Mustafoow gabadhaan waa reer waqooyigii waqtigii ingiriiska yimaadeen kenya marka waxaan filayaa waxaa lagudhalay kenya waa sijuu Ama waa isaaq ama waa dhulbahante waxaan garanayaa sedeey uhadlaan marka wll weey kaaheshay hhhhh
Ramadaan kariim Dhamaan WALALHA MUSLIMKA AH Meelkasta Aad Joogantan iyo Dhamaan Team joof iyo johorad fadlan subscribe like and share our channel Si Aad ula socotan Arimaha caafimadka ee Herbal medicine ka iyo isku Daweynta Quranka kariim ah si Aad u caawiso Cida ay Haystaan Xanuunada la xidhiidha Arimaha la xidhiidha Diinta
Shekha kada ciyarta mid horaa lahayd tareenbuu ii so qarxinjiray laba carura iga dhalay lasofadhisiyo shekha madale dumarkan uu laba labada ka sodhalay ilaa kenaya ilaa burco hacadeyo dee dumarkii somalida ilaa kenayan somalikii ka sodhalay shekhu halis lama dhalaysankaro shekha hala sofadhisiyo
asc,, Mustafe akhi Nabigena Suuban s.c.w wuxuu nosheegay Calaamadaha yowmulqiyaama, siday timahaagu yihin ama fashiinkas Rasuulku s a w wu inooga digey hadaan nahey muslimin,waa mid kamid ah calaamadaha inay sacadii qiyamaha aan ku jirno, and we already know that for sure WALLAHI THE HOUR HAS COME!!!!!( i.e ) when you see women dressed but naked at the same time, when it’s Islam against the world (1948 declared jewish state but started long ago as soon as the prophet saw died) when competing with tallest buildings, when a mother gives birth to her master/her boss i.e kids abusing/talking back/swearing at their parents, the kids becomes the parents and parents become helpless, gomuluud comes back,, when you see the time is running faster and faster a year will pass like a month a month will pass like a week a week will pass like a day, when zina becomes normal, aren’t we in that time RIGHT NOW? PLEASE MY FELLOW BELIEVERS WAKE UP AND TURN BACK TO ALLAH TURN BACK TO YOUR CREATOR! Jazakallah
Mustafe qoslka ha isku celin si da Dadkan hadalda uu qarinso iskada wa bila ramadan ninkan iyo nagtan kal qabo ilen wa afkediye maye mayee ay ku hadalsaye
Waan Cunsurinimo waxa aad ku dhaqmeysid qofki sawaaxili ku hadla ma ahan in uu Bantu yahay Bantu waa Qowmiyad soomaalidu khaarkeed baana kamid ah mana mana ku hadlaan luuqada sawaaxiliga ee waxa aad meesha kusoo qorteen ka noqda
allaa caawa sidii an u qoslay mustafe sheeq madale af yare keen ku teen mustafe oo caawa qosol celin waayey waa markii igu horeysay o an arko kan kale aba igu daran goormuu kaa dhalay sheeq madale
ruclips.net/video/l1kYyS44_ok/видео.html ASXBTA JOOF IYO JOWHARADLE RUclips CUSUB SUBSCRIBE SAAR 🌹🙏❤😍
Wan saaray sxb
Wan saarnay mustafoow
Mustafe wn saarny mxan kala soo xiriirnaa
❤❤❤❤zuldaanka iskabulada😂😂🤭
Mustafoow gabadhaan waa reer waqooyigii waqtigii ingiriiska yimaadeen kenya marka waxaan filayaa waxaa lagudhalay kenya waa sijuu Ama waa isaaq ama waa dhulbahante waxaan garanayaa sedeey uhadlaan marka wll weey kaaheshay hhhhh
Gabadhaan caasho fanaxlay u cod ekaa .
