illahaya ha ku sahalo Gabdheda rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Abaayo Abdiaz illahaya kheera ha idan siya wanga uu hesa umada Somalia 🇸🇴 adiga iyo timakaga
Dadka ugu badan ee halkan laga baafiyo waxay u badan yihiin dadka guurka aan saxda ahayn ee shareecada Islaamka baalmarsan isku guursaday Guurka haddii lawaafajin lahaa Shareecada Ilaahey dhibtaan ma dhacdeen
Gawadha majerteen wexee ka tahay cumar maxamuud reer mahad, aabehedane wuxuu ku magac dheeraa xasan waraabe, Cid alaale cidii aqoon uleh ama garaneyso waxaa ka codsaneynaa in aad nagu caawisaan baadidaan naga maqan.
Maama Allah kuu sahlo😢😢😢😢😢
Hooyo alow usoo sahal gabadheeda hooyo
الله اكبر
Nabarkii wu ilaaway hubeer no jiljileec❤❤❤
Waaa number one😊
illahaya ha ku sahalo Gabdheda rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Abaayo Abdiaz illahaya kheera ha idan siya wanga uu hesa umada Somalia 🇸🇴 adiga iyo timakaga
Illaahay ha ku so sahlo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
Allow usoo sahal yaa rabbi
Allaha u sahlo gabadheeda InshaAllaah
Majeerteen yaykatahay gabadheedu
Allh meel dhow ha kaaga sahlo
Ilaahay ha sahlo
Ilaahow u sahal gabadheda
Allah kuu sahlo hooyo
Allaha usahlo Gabdheeda
Allaah ha i sahlo gabadheeda
Alaha u sahlo
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhada insha allaah
Alaah aguu sahlo
Gabadhu majeerteen yey ka tahay?
Si fiican maamada u warayso
Allaha ku sahlo hooyo gabadhaada
🥺😞Maskiina 🫶Habo🫶 🤲'Allah Kuu'Sahlo 🧕'Gabadhaada.
🫶Habo🫶 😬'Dhaxdin Fara'Badan Aa'Kaa'Muuqata Isdaji Inshaa'Allah CaafimaadKaaga Ka'Fakar.
Xalima Maxmuud Warsame Hadii'Aad Nooshahay 🧕'Gabadhii Aad ( KIDNAPPED ) Ama Af'Duubka Ku'Sameeysay Soo'Celi.
Sida La'Sheegayo Waxaa MJ Ka'Tahay Cumar Maxmuud Reer Mahad Walaalkana Waxaa'Lagu Magacaabi Jiray XASSAN WARAABE.
Fartun Xassan Maxmuud Warsame 🧕'Gabareey Hadii'Aad ( ILINTIR ) Daawatid Inshaa'Allah 🤰🤱'Hooyadaa Soo'Raadi Waxii Laguu'Sheegayba Waa'👂👂'Maqashaa Oo'👀'Aragtaa In ( KIDNAPPED ) Ama Af'Duub Lagugu'Sameeyay.
( KIDNAPPED Ama Afduub 🌏'Aduunka DAMBIYA WAWEEYN Uu'Ka'Mid'Yahay.
Allha usahalo miskinka 😢😢
ILAAH ha kuu fududeyo helida gabadhaada
Maamada Allah ha usosahlo gabadheeda insha Allah, waxa fiicnaan laheet Maamada haday ay kawar heeso ninkii isbaray iyada iyo gabadha aabahet si looway diiyo bal haduu aqoon durugsan uleeyahay si loosii raat raaco
Mamadaan Illaahay geberteed ha u sahlo ..laakiin weijgeed 60 ama 70 jir uma eka waxaan ku qiyaasay hadeey cirka gaarto 50 jir
Alaah hausooceliyo gabadheedii oocaafimaad,qabtah
Dadka ugu badan ee halkan laga baafiyo waxay u badan yihiin dadka guurka aan saxda ahayn ee shareecada Islaamka baalmarsan isku guursaday
Guurka haddii lawaafajin lahaa Shareecada Ilaahey dhibtaan ma dhacdeen
Aad iyo aad
Sax weye
Miskiin
Majeerteen waa badan yahay ma’aadan weydiin cida aykasii tahay gabadheedu iyan kuuma sheegin adna ma’aadan weydiin RW cida ay katahay wey sheegtay hooyo Calaa kuli xaal Rabi weyne ha’usoo sahlo gabadheedii haday nooshahay.
Gawadha majerteen wexee ka tahay cumar maxamuud reer mahad, aabehedane wuxuu ku magac dheeraa xasan waraabe,
Cid alaale cidii aqoon uleh ama garaneyso waxaa ka codsaneynaa in aad nagu caawisaan baadidaan naga maqan.