Cabdi caziisow walaalkeeyoow qeeyr aduun iyo mid aaqiro abaal kaaga ALLAHA ka dhigee maalin kasta baraarujintaan u wad umadaada ku dheehantahay ALLAAH ka cabsiga.
Qofkasta oo soomaali lugooya Dr ha ahaado ama awood kaleba ha istimalo ama dowladaba ha ahaadan ama munaafaqiinta cadowga u shaqeeyaba ha ahaadeen. Rabbiyoow aakhiro iyo aduunka kuciqaab Aamiin yaa Rabbi.
Ilmo aan abo leheen majiro ilmo walbaa aabaa dhalay lakiin sharciga diinta uusan marin wax aabo la aan la dhoho ma jiro wax wacal la dhoho ma jiro ilmuhu eed ma lahan waalidkaa eed leh caay leh imuhu caay ma lahan waana ilmo ilmaha kale la xaquuq iyo la sharaf ah
Naftooda ma badbaadin ee halaag isku horseeden dhiigna waa galeen shiikhna uma fasixi karo danbi weyn wye in ilmo yar ka jarjaro ayagoo iska korsada ukhayr badnayd
Subxana allah😭 Doctor nimadu maha xil sahlan Dr wax bartana wuu daremi kara whyo mclmnta markasta xasusinayan in howshoda Allah uga baqan aysan naf bini adam sahlaneen akhirana xisaab aadan melkagali karin taalo Allow mclmntena kheyr sii anaga kuwa kuwa dadkoda aqoontoda ugushaqeyo sidacada naga dhig يا الله🤲🤲.
Allah ha unoqdo salaatul leyl ka iyo quraan aqriska iyo tasbiixda habadiyo قال الله تعالى(قل يا عبادي الذين اسرفو على أنفسهم لا تقنطوا من رحمة الله ان الله يغفر الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم )
إن الله غفور رحيم ياود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يارب يارب يارب العالمين اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عني يارب رحمتك يا رب اللهم إني أسألك حسن الخاتمة يارب العالمين اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله 🤲🤲💜💜💖💖💙💙💙💙💙💞💖💜🤲🤲
wixii dhiig Islam xakhdro ku daadiyoo dhan isagoo miyir qabo Allah raxmaanka ha ka soo saaro yoomal ayaan ayaa laga jaaseeye salkood waa hoog illaahoow ha inoo kasin inaan ku dhacno arinkaas nasiib daro weynaa subxaanallah malikulquduus
Alx ilahay aya mahad leh tusay mucjisada waba musibo, Dr nimo u San ahayn ayuu shegtay waxas o kale ayaa dadka iyo dalka dumiyey aya joga Somalia subxanalah.
Imtaxan ka adunyada weye alxamdullah allaha dhaho wayo xanu ka waa danbi dhaf Talo hurda ku helayo sadaqada ha badiyo umada tabareysan ha dhaxgalo yuna isku shegin dagtor aan ahy ama lacag aya leyahy dadbadan sadaqada waa laxadaa allaha ha cafiyo
Qof xanun san oo lacag isbital ku aado heysanin hawado hana kabixiyo waliba kuwa Kilyaha ama wadnaha ama berka ama kuwa socodka dhibayo haku bixiyo xita wuxuu wax ku cunilahaa
Ana waxan itobiya kuso arkay dhaqtar kashoobe layirah oo ilmaha kaso turo dumarka waxuu yiri habenki kursi an ku hurdaa waxaa I ceejiyan caruur habenki walahi sidan ad shegee uu yiri subxana allah
Aan ku salino xabibkena muxamad scw Keep going
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما صليت وباركت على إبراهيم وآل إبراهيم إنك حميد مجيد
Salallahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi
Scw ❤
Xajka iyo cimrada iyo istiqfaarta ha badiyo insha'allah .
Illaahey haku xifdiyo waxa tahey badi doonka iyo baahi tirka umada soomaaliya Halka kasiiwad dadaalkaada illaahey aqiro iyo adunba qeyr an dhaman haku siiyo jazaka allaaho qeyr 👍🏼👍🏼👍🏼🌹❤
9:27
Cabdi caziisow walaalkeeyoow qeeyr aduun iyo mid aaqiro abaal kaaga ALLAHA ka dhigee maalin kasta baraarujintaan u wad umadaada ku dheehantahay ALLAAH ka cabsiga.