ismadhaanto team
Csho fnx afsomligedu clear weeye
Xanan jinabaysan 😂😂 manoli walhi 😂😂 war suldanow cumrigaga allaha dheereyo
Wlhi ilin iga timiday
hhhhhhhh gormey isku jinowdey
Musrafejoof waan kujecelahay tageero lambar 1 ayaa ku ahay shiikh madaale kiniyatiga aan caruurta kadhalaysid jooji dheh 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️
Wallaahay kinalkan waa xarabe waan dawada saan u qosollayo indhihiya casaaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkk shactaro miiran. Sheikh madaale
Hhhhhh wllhi aniga ka daran I dhaha icasaday San u qoslayey😂😂😂😂😂😂😭
Ramadaan kariim Dhamaan WALALHA MUSLIMKA AH Meelkasta Aad Joogantan iyo Dhamaan Team joof iyo johorad fadlan subscribe like and share our channel Si Aad ula socotan Arimaha caafimadka ee Herbal medicine ka iyo isku Daweynta Quranka kariim ah si Aad u caawiso Cida ay Haystaan Xanuunada la xidhiidha Arimaha la xidhiidha Diinta
Adiga qoraalkayga akhrinaya Wll waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa inaa #subcripe isiisid 😭😭😭😭😭😭😭
inta somalinimo shegato ilma aderyal subscribe isara chanalkan RUclips mahqdsanidiiin
Waan kuu saaray adna iisaar walal
Iisaar niyow
Sheikh madale gabadha warqadida sii
Masha Allah indr qali mustaf
Kkk hhh wlhi qosol iguma harin suldaankii sawahili baa afka laga galiyey wlhi suldaanka shaqo adag buu hayaa alle ha lagarab galo Amen amen
Shekha kada ciyarta mid horaa lahayd tareenbuu ii so qarxinjiray laba carura iga dhalay lasofadhisiyo shekha madale dumarkan uu laba labada ka sodhalay ilaa kenaya ilaa burco hacadeyo dee dumarkii somalida ilaa kenayan somalikii ka sodhalay shekhu halis lama dhalaysankaro shekha hala sofadhisiyo
i love this clip seriously this my fav of all time xataa shaqada anigoo joogo ayaan dawadaa deadly
1:32😂 she is funny wllah
Naagti aad isoo siisay xanuunbey yeelatay mustafe😥
Hhh aabahaa maad dhahdi ii radi naag hadaaba sidaanba Naag uraadinayso
😄😅😅😂🤣🤣
Ma qabsin ba ku dilacay
Hhhhhh ma caroona hayey
ma babasiirba kudhacday
Waa gabar keyna u dhalatay oo af somali taqaano mustafe
waan arkayay in garacdani reer burco yihiin kkkhhhh
Waa reer hargeisa xaafada sheekh madar
Nagtan weykuciyaareysaa kiswaliligeeda xitaa saxma ahan naagta luqadeykulahadlijiray hakuhadasho
😂😂😂😂 inkaar alaha kurido sheekh madaale, (agree) like this comment
XANAAAN JINAABEYSAN.. brother one million dollars weeyn shactiradaada
Wallhi suldankii qosol hadli kariwayey kaday suldanka ciyarta
Saaxiib aniga gabadha igu yeedha somali bantuga wa asal
Ka camarada haya qosol bay naftii baxday wllhi ayaa ila maqlay nakhnakhdiisa 😂😀😀😀
gabadhu sowtan somaliga fahmeysa maxa ka khaldan lkn mid ka daranba helay😂😂😂😂
Somaliland ♥️♥️♥️
Number one
sxb mustafe qosolkii aduunka joof iyo jowharad kkkkkkkkkkkk😀😀😀😀😀😀😀😀😀 wn ku salaamay suldaan
Ciyarta ha laga daayo Joof Iyo Jowharad
sheekh madaale laiska wada sheeganayo
Wxai tiri sheikh mdale wa nin yar oo cad oo afka uyar
Mustaf walahi wa Yabanyahy🤣😂 shiekh madali ma arakty🤣😂 aniga Nayaa maya wakugu Fahanty🤣
asc,, Mustafe akhi Nabigena Suuban s.c.w wuxuu nosheegay Calaamadaha yowmulqiyaama, siday timahaagu yihin ama fashiinkas Rasuulku s a w wu inooga digey hadaan nahey muslimin,waa mid kamid ah calaamadaha inay sacadii qiyamaha aan ku jirno, and we already know that for sure WALLAHI THE HOUR HAS COME!!!!!( i.e ) when you see women dressed but naked at the same time, when it’s Islam against the world (1948 declared jewish state but started long ago as soon as the prophet saw died) when competing with tallest buildings, when a mother gives birth to her master/her boss i.e kids abusing/talking back/swearing at their parents, the kids becomes the parents and parents become helpless, gomuluud comes back,, when you see the time is running faster and faster a year will pass like a month a month will pass like a week a week will pass like a day, when zina becomes normal, aren’t we in that time RIGHT NOW? PLEASE MY FELLOW BELIEVERS WAKE UP AND TURN BACK TO ALLAH TURN BACK TO YOUR CREATOR! Jazakallah
Weeyjileysa gabadan ...her Swahili is not real even ...aniga aya Kenya kudashay and that Swahili ......
