana laykaa baryine

  • @farxiyahabo3067
    @farxiyahabo3067 4 года назад +2

    Sareen germany malaga hela mustafow