Qofkasta oo soomaali lugooya Dr ha ahaado ama awood kaleba ha istimalo ama dowladaba ha ahaadan ama munaafaqiinta cadowga u shaqeeyaba ha ahaadeen. Rabbiyoow aakhiro iyo aduunka kuciqaab Aamiin yaa Rabbi.
Aaamiin
Laa xawla walaa quwata illaa billaah 😭😭😭😭😭
Masha-allah Waa Wax Wanaagsan Ilaahey Aduunka Haku Ciqaabo, Asaga Iyo Inta Lamidka Ah Ee Umadda Soomaaliyeed Dhibka Ugeyste.
Maficna inkarta qofwalba allaha cafiyo ayaa ladhahaa ee ducada badi
Hantida uu haysto ha caawiyo caruurta jidka la soo dhigo ama agoonta inta aad awoodo si allaha nqxriistisa laga qustee
Waa danbi in ilmo lasoorido
Masha alah alle haku barakeeyo walaalkey alxbdu lilaah mar hadii cidwalba hakhedi heleso ku shaqeeso maalmo yar jahanabo waa ayaandaro
Ilmo aan abo leheen majiro ilmo walbaa aabaa dhalay lakiin sharciga diinta uusan marin wax aabo la aan la dhoho ma jiro wax wacal la dhoho ma jiro ilmuhu eed ma lahan waalidkaa eed leh caay leh imuhu caay ma lahan waana ilmo ilmaha kale la xaquuq iyo la sharaf ah
Illaahow naga badbaadi anaga iyo intii muslim ah yaarabi
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻👍🏽
Subxanallah. Dadka qaar naftooda ayagoo badbaadinaa oo sheekh wareysteen ayeey iska soo xaaqaan
Naftooda ma badbaadin ee halaag isku horseeden dhiigna waa galeen shiikhna uma fasixi karo danbi weyn wye in ilmo yar ka jarjaro ayagoo iska korsada ukhayr badnayd
Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah subxaanallaah allow xaqa adaa u waliya Yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓⁉️‼️😭😭
Jasakalaah kheyr ilaahay soomali ha ugargaaro😢😢😢
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan en igu so bir 😻👍🏽
Subxana allah😭 Doctor nimadu maha xil sahlan Dr wax bartana wuu daremi kara whyo mclmnta markasta xasusinayan in howshoda Allah uga baqan aysan naf bini adam sahlaneen akhirana xisaab aadan melkagali karin taalo Allow mclmntena kheyr sii anaga kuwa kuwa dadkoda aqoontoda ugushaqeyo sidacada naga dhig يا الله🤲🤲.
subxaaanlah ilahyow nag qabo kas o kale
Subxana laah subxana laah ax ax ina lilaah wa ina ilayhi rajucun 😂😂😂😂😂 warxan darana oday guu . I ‘m emotional 😂😂😂😂😂. Akhira daraan . Intaan lagu xisabin isxisabi. Keep going brother Abdiaziz 🇺🇸
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻🤍
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun alla muxuu naf gooyey laakiin inuu aduunka ku dhedhemiyo dilalkii uu gaystay waa arin fiican. Dumarkaas ilmaha iska soo tuurayna qayb bay ka yihiin dambigaas walciyaadu bilaahi.
Subxaanalaah ilahayow hana cadaabin ya rabi
Haba ugu yeerin dhakhtar
Subxaana,allh waa mujrim
Inta umada dhibaateysay Allaha dhibaateeyo wlh waa xanuun dowlad la aan ayaa dhibkaas nabaday allow na astur 😭😭😭
Allahayow musiibo hà nagu ridin
Laaxawla walaaquwata iaabilaahiyal cadiim alownabadbaadi
Allaha usaqiro koley waa muslim alle iyo isaga ayey xisab utalaa ee allha cfiyo
Subhanlaah waa arin xanuun badan yaa rabii naga bad baadi
Bisiinka
Subxaanallaah ilmaha ayuu haq ka galley
sax
Allah ha unoqdo salaatul leyl ka iyo quraan aqriska iyo tasbiixda habadiyo قال الله تعالى(قل يا عبادي الذين اسرفو على أنفسهم لا تقنطوا من رحمة الله ان الله يغفر الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم )
Aaamin🤲🤲🤲🤲🤲
إن الله غفور رحيم ياود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يا ود يارب يارب يارب العالمين اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عني يارب رحمتك يا رب اللهم إني أسألك حسن الخاتمة يارب العالمين اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله 🤲🤲💜💜💖💖💙💙💙💙💙💞💖💜🤲🤲
اللهم استرنا تحت الأرض كما سترتنا فوق الأرض
Aamiin yaa rabbi
thanks brother
Subxana allah. Illahow nabadbaadi yaa allah.