I like it for real
Sheekh madaale Ayaa Filinka inoo gabadhna iska dhigaya matalaya wlhi gacan bn u taagay
Kkk mustafe naagtan ma baadrool ayay soo cabtay mida kale madaale kufsi badana sawtii qaar horana lahayeen waa naga dhalay
5:46 eeg sheikh maadale wuu qosley suldaan ka ayuu la fadhiyaa hahaah
Kidogo-wu yaryahay
Nyeupe-casaan (cadaan)
Junior adiga waad garaneeysaa Afsawaaxiliga
Ala beerka wllhi mustafe qosol iguma hadhiin sheekh madale kamu xishoon
Suxuur wngsn reer Germany 😂
Wcn oo wanaagsan
Suhur wacan Wadankeenii baan kasoo leyahay
Hamda Danan wll qli alle dartii subscribe igu caawi
@@dhamme0 walal mcn subscribers isar shugran walal
Danan
Mustafoow meeshu yeykaa xidhmine dad aan isdooneyn haysku qasbin kuwa isdoonayana haysu caayin marin habaabiska jooji
fozia ani iyo adiga ma isla tagna misha
Kkkk mustafe wu iga qosliyey iyo gabadhanba lkn kadaa gabadha buuga sheekh madaale ayey rabtaaye
Somali sijui ×10
Am from Kenya
Aar mustafow noosoqor labarka barnaamishka
Plz
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ma nooli mustafow waxba xalay ku helay
burco way gacan gashay😂😂
Asc
Jilbaha I mu4xay wlhi Sidan u qoslaye istaga ka dhacay 😂😂😂😂
Mustafe way wareeriyen kuwani😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mustafe sxb qoftaa awaa waa shidned sooqabo bari way kaqoslizayna jacelkygi hore isu cod eegyihiin miimi xanaan naag nool
Mustafe qoslka ha isku celin si da
Dadkan hadalda uu qarinso iskada wa bila ramadan ninkan iyo nagtan kal qabo ilen wa afkediye maye mayee ay ku hadalsaye
may may ma ahaan waa waxa ay jabjabsanysa kiswaahili
Wllhi qoslka iga dhamadey
May may mabataqaanid qof yahay ee iska aamus
war aniga qosolka mustafe ayan ku qoslayaa kkkkkk dhuuntaa i xanuuntay Mustafow waa bil ramadaane🤣
Hhhhhh
*Sheikh Madaale qoyska uu kasoo cararay dib haloogu celiyo.* 😂😂😂
kkkkkkkkk
Hhh
sheeq madale miyaadan aqoon may may bala ha aqooto allaa caloosha qosol lee
Mustaafe '
❤
Nin iga badiyey
Haaye wll kalmadaa yara foosha xun le iska daa sida jinaabado kle thnks wll sida kle
Cawo mayaaabtay
Wewe lala-adiga seexo
Wewe hakuna akili-adiga aqli malihiid
Inti sheik madame garaneysa like sara 😂😂😂🤣🤣
sheikh madale shaluu iga dhalay kulahaa🤣🤣 war nio mustafow wxd i weydisa madale wuxu gabadha ku sameyey wxn galmo ka weyn e
kkkkkkk
Kkkkkkkkkkkk
sheekha u doon gabadha qosol badana
Suldaan rali ahow bro shukran
Sheekh madaalow ilahay ka cabso gbadha warqadeda sii
MusTafe 40 jiran mid beerKa kaga Fadhiizo ii zoo Qabo plase zhp✋😂
Xikmaawi Naaleeye Channel wll qli alle dartii subscribe igu caawi
Waaryahe 3bilood ma qoslin cwa waa qoslay naagtu ma jinbaa shalay iyo laba caruura😂😂
Sh madaale waka afka yarle 😂😂😂😂😂
Waar waaayo
Wr iska eeg gaadhiga ninkan waa kuma
best barnamij ever hhhhhhhh
Joof jacayl jowharad jagan kalad
Shikh madaale japy
Subscribe isaara denbigiina iyo kawaalidkiinba alle hadhafee
Ninkasi wa gaas
Mustafe sxp kaftanka badan ha ku talax tegin barnaamijka dadka daacada ha ku ciyaarin please
War jiifo ayay ku ledahay gabadha
qosool waa iga dhamadeey caawaa haha
Waan Cunsurinimo waxa aad ku dhaqmeysid qofki sawaaxili ku hadla ma ahan in uu Bantu yahay Bantu waa Qowmiyad soomaalidu khaarkeed baana kamid ah mana mana ku hadlaan luuqada sawaaxiliga ee waxa aad meesha kusoo qorteen ka noqda
War kan wa legend😂🔥
Mustaf waa marki igu horeysay aso qoslayo arkay wufuray 🤣🤣🤣🤣
Hhhhhh
Hhhhhhhhh kan yari mid maaha😅🤣🤣🤣🤣🤣
Sheekh madale aya laba caruura kadhalay dee iska fahan niyow mustafe
Mustafe poqortoyo hore mooye dib ha udhign iskabulo xaqooda aasane
Mario Mohamed wll qli alle dartii subscribe igu caawi
Taan waana Cebeysay Haadan rer kenya nahy😂😂🤔Kiswahiliga Xiita mataqaano Kenya weeyku cusub tahy
Umaleynaaya🤔
haa Abaayo afsawaaxilka sifiican umataqaano gabadha
Meheykawadha sh Madame iradi wan kalatagnay 2 caruur ayan udalay
𝗦𝗛𝗲𝗲𝗞𝗵--𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗹𝗲--𝗕𝘂𝗿𝗖𝗼--𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘇𝗮-𝘀𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮--𝗹𝗮𝗯𝗮--𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿 𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵𝗵
Waar zheekh ma dali u ku xidHmayaa arintaN😂😂😅
Mustafa waad iga qoslisaa walaahi
Hhhhhhhhhh shalye kulaha ayu iga dhalye
qosal hadad rabto mustafo dawo
Alaaaa wanagsana
walahi walaltinimo ayan i din jeclahay kal iyo laab noolaada
Malcamada Ma iskaxiraa Waamaxay Waxan ? Dee Waxkaqabo , walahi Qosolbaan Ladhacay.Mustafoo Xabiib Baadtahay Bulshaawi ah Salaansare From Muqdisho.
#Kkkkkkkkkkkk qosol hadad ubahato #Jof 👈🤣
😂😂😂😂Weejileysa even her Swahili but I like it
Very true... Wayjileysa ... Honestly I like it more than you do sweety
Sisi wote tuliona Kama anaAct lakini ameharibu bet ya sheikh madale 😂🤣
allaa caawa sidii an u qoslay mustafe sheeq madale af yare keen ku teen mustafe oo caawa qosol celin waayey waa markii igu horeysay o an arko kan kale aba igu daran goormuu kaa dhalay sheeq madale
Kkkk
Ninka afkisaa yar ayey kuledahay madalaha.
Mustafe live kii xalay RUclips masoo galin zxp 😷
Runta usheeg
Okey
Nin aya ka maqan uradi mustaf 😁😀😁😀😀😀😁😀😁👈
Kkk
Somali news
Dacad uqoslay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣
Wlh qosol iguma harin
Qofkaan kiswahili mayaqaano woxow kuhadlaana waa kiswahili wwe wacha kujifanya unajua kiswahili ongea lugha ambyo unajua
Mustafe joof ramadaan kariim akhii
Shkhii meee afaka yariis halaga badalo shekh madaale madaale afka yariis halo gu yedho sacaa waxii kadanbeya
Mxa ku qoran youtubeka cusub joofow zhp