Subxaanallahi allow aakhiro iyo aduun noo dembi dhaaf ma dhiig muslim miyaa dhaqaalo laga samsystaa aakhiro iyo aduun beeshey bal asagoo nool ayuu cadaaban yahay intaan la gaarin aakhiro
Subxaanallah toobada allah wuu aqbalaa
Maashaa allaah jisaakulaahu qayr ilaaheey hacadaabo aduun tii aaqirana ilaaheey hakusii cadaabo yaa rabi
wixii dhiig Islam xakhdro ku daadiyoo dhan isagoo miyir qabo Allah raxmaanka ha ka soo saaro yoomal ayaan ayaa laga jaaseeye salkood waa hoog illaahoow ha inoo kasin inaan ku dhacno arinkaas nasiib daro weynaa subxaanallah malikulquduus
Masha allaah Allaah kuxifdiyo waxbadanaa aa qarsan nosoqabo tz
Allaha ku xafdiyo
السلام علیکم ورحمة الله وبركاتةqiso ayaankulawadaagilahaa lambarkaadaiisoodir walaal
Subxanalhi Subxanalhi walhi waa dhibto dadka Marka dhibto jirto Subxanalhi musiibo taasi ay heysta
Nabiyulhi ciise cs
Ayn abbo lahayn
Inta abbo ayey leeyihiin
Aboowe qali ilaso xeriir okay 👍
Subxaanalaah laa.xaawla walaa quwati ilaa bilaah rabi yasir allaha ka dulqaado ciqaabta uu galay
Alle ha ku xafido walalkey
Subxanallah alle yan ka maganngalnay
Maanshaa allaah walaalo aad ayaad ubadentay waxaad uhayso somalida.isagana ilaahay ha weeydiisto danbidhaaf.waacajiib
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻👍🏽
Muse bixi iyo koxdiisa SNM ilahhey ha ka qabto umada soomaliyeed ee islaamka ah shartooda xasbuna llahu wa nicma wakiil kuwaasa ka daran ninkaas
Ya allah
Subhanallah allahuma najaynaa isna rabi ha udanbi dhaafo
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan en igu so bir
Subxaanallah ilaahayow
Naga Had baadi Waxaso kale
(((( MASHA ALLAAH WAXAAD UMADA UGU JIRTAA MEEL MUHIIM AH ALLAAH AJAR IYO XASANAAD JAKAA SIIYO AMIIN ALLAAHNA UMADA HAKA QABTO DAALIMIINTA AMIIN YAA RABI YAA ALLAAH YAA QAADIR ((( SAQIIRKA AAN WAXBA GALABSAN CUQUBADOODU WAA QABATAY ALLE KUU SII BADADI UMADANA DAALIMIINTA MEEL AY JOOGAANBA ALLAHA UMADA HAKA QABOTO MUCJISANA ALLAHA KURIDO (((( HANA OGAADEEN DAALIMIINTU IN ALLE ABAAL MARINAYO QAAIMIINTA ALOW NAGA DHIG KUWA AFKOODA OYO ADINKOODA LAGA NABAD GALO AMIIN ALOW NAXARIISTAADA NASII OO HANAGA DHIGIN NAXARIIS LAAWAYAAL DULMIYA ADOOMADA ALLE AMIIN YRYA AMIIN AMIIN
Allaha kuxifdiyo wall
Aduunka cadaabta lagu tusey subxaanalah
Alx ilahay aya mahad leh tusay mucjisada waba musibo, Dr nimo u San ahayn ayuu shegtay waxas o kale ayaa dadka iyo dalka dumiyey aya joga Somalia subxanalah.
Inalilahi waina Ilayhi rajucuun Ilahay ha waydiisto cafis kolay rabbi Waa qufuura raxiim yaa daljalaali wal igraam noo naxariiso
shadiidul ciqaabna waayahay allah.s ee lasoco
subxaanalaah😮😮
Alla midkale oo saasa aqaana yaa umada ka qabto
سبحان الله قال ربنا تبارك وتعالي:وقد خاب من حمل ظلما...
Wlhi been maaha .AAYADA ILAAHAY
🎁🇸🇴
Waamahad santahay
nafta ilahaye haka qado insha allah
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻👍🏽
Qofkasta nafti waa laga qaadayaa oo waa lawada dhimanayaa laakiin dulmi mafiicna dulmi badan ayuu gaystay
Masha Allah
Alakamabadbaadiyo waa xaasid
Subxaaaana Allah
Saladaha habadsado baryo badan Allah ha weydisto ha soomo bil walba wlhi xanuunkas Allah waa ka kor Qaada 😢🤲🤲🤲🤲
Subxanalah ilaahay xaqa ha tuso inbadan oo ficikaas samayso
Imtaxan ka adunyada weye alxamdullah allaha dhaho wayo xanu ka waa danbi dhaf
Talo hurda ku helayo sadaqada ha badiyo umada tabareysan ha dhaxgalo yuna isku shegin dagtor aan ahy ama lacag aya leyahy dadbadan sadaqada waa laxadaa allaha ha cafiyo
Qof xanun san oo lacag isbital ku aado heysanin hawado hana kabixiyo waliba kuwa Kilyaha ama wadnaha ama berka ama kuwa socodka dhibayo haku bixiyo xita wuxuu wax ku cunilahaa
ALLAH AKABR
Abdiaziz riyali anigu waan soo arkey sheekadan oo kale
Allaah hacafiyo eehada inta oow nolyahay xajka hageyan ilmahisa si qalbiyana allaah ha ubaryo naxarista eebe lagama qustee
Sheeko xaaq inbadam allah kuma cafinaayo qalad Allah ka gaasho wokucafinkara lkn xaaq ibnadam kuma cafinaayo
😢😢 subxanalh 😢
manshalaa ilaahay ha ku xiftiyo mum 🎉❤
Illaaj hasiicadaabo aamiin
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilaahay ha ku xafido
walaal keen abdiaziz waadmahad santahay soomaaliya arintaa waa kubadan tahay waliba dadka ganacsadaha ah we cuntada dhacday iyo waliba daawooyin dhacay umada ka iibsha
Subxaana laah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻😻
Scw
💙💙💙jeclaawc casiisrealy💚💚💚👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Ana waxan itobiya kuso arkay dhaqtar kashoobe layirah oo ilmaha kaso turo dumarka waxuu yiri habenki kursi an ku hurdaa waxaa I ceejiyan caruur habenki walahi sidan ad shegee uu yiri subxana allah
Xasbiyalaah
Alaahu akbar ilaahow na badbaadi soomaali tana ma soo martay
سبحا ن لله
Subxaana allaahi laaxoowla walaaquwata illaa billaahi
Wallaalkey illaahow naxafid
Waa qiso lagu cibroqaadankara . Waan kaa gatay widaay . Way igu socotay . Waa qiso la jaanqaadaysa waqtiga iyo waaqaca ..
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻👍🏽🤍
Xasbunallah wlh qof la aamino majirto
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻👍🏽
ABDiAziz really walalo wiilkii aad 4bari kahor walid kii uba finaysay aabihii kumagacabay Maxamed askar please awoowihii namaystiisa ma iiway diin kartaa wallo 🥺 from punland Garoowe 🥺
Waxaa dib UGA heli kartaa Isla bartaan aaka fiirsay telkisa KOLEY waa ku yaala
Waa waci kartaa telkiisa ku qoran muuqaalka Mahadsanid
Subxaanallaah 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭
Subaxallah
Musliminta wixii ku maqan allaha qabto
Ilahaay dunuubta dhan aan gaalnimo ka aheen waa dhaafaa ee Ilaahay ha u laabto.
Asc Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😻👍🏽🤍
Subxanalaah subxanalaah
نسأل الله السلامة والعافية cabdicaziz waad mahadsantahay walaalhi waa sheeko naxdin iyo calool xumo leh 😪😪
SUBXAANA,LAAH
Subxanallah ilmuhu ama abe halahado ama yusan lahan lama soridikaro waa isku danbi
Soomaaliya Dhaqaatiirta qaar waa bahalo cadaw ah. Shacabkana uma naxaan. Dhaqaatiirta qaarna waa caawiyaan dadkooda
magaciisa maasheegtid aan habaar eber uga dhignee
Yaa rabi ilaahow noo gargaar umada xaqa tus
سبحان